Waxaan ku hambakyeenayaa madaxweyne muuse biixi cabdi xirdiid rooble howsha adag ee uu ku dhaqaqay ee ALLE ku geleyey adeer ALLE Abaalkaga jano hakaga dhigo inaan xoriyada ku nolaado ayaad u soo dagalantay inaan codaygayga iska dhiciyo ayaad i bartay inaad cod dheer ku hadli karo ayaad i bartay , inaan nolol xor ku nolaado ayey kugula colobeen cadowga somaliland adeer nolow, markaan ku leeyahay erayga adeer ugama jeedo inaan isku qabiil nahay waxaan ahay gabar garxajis lakiin waad u qalantaa magac adeer guuleyso adeer
Muusoow geesiga qaranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊
Masha Allaah
Geesigaasuu wDanku ubaahan yahay muusookale ayuu wadanku ubaahanyahay❤❤❤
Maansha ALLAH madaxweyne muuse biixi cabdi guleyso adeer
Hambaly0 hambalyo
Manshla manshala ilxumi kuma aragto muse bixi nolow intay nololi jirto❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Madaxweyne muuse❤❤❤❤❤
Mahadsanid M/weyne MBC Xildiid sidii Madaxweynayaashii kahorreeyey ee Somaliland baal dhab ah taariikhda ka geli doonta inshallaahu Tacaala cafimaad iyo cimridheer iyo cibad suuban...
Geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉
Sharaf iyo Cisi ku nolow MBC, we have so much Respect for you, thank you for your service.
MBC ❤❤❤❤
Wax wanagsanbuu taray
Waliba lugahay hayeen
Habaar qabayal danlihi
Wuxuu hagardamo mary
Dalkayaguna wuu hirgal
Ilaahaybaa habayn
Ha u baqin qaranka
Oo mayor Qiiro mee??????? Muxuu uga muquurtay ma Cirro ayuu doonayay inuu furo oo Ku sawiro KKKKKKKKK Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Noolow jir oo joog
Guuul guuul somaali land

Maasha allah