Puntland Itoobiya iyo Masar samaale taariikha baa la dhiga Xasan guurguurte 10 January 2025

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 13

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 16 วันที่ผ่านมา

    Ha ka yaabin. In masar,
    Ay timaaddo puntland.
    Waa calaacasha oo tima ka soo baxaan.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 วันที่ผ่านมา

    HAYAAY😂😂😂😂😂
    ADAN MA WAX KASTA IYAAD RUMAYSATAA WALAA MASAR,WALAA AMISOM, MIDNA MA IMAANAYO PUNTLAND 😊.

  • @RaxmoHuun0
    @RaxmoHuun0 16 วันที่ผ่านมา

    Elaygan xasan dhiiqu lashaqeya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 วันที่ผ่านมา

    SHURUNSHUUR SAMAALE DALKA IYAGAA BIXIYEY‼️ HA DIFAACAAN HADAY RABAAN IMINKANA😂.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 วันที่ผ่านมา

    DAL LA DIFAACAYO MA JIRTO😊. QABIIL KASTI DHULKIISA HA DIFAACDO ‼️ SOMALI WAAKALA TEGEEN. QOLO KASTI DAWLADO KALE IYAY LA MICAAMILI. DAWLADO IYAA ISKU KEEN DILI. OO QABIIL KASTA DAWLAD SHISHEEYE IYAA TAAGEERI OO DIFAACI, IYAGOO DANTOODA KA ARKAYA😊. CID CID XUKUMI DOONTAA MA JIRI DOONTO😊. XASAN IYO TUUGTI8SA IYAANA TAAS NOOGU WACAN. NIMAN YAHOW HALAYS DIFAACO😊

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 16 วันที่ผ่านมา

    Ninka iidoor ee leh dhulkaagii ayaa la qaadanayaa. Adeerkii Muuse iyo adeerkii cirro ayaa dhulkii bixinaya. Urur samaale ayaa dhulkii bixinaya. iidoor iyo urur samaale ha difaacaan dhulka ay bixiyeen. Cid kale u dhigan meyso.

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 16 วันที่ผ่านมา

    Wakaa hadalku

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 วันที่ผ่านมา

    OO ADIGU MAADAA ARKA DAWLAD JIRTA ❓️ SOWTA SHURUN SHUUR DALKA GATEEN ❓️PUNTLAND MAXAA U DIIDAYA IN AY CIDAY DOONTO LA MACAAMISHO ?😊

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 วันที่ผ่านมา

    WALAA FROMAAJO WALAA MID KALE, DAWLAD SOOMALIYEED OO DHISANTA HA FILANINA😂. HEER XUN BAY QABYAALADU GAADHEY😢. HAWIYE IYO SOMALILAND LALAMA HESHIIN KARO MAANTA. MINDIYO IYAA LAYSU HAYSTAA. WAR INA KALA KAXE3YA INTAAN LAYSKU BAA BIIN😢. ANAGU WAA TAJA BEELNAY. CADAAWADI8 IYAA MEEL XUN GAARTAY😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 วันที่ผ่านมา

    REER PUNTLAND HADAANU NAHAY DAL AANU DIFAACAYNAA MA JIRTO 😂. DHULKAYAGAA NA QAADAN WAANA AANU ISKU FILANAHAY😊

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 วันที่ผ่านมา

    XASAN AYAX, WAAKAAS DALKII ITOBIA EE UU U YAQAANAY CADAW, BOOQANAAYA ISAGOO QOSLAYA😂 YAAB😂

  • @bby6
    @bby6 17 วันที่ผ่านมา

    Warya Adam nin ciidan wax kayaqan matihid ciidan waxa lageya meel dowlada ay ka taliso ama dadka degan kas ku nool ay rali ka yihin runti

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan dal xaraashe safar badanaa