ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก
SHEEKADII XABSIGA DHEXE (4000)
ความคิดเห็น • 61
ต่อไป
เล่นอัตโนมัติ
DEG DEG Shacabkii Moqdisho & Dowladii oo Foodda is daray, kacdoon wali ka socda Suuqa BakaarSuldaanka TV.
มุมมอง 3.6K
QARAX GILGILAY TEL AVIV | IRAN | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINEBRIT SOMALI TV
มุมมอง 41K
SISI IYO XASAN SHIIKH (4255)shantasoomaaliya1
มุมมอง 7K
ไฮไลท์ฟุตบอลพรีเมียร์ลีก 2024/25 สัปดาห์ที่ 1 : เชลซี พบ แมนเชสเตอร์ ซิตี้TrueVisionsOfficial
มุมมอง 1.1M
【斗罗大陆】果果这些食材不能浪费,唐舞桐姐妹俩拿来煮面吧! #斗罗大陆#唐舞桐#唐老六萌萌与舞桐
มุมมอง 3.1M
เด็กปั๊มโดดเกาะรถชิ่งค่าน้ำมัน 2,500 บาท | สำนักข่าววันนิวส์ข่าวช่องวัน
มุมมอง 2M
TARTANKA MASAR IYO ITOOBIYA GUDAHA SOOMAALIYA (4250)shantasoomaaliya1
มุมมอง 2.9K
TUUG CANSHUUR MA LAGU AAMINI KARAAshantasoomaaliya1
มุมมอง 1.2K
SARKAAL SOOMAALIYEED OO YIRI MASAR WAA LUGGOOYADEENAshantasoomaaliya1
มุมมอง 1.8K
2-WIIL | OO TOOREEY LAGALA DAALAY | CABSI CABSI | UK RIOTSBRIT SOMALI TV
มุมมอง 64K
گەڕانەوە بۆ ئاداب و نەریتە کانی ئیسلاممامۆستا ھەڵۆ حەمە ڕەشید
มุมมอง 6K
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHAHANOOLAATO
มุมมอง 204K
SUBXANALAH: GABAR LABA NIN ISKU DUL GUURSATAY OO ILMAHEDA LAISKU HAYSTOSomali Tik Tok
มุมมอง 25K
MW XASAN SHEEKH BAKAARAHA WAA IN LA DHACAA (4258)shantasoomaaliya1
มุมมอง 4K
‘เสรีพิศุทธ์’ ตบเท้าร่วมรัฐบาล บอกไม่รู้ทำไม เกิดมาต้องรับใช้เพื่อไทยตลอดเรื่องเล่าเช้านี้
มุมมอง 704K
"อุ๊งอิ๊ง" ลั่นเดินหน้า "ดิจิทัลวอลเล็ต" ต่อ | ข่าวเย็นช่องวัน | สำนักข่าววันนิวส์ข่าวช่องวัน
มุมมอง 416K
มายคราฟ แต่คุณ"แกล้ง"ผมได้!? #minecraft #minecraftbut #มายคราฟ #กดไลค์GOLF BACK HEART
มุมมอง 86K
แบงค์ปิ ปิยวัฒน์ - เทคมีเอาท์ไทยแลนด์ ปัดขวาหารัก EP.1 (17 ส.ค.67) Full EPTV Thunder Official
มุมมอง 187K
เปิดโผ ครม. ใหม่ | เนชั่นสุดสัปดาห์ กับ 3 บก. | NationTV22NationTV
มุมมอง 432K
Live! ถ่ายทอดสดหวย ถ่ายทอดสดการออกรางวัลสลากกินแบ่งรัฐบาล งวดวันที่ 16 สิงหาคม 2567เรื่องเล่าข่าวร้อน
มุมมอง 701K
Manshaa allah waxabadan ayaad noo sheegteen sidaad usheegteen markhaati ayaan ka ahay ooy udhacday udhacaday smc waan wadanaa
Macalin wariye ayaad tahay qosalka iyo hadha hadha hadha waa laga fiican tahay warkaga iyo chanal waan ku xiranahay ee iska daa warararka aan ku ficnayn saxaafada iyo qosolka badan
Insha. Allah. Kariim. Habargidir. Dhagarahooda. Wey. Fshilmidoonaan. Xilikasta.
بسم الله الرحمن الرحيم
{ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَلْتَنظُرْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ لِغَدٍ }
( KUWA LA YIMID IIMAANKA EE ILAAHAY RUMEEYOW
ILAAHAY KA CABSADA OO NAF WALBA HA U FIIRSATO
WAXAY BARRI HOR MARSATAY -AAKHIRO MARKAAD DHIMATO)
ADEER XUSEEN
Run baad shhgtay horayna waad noogu sheegtay
EaLaay..EaLaay.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ASC MACALINGAA LUGEYAA. WAA RUUNTA WAAD SHEEGTAY HOREY. SIIDA HAQIQTAA YU SHEEGTAY....
Maxay tahay nasiib wanaag waa yaab !
macalin aadanoow marka aad wax cuneysid ku cun gacanta midigta ah
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Baadilkii. Habargidir. Oo. Duleysan. Iyo. Fashilkooda. Iyo. Dhagarahooda. Dhamaan. Fashilkooda.
Ninkani waa khabiir balse mooryaanta Dammul qushaash dhagartooda allah haka bad baadsho
Scw scw scw
Haaa xaqiiq Wan daa waday clipkas wlhi ustad run sheeg medio dheh magaca chanalkan bedel waa codsi
Sheegoow waa in laga diiwaan galiyo waxa uu ogyahay, asiga bad baadadiisa ayey sidaas ku jirtaa. Hadii uu sirta qarxiyo ma ay jireyso sababta ay u dilaan balse waxay ku mashquulayaan beeneynta waxa meesha ka soo baxa.
Dhakhtarka aad ee iska dawee cudur habargidir
Hadalkii 2022 wye kan ee seewaa aadanow.
Haa
Walaahi iyo bilaahi talaahi inan yasid iskadaaye waa Dadk aandadka ujeclahay. Qiimo iyo qaayansleh ❤❤❤❤❤❤
Baayo, Yaad jeceshahay ?😊
Aan kuuguducayney eh 😊
@@mapaacha4552 waxaan jecelahay kuwawanaagsan sidii beesha 5aad. Reed sheikh maxmed madhibe ( madhibaaan)
😊nasiib wanaag miya mise nasiib daro maxa ka qaldan shub
Eelaay miyaa af soomaali taqaan
Walaahi, nin (9) wax badan og ba tahey, xaaji😂 ❤❤
What brabalimis ar you kenya and ethopiya wish wan
You mean *which one* ? 😂
English fiican qor, haddiikale afkaaga qor oo kuadkoow.
Waxaan rajahnaya inaad Soomaali tahay 😊
WCS ASXABTA SMC SALAN SARE MANSHA ALLAH MACALIN AADAN WAARU HORAY AYAA USHEGTAY WAXAAN OGU XIRANAHAY SMC WARARKODA XAQIQADA AH ITUS OO ITABSI ((MACANLNOW SALAN SARE MY BROTHER WAXAAN WAYNAY AYAMAHAH CODKISA WALAALKEN SHEQ KHASIM SHEKADI JINKA BARI DHAMESTIRKEDA AYAAN RABNAY IYO FOOXI KKKK NORAADI WALAAL INSHA ALLAHU GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY
Warka taliye shub
Kkkkkk 0.5 wax jira ma ahan.Afkaaga subso lama yasee iyagaa waxyasa ee ha is cayn
Ma joogo taliye xigeenka wuxuu 4 bilood jiifaa isbitaal ku yaalo hindiya
Eebe Haku xafiido waa noo sheegtey
Ustaadow adunyo waxaa ugu xun qof yaraantiisa fiicnaa wey naan tiisa halaaba kasa ugu nasiib xun sida shub dhabarka ka tooganaya sida shub oo dhulka la galaya jiri taanka my land ama kgs
Haa wa noosheeg5ay waxano dhan
Taliye shob warkiisa miyaan qaadanaa mise kaada aw qayliyoow!
Waa tire abuuwe
Anigu sidaan u arko waxaa loogu danaynayaa waa Ajinabiga Xalane jooga oo aduunkii kasoo xidhmay walahi Somaliya Loosoo shaqa doontay si dhaqaalo looga sameeyo oo xitaa saliidaha ceelasha qaarkood dhuumo lagu leexiyaya Australia 🇦🇺 iyo 🇮🇳 iyo Oman 🇴🇲 si loo xado saliidaha oo imika dhismaha labilaabay badaha walahi shicibow siiba dhalinteena aqoonta leh waa inaan kacdoon xoogan aan samaynaa isku xidhan aan ku badbaadinayno wadankeena dhulkeena iyo Badaheena iyo khayraadkeen si dagdag ah dhalinteena aan indhaheena furno siiba Jaziiradeenii yaman beenta lagu siiyay waxaa laga dhisayaa Mileteribase oo Imaaraadka iyo Sacuudiga ayaa Hassan sheekh ka saxiixdeen inuunan ka hadlin Jaziiradeena Suqadara 😢😢 waxaa ladoonayaa in dhuumahaas saliida laga ilaaliyo si Somalideena aan u ogaan khiyaamada oo dhuumahii Kenya nagu qabsatay oo naloo xukumay sanado hore ayaa lasoo gabagabeeyay oo dhuumahaas Australia 🇦🇺 ayaa lagu xidhay oo waa la’idin geeyaa Dowladii Farmaajo ayaan si qarsoodi ah ula qaybsanay albaakaa nalaga xidhay oo xitaa dhalinta waar la’jirdilay damiin lagu soo dayay inay wadanka dagdag uga baxaan. Hassanna wuxuuba u xilsaaray qolooyin sirdoon ah oo Ajaanib ay maamul in wadanka lagu ogaadhsado dhalintaa badankooda qurbaha ku dhashay walahi ayna ka’cararaanqaarna ladilo Allaha u naxariisto oo latidhi Alshabaab ayaa dilay sabab Alshabaab waa mashruuc uu si hoos ay CIA u maalgaliyaan iyo Mossad iyo MI6 walahi shicibow indhiina fura 😢😢😢 Dhalintu ha’soo xusuusato word lordsyadii Xamar CIA keensadeen waxaa burburiyay dhalin kacdoon bilaabay markii culumada la dhoofiyay iyo Macalimiintoodii dugsi quraanka u soo dhigay si diinta looga saso oo cabsi salaada lagu tukado ayna kamadambeestii dhalintu qoryahooda lasoo baxeen ayna iska dulqaadeen Nimankii Xamar nolosha u diiday oo fo’doonkana shicibka galiyay alhamdulillah ilaa xuduud beenaadka Ethiopia 🇪🇹 ay u baxsadeen oo ay kasii dhoofeen Odayaashaa habaarka qabay oo Maxaakimtii ay ka dhalatay kacdoonkaas, nabadda maanta lagaadhayna waxaa aasaas u ah dhalintii 2006 kii Muqaawamada maantana waxaan odhan lahaa hala dhamaystiro guulahaas oo hala’isku xidho ilaa diridhabe ilaa herer ilaa Jabuuti ilaa Hargaysa ilaa Kismaayo ilaa baydhabo ilaa Nairobi sabab waa dhul Somali nairibi asalkeeda magacana laga badalay waana in lasoo celiyaa gacanteena Somali waa inay kusoo noqotaa walahi maantana waa waqtigii ugu haboonaa Anoo waliba ah Reer SOMALILANDER dhalinta u dhalatay ah ayaan taageerayaa kacdoon dhalinyar si Xowlina kusocda oon Lacagna iska ururino oo dhaqaale aannu kubixino iyo nafba walahi dhalinta Somaliland waa diyaar Ilaa million ayaan hubaa inay is diiwaan galin InshaAllah 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Wayna ku halaagi Cadowgeena Somali oo idil meelwalba hajoogaan iyaga xagooda waa isku kaaya mid iyagaana isku kaaya diraya iyagoo adeeganaya Odayaal qudhmuun ah Madax nalooga dhigay aan dhiig Somali lahayn oo Sirdoonka Ethiopia 🇪🇹 u ah luqaddana, Diinta, dhaqanka iyo Qabaailada lasoo kala baray walahi maaha Somali asalkooda waa lasoo carbiyay si danhooda loogu fuliyo Cadowga iyo Culumo iyaga ka amarqaata oo masaajidada ka odhanaya Ethiopiya iyo Kenya halasoo dhaweeyo waa masaakiin si dhulka loogu abuuro iyo Cuqaal Iyaga u deega oo nabadooda kashaqeeya anaguna markaan kacno nagu odhanaya aan nabadda iyo isdhexgalka kashaqeeno sida jigjiga oo noqotay dhul gaaladu xoog ku yeeshaan ayna kaniisado kadhistaan canshuurtana Amxaarku uu qaado xafiiswalba iyaga shaqaale looga dhigo ayna isasoo sharaxaan dhulkii dhulkii Islaamka 100% ahaa Somalidana laqariyo sida Diridhabe oo maanta 15% ay Somali ku hadheen dhulkii 100% Somali ahaa waxaana ugu waxan Madaxda ay keensadeen aan dhiiga Somali lahayn walahi horaan u shegnay maantana waa lagu baraarugay alhamdulillah Cagjar iyo Ilay waa in lagowracaa iyo inta Baarlamaanka matashaa maaha Somali walahi sxbayaal Ethiopiana buurahoodii ayay ku noqon Marka xabaddu bilaab mato walahi reer miyigeena ayaa ka’adag hana loo diyaar garoobo dagaal aan Nato lagalno iyo Xulufadooda sabab iyagaa Nabadda naga hortaagan waligoodna doobi maayaan Somali dowladda yeelata iyo nabad waarta Taariikhda Somali way igyihiin dunida u soo talisay iyagana Awoowayaasheen aan soo gumaysanay taasaana lagaa qariyay si aadan u dhiiran oon biyadda iska jabino iyagoo adeeganaya Madaxdan oo kale oo dhalinta hoos u dhigaya waxbana tari maayaan walahi Xamaas ayay iska celin waayeen Yuhuuda iyo Nato Somalideenu u daahi mayno walahi badaheenana waa inlaga mannuucaa gabi ahaan ilaaa ay magdhow bixiyaan khayraadkay kaxadeen ilaa 10 trillions qasab waa inay ku bixiyaan walahi kama dambays way bixini sabab dagaal waxba Somali kaga qaadi maayaan sanado uunbuu socon iyaguna waligood isticmaali maayaan badaas walahi InshaAllah 🙏🏼 Waana in Madaxda 5ta Somali oo idil lagowracaa yaynan fakan sidii Afwayne SiyadBarre awoowayaasheen kafakaday hala gowraco uguna horeeya Muuse Biixi, Hassan, Geele, Dani, AxmedMadoobe, LaftaGareen, Xamza, Faysal Cali Waraabe, Gudoomiha Baarlamaanka Somaliya iyo Puntland iyo Somaliland haraga halaga siibo nolosha walahi waa Mashruuca khaniisiinta Nimanka wada iyo Sacsiyo ilaahay silic ha’u wada dilo yarab iyo Intii Burburka Somali Ka’dambeeyay ee nool aan iska wada gowracno InshaAllah hana dhaafaan 🙏🏼 5ta Somali way midoobi walahi mana foga inshaAllah guushaasna dhalinteena ayaa keeni goordhow dhamaystirkeeda InshaAllah Ducadana badiya hana ladiiwaan galiyo oday walba oo Ethiopian&Kenyan walaal kadhigta oo Ajinabiga difaaca waana mashruuc ayuu dofaacayaa wadanka lagu burburinayo waa in uu dil mutaystaa ku hore iyo ku maanta joogaba InshaAllah 🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼
Maxaa ku kalifay taliye shub inuu been ka sheego waxa dhabta ah ee meesha ka dhacday?
Haaaa horay ayad usheegtay
SHEEKADAAN ARGAGIXISO
LADAGAALANKA LOOGUYEERO,
WAXAY AHAAYD
.....BEEN ABUUR AY
GAALADU KUBANEEYSANEEYSO
DHIIGA
IYO MAALKA MUSLIMIINTA,
... MAREEYKAN,
AYAANA SOO
DHOOBDHOOBAY!!
....ISAGIINA WAA
KUQASAARAY
WUUNA KUBURBURAY!!
....KADIBNA
WAA KAQUUSTAY INUU
MUSLIMIINTA,
DAGAALKOODA
...SIIWADOH.
... LAAKIINSE,
DADKII WAX UYEERIYEEN
WALI DAGAALKII AYAY SIIWADAAN!
..OO MUSLIMIINTA IYO WALIBA
DIINTA ISLAAMKA,
AYAY
#COLAAD KUHAYAAN,
...WAXAANA UGUDARAN
OO UGU DHIBAATO BADAN
WAA
#DOWLAD,
KUSHEEGA
SOOMAALIYA,
KOOXDAAS OO
UGU LIIDATAH
WIXII DABADHILIF AHAA
EE UU
#MAREEYKAN,
KU DHEX ABUURAY
#CAALAMU ISLAAM,
HADABA SOMALIWEEYNEEY,
ISKA CAAYRIYA,
#MAAMULKA
XASAN GUURGUURTE IYO
... CIIDAMADA XABASHIDA IYO MAREEYKAN.
Okay walee tasaan been aheeyn wad asiibtay
Taliye shub hadduu Aqli qabo Sheegow ayuu fakin lahaa. Hgidirtana wuu dili lahaa.. lakiin Aqligaas ma qabo😅
Taliya. Shub. Isma Oga. Isagana. Wuxuu. Ku. Maqan yahay. Maamulka. Koonfur galbeed. Iyo. Lafta. Gareen. Iyo. Anagaa. Nagu. Ma qan yahay. Damu. Jadiidna. Isagaa. Ku. Maqan. Taliye. Shub. Waa. Lagu. Shirqooley. Ku. Xigeenkiisa. Asluubta. Cabdulaahi. Siyaa. Mire. Oo. Duduble. Ah. Anigoo ah. Gaashaanle. Sare. Hussein. Awdheegle. Oo. Lafta. Gareen. Abti. U. Yahay. Oo. Run ah. Lafta. Guulyso. Abti
😂😂😂😂
Been raad ma lahan.
Taliye shub run ma sheegay?
ADDOON BEENAALE
O walaalow taliye shub muu iska sobaxo war hedhe luuqa watzp ayan hadayi kugu shegay mishinkan odhan taliye shub in lagu qaarajiyo ayaa laraba madama ukeeni waye cabdicaziz laftagaren shegowna iyo muslinka kale haso saro oo odeygan taliye taliye shub haiska sobaxo waaawareeey macalinka lugeyow kun jer weykabadan tahy intaada ushegty ee ilaahy hasobad badiyo
Niyahow waxad rabto ayaad sheegtay waa been warkaga taliye xigenka 5 biloodba wuu xanun Sanaa wadankana maba joogo ee umada beenta ka daa
Beenta si sax ah iskugu aadi yakh.
Jealous 😂😂♟️🕸️🕷️☝🏽
Booramo xadhiimo ayu galey
War been badana ninkan. Camerada la kala bedeley ku laha.
Saldhiga cameradba Kuma xirno ayaa la dhahe maxa la kala bedela warkasmiyad kentey
The truth is a hard pill 💊 to swallow 😂 why does his War (Dagal) bother you? Wa sual
Xoolahn been wxn ka eheen ma haayo😂
Conspiracy Theorist baad tahay .
Eelay oromo waswaas yahow H.G buufis baad ka qaaday .
Paranoiac balaayo sheeg .
Hg wey jabeen Angola iyo Zinsibar ay ku laabteen ma arkinoo alaabta SIDEEY MADAXA ugu qaateen qaxootiga HABARGIDIR kkkkkkkkkkk balaayo KII DOONO ilaah WUU siiyaa KII kheer DOONO ILAAHEEY WUU siiyaa
@@Xxc-zu2xm ma indhahaaga ku aragte mise wa lagaga sheekeeyey 😅
@@Xxc-zu2xm H.G wa maalqabeenee ma oggid
Beenaale tahay .
بسم الله الرحمن الرحيم
{ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَلْتَنظُرْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ لِغَدٍ }
( KUWA LA YIMID IIMAANKA EE ILAAHAY RUMEEYOW
ILAAHAY KA CABSADA OO NAF WALBA HA U FIIRSATO
WAXAY BARRI HOR MARSATAY -AAKHIRO MARKAAD DHIMATO)
ADEER XUSEEN
Ninka hadlahayow waxaad tahay nin daadqaaday xumbo cuskay ama islaantii arooskeeda kaheestay
.
Ninka hadlahayow waxaad tahay nin daadqaaday xumbo cuskay ama islaantii arooskeeda kaheestay
.