21 minutes of Saar Deeqa afweeyn (AUN) long version

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @dymanlulhassan
    @dymanlulhassan 8 หลายเดือนก่อน +4

    Dagodia 🖤💙♥️ girl🎉

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 ปีที่แล้ว +6

    Guulayso gabadheena waa aftahanad

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 ปีที่แล้ว +2

    Alle yarahma deeqa afweyne

  • @husseinabdi6951
    @husseinabdi6951 2 ปีที่แล้ว +4

    Rest In Peace

  • @abdimohamed3055
    @abdimohamed3055 5 หลายเดือนก่อน

    Dadku mashalay dhasheen deeqo afwayn wa marehan sonfure ah. Dad waxan arkay qolo kale kusheegayo wa qof xalay dhashay deeqo inaga soo gaarnaye nawaydiya

    • @abdullahiqalinle3
      @abdullahiqalinle3 4 หลายเดือนก่อน +3

      Gabada wa degodia from liban zone,koleey marixan bay uilma dashay

    • @AbdisalanSalat
      @AbdisalanSalat หลายเดือนก่อน +2

      Deqa afweyn waa dagodiya cadwaqa dhulkay amaanay dirhara Waa dagodiya ayaa Daga aniga ayaa kudhay zxb waxkabara

  • @OmarMohamed-lc2zj
    @OmarMohamed-lc2zj 13 วันที่ผ่านมา

    Does someone actually have the transcript. Voice not very clear in some parts

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha reer Sade caadi maaha doorhaal iyo faxfaxdhuun daler laha Luuk ganasne

    • @ahmedabdi6491
      @ahmedabdi6491 2 ปีที่แล้ว +2

      Gandhaan mariixaan maahan ee waa degoodiyaa

    • @mohamedibraahim5004
      @mohamedibraahim5004 ปีที่แล้ว +2

      Deeqa diriye waa dagoodiye ale haunaxariisto

    • @Captian_Jey_Mohan
      @Captian_Jey_Mohan 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedibraahim5004Haaa lkn Gabdhan Hoyaded baa talxe Wxyna Kuso Dhex Korti Talxe Ilmo Mrexn way Haysaa

    • @Captian_Jey_Mohan
      @Captian_Jey_Mohan 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedabdi6491Rer Aptigeda Bay aftahnimda Ka keenti Kuso Dhex Korti Ilmana U Dhashi

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 หลายเดือนก่อน

      qofka aff maalka qasab maha inu qabilkas yahay, wa lo yertaa la ijaarta sida hadaba buranbur-layda loogu yeerto,
      Saarka iyo jiibka iyo balaqlayda dadba asal u leh, dadna deganka baray, dadka degaanka baray wa dadka (qabilada) ciaytan ku ciyaara jubbaland 3deda gobol iyo nfd lakin qabiladas deganadoda kale sida Somalia iyo Somali Galbeed anay ciyartan aqoonba, halka qabilada Asalka u leh ee Ab-kaso gaarka ah 5’ta Somali meshay degaan halkaas ciyaar unbay leyihin lagu yaqaan ayna ku ciyaaran waana reerka Saransoor la yiraa.

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 ปีที่แล้ว +2

    Sawirada diyaarada kenya ka quads daarna dadka ciyaaraya waa dad Somali ah

    • @wajeer
      @wajeer  2 ปีที่แล้ว +2

      Waad ku mahadnsantahay fariintada. Laakin Keenyaba Soomali waay dagtaa. Soomali badan oo duuliyayaal ka ah diyaarada Kenya Airways ayaan ogahay

    • @husseinabdi6951
      @husseinabdi6951 2 ปีที่แล้ว +2

      @@wajeer @ they are some people who don’t want t peaceful of Kenya 🇰🇪 just ignore them you are free to use any thing

    • @husseinalas3200
      @husseinalas3200 ปีที่แล้ว

      @@husseinabdi6951 qiyaaliga iska daaya gabadha waa gabar dagodia ah oo reer liiban ethiopia ah

    • @wajeer
      @wajeer  ปีที่แล้ว

      @@husseinalas3200 Waan soo dhwaeeyneeyna gadadha walaasheen.

  • @Muhudin10
    @Muhudin10 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb iyado qoraal ah sosamey pls