Saarkii Careys Ciise Kaarshe aun | Qaybta 1aad | Cod Kaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 57

  • @farhiaosman5122
    @farhiaosman5122 5 ปีที่แล้ว +8

    Maansha allaah
    Awowe cares cise alaha
    u naxariisto
    Amiin amiin

  • @sadakabirjeeb8399
    @sadakabirjeeb8399 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla ruun badanaaa... Somaliyay dhaga la'ay, dhagax tii ka athakeey tii qalbiga laga dhaqaay, meel dheer aan dhoowrineey, dhusuqa dadka iska dhaqAy tii laguu dhaafayeey

  • @essaessa6538
    @essaessa6538 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha'allah. AUN. caweyska Dalmar. MAHADSANID.......

  • @ilkacaseliglig7475
    @ilkacaseliglig7475 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah aabo careys

  • @qhaalidcasiis2162
    @qhaalidcasiis2162 5 ปีที่แล้ว +5

    Gol haadamo iyo gobaa guuguu iyo galaf dhaxdooda gareeri baarsaa kor korkeeda waa miyiga fok a kismaayo waana garanayaa illaahow unaxariiso carey ciise kaarshe iyo muslimiinta o dhan

  • @dec622
    @dec622 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesi gesi daleey

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 ปีที่แล้ว +15

    Aabe Careys Ciise Ilahow ku naxariiso.

  • @daljirshow
    @daljirshow 4 ปีที่แล้ว +1

    carays ciise kaarshe allow kuu naxariiso 🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️

  • @caliizmail2257
    @caliizmail2257 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a abe somaliye❤

  • @nasramo-ei3zm
    @nasramo-ei3zm ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariisto geesi umadiisa ku daalay ayuu ahaa

  • @Irenek491
    @Irenek491 3 ปีที่แล้ว +12

    Fun fact this is my grandfather

    • @faizamohamud6896
      @faizamohamud6896 3 ปีที่แล้ว +4

      Great, I hope you inherited some of his talents.

    • @Faynuusey
      @Faynuusey 3 ปีที่แล้ว +1

      Do you know much about his history?

    • @sadakabirjeeb8399
      @sadakabirjeeb8399 2 ปีที่แล้ว +1

      Realy walahii aad ayaan oga helaaa. Adiga xikmadan ma leedahay mise ziro aa tahay?

    • @Mdirrp
      @Mdirrp 2 ปีที่แล้ว +1

      War isooqabo tolkay baa tahee

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn ปีที่แล้ว

      Mine too ❤🥺

  • @musabfarah9621
    @musabfarah9621 7 หลายเดือนก่อน

    Waqtigan ya dhageysanayo🎉🎉

  • @gulwadehananjeh8691
    @gulwadehananjeh8691 5 ปีที่แล้ว +6

    abwaan careys maanyaan moosaayey iyo maaxbaan so rogi lahaa aun abwaan qaaliyuu ahaa

  • @nuurnageeye9332
    @nuurnageeye9332 5 ปีที่แล้ว +2

    Fananta in sawirdado soo sartan sow kama haboonen in abe carys sawirda soosartaan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว

      Walaal wakhtiga aan sameynay video maan hayn sawirka aun Caris Ciise. lakin thumbnail waa suamynay sawirkiis aun.

  • @yonisabdulahi7239
    @yonisabdulahi7239 2 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxaristo

  • @ismacilowabdull3310
    @ismacilowabdull3310 6 ปีที่แล้ว +2

    Mnshlh

  • @stohlengegestohlen168
    @stohlengegestohlen168 4 ปีที่แล้ว +6

    Mudo dhan 10 ilaa 13 sano ayaa dhageesanaaye waliba waxaan u arkay murti xigmad iyo music dagan lkn 1 hal gabay oo inaa bilaabo ma dhameestiri Karo sababtaneh waa in aan helin wax book ah oo qorey abwaanka fanaanka ame halyeeyka maxaa loo qori waaye ayaa ku fakaraa marmar xitaa waxaan waaye booki siinley wllylow Ina soo garsiya murtita ayadoo la aqri Karo si aan wax Un uku daysano Allah u naxaristo abwaanka wadanika halyeeyka carees ciise karshe

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @muktarmohamud8094
      @muktarmohamud8094 4 ปีที่แล้ว +3

      Haa saaxib aniga aya ku mashquulsan howshaas ah inaan buug kadiyariyo saarka Careeys ciise kaarshe. Qeyb makula wadaaga? 00254724273688 igala soo xiriir WhatsApp. Mahadsanid

    • @stohlengegestohlen168
      @stohlengegestohlen168 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muktarmohamud8094mhd sanid wll jire ayaa tahay hadaa buuka Qorti waxaa anfactay jillka maanta iyo kan dhala doono marwaliba watsapp oo idiidanyahay ilee moobil kale ayaa istacmaalaa keeki hore waxaan siye sxbtey kii sxbtey neh anaa ka wadto sidaa la ajlikeed hadaa isku dayo inaa watsapp qof anika kala xiriiro oo idiida lkn wax xal ayaa raadinaa biri sxb sidaa isku maqalno mar 2 mhd sanid 👍

    • @ibraahim441
      @ibraahim441 3 ปีที่แล้ว +2

      @@caweyskadalmar amiin

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 3 ปีที่แล้ว

      @@muktarmohamud8094 mashallah shaqo wacan 💯

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 6 ปีที่แล้ว +2

    Careys ciise Allah janada haka waraabiyo

  • @WiilkiiFadumoXasaan
    @WiilkiiFadumoXasaan 10 หลายเดือนก่อน

    GUMEEYSI IYO CILMI FII DAAREEYNI KU IFTIIMIYO.

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t ปีที่แล้ว +1

    😅maas

  • @SatooGames
    @SatooGames 3 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamhaa

  • @umrumr7437
    @umrumr7437 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadka sawiradod waxa lagubadali ciyal yaryar siqabrigod loogu turo gobanimadi hadalkana loogu diirsado iyana sadaqo uugu noqdo waa hadii leeska naxayo cilmiga caqligi wanagsan waa kan wax saxo aan qalad qalad wax kusaxinwanaga wax baa lagusaxa

  • @drmaxamedyaxye7686
    @drmaxamedyaxye7686 ปีที่แล้ว

  • @khadijajeylani8598
    @khadijajeylani8598 3 ปีที่แล้ว

    Public

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Gumeysiga iyo gobinimo ma wax leys garab dhiga maya gobinimo fican

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 5 ปีที่แล้ว +1

    sheekadan faalka caadi miyaa shaqoyinka miyey kamidtahay ileen soomali dad kala nooc oo isku mashqulin iney tahay cadeynesa hadii aad aragto hakudanbawi baalagu dhihi mana isqariyan sida badeco sacudi sidookale hadana meeshu fadhiyo kuma quustan qofkas oo wax weydinayan waxa lashidana tiradey kabaxen xib maleh waxa arkeysa ruux leh waa ley qalay isla sidii baa hadana leeyhaya wax ma aaminsani ee waa iska shidan taqaatirta balad usoobarertana waa lashegay iney fursado iyo dad lasookirestay yihin mana fahmin dadki udhashay maxey isku aamini waayen didooradood hataa waa laduldagay wadankod melatarigod elaborkod

  • @dualeabdiwarsame9911
    @dualeabdiwarsame9911 4 ปีที่แล้ว

    Himilo faya-dhowre company'Somali bureau standard SOBS sustainability demoqradic kaalmo nuura eridecate illiteracy

    • @muktarmohamud8094
      @muktarmohamud8094 4 ปีที่แล้ว

      Halkee ayu kashaqeeya? Igala soo xidhiidh:00254724273688

  • @cabdiraxmansheekh2991
    @cabdiraxmansheekh2991 3 ปีที่แล้ว

    Guhaad maxaa lola jeedaa