Daawo Nimcaan Hilaac o Hees Calool xumo ah u qaaday Naciimo Qorane o somaliland u xiran LIVE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR DAILY VIDEOS!
    Waad ku Mahadsantahay Daawashadaada,
    For Bussiness Please Contact me my Facebook Page!!!!
    Fallow Me On Facebook / garaadfilms

ความคิดเห็น • 458

  • @qurxoonsidahooyadeed9910
    @qurxoonsidahooyadeed9910 6 ปีที่แล้ว +20

    Aniga from somaliland ayan ahay waxana jeclahay somalida oo ah 1 waana aaminsanahay calanka buluuga Viva somali weyn

  • @ikraanmonour8393
    @ikraanmonour8393 6 ปีที่แล้ว +93

    xamareey maxa lagu dulmiyay ado ah murayadii somaliya illahy cadawga somaliya ku gub meeshay ku nool yihiinba

    • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
      @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 6 ปีที่แล้ว +1

      Ikraan MO Nour aamiin yaa rabi

    • @faha9585
      @faha9585 6 ปีที่แล้ว +2

      Ikraan MO Nour ILAAHAY KUGUB XAMAR WAA TEE MA MEESHAAD ABTIYAASHAY KUXASUUQDEEN FOOLXUMAWEYNAA

    • @faha9585
      @faha9585 6 ปีที่แล้ว +2

      gang sky ANAA NECEB XAMAR WAA XARUNTII XASUUQA

    • @BlueberryAkari722
      @BlueberryAkari722 6 ปีที่แล้ว

      Ikraan MO 😢😢😢😢Nour

    • @faha9585
      @faha9585 6 ปีที่แล้ว +2

      Ikraan MO Nour QUDHUN QADAADWEYN CIDII TAGTA JEELKA AYAA UDIYAARA

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว

    Nimcaan kujecliyaaa😍❤️❤️❤️ inshallh biixii basto wuu idin dhaafi doonaaa💖💓💚💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiazizahmed4577
    @abdiazizahmed4577 6 ปีที่แล้ว

    Allooow Uhiili walaashey Naciimo Qorane, Alloow musiibada soo socoto ugu badbaadi, Danbidhaaf alloow uga dhig walashey aan wax galab sanin allaah macaaki laa taxzan quruxey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryamabdi3988
    @maryamabdi3988 6 ปีที่แล้ว +50

    Ilaahoow soo daa naciimo

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 6 ปีที่แล้ว

      maasakiintaafaasaxa
      Somaliland.maafiicnaarunti
      heestaanimcaancaalosha
      Aayaigaxanuntaay.faasax

    • @jiddanqalbi670
      @jiddanqalbi670 6 ปีที่แล้ว

      maryam Abdi amiin

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 6 ปีที่แล้ว +7

    SomaliYa miskiin qalbi dhagax jeel amxaaraY ku xidheY balse prittish protectorY of Somali land niciima dhulkeedii aYeY ku xidhaY kala owran labadaasiYee midna siib midna saar

  • @mustafmuhumedaxmed9594
    @mustafmuhumedaxmed9594 6 ปีที่แล้ว +36

    Naciimo allaha kaa soo daayo

  • @yarkas3682
    @yarkas3682 6 ปีที่แล้ว

    Gobanimo iyo ixtiraam u daa reer muqdisho. Silac iyo fikirkada xur u ahayne u daa hargeisa. Ha iga xumaan madama aan cabiray fikirkeyga maxa yelay somali baan ahay xurna wan ahay qofkaan rabane waan kaso horjeysan karaa fikirkiisa. Plz hada somaliland tahay nabadaadu waxa ay kujirtaa in aad adoon noqoto ee iska dulqado i love all somalia one nation aan aamin sanahay

  • @somaliboy6368
    @somaliboy6368 6 ปีที่แล้ว +7

    lkn viva nimcaan we love you forever brother

  • @abdikadirawga4204
    @abdikadirawga4204 4 ปีที่แล้ว +3

    *Xamareey wanaageey"*
    *Cosob iyo xariireey"*
    *Ceeb iyo xajiin iyo"*
    *Eebe kaa Xoree ciil:-.*

  • @saidalimohamuud1987
    @saidalimohamuud1987 6 ปีที่แล้ว +8

    Dadku xoolamahee xero aad ku oodeen xaq waxaan uleeyayhay xakastBa ukicitimo.
    Guul iyo gobanimo.
    Nabad iyo nolol

  • @iftiinproduction4808
    @iftiinproduction4808 6 ปีที่แล้ว +2

    In ur Fanaansare ayaa igu raacay liketa

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 ปีที่แล้ว

    FREE Naciima. Somaliland aduun- yada ku daawaneysa. gaber yar oo poems akhridey baad xabsi ku galiseen. Ceeb badanaa.
    #THE WORLD IS WATCHING.
    Nimcaan yare allaha ku daa..
    Leygama xigsanayee...
    Xinjir baan u qubayaa.

  • @seynabsamaanbadanhuseinxas7178
    @seynabsamaanbadanhuseinxas7178 6 ปีที่แล้ว +5

    Aboowa lagama xigsanayo somali oo idil adiga iska leh😢😢

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 6 ปีที่แล้ว

    Nimcaanow ama buraan bur ama ooy ama caano haka yaacan sida kalaabta lagu joojin maayo hangararac lug kaliya uma dhuriyee horaa loo soconayaa viva somaliland naciima qoranana marku u dhamado xukunkeedu waa free sadex sano kadib

  • @nastehoibrahim3597
    @nastehoibrahim3597 5 ปีที่แล้ว +1

    I love Nimcaan Hilac....One Somali.

  • @maajidyare9793
    @maajidyare9793 6 ปีที่แล้ว

    Nimcaan wlhi qof dhiig leh waaye danqanaya allaw Somali isusoo celi

  • @alawnacafi2195
    @alawnacafi2195 6 ปีที่แล้ว

    Cabdi maalik coldoon baan unacay heestan qalbigii hoyooyinka somaaliyeed buu dhaawacay markuu sheegay in uu aamin sanyahay somaliland

  • @AhmedMohamed-ig7qc
    @AhmedMohamed-ig7qc 6 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac wadani wadani dhalay guulayso brother

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 6 ปีที่แล้ว +9

    Freeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,,,Naciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiima

    • @sacdiasiman9770
      @sacdiasiman9770 6 ปีที่แล้ว

      somli waYan CaaDi iskaa DhiGaa Gbdhan DaDkaad ayaa u Xiran Tahay wXaa Go,aan Ka soo Gari DOnto DowlaD Somlind

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 6 ปีที่แล้ว +2

    #somalia one love
    #nabad iyo #nolol illahay hainaga saaro dhibka.waxaan rajaynayaa in gabadhaas miskiinta ah xukunkeeda lagu noqdo

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 6 ปีที่แล้ว

    Somalinimo iyo Somalia kala saara horto gartana. InaY jirto wadan somaliland la dhaha iyo Somalia inaY kala jiraan kala calan iyo kala mabdaba yihiin. Balse somalida waa walaalo dhibkooduna waa isku mid. Hana isku dirina. Masaakinta iyo inta waxma garataada ah somalia nabad baan u rajaynaya. Somaliland citraaf. Somalinimadana. Sama garad nimo 😍

  • @abdirahmanburale7280
    @abdirahmanburale7280 6 ปีที่แล้ว +6

    noolow wadani nimcaan hilaac guul iyo gobonimo somaliweyn

  • @wyvern3945
    @wyvern3945 6 ปีที่แล้ว

    ilaahayoo ugargaar umada soomaaliyeed free naciimo

  • @faadumomaxamed2569
    @faadumomaxamed2569 6 ปีที่แล้ว

    war soco wixii Somaliland ka soo horjeesta xabsi ayad sheegtay aakhiro ayáa loo dhaadhicinayaaa

  • @bisharowarsameabdiilovegee2556
    @bisharowarsameabdiilovegee2556 5 ปีที่แล้ว

    Ilahayow dulkena nabad nogadig amin ya raabi

  • @iglanahmed6440
    @iglanahmed6440 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay hakaaga hiiliyo ss xaqdarada aad Ku xiran thy

  • @bulshaawistudio4647
    @bulshaawistudio4647 6 ปีที่แล้ว +29

    Cunsuriyiintii waqooyi Allah cuqdada ha ka saaro

  • @hibohilowle7373
    @hibohilowle7373 6 ปีที่แล้ว +10

    Waa sax hadalka nimcan dadka waax xirayo ayagawo xolaa aah ayaan umaleyaa

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 ปีที่แล้ว

    ALLA YA ARXAMA RAXIMIIN MOHAMED SIYAAD BARRE SOOMAALI OO IDIL SAA ASAGAA MIDEEYEY HADA KALA YAACDAY 😭😭😭😭

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 6 ปีที่แล้ว

    Walle xisaabi waa dambeysa...tan waa Aduuyo Malmo fara kutiri ah lajoigin....Waxa lagugu xirayo waa gardaro iyo faduul aan lala kala harin...Naciima nabsigey ka kaleyn ayey Naxariista Alle ku waayinbari

  • @ayaansiciid542
    @ayaansiciid542 6 ปีที่แล้ว

    Soomaaliland way jiraysa wanay jiri doonta ee plz calacalka iyo baryada aga dhafa oo maruun nadaya oo nabada ilaha nasii ye nooqudha uxuushbadtihine

  • @maxamedaamiin5675
    @maxamedaamiin5675 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaa hilaac waan kugu taageersanhy hamiga soomali nimo

  • @yusufkarami7648
    @yusufkarami7648 6 ปีที่แล้ว +1

    this lady is in the hands of somaliland govement , WE SHOULD LEAVE LIKE THAT

  • @barlinosmaan4020
    @barlinosmaan4020 6 ปีที่แล้ว +2

    Illahay caafimaad haa kusiiyo nicmaan walalo masha allah.illahay waxan ubaryeeynaa Naciimo abwaan khoraane in illahay xaasadkaa kadaayo.naaciimo don’t worry insha allah kheeyr ayeeykudhamaan

  • @BlueberryAkari722
    @BlueberryAkari722 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow naciima cadawga ka soo badbaadi qofkastoo kugu xadgudaba waa cadaw xitaa haduu yahay qaraabo allah ha kaa soo daayo cadaga xabsiga kuu taxaabay oon jir naxayn amiin

  • @abdirahmanqoje3439
    @abdirahmanqoje3439 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi aad baan uga xumahy dhibka loo geysanaayo naciimo somaliland allaha ka qabto umada islaamka waa ay dhibeen

  • @ayaansiciid7938
    @ayaansiciid7938 6 ปีที่แล้ว +3

    Waliba jeelku ku jiro waa nadiif ee mid ku yaal meesh uu donayo ee dadka Lagu ilaabo ee injirta iyo tukanta iyo qudhunka weyneed ee waliba dabda layskaga maro ileen sharci iyo kaldanbaayni mataale wax Halka geeya ayuu u baahnyahay istubid

  • @munaartan6120
    @munaartan6120 6 ปีที่แล้ว

    Somali qofka ugu il dheerbaa hedhe ugu ayaan daran waa xaqdaro xanuun badan

  • @drsnajla6061
    @drsnajla6061 5 ปีที่แล้ว

    masha allah nimcan hilac waxa tahy qofki oguhoreyay ka xumaday falkan qabtadaran hadanay somali mahamed nimcan hilac waxa tahy walal qali ah

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 6 ปีที่แล้ว +2

    Xamar hadii Soomaali jacaayl yaalo xaalkeedu sidaa mahaadeene nacas magac doonayaa ha iska cabaado.

  • @fosisaed8300
    @fosisaed8300 6 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Reer Somaliland Reeli Kama Ah xadhigeeda Ee waa Dawlada Oo Dana heeda kaliya fiirsanaysa Viva Geesiyada Somaliland Waan isu Iman doonaaa Mar uun I love All my Somali people

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 6 ปีที่แล้ว

    That’s not fair Somalia maxa loodiidaya ee dadka loo xidhaya yaa rabbi rahmadada noo soodir iyo cadaalad I’m very proud to be somali only qaracadna igu sheega hadad doon taan lkn wixii xun uunba cunsiri ah I love all somali wayn 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 6 ปีที่แล้ว

    Naciima Indr qaali halka ku jir hadad waalatay anagaa ku miyir qabnee xata 3 sano inlagaga badiyo ayaan jeclaan lahaa wlhy

  • @safiomohamed5989
    @safiomohamed5989 5 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac 👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋💋💋💋💋💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💪💪💪💪💪💪💪💪💪👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @CR7RONALDO24-7
    @CR7RONALDO24-7 6 ปีที่แล้ว

    faqshtu jalasheena haka ooydo
    guul Somaliland

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 6 ปีที่แล้ว +6

    Soomaalidu gabdhaha sharaf uma hayaan ku waan land ka isku sheegaya iyo kuwa kaleba bal gabadhaan wax madan yay xirantahay wax ka halayna majiraan markuu xukunka xaaraanta ah ku dhacay yaa laga hadlaayaa mar hore yay ahad inaay dumarku muda haraadyo sameeyaan ragu inoo nixi maayaan malgabadhu dad bay dishay maaxaa geenay 3 sano balse maxay dawlad ka sheegan wax gabar yar xitaa latir sanaayo war isku xishooda reer isaaq bilaa calykum

  • @naciimoabdikadir5431
    @naciimoabdikadir5431 6 ปีที่แล้ว

    Illahay haka so daaya abaayo Naciimo dulmi ayay ku haystaan illahay amarki ruuxii xamareey ku yimaado in la xidho miyaa xeer noqday dalkaygoow ma xaaraam baa in aan ku xiisoo ku so dalxiiso illahay hakaa soo daaya WA dad lunsan dadkan

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hilaac😍❤❤

  • @abdihafidyareofficial1289
    @abdihafidyareofficial1289 6 ปีที่แล้ว +2

    Africaba intii laguumaystay bay hadana guumaystahoodii iskuguxidhiidh dhowyihiin balse waxan layaabanahay IIDOORLAND wuxuu anaga oo walala ah cuqdada ulanoolyahay

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 ปีที่แล้ว

    Ax Ax Ax Ax Nacala Qudhun land idinku yaal maxay Galab satay nicima xamar Waa casimadi somaliyed ruxii neceb cuqdad udhinta nimcan hilac my legend xaqiiq bad shegtay 😢😢😢

  • @mrabdalla7652
    @mrabdalla7652 6 ปีที่แล้ว

    Dhalinyarada hala is kacafiyo maamulka Farayaa inshaAllàh

  • @dalkiisomaliya5066
    @dalkiisomaliya5066 6 ปีที่แล้ว

    Subxanlaa waa qalad in loo xiro qof fikirkiisa ma iyada diinta kabaxday alaaha xaqa tuso dadka ku xukumay allaha uhiiliyo gabadh yar

  • @moogebushaaro627
    @moogebushaaro627 5 ปีที่แล้ว

    We love somlia odhan b/c is my really country

  • @ruuruu114
    @ruuruu114 6 ปีที่แล้ว

    dadku xoolo maahee xero aad ku oodeen xaq waxaan u leeyahay inaan xag kastaba u kicitimo....waaah waaaah waxaasaa gobonimo iyo dadnimo ah ...viva nimcaaan

  • @saadozubur4867
    @saadozubur4867 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi nimcaan cod macan ayuu leyahy illahy ha ku xafdo

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 6 ปีที่แล้ว

    Nin waalan tolkiibaa umiyirqaba qofka reer Somaliland ah ee waasha sida kan oo kale anagaa umiyirqabna oo xidhayna intuu caafimaadayo no more SOMALIA

  • @mahamedquresh9788
    @mahamedquresh9788 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wa yab nacimo qurane ilah hakugargaro kuwan wax kutilmamo garan mayo

  • @moogebushaaro627
    @moogebushaaro627 5 ปีที่แล้ว

    Xamarey rabi kusocili nabdadii

  • @bedrayusuf4792
    @bedrayusuf4792 6 ปีที่แล้ว +8

    Waa xiligii walalaha reer konfurku, wadani wada noqon jiray, oo wax aysan waxba ka ogayn KU daali jireen .

  • @somaliwayn123
    @somaliwayn123 6 ปีที่แล้ว

    Insha alah wey sobaxeysa hadi ilahey idmo alow kasoda xabsi adiga awoda leh amiin aamiin

  • @faraxali1342
    @faraxali1342 6 ปีที่แล้ว

    Wixi magaca soomaaliyeed shegtow nimcaan hilaac ha laygeyo seriously

  • @mahamadfarah8822
    @mahamadfarah8822 6 ปีที่แล้ว +39

    reer somaliland iska sabra illaa mudo hal sano ah xoriyat.tiina waxaa idiin soo celin doono madaxweyne farmaajo iyo rw.kheere adinkana ducada sii batsada

    • @mohamedjordan3232
      @mohamedjordan3232 6 ปีที่แล้ว +2

      Aaabayaashaaa sooo warayso

    • @faadumiinayusus7672
      @faadumiinayusus7672 6 ปีที่แล้ว

      Mahamad Farah kkkkkkkkk 👏👏👏👏👏👏😂😂😂😂😂

    • @weedh3438
      @weedh3438 6 ปีที่แล้ว +1

      Khyre iyo farmajo horta muqdisho kaliya ha xoreeyan iyagiba aminsom ilaalisaye

    • @siham1432
      @siham1432 6 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhhhh farmaajo iyo khayre bay ku leedahay iyagaba la xidhi haday yimaaadaan

    • @najmamohmed1875
      @najmamohmed1875 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahamad Farah war dee xoriyaad wan haysana faarmajo uf uf uf maaa raabno

  • @kadraibrahim8377
    @kadraibrahim8377 6 ปีที่แล้ว

    Somaliliend madhano misqaxdeed ma qof walba oo somalia taga miya la xidha Subxana allah sharqiin waa Kheir wallah, hada gabadh ma dad beey disheey mise xaamar tagitan qeeda iya la ku xiidhey yaabka adunka 😯😯😯😯

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaaan well said ✌️️🇸🇴🇩🇯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @farahabdulahi3541
    @farahabdulahi3541 6 ปีที่แล้ว

    Walahi waa ilin baa kusoo istaagtay markaan dawaday, guul iyo gobonimo

  • @muxubomuxuboclaahi1101
    @muxubomuxuboclaahi1101 6 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan kawada xunahy xariga walashen naciimo, kala qoqobka waqooyi iyo koonfurna way dhaman dhawaanahan inshaa Allah, tuugmada rabbi beynaga rabtaa, aynu uwada ducayno wallasheen.

  • @munoabdullahi8493
    @munoabdullahi8493 6 ปีที่แล้ว

    ani waan yaawa soomali hadii latago ceeb miyaa israil ayaa lataga o ah wadan yahuud ilaaahay hawalaleyo somaali

  • @binaryoperation5560
    @binaryoperation5560 6 ปีที่แล้ว

    aduunka waxaan ugu necebahay hawiye iyo daarood koonfureed, haduu ilaahay hubka kimikada ee asad dadkiisa ku laayay gacanta ii galin lahaa, walaahi hawiye iyo daarood koondureed waan ku gumaadi lahaa. walaahi way naga hadhi waysee, ilaahow kiimikada bashaar asad oo kale gacanta inoo gali muqdisho iyo boosaaso iyo garoowe aan ku baabiiye.

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 5 ปีที่แล้ว

    Horta war iga siiya intee ku danbeesay gabartan oo xiran igu danbeesay?

  • @ramlaali7442
    @ramlaali7442 6 ปีที่แล้ว

    Allow cusuriyiinta naga qabo Dad ula dhaqmaayo sidii xayawaanka allow adaa wax arkayo naga qabo cadowga somaliyed raboow naciimo abwaan qorane allow cadowga kasoo Saar gacantoda nimcaan nolow wll qali waxa thy nin karti iyo geesinimo ku dheehanthy free naciimo xaqdaraa lagugu heestaye allaha kasoo daayo cadowgaas amxarada ah

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 6 ปีที่แล้ว

    Allh kasoodaayo meesha gabadh bay sidaa ugalayaan allh karaamada kaqaado ayda ayadu dhashay

  • @samirabdiqani3265
    @samirabdiqani3265 6 ปีที่แล้ว

    xaasid xumidaa maxaad ugu qaadey nimco qorone

  • @bashkamuudeey8244
    @bashkamuudeey8244 6 ปีที่แล้ว

    Miskiinta allah ha soo daayo dad ka xirey caqli Ma lahan

  • @quunasmacinshaarasmoindhoj8885
    @quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 ปีที่แล้ว +34

    Ilahayahow cunsiriyiinta naga qabo wlhi waan kamurugodaa heestaa dadka xoola mahee xero aad ku odeen

    • @ayaansiciid542
      @ayaansiciid542 6 ปีที่แล้ว

      qùùn asma c/inshaar asmo indho jaceel suko iska noolow indho jaceeylna mahayside sidas ma kaa indho jacayla

    • @ayaansiciid542
      @ayaansiciid542 6 ปีที่แล้ว

      Habo 10%10 waalaga indho quruxbadanyy ee ilaha siyo dadkee kabari nooh oo calacalka iyo ilmada naqadhafa

    • @quunasmacinshaarasmoindhoj8885
      @quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Siciid 😂😂😂😂😂saxibey masha alaah ma iiquuri weesay waa ujeedaa idhaheeyga xurul ceentaaa

    • @ayaansiciid542
      @ayaansiciid542 6 ปีที่แล้ว

      qùùn asma c/inshaar asmo indho jaceel hhhhhhhhhhhhhh been man sheegin hada runta kuu sheegana nag iga indho qurxoon maba jirtaba zxpy ee shaqo yeelo

    • @quunasmacinshaarasmoindhoj8885
      @quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 ปีที่แล้ว

      Ayaan Siciid naag isfanisay xaan kala hadlaaaa

  • @hassamhussein7416
    @hassamhussein7416 6 ปีที่แล้ว

    Horta waxan la Yaabaa Markay Doqoni hawaysato dal ayna lahyn Hargeisaa wax kaa dhigtay adoo daasad wata

  • @abucubayr468
    @abucubayr468 6 ปีที่แล้ว

    Waad iska hadashay hilaacaw gabadhan yar waa la ciqaabayaa dee waxaa lagu ciqaabayaa dambiga ay ka gashay wadanka somaliland markaa waxba ha u calaan calin dee

  • @shubkaahmed9678
    @shubkaahmed9678 6 ปีที่แล้ว

    Nimcan wadani thnks bro

  • @abdiazizosmaan9465
    @abdiazizosmaan9465 6 ปีที่แล้ว

    Somalia naceb aya dilayo waligin noqon meysan dowlad

  • @abdiqanifaarah2195
    @abdiqanifaarah2195 6 ปีที่แล้ว

    nimcaan xishood nimcadu yayka tan badanee

  • @faadumiinayusus7672
    @faadumiinayusus7672 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow cuqdada kadaawey dadka qaar aamiin gabadhaane u fududee

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 6 ปีที่แล้ว

    waxaan aad uga xumahay somaliland inay mar walba magac siiso qofkii xamar taga waxaa ani ila quman in dadkan aad kala ay is dhaleen ay wada dhasheen isu dhiig iyo dhaqan yihiin

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 ปีที่แล้ว

    Nimcaan laxeey hadaad Xamar doonay joog oo niicda jooji laxeey

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 6 ปีที่แล้ว

    reer tolkay dulmi bay kaga cabanayaan dawladii siyaad laakiin intay iyagu geysteen ma arkaan. umadahay laayeen ee reeraha jaarka ah leh, hada waxay ka wadaan somaliland. oo dil iyo caga juglaynba leh oo lagu hayo galbeedka iyo barigaba.

  • @halwaabdifarah1999
    @halwaabdifarah1999 6 ปีที่แล้ว

    eebe walshyn hakasoo dayo cadawka amiin

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 6 ปีที่แล้ว

    Kii xamar doonayow xor baad u tahay inaad tegto lakiin ha nagu soo noqon. Dalkan qori caaradi ayaa lagula soo noqdey. fataxo kumey iman xoriyada somaliland. ama heesa ama gabya. Ka dame ee xamar taga ee nagu soo noqda waa toogasho. Keep that in mind.

  • @kifaxxasan1903
    @kifaxxasan1903 6 ปีที่แล้ว

    Allaha kasoodaayo guumaysiga dhalinta lagu hsyo

  • @mshaallhhnoyasiin2551
    @mshaallhhnoyasiin2551 6 ปีที่แล้ว

    Cod xumaan tuu kaga darts faanaan liitaa haku deeqo xashiishka xamar khasaare

  • @shirecade9561
    @shirecade9561 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa runtiiz nimcaan alha xafido

  • @kingdidiartan8735
    @kingdidiartan8735 6 ปีที่แล้ว

    somaaliln waa meel urtay sababto ah dumarkay xiraan subaxanallha ilahaywo haygàn

  • @xiinkaxassan1593
    @xiinkaxassan1593 6 ปีที่แล้ว

    Vivi naciimo qorane so dayay plz

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 6 ปีที่แล้ว

    Kaalaya aaway dhaqankiinii mise waa in gabdhaha la xiro bilaa sabab mexey u hadashay kaasaaba idiin dhaqana , dhaqan xumaa yaahuu allaad leedahiin gabadh miskiina oo aabaheed oo xanuunsan u timi hadaadba xirateen, haaye dadka ma xoog baad Ku leedahiin

  • @mohasaid5862
    @mohasaid5862 6 ปีที่แล้ว

    Sorry Somaliland San miyaa mxu siyad bare uweraray ayaa lagu leeyahay dad mahan ileen wadada xoolo😴😴😴

  • @somaliboy6368
    @somaliboy6368 6 ปีที่แล้ว +2

    waa waxaan subscribe kuugu diidey waligaana helimeey sid

    • @AdnaanStudio
      @AdnaanStudio 6 ปีที่แล้ว

      Somali Boy ma saanaad somali ku tahay ? Magaca iska dhig dameeryahoow Garaad ilaahay magacaaga kor ha ka dhigo shaqada diican eed somali u hayso guulayso galkaa kawad

  • @crasaaqsiciid7221
    @crasaaqsiciid7221 6 ปีที่แล้ว

    Ala qadaadweyntii iyo inta daba dhilifka uah maxay somaliland Ku waasheen adeer halyeygii somaaliyeed ee qalbi dhagax markaad itoopiya udhiibteen ugu faraxsnaydeen ilayn itoopiya idin maamushee intaad isaaq iyo inta ka falaagowday ay daweynayaan bal car qalbi dhagax dhibaato ha soo gaadho xarmaajo iyo kheyr laaba waan silcinaynaaa viva somaliland , viva ogaadeen🌹

  • @aminadhahir2125
    @aminadhahir2125 6 ปีที่แล้ว +21

    Siyaad bare allh haunaxariisto wayo dadkan waxuoladagaalamay waxukaarkau cadownimo xeeeldheer wayo ayaagaalaha wunagumeystay hadayagoomelgaarin oxita shirka jamacatulcaran calankooda kadhaxmuuqan iyo madaxweynahooda ayay cunsuriyeynaayaan dumarkii talow hadey heergaran maxaysameynlahayeen waaxandhihilaha shacabka kasbada quluubtooda hada wad siifogeyneysaane somali qasabwaxkumaraacdo cadaalad iyo xurnimo ayaywaxkuraacdaa qabiilna qaran manoqdo

    • @faha9585
      @faha9585 6 ปีที่แล้ว +2

      Amina Dhahir AABAHAA IYO SIYAAD WAS MIYAANAD OGAYN SAFIYA XAA SHI MADAR IYO DUMARKALOO BADAN.INUU MANDHEERA KU XIDHAY YAAHUU QADAADWEYN B IYO T MIDNA MATIHID AAMUS .. AAMINA MUUSE WEHELIYE AQOONYAHANADA WEYDII WUXUU SAMEEYEY NAARTA ALE HAKUFOGEEYO CARUURIHII IYO DUMARKII UU DIYAARADAHA KURUSHEEYEY IYO RAGII DHALINYARADA AHAA EE UU GURYAHA KALABAXAY XEEBTA JASIIRA UU KU GURAY WAXAAD OGAATAA INAAN AHAY DOWLAD GOONIYA OO MUQADAS AH LAGAMA YAABANA INAAD ILA CEESHTO ADIGOON AHAYN SOOMAALILANDER UFUUF SOOMAALIYA QOFKII NAGADHASHAY EE XAMARTAGA XADHIG AYAA UDIYAARA DHAQANTOOSINTA AYAALAGAYNAYAA WAXBA KAAMA GALIN NICIIMA DAD AYAANU ISKUGU DHOWNAHAY WAXAANTAAGEERAYAA JAMHUURIYADA BARAKAYSAN

    • @faha9585
      @faha9585 6 ปีที่แล้ว +1

      Amina Dhahir NAAYAA QIIRA JABAANTA NAGALA DHAXBAX URURKA JAAMACADA CARABTA CUMAR CARTE QAALIB AYAA KUGU DARAY QARAMADA MIDOOBAY WAXAAKUGUDARAY MAXAMED XAAJI IBRAAHIN CIGAAL ALA HAUNAXARIISTO

    • @faha9585
      @faha9585 6 ปีที่แล้ว +1

      Amina Dhahir NAAYAA WAXAAD OGAATAA CARAB INAAN KAAGA SHARAFBADANAHAY SOOMAALIDA JOOGTA SUCUUDIGA 70%WAA TAABICIYIIN REER SOOMAALILAND IMAARAAT WAA TAABICIYADA DADKA HAYSTA WAA SOOMAALILANDER NIN BAAJIRA MURURSADE KARANKE AH ILYAAS CALI NUUR WAXAA KUDHALAY TAABICIYADA ABTIYAASHIIS WAA SOOMAALILANDER ANIGOON HAYSAN AQOONSI WAXAAN AHAY DOWLAD JIRTA OO KAASHARAFBADAN ISBEDELKA IYO NIMCADA KADHACDA SOOMAALILAND WAAD ARKI DOONTAA ILAAHOW NOOSIYAADI NABADA CIIDAMADAYDA DHAYMANKA AH ILAAHOW NOOBARAKEE

    • @boqoradasomaliland4503
      @boqoradasomaliland4503 6 ปีที่แล้ว +1

      Amina Dhahir siyaadna angaa dawldiisii ridnay tu danbana ku soo salaaxi maayaan qaraxaasay ku jirayaan

    • @naimaali1108
      @naimaali1108 6 ปีที่แล้ว

      Siyaad bare dadkan wlhi waxa dhibateye waba asiga wlhi xumano asiga gesta dad gadashis dhashe lo dhibatena rer waqoyi wlhi somali dhab ah waye maxa kene ine somali nimada diidan wexe arken iyo xanun ay daremen waye

  • @aishamohamud1705
    @aishamohamud1705 6 ปีที่แล้ว

    inshllh wad kasoopixi wlshey

  • @anfacaragsan3742
    @anfacaragsan3742 6 ปีที่แล้ว

    allaha ha usoofududeyo nimco

  • @عنيدهوراسييابس-ص2ي
    @عنيدهوراسييابس-ص2ي 6 ปีที่แล้ว

    Qiiro jabaan IGA dheh warkasu igma dagin ee hadi aad jecshahy wadankag maqufkiisa siyaasadee ixtiraam oo adhaafin sharciga bal maantab farmaajo waxku qabto

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 6 ปีที่แล้ว

    Dhibka isaaq haysta Waa:
    1) Waa qabiil laangaab ah oo 3 magalo bas ah daga Burco, Berbera, Hargaisa
    2) waxay ogaadeen Somalia madaxweyne inay waligood ka noqon Karin.
    3) qabiilo ayaga kasii yar ayay xoog ku haystaan