MARKA NIN DAAROOD AH LA ARKO WAX WALBA WAA LAGA DIIDAYAA. BALSE KAN HAWIYE WAA LAGA AAMUSAYAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 72

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 10 วันที่ผ่านมา +1

    guuuuul daarrrod guuul daarrrod lan dhari daarrrrodo cadwgena lhii jabiey ❤❤❤

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 8 วันที่ผ่านมา

    Munaafaq qoor qoor

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 9 วันที่ผ่านมา

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 9 วันที่ผ่านมา

    MAASHAA'ALAAH FARAMAAJO WAA MACALINKA SIYAASADA EE HALAGA BARTO NAFTIINA HAKA XASDINA WANAAGA IYO WAX BARASHADA .

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 9 วันที่ผ่านมา

    Maansha Allah muwaadin dhaba guuleeyso

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 10 วันที่ผ่านมา +3

    Tanlabaad hadad arktan qof qabiil cayaya wa qof raba inuuu dadka isku diro ee iska ilaaaliya....by from growe puntland Somalia 🇸🇴

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ayax-oomman ayaa waddankii ku habsadey, aan xishoonayn,
    Dad iyo dal midna dan ka lahayn.
    * nin walba before iyo efter,
    Shalay maanta, 2 aflataasha ah
    Waa in la soo wada qodo,
    Ummadda loo bandhigo,
    Waa shaqada weriyaha.
    Balwaan waad ku mahadsan tahay.

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 10 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali aad ayay ugu baahan tahay adigoo kale. [[[[ CABDULAAHI BALWAAN)) SOOMAALI ILLAAHAY INTEEDA DAACADA AH UMADA MAAMULKEEDA ALLAAH GACANTA HA U GALIYO . ILLAAHAY SOOMAALI MUNAAFIQIINTA HA KA DHAMEEYO. AAMIN.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 10 วันที่ผ่านมา

    Noolow Balwaan
    Waxaad tahay wariye Somaliyeed oo runta u soo weriya Umada Somaliyeed.
    Waxaad tahay Wadani geesi ah oo Dowlada ruta u sheega.
    Mahadsanid❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 9 วันที่ผ่านมา

    Munaafiqiin

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 10 วันที่ผ่านมา

    Hawiye ayaa isu Doraneysa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 10 วันที่ผ่านมา

    Waa dad aan Mabda' Lahayn danaystayaal ah dad iyo dal iyo dawlad toona dan ka lahayn

  • @aazizmohamed2616
    @aazizmohamed2616 10 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 9 วันที่ผ่านมา

    Iimmaan la,aanta ayàa keenasa inày Waxay doonaan Iskaga hadlaan ama hilmaamaan Waxay Shalay yiraahdeen.

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 10 วันที่ผ่านมา

    guuu gasi blwan ilhi koxafodo mashallh❤

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 10 วันที่ผ่านมา

    Waa dawlad xun ee shaqeynaysa. Ka xaaxaabiya, Reer Diimuqradi

  • @mohammudali5987
    @mohammudali5987 10 วันที่ผ่านมา

    Cimriga harago balwanoow

  • @BakolCabdi
    @BakolCabdi 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye been aburka aqli liita yahuu yahuu yahuu

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 10 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkk waa arkeynaa.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 วันที่ผ่านมา

    WAA MUNAAFAQII UGU XUMAA MAMUL GOBOLEEDADII SOM.

  • @AbdirahmanMahamud-y1b
    @AbdirahmanMahamud-y1b 10 วันที่ผ่านมา +2

    Hawiyaa 😂😂😂 waa jabey 😂😂😂😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 10 วันที่ผ่านมา

    WAA CAADA-QAATAYAAL

  • @Sahel501
    @Sahel501 10 วันที่ผ่านมา

    Hawiye iyo daarood dalka wuu kadhaxeeyaa ee qabyaalada ha joojiyaan

  • @AbdirahmanMahamud-y1b
    @AbdirahmanMahamud-y1b 10 วันที่ผ่านมา +1

    Qor qor waa doqon neefaa😢

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 9 วันที่ผ่านมา

    Before & After qoorqoor

  • @CraxmanMaxamed-k1t
    @CraxmanMaxamed-k1t 9 วันที่ผ่านมา

    Gulayso qabyaladi habsan.moye horumar malahan

  • @CabdimsxamudC.qadhabo
    @CabdimsxamudC.qadhabo 10 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa kugu jecel runta halkaa ka wad ilaahay basd garanaysaa c.lhi baleaan

  • @CumarMohamed-s2i
    @CumarMohamed-s2i 10 วันที่ผ่านมา +1

    Asc haku ya in biyo aya lasiiyay oo macan market. Hadlayan is a oga wa xey ku had layan waa loqora ilen waxay aminsayihin in Somalia wax bar ogen

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 วันที่ผ่านมา

    MADAXDA HAWIYE WAA ISKU MID AAN QORSHE IYO MOWQIF LAHAYN OO BEENAYAAL AH. LACAG DOON AH.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 10 วันที่ผ่านมา

    Runlow cimrigagu. Rag

  • @AtlanticOcean252
    @AtlanticOcean252 10 วันที่ผ่านมา

    Markhaati ayaa lagaaga yahay balwaan sadiiq saxiiq dhalay

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 10 วันที่ผ่านมา

    Hawiye yaa la aflagaden waxas wa ceeeb...ee wax ka sheega kuwa xun xun kaliya...

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 10 วันที่ผ่านมา

    Hawiye. Dad. Badan. Oqaliya. Kujira. Balse. X. Culisow. Loqabanmayo

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 10 วันที่ผ่านมา

    Wax laga marmayo ma sheegin mw qoorqoor hadalka sidu.u yiri si aan aheyn.baad u sheegtay balwaan dadka ha qaldin😅

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 10 วันที่ผ่านมา +1

    Maya xasan Phd waa bug. Ogoowna cilmigu caqli kuuma yeelo ee qofka caqliga ah buu usiyaadiyaa. Kan caqliga lahayn waxu ka dhigaa danger naftiusa ah iyo bulshadaba.

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 10 วันที่ผ่านมา

    Waa dadki wadanka burburiyay qoorqoor walaaloow balwaan wuxuu yaqaan wuxuu burburayo wuxuu dhuuntaa Mariyo wax kaloo uu yaqaano ma lahan horan̈a waxaan umaqlay inuu gaandhari ahaa markaasaa soomali inay yaab leedahay madaxweÿne aya ka dhigteen.

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 10 วันที่ผ่านมา

    WAAN LASOCONAA IN QOORQOOR LAALUUSH KA QAATAY DAMULJADIID
    LAALUUSHKAA OO AH IN LOOXIRAY ..........
    MAR DHOW WAA MAQLI DOONTAAN.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 10 วันที่ผ่านมา

    walee runbaad sheegtay sxb cabdilaahi balwaanoow

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 9 วันที่ผ่านมา

    Waa Beenaalyaal bhd

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 10 วันที่ผ่านมา

    Qoor qoor labo rakco oo salaada duko waad gaftaye Ulaabo ilhey maamulada aad ugaftayna raali gareed qabiilku Yuu kaa zoog badine

  • @calibare1641
    @calibare1641 10 วันที่ผ่านมา

    Somaalidu dhamaan daneystayaal dangled waxbakamagelin qorqor maamulkiisa tartan baalagulajiray xasansh wuxuuka helay mudokordhis iyo baqshiish waanaqaatay siuukursiga usiifadhiyo lacagna waaqaatay sixasansh kursiga uladhamaysto.taasuukafekeray waana arkaa xasansh waxba usoconayn waad arkidoontaa

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 10 วันที่ผ่านมา

    Xassan dhiiqo iyo kooxdisa hawiye ummada kale markey la joogto ayey nooladan marki leysaga..dhex baxana waxey bilaban dagaal habargidir vs abgaal vs murusade vs xawaadle

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 9 วันที่ผ่านมา +3

    Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 9 วันที่ผ่านมา

    Hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas kujihada

  • @mohammudali5987
    @mohammudali5987 10 วันที่ผ่านมา

    Ma oga rikorinka u yaal waba dad walan

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 10 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhh

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 9 วันที่ผ่านมา +1

    Palawan ma adiga aheyn nin marka gesinimo dadnimo daacaðnimo aqoonyahan leh mdw farmaajo oo shacabka samaliweyne ee u adigo ku been aburtay caadoqaate yahuu

  • @Musa_Somali
    @Musa_Somali 9 วันที่ผ่านมา

    Naga jooji is amaanta warka guda gal.... Ninyohow wakhtigaa naga qaadaa sidii inaa abaal nagu sheeganaysid

  • @AbdurehmanAliSaladi
    @AbdurehmanAliSaladi 9 วันที่ผ่านมา

    War ninyahow joji is xayeesiinta oo aad waqtiga ku lumusid

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 10 วันที่ผ่านมา

    Waa tuug lacag bey ka gecel yihin wadanka farmajo lacag ma bixinayn

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 10 วันที่ผ่านมา

    Galnus maamul maaha waa prank xagee ka taliyaa? Hotel xamar ah buu daganyahau
    Ye?😂😂😂

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n 8 วันที่ผ่านมา

    Runtii xasan sheekh waa walan yahay ma ogiye farmaajo isaga dhaama

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 10 วันที่ผ่านมา

    Rer. Ni ki. Cayawadicif

  • @Knowmad1010
    @Knowmad1010 9 วันที่ผ่านมา

    Thank you Balwaan for the excellent work.

  • @halimaali653
    @halimaali653 10 วันที่ผ่านมา

    Keep the good work you been doing bro!!

  • @shoessuper7569
    @shoessuper7569 10 วันที่ผ่านมา

    Waxaad taHay cawaan bal loodhigo eeiska tactacle

  • @SadikMohamed-nd1tr
    @SadikMohamed-nd1tr 9 วันที่ผ่านมา

    Qofbuka.dhaqtar.ayalageya.xumed.bugta.side.lodaweyn.kara.somalay

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 10 วันที่ผ่านมา

    Dadka ugu shubo ah warkooda soconmaayo xaqiiqa dhabta waxaaweeye wax aanay somali heshiis ku'aheyn inaysan soconeyn sidaa awgeedna Somali sidii lagu mideyn lahaa falankeeda hala galo oo ha la'iska daayo loojoojin maayo iyo wax adiga oo madax tinima sheeganaayo inaad si daciifnima ah anan maquul aheyn aad uhadasho waa wax laga fiicanahay ee markii jeebabaka la iibuuxiyo waxaan doona ayaa ku hadaaqayaada ha la'iska daayo bilacaleyka!

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 9 วันที่ผ่านมา

    Qoorqoor shilimaan Laaluush ah ayaa ka Hadlineysa Waxuu kala ogyahay. Ma Jirto.

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 9 วันที่ผ่านมา

    Haal sano ayaa loo gaa daaray

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 วันที่ผ่านมา

    Hal qoys ayaan taladoida kala maarmi karin kama baalika wadan dhan
    Gaar ahaan Soomaaliya oo burburtay oo la isku kabkabayey.
    Ninkii yiraahdo loo jpojin maayo
    Wuxuu ku tala galay in lagu kala tako

  • @Koorre
    @Koorre 9 วันที่ผ่านมา

    Mental illness ayaa somalida haysa qof bila caqliya oo aduun meel uu marayo la Socon ayaa madaxwayne ino ah bal hada u fiirso aduunka hadal yar ood tirahdo ayaa laysu casila xasan shiikh waa dhagool indho la'aan ku darsadey

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 10 วันที่ผ่านมา

    xasan nin fakaraya ama fikrad u keena horey ayuu ka bixinayaa waa inuu asagu wax walba keenaa fayriska uu uu watana waa doolar iyo kursi nin uu u dhiibo wax uu soo bartey amba khibrad u leeyahay kuma jiro kuligood iney asaga laweydiiyo isaguna shahaado falso ah ayuu wataa xasan ayaa sida ah cilmina malaha siyaasadna uma bilawna ga bre ayaa u sheegayey waxa uu sameynayo xataa kama baran waa nin baahan iimaana aan laheyn

  • @kamitatitudewaaq7335
    @kamitatitudewaaq7335 9 วันที่ผ่านมา

    KAMA DHIGNO KOFKA QATO DIPLOM INU KA MASKAX BADEYNEYAHEY DADKA KALEY

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 วันที่ผ่านมา

    HIHI 😂 QOOR QOOR IYO INTA CORRUPTION IYO LAALUUSH KU DISHOODEY, HAYSKA HADLAAN😂.BEEN BAY ISU SHEEGEEN😂

  • @BisharoNor-tq7fu
    @BisharoNor-tq7fu 9 วันที่ผ่านมา

    Fayris Xasan tuug aya ku dhacay dadka ku harereysan war ka fagaw hadad nabad qabto qabiil ka rabto ahaw

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 10 วันที่ผ่านมา

    Dadka noocaan u hadla waa waa munaafaqiin waayo waxa ay shalay ku hadleen iyo Maantay ma kala saari karaan.
    Qaabka hadalkooda waa Copycat

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 8 วันที่ผ่านมา

    Siil dhulbantee ma kaa dhexhadayshay

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 10 วันที่ผ่านมา

    Qoor qoor maxakugudhacay oo madaxda maamulgoboleedyada kula mida oo la aantood mid lug qaadikarta Ayaan jirin inaad caaydo oo tiraahdo loojoojinmayo ma suntii xasan shiiq ayaad cabtay mise jiraan xasan shiiq ayaad kabaqday