Part 34: UGXAMIHII AASNAA | Abaabulkii Qarsoonaa Ee Al Qaacida | Iskudaygii Dil Ee Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • #Qaamuus #Kobocii_Islaamiyiinta_Somalia
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 17

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 ปีที่แล้ว +1

    Dastuur waa kan rabi soo dejiyey. Jecloow oo uololeey kitaabka rabi Inuu xukumo dalkeena asageey kujirtaa cadaalad iyo badbaado aduunyo iyo aakhiro ...
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahdsn tahey wll
    Casharka iyo Taarikhda wax badan ayaan ka fahmey
    Ama ka heley taariikh
    Aan marki hore dhagta un ma maqli jirey

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @Mmahad19
    @Mmahad19 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @clkariincllaahicllaahi2124
    @clkariincllaahicllaahi2124 2 ปีที่แล้ว

    Soo koo biddaadii baan sugaynaa maxamed

  • @ahmedbaraf853
    @ahmedbaraf853 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid dhisaha hogaanka mustaqbalka somaliyeed halka noga siwad

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 ปีที่แล้ว +1

      Sheekoy kunahay 😁

    • @ahmedbaraf853
      @ahmedbaraf853 2 ปีที่แล้ว

      @@bukharimohamed3828 maangaab+xaasid
      bal qof aan wax ka faa’idnay inad dabagasho maahane aan wax kaa faa’idno adi aan ka ahayn xaaasidnimo? cad xun tahay wadanka wan kaqaban adoo kale insha allah

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedbaraf853
      Nac nac ayaad haysaa

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +2

    Balse Waxan Ku weydin masul
    Madama uu baramishku
    Gagabo yahey
    Wxd I shegta
    Qoraga buuga
    Cabdinuur mire aadan
    Deganke Kaso jeedey
    Iyo asagu shaqsi uu aha
    Wxuu ahaa
    Mid ka tirsan culimada
    Mse dowlada mse
    Qora un buu ahaa

    • @clkariincllaahicllaahi2124
      @clkariincllaahicllaahi2124 2 ปีที่แล้ว +1

      Wall horta waa cabdishakuur mire aadam waxanad kahelaysa isaga laftiisa oo bandhigga daa bacaadda 2aad eebuugga kahadlaya mar taas waxan siibaadhay maxa med maxamud yusuf sogud bintisa awged marka wumahad sanyahay intaana anaa kafuranaya isna ha inoo siifaah fahiyo 😍 wadaad na mahayn saan filayo alle ha unaxariistee .qoladiisana hhhh maxmed baalooga fadhiyaa

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +1

      @@clkariincllaahicllaahi2124
      Oky wll maxuma waadba dadalshey
      Balse wxn ku weydin adiga ruuxaga
      Hadi aad buugtas qoraga
      Akhrisey Inkasto uu afsomali
      Ku qoran yahey
      Hadana lahjad noce ah
      Ku qoran yahey
      Af waqoyi af mugug
      Af Konfurta
      Af rer bari
      Cabdinuur mere adana alle ha u naxariisto

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah wiiggan ayaan dhammaynaynaa waxaanan jecelahay in xalqad gaar ah aan ka sameeyo taariikh nololeedka qoraaga iyo su'aalo badan oo akhyaartu isoo waydiisay intii taxanahani socday. Mahadsanidiin.

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS
      Waa mahadsan tahey wll
      Insha ALLAH wan sugin
      Horey u soco

    • @clkariincllaahicllaahi2124
      @clkariincllaahicllaahi2124 2 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS shukran 100%😍

  • @naimaabdul300
    @naimaabdul300 2 ปีที่แล้ว

    Walaalbuugaaswaanwaayeexageelagahelaa waxaanraadinayay laboratory eeiisheeg mxageesoomaaliyakamidalahahelaa