Ustaad waxan ku weydin.......web blogger ahay marka Google adsense for example hadii 100 qof click gareyan xayesinta ka dibna malin walba 100ki qof un hadii click ii dhahan caadi miya oo lacag maku helaya mise dad cusup ayay rapan malin walba.........feedback plz
Shukran sxb
you are lagend 👍
Adsense loading method halmar nosoo faah faahi adoo mhdsnd
Zxp somalia ano joga website blogger ma ley sameyn karaa
Haa wlaal nagala so xirir 0616992724
War sxpow malagu sameyay hadii haa thy wepsit yadaan ibar nio mhdsnd
Ustaad waxan ku weydin.......web blogger ahay marka Google adsense for example hadii 100 qof click gareyan xayesinta ka dibna malin walba 100ki qof un hadii click ii dhahan caadi miya oo lacag maku helaya mise dad cusup ayay rapan malin walba.........feedback plz
sxp Bloger ka sidee uga sameestaa website cusub thanks
Wll Blogs halkee ka helaa
ustaad tnx blse waxn rabnaa inaa noo sheegto website yo warar free ah aan ka helayno
Bro Gmail ka an blogg ku samaystay ma ahane mid ka duwan maku samaysan karaa adsense
Haa caadi waye walal
Szp ma gelin karaa ciwanka youtube ka aan lryahy
Google adsence-iga TH-camkeyga ma ku xiran karaa
Haa dabcan walal labadoda hal adsense kuwada isticmali kartaa
Haa sxb waxaa kufahfahinay daljir official soo boqo waa youtube channel kle
Zhp youtubekana ma sidaas ayuun baan ugu xidhaaa
maya wuu ka duwanyahay wll
@@Hanasho_online ok wll kasoo samee video nxt thanks
Sida traffic ficn loo helo inooso sheeg bro
Haye walal
@@Hanasho_online incha Allah kusoo dhakhso