Masha allah alle haydin sharfo ajanibka ila Gara kuhaya Walipa halkan wxan kacadaynaya in oromada iibisa qaxwaha ay jidhkoda ibiyaan halaynaga qabto intanay xuman inagu fafin cidanka halala shaqeyo
Hadii sharci adag oo ciqaab ah lagu qaado dumarka waxaasookale kashaqeeya ee ajaaniibta lasamaynaya dhaqanxumada ee S..L..ceebaynaaya waa in iyagiina lasooqabtaa oo laciqaaba si waliba bilaanaxariisa si digniin ay ugunoqoto kuwo danbe
Guulaysta ciidanka socdaalka❤. Maa shaa Allaah
Well done whalah👏👏👏👏👏
Hablaha Somaliland sharaftodu waa muqadas ILLAHAY na wuu ilaaliyay Raga reer Somalilandna waxay ka xigan geeri walahi
Inantu haday sharafteeda iyadu ilaalinweydo cid uilaalinkarta majirto qof anshax xun nin iyo naag marka laqabto jeelka haloodhadhiciyo fadlan waliba soomaali waxaytaqaan waadumar laakiin ogaada Allah danbiga nin iyo naag umakalasocin markaa idinku sharci layidhaa waadumar masamaynkartaan
Wa mesha ugu dhila badan
@@rock_diamond9475 maxaa kuogaysiiyay inay badanyiin iyo inay yaryiin soomaali waxaytidhaa shinbirba shinbirkiisa ayuu laduulaa
@@rock_diamond9475 mada lagaga dhilaystey wadigan iskaga hadaqaye
Taas oo ficil ah ayaa loo baahan yahay runtii..@@khadijac9841
Alle ha idin barakeeyo diintiina iyo dhaqankiinba ilàaliya
Looveka buuran qaata❤
Masha allah alle haydin sharfo ajanibka ila Gara kuhaya
Walipa halkan wxan kacadaynaya in oromada iibisa qaxwaha ay jidhkoda ibiyaan halaynaga qabto intanay xuman inagu fafin cidanka halala shaqeyo
Guul qarankeena soomalilnder 💚🤍❤️🔥lkn ciidankegiyow gabdhahenana so xidha ee la duubayeye raga 💔🥹
Naagaha tik,tok is qaaqawinaya. soo qabta ajaaniibta oo qudha maheeee .
MashaAllah somaliland guul
Good job
Idinku maalnay ciidankaygii inaga qabta fadaraha
Well done 👏 ✔, Maansha allah
Good masha Allah
Waa in maxkamad la soo taagaa oo la maxkamadeeyaa. Sidee buu u safri karaa isagoon la maxkamadeen
Hablaheena inoo edbiya intaan dadka kle lagu ordin iyaga dabo yaacaya wasaqdan wadanka timide😢😢
Fataalka magacana iiga bedela
Waxa caawa ii muuqatay somaliland qab leh .
💪🏻👏👏👏👏👏👏❤
👏👏👏👏
Waar nin yaroo ajinebi dhaqan soomaliyeed mayaqaanee, isagana halla tuuro gabdheheenana halla edbiyo, gabdhaha somaliyeed sharafbay leeyihiine labada sharaf dilaysa halla qabto meel walba.
CIIDANKA SOMALILAND shaqa wacan.
Hadii sharci adag oo ciqaab ah lagu qaado dumarka waxaasookale kashaqeeya ee ajaaniibta lasamaynaya dhaqanxumada ee S..L..ceebaynaaya waa in iyagiina lasooqabtaa oo laciqaaba si waliba bilaanaxariisa si digniin ay ugunoqoto kuwo danbe
Haa waa diiniyan in la controlo dumarka iyo ragga anshax xumada ka sameya baraha bulshada ciidanka wan bogaadinayaa
Guuuuuuuul iyo gobanimo
Well done wa war farxad le wllhi
Balse Gabdhihii ogolaaday dhaqan_xumadas
Dadkoda iyo Dalkoodana ceebeeyay iyagna
Halaso qabto Hana laxidho
Waa hablihiina qabsadoo sidaaya ninka adba naag raali kaa ah maad dayseene
Gaabadha hiina eedeb u yeesha
NIN SHISHEEYEEYE DHEH 🎉🎉🎉AFSOMALIGA WAA SHISHEEYE
garacaas anaaba dili lahaa😂😂😂shaqo wcn
Qof kasta oo anshax xumo lagu arko hala xidho ama ajinabi ha noqdo ama muwaadin ha ahaadee
Shaqa fiican halka kawada
Habliha yagana ha la xidho iyo anshax xumada dadka la hor imaada
🤣🤣🤣 cheap and clean. And Somali dudes out here partying 5k🤣🤣🤣
hoyadaa iyo walashaa so kamid maha😂😂😂😂😂
Naaguhu iyagaa doontay
Dadka ajanibki hablo badanbay xumaanta u gaystaan il gaara halagu hayo Insha Allah
Alle wax ilaaliya
Ala oromada goorma la raafayaa suuqi buux dhaafisay
Waanu laynaa si dagdag ah
Maad dishashAn
Waxa ka badan inta badan kuwa qariya anshax xumada hala xakameeyo ajanibka dalka waxay doonan ka sameya
Adigaa ka masuul ah in dad ajaaniib ahi waxay doonan Donavan oo ashax xuma Keenan qaar qarson iyo qaar aan qarsoonayn
Halkee ledinka soo xidhiidhayaa
Naagaha soo qabta ey weyan iyaga laftooduye
Waxa ragu ka xishooday
Iyaguna meelwalba
Futada ruxayaane
Nagaaga Hana wax halaqabto
Nagahana Soo xidha oo raciya
Nagihi dalka lahaba sida udhaqmayee maxay ajanabina samaynaya Marka
M.a CiudankeygIi dalkoow🔥🦁🫡
Waar maxkamada geeya raga iyo naagaha aad sheegaysaan.
Naagahana dhaska ka tuma dhilooyinka🏌️🏌️
ma soo qabateen naagaha la duubayay sawiradda anshax xumadda ah ee aad sheegteen ,
Naagahana soo xidha bilaa dhaqan ka
Arin fiican umada diintooda iyo dhaqankooda haloo ilaasho .dumarka laftooda hala soo qabtoh dhaqan celin haloo sameeyoh
👏👏👏🫡
Manta waaaad shaqayseeen
Mobiladooda hala baadho
naagihii wax laga duubay iyagana soo qabta
Visaha safaarade Kasi qaatay
Dhiibku waa naagaha
Dhiloyinka idoor hal saaro
Oo maxaad cukum adag aad u marn wayady Sidon kale yamanta oo anshax xumo ka sameeya maxaad wax uga qaban wayday adeer adigaa kusoo dayay wanka ceebta wanka ku timaada adigaa ka masuula gaar ahaan
Lanta socdaalku 20000kun ooajaaniba inkabadan ayaa joga maxaad ugashaqaysan weydeen
Muwadinkii iyagaa kasaaray meeshii
Liinta capziyaa ay ay dhaley weyee😅
Waar dhamaan oromada iyo dadka dhaqan xun iyo kuwa dawwarsada dhamamn hala saaro
Ma anaaba arkayba indho dheeraa
Maxaa xabsi loogu xukumi wayey denbiga uu galay dartii isagoo ka soo jeeda wadan muslima og wuxuu samaynayaa Inay denbi tahay
Reer Laftinagaa ma dhaqan Islaam ayaa isfinku hadhay Iskuuladiina ayaad caruurta Qowmu luudnimada ku baraysaane.
Alle wax ilaaliya