Abaay muniiro waxan dawanaye video ad ledahay waxan Allh ka baryii jiiraay Ano guri an leyahay mamulaayo wan ilmeyaay waayo waxa iga tabataay meel mar walba taas ku duceystaa wan is xasuustay iso duceey Ana Ana xaladaas ku jiro waxan ahayo hoyo ilma heysato la dagaan family ka xajiga durufa iska jiro Awgeed lkn qeyr insh allh😢😢😢
Amiin yaa rabi
Allahuma Amiin mcny
Aamiin yarabi
Amiin yaa allah❤❤❤
🤲🤲🤲Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi insha allah.
Asc abayo muniiro iyo asxabteda adeerkey iga xanusan ee iigu soo duceya inu illah ii cafiyo
Masha allah abayo muniira keep going 🎉🎉
Masha allah tabaarakallah
Maasha Allah waxaa la yiraahaa Figs aad oo u macanyahay. ❤❤❤
Abaay muniiro waxan dawanaye video ad ledahay waxan Allh ka baryii jiiraay Ano guri an leyahay mamulaayo wan ilmeyaay waayo waxa iga tabataay meel mar walba taas ku duceystaa wan is xasuustay iso duceey Ana Ana xaladaas ku jiro waxan ahayo hoyo ilma heysato la dagaan family ka xajiga durufa iska jiro Awgeed lkn qeyr insh allh😢😢😢
😢😢😢I.n abaayo waad ka baxaysaa niyada khayr u sheeg. waxa raaga ama daaha baa khayr badan samirkuna waa jamiil lkn waan ogahay bini aadam baa nahay wax walba ina dagdag u helnaa jecelnahay astaqfaarta iyo saliga nabiga badi scw mcnto. anoo ilmaynaya😢 baa kuu duceeye ilaahay hakuu aqbalo waayo waan dareemi karaa guri maamulkiisa dhinac lagula haysto dhibka uu leeyahay anoo hooyaday I dhashay lajooga mar mar dhaha waa guuraya waayo waa bila xoriyad guri lagula maamulayo I.n khayr mcnto
Abaayo wax walbo wa laga baxa adun wa is badalaa inshaaa laah xabibti sabar dulqado ❤
@@caashobashiir648 shukran mcnto haye waa igu ogtahay qeyr allh haku siyo
@@salwaxasan2594 Saas abaayo shukran qeyr allh haku siyo
@@izabeella0232 aaaamiin dhamaanteen mcnto 👍❤❤❤❤❤❤❤
300K kabadana uqalantaa muniro ❤ ♥️♥️👍🏽👸🏽
First 😢 abaayo muniiro 300k coming soon🎉
Scw
Masha allaha xabibti aamiin yarbi 🤲🤲🤲🤲💯👌♥️🙏
Masha allah
M a maaama muniiiea❤wAaa ku jeclahy wllhi ❤
Asc abaayo munira waan idin salaamay walaasheey munira iyo ilmaha adeerka aan u a hay dhamaan walaasheey munira Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira
Masha alaah
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti ❤❤
Masha Allah ilahay ha ku siiyo abaayo 🎉🎉🎉
ياسلام👍👍💖💖💖💖
Ameen ya rabi
mashllh abyo muniiro
Maashaa alaah ❤❤❤❤
Mashalha wllo muniiro wan ku jeclhay❤
Wcs Masha Allah abaayo macaan noola soo dhakhso maska🎉❤❤
Masha Allah abaayo, Allaha barakeeyo asaga iyo intiina kaleba❤️ Masha Allah jawigiina ma xuma, cabaayado kaliya aa ku socotiin. Halkaan qaboow🥶🥶
Masha Allah abayo ❤❤❤❤
Muniiiro maaama walacaaa ahy pajiyaha io paspasks iga qarso😢
Masha allaah ❤
Ilaahey dartiis iigu soo duceey waan xanuunsanahy
Hanbal yo cali intaasa iyo in kabadan ayaa korajeenaa❤
Wcs abaayo muniiro❤❤❤🎉🎉🎉
Asc iska eeg timirta qaar aa yuhuda soo saartaa ha gadan abaayo alle ha ku barakeyee
Tiin ilahay kudhartay waaye
300k coming soon I.a
M.a
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Ramadaan kan waxaan raba rotation
Manshaallah alahuma amiin 😍
Asc xabiibti amiin yaa bari
M.a abyo ❤❤❤
Masha allaah
Maashaa alaahuma baarik
Masha alaah aamiin yaa rabi ducada❤❤
Masha allaaaah quruxey❤❤
Asc figs ayaa ladhahaa waa tiin
Wllo waxaad igaso faiidaydsa qasalada dharka sida lagu qalajiiyo waay igu cusubtahay iso faaiide
Mom beer
❤❤❤
Kilida jclahay ani
Adiga iyo walasha fartuun vedioga so dhigtin bilow ila dhamaad wa fiirsada marmar waxa arka sida film camal hada dheranayo stop an kusi qabsada 😂😂
Kili abaayo
ayabo noso dadaji baraka Allaahu
Masha allha hamablyo Hamablyo ❤❤❤❤❤
Masha Allah ♥️❤️
Somali iyo suugo bataati aan isku nacay. 😢
M a
Mash Allah tabarakallaah allahuma barik ❤
Noosoo gali qli
Wcs abaayo muniiro❤❤❤🎉🎉🎉
Masha allaah❤❤❤❤❤❤