ADNO AYA MANTA SHAQADA IGALA WAREGTAY RER

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @kamalali79
    @kamalali79 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abaayo munira waan idin salaamay walaasheey munira iyo ilmaha adeerka u a a hay dhamaan walaasheey munira Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira

  • @user-hn2jx5oc3l
    @user-hn2jx5oc3l 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤

  • @Hkfshjl
    @Hkfshjl 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah habaryar quruxeey ❤ fariid Hooyo macaan sidaas iyo si ka wanaagsanba ucaawi allaah haku xafido

  • @user-ehqueen
    @user-ehqueen 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 abyo muniira hada kadib routine kanaso waaba daashey😂

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 7 หลายเดือนก่อน +1

    Next routine ceyni 😂😂

  • @fahmoabdi8973
    @fahmoabdi8973 29 วันที่ผ่านมา

    Mashallah adna hooyada caawi 😍🥰

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 7 หลายเดือนก่อน

    Waa caadi abaayo ilmaha saas lee loo daba socdaa waxbarashada iyo labiskooda bes ley ka fakaraan

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s 7 หลายเดือนก่อน

    Asc.muniiro hooyo waa hooyo shaqo Ratibka gurig madhamaado buug hadhin iyo dharka dhibka waakulaqabnaa illaah hanoo dhaafo ilmo qurbah wax. MA ogo adano masha allaah

  • @ExcitedDalmatian-kg4km
    @ExcitedDalmatian-kg4km 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo masha allah adno yar waan jeclhy ❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha. Alaah. Halacaawiyo Maamooyinka❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs abayo munira ❤❤ masha allh adna yar fany waaye waa ku haystaa

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 7 หลายเดือนก่อน

    abayo gabdhaha oodhan aya sasnagawada ah aniga midan.dhalay bananke kashaqeysa walahi kob imadhaqdo waxey kuledahay bananka.iyo guriga man iskukenikara hawarte cimri dag dag haiguridin aniga qosol allah nodasto la antot awar ❤❤❤❤

  • @sihamjamal6399
    @sihamjamal6399 หลายเดือนก่อน

    Oo

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 7 หลายเดือนก่อน

    Mansh allah tabarakallah abayo muniiro gabdhah walagu nastah ❤❤💕💕💞💞🥰

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah gabar xogeda gurigeda la tagta miniro adna yar ❤❤👌manshaallah waa farid😊

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey haku daayo baayo❤❤❤❤

  • @deqomudey8315
    @deqomudey8315 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 Masha allah shaqada ku cab gabdhaha isada anaka had noo anfacday ee ayakana u anfacee hadhoow Insha allah

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 7 หลายเดือนก่อน

    Abyo muniro Murad an leyaha iso duceya insha allha ❤❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah Ale hakuxifdiyo Adna habo mcn❤❤❤❤❤

  • @user-hb4ym7mj5l
    @user-hb4ym7mj5l 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallh adna qurux hormar wacan

  • @ilhanaliapdulahi
    @ilhanaliapdulahi 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allh tabaraka lllah hbo mcn

  • @user-cx3qu1em6w
    @user-cx3qu1em6w 7 หลายเดือนก่อน

    Adan❤❤❤❤❤ Masha Allah Masha Allah love you ❤❤❤

  • @hafsajama3506
    @hafsajama3506 7 หลายเดือนก่อน

    abyo muniro anaga wanku jeclnahy ❤

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 7 หลายเดือนก่อน

    Mash allah. Adna qurax ❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @amaaljibriil3687
    @amaaljibriil3687 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allha adan❤

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah adna yar❤❤❤

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 7 หลายเดือนก่อน

    M.a Allow barake ❤Adna yar

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤

  • @NasroDaahir-im2gb
    @NasroDaahir-im2gb 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleeyso indhoolabaaindin daawado

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 7 หลายเดือนก่อน

    ABAYO HUFARKA NALA WADAG MAGACIISA IYO ADOO STEPSTEP NO TUSAYO PLZ

  • @user-ehqueen
    @user-ehqueen 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤

  • @AvAa-r1r
    @AvAa-r1r 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 7 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah

  • @safiyonuur986
    @safiyonuur986 7 หลายเดือนก่อน

    masha allah❤❤

  • @user-rp3fm8wi5x
    @user-rp3fm8wi5x 7 หลายเดือนก่อน +1

    💝💯😘🎉💖

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 7 หลายเดือนก่อน

    Habluhu waainshgada bartaana

  • @ijaabonuur7154
    @ijaabonuur7154 7 หลายเดือนก่อน

    Mooi

  • @user-zo5zg1bd6s
    @user-zo5zg1bd6s 7 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 7 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮 gabdhaha yar yar hawsha halaga daayo korimadoda hareso 😢😢😢😢 maamoyinka dhibsanayan hawsha ka murgaayan side cunug yar uxamili karaa we baranesa marka so wenato in caawiso ma diidani balse wax awoodeda ahen haudiirin ilmaha hda jiran kuwi hore same ma ahan hawl guri loma abuurin gabdhaha please inta aaminsan gabadha shaqada guriga lo aburey ka baqayan hadhawti marka guursato in wax qabsan weso taas wa qalad hawl aduunyo ma dhamaato mana les raaciyo weliga shido hawl aduunyo utaagnanesa wadka imaanaya adiga daalan naftada

    • @msssafa
      @msssafa 7 หลายเดือนก่อน

      wr wlal ilmha walidkii ha ku dirin yan hawl lo dirin mxy tahy

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤🫰

  • @user-oy3to8cd3t
    @user-oy3to8cd3t 7 หลายเดือนก่อน

    Anaa uhoreeya abayo pin

  • @user-xn9cf1tp6m
    @user-xn9cf1tp6m 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ciyaalka shaqada bar

  • @user-kq4ot5ip3p
    @user-kq4ot5ip3p 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 7 หลายเดือนก่อน

    Adno waa gabar qurux badan jirkaada quruxda badan Ayaan kahaley waxaan doonaa waxaa waaye guursado Ayaan kadoonaa mustabal wanaagsan Ayaan rabaa

    • @khadraahmedali9474
      @khadraahmedali9474 7 หลายเดือนก่อน

      Xasbiyalah xishod gabdha yarda sy msha alh wx isufal nin saa uhadlaya gabr lasinmayee

    • @UmoHudo
      @UmoHudo 7 หลายเดือนก่อน

      Maba qaan qarinee maxaa kahelee saqirada masha alaah dheh gabadha cidoda ugafoq😢😢😢😢

    • @RayaanLove-fi8fu
      @RayaanLove-fi8fu 7 หลายเดือนก่อน

      Acudabilaah hadalka xitaa iska qurxi wll saa uhadashy maxa waye ceeb jirkeda kahelay ma wax lasheega😢

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 7 หลายเดือนก่อน

    Sas wye howsha nafada hala barro dheh hadhow hoyo fcn idnma soo tarbiyen

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤