Heesta: Musuqa la dagaalankiisa. Hablaha Hobolada Waabari

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @ismDirir
    @ismDirir 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aad tihiin gabdho leh xiigmo codleh taasj ah afka somaaliga waa naggu qaali maaha allah ❤🎉❤🎉

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ waaaw gab dha heenna qaab iyo qurux ayaad hiba ulleedihiin

  • @abdukadirilyashassan8427
    @abdukadirilyashassan8427 ปีที่แล้ว +2

    Masaakiinta Halaga leexdo cid wax siiso malaha gabdhahaan waxaan dareemayaa Kuwa wax ka sheegayo in ee musuqa u hiilinayaan

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 9 หลายเดือนก่อน

    Masha alah dad xul ah gabdhehena alle ha ino xifdiyo

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 ปีที่แล้ว +1

    Shacabku way ku diirsadeen hormarka dalka 🎉🎉🎉🎉

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 ปีที่แล้ว +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 หลายเดือนก่อน

    Way codmacaanyihin laakin mid hoboladi waabeeri ah kumajiraan intakahadhay hoboladi waabeeri way yaryihin aun.fanaaninti waabeeri caajib ayay ahaayeen

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 10 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤maansha alaah

  • @aisha665
    @aisha665 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAH,GABDHO WADA COD MACAAN IYO HEES FIICAN

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 ปีที่แล้ว

    Fanintan ayagaba lagati wlhi wayo wax hormar maba arko Ani .

  • @IsmahaanCarshaan-rv5yb
    @IsmahaanCarshaan-rv5yb ปีที่แล้ว +1

    Woow❤❤❤

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 ปีที่แล้ว +1

    ❤🎉❤🎉❤

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 10 หลายเดือนก่อน

    Sorre duudka ha tusin dad wey naha kabax masraxa adigoo soo jeeda abayo

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 ปีที่แล้ว

    Hobolada Waberi Kuwan Magac Lee Watane Kuwii Rasmiga Ahaa Waxii Dagay Allaha Naxariisto Kuwii Aduunka Joogana Allaha Xafido, Hobolada Wabari Qaran Oo Dhinac Walba Ka Dhisan Ayey Ahayeen

    • @HalimaAliMohammed-x1t
      @HalimaAliMohammed-x1t ปีที่แล้ว +1

      Iska da xasidnimada gabadhahan waa Masha allahi alle ha xifdiyo xafidullahi ugu hanbalyey codkoda mcn.

    • @osmanshareefahmedyahya4336
      @osmanshareefahmedyahya4336 ปีที่แล้ว

      @@HalimaAliMohammed-x1t Walaal Qofna Ma Xasidaaye Allaha Xafido Kuwaan Adigana Allaha Ku Xafido Kuwii Horena Allaha Xafido Uun Waxaan Ka Hadlay Wabari Hore

    • @HalimaAliMohammed-x1t
      @HalimaAliMohammed-x1t ปีที่แล้ว

      @@osmanshareefahmedyahya4336 Walal alle ha na cafiyo.

    • @abdimoha9206
      @abdimoha9206 14 วันที่ผ่านมา +2

      Haa lkn Osman soo ma ogid in jiilba jiil uu bedalayaayo,haddii kuwa hore aad arki jirtay kuwaas weligood jiri maayaan.

    • @osmanshareefahmedyahya4336
      @osmanshareefahmedyahya4336 14 วันที่ผ่านมา

      @@abdimoha9206 Ha Brother Wa Ogahay In Jiilba Jiil Badalayo Lakiin Brother Waberi Dhinac Walba Ka Dhameys Tirin Ayey Ahayn Codad Macaan Music Dhameys Tirin Ruwayado Halaasi Ah Tariikhdana GaleenTar Tamo Ayaa Jirey Inaba Caadi Maheen Fanaanin Aan La Soo Koobi Karin Kooxo Badan Waberi Qaran👍 ❤️❤️❤️Somalia 🇸🇴 Qaran Ah 🇸🇴 💪👍

  • @cadaanixasan8246
    @cadaanixasan8246 ปีที่แล้ว +1

    damiirkii baasoomaali kadhintay marhaday fanaaniintiina musuqii aykahadlilahaayeen iyagii laiibsaday ooay tuugtii damal jadiid hees kutaageereen

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic ปีที่แล้ว

    Kow ayagaa musuqa ka ah

  • @baahilodiiriye8127
    @baahilodiiriye8127 ปีที่แล้ว

    Beenalayal aaway ciidamada sheegeysan daqliguse xageeyala waar xishooda

  • @muhidinmuktarbashir3797
    @muhidinmuktarbashir3797 ปีที่แล้ว +1

    🎉🎉🎉🎉🎉