Maashaa Allah walaahi qawaarij wuu karbaashay saasaa la rabaa soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul soomaaliya ha israacdo alshabaab dhulka ilaahay haka jaro
soomaalidu hore wax uma fahmaan, Qofku marka uu dhinto, ama uu Guulaysto, ama uu Guul daraysto oo wuxuu ka digayay la arko ayay qiraan wuxuu ka hadlayay lkn aniga aragtidayda Daraawiish iyo AL-SHABAAB wax farqiya uma dhexeyan. Daraawiishba wakhtigedi dadku way ka soo hor jeedeen markii danbana waa loo kala dartamayay in lagu faano illaa reeraha qaar ay gaar u sheegtanba.
Those two Somaliland poets were abducted by Somalia Government and are hostages for use in political subterfuge. Somalia government media has interveiwed them. How was that possible?
Waa gabay cajiib ah,codka abwaanka ayaa kasii cajiibsan!!👍💙🇸🇴
M,allah abwan keyga abwan muxidin Shahid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tabaraka Allah 🥰😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💯✅
Wooow masha allah ❤❤❤❤❤
Abwaanku waxweyni masheegi. Wakhtigeenu wagabaabsi inshalle.
Maashaa Allah walaahi qawaarij wuu karbaashay saasaa la rabaa soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul soomaaliya ha israacdo alshabaab dhulka ilaahay haka jaro
MUXYADIIN DABO-QOODHI. Adeer markii hore ayaaba lakala gobsanaa. LIYUU BOOLIIS NIN U GABYI JIRAY MAA GAMADIID IYO INA KHALIIF U GABYAA.
Nahaad TV ..
Abwaan C/waaxid Gamadiid.. Ma wuxuu Kubiiray Alshabaab.... Uma Malaynaayo inuu Fikirkaas kujiro Walaalkeen Abwaan C/waaxid Gamadiid... Rabi Ha Xifdiyo
Mahadsanid
Waa gabay dabadhilif oon xaqiiqda ina hortaal ka turjumeyn ( Qaasinow gartana waad taqaan guuna waad tahaye, Ama gaala Raac oo gunimo Qaado, Ama geeshka Raac oo gamaska dhiigayso waxii aan gedaas ahayn saw galgalo maaha
Nin LIYUU BOOLIIS iyo ina ILAY u gabyi jiray maa maanta gole ka gabyaa akhas.
Maasha allh
Great job 👍
Amazing ❤
Mash Aalaallaah ❤
Zinji soogalootiya naaha Somali... Jaberti ha ku laabto Yemen iyo Onan.
😢
❤🤝🤝🤝❤
Mesha alaah afku kuma goo wasakhaad khaydaan waalahad shedaamo muslinimo kugabaaya eedaka lan naaya iyaga ayaa gaalada ushaqeeya
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ina shahid wuu ficn yhy lkn midbu cilad kuleyahyo waa waa hadba kii afka ubuuxsha ninki onlf maydkeda kuful dhantaynayay saw maha
Qaasinow bal sayidki iyo darwiishta aad taariikhdooda xayisiisid bal maxay kukala duwanyihiin nimankan mise qofki dhito ayaa xaqa loo qiraa inta uu noolyahayna waa lala diriraa aniga waan Kaa yaabaye sayidka maxaad u taageertaa ood darwiish u sheegata adoo sidan ah
soomaalidu hore wax uma fahmaan, Qofku marka uu dhinto, ama uu Guulaysto, ama uu Guul daraysto oo wuxuu ka digayay la arko ayay qiraan wuxuu ka hadlayay
lkn aniga aragtidayda Daraawiish iyo AL-SHABAAB wax farqiya uma dhexeyan. Daraawiishba wakhtigedi dadku way ka soo hor jeedeen markii danbana waa loo kala dartamayay in lagu faano illaa reeraha qaar ay gaar u sheegtanba.
Waryaa ha u gafin daraawiish hana ku magacaawin kilaabu ahlu naarta uu nabigeena suubanaa noo sheegay goormeey daraawiish soomaalida qarxin jireen
waxaa miyaay is waaydiinayaan iyagaa iska leh shabaab isaaq hawoyana waa xayawaa aan waxba fahmin oo hooyadood 100doolar ku dilaya oon iimaan lahaayn waayna ka caqli badan yihiin isaaq
kan. gabay mayaqaaan
Those two Somaliland poets were abducted by Somalia Government and are hostages for use in political subterfuge. Somalia government media has interveiwed them. How was that possible?
You lair they are alshabaab
Don't ly
Waxaas waxaa kadaran gaalnimada iyo kala qeeybinta soomaaliyo waxaa tirtisay waxaa geestay mareekan iyo wixii lasocda ee car iisheeg meel eey taliyaan oo wax lagu hasuuqay
Waryaa yaad u sheegaysaan qaraxa iyo dhibaatada joogtada ood umadaan soomaaliyeed ku haysaan ma waxaad moodeen inaan ilaawayno ama idin rabto duli ilaahay idinku bixi
Waa gabay cajiib ah,codka abwaanka ayaa kasii cajiibsan!!👍💙🇸🇴
😢😢😢😢😢😢😢