War hadii wax wanagsan laga hadlayaana ma ceebaa ka dhigteen kolay waan arkaa inaad wabyaalad uun ku diidantihiin alle caqliga haydiin soo celiyo iyo wanaga mayerka cusubi ku soo biiriyay hagrisa hadii alle cod karnimada iyo dadaalka iyo daacadnimada siiyo mid aan kula qabiil ahayn JUFO hoose kula ahayn malaha. Waa wax fiican in wax laga sheegaa haduu xataa wax wanaagsan idiin qabto waar alle ka xishoodo yuhuuda ayaa munaafaqada iyo jilaafada nabi maxamed Salawatullaah caylayhi wasalam lagu yiqiinay inay xanjarafo iyo wax ka sheeg la daba socon jireene Mooge alle ayaa u soo diray umada hargeisa haduu noqon wayay mid kula jufo ah ma aha inaad xagxagataan isku xishooda oo alle ka baqa waa Rasuul hargeisa alle usoo diraye xaaraan iyo wax iska daba Marin iyo qaraabo kill iyo qaaad iyo shidaal aad iska cuntaana heli maysan hantida dadka maatada ah laga ururinayo wuu u xafidayaa Meeshii ku haboona wuu ku bixinayaa wuuna ka magacwaynanaya kuwii iska cunayaasha ahaa ee aad la rabteeb xaaranta insha alla
Maasha Allah illahay culimada haynoo xifdiyo allxamdu lilaah la aantood halkan Mayu soo gaadh neen dumar wada xijaaban maayaarkana illahay ha ku astro shaqada uu hayo aamiin
Alle nabada Hargeysa. Ka jirta ha u Siyaadiyo. Waa wax lagu.farxo Nabadda. Iyo Is Aragaas.Culimadii.soomali.ugu caansaneed.ayaa isugu.Tagtey.. Masha Allaah
War ninkaan caadi maaha waa hadal yaqaaan dhaqankii soomaali lagu arki jirey baa ka muuqdo ilaahay ha barakeeyo war reer soomaalilanow sheekha idiin xiran sii daaya ninkaa ina moogena ku fara adayga waa nin qiima badan e
😭👈Somalia Ma Culumo Sax ah ku hartay Mase Waa CIMAAMAD KOOFIYO iyo is boor boor Waligey Xiligaan Culumo ka bahdilan uma Soo joogin Tusaale Sh:Max'ed Sh:Cismaaciil dulmiga uu ku Afduuban yahay Miyey ka hadli karaan
Ina moogoow kalsoonidii waxan kaala noqonay maalintii ad tidhi hargaysa iyo fanka lama kala saari karo ee ad sheegtay tiyaataradii fusuqu ka dhici jiray ee umadu ka toobadkeentay inaad dib u amaamudi doonto .
Mayerku miyuu , kariwaayey in uu yidhaahdo ku soo dhawaada Somaliland , of course kuwo inaga ah oo dadkeenu u haysto in ay aaminsan yihiin Somaliland , haseyeeshee aan aaminsanayn ayaa meesha fadhiya. Khudbado aad u tiro badan ayey marwalba jeediyaan mar qudha Somaliland afkooda ka maqlimaysid laakiin waa afraad.
xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, Ambaashatoorada Soomaaliya u fadhiya dibadda, saamiga ugu badan waxaa la siin jirey kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa. yaa dillay JACEELKAASI ? yaa idin CAWIREY ?
Wadada dhismehega adigu iyo siyad tonna laga ma suugaayo. Wadanka dad kiisi ba u jooga. Ka dan bax. Comment yadaa yar yar ee ruwayadah la joogso. Xaassidnimo la ma rabo. Hoora loo socda.
Waa Tabliiq iyo sacatul islaam ma aha qaar fariiqo iyo wax la Mida ka socda ijtimaac ayaa laga qabanayaa hargeisa waa kulanka dawcwatul islaam khuruuj ayaa laysugu imanayaa alle ha sahlo e
Maykii hore wuu ka xishon jiray tv lakii mayar cusubi malintii 3jeer ayuu tagan yahay hadal jecela mayr ka cusubi
Kkkkkk, waxaad mooda weriye, xafiiskaaga ku ekoow Mayir shaqo badan ayaa kuu taalee,
War hadii wax wanagsan laga hadlayaana ma ceebaa ka dhigteen kolay waan arkaa inaad wabyaalad uun ku diidantihiin alle caqliga haydiin soo celiyo iyo wanaga mayerka cusubi ku soo biiriyay hagrisa hadii alle cod karnimada iyo dadaalka iyo daacadnimada siiyo mid aan kula qabiil ahayn JUFO hoose kula ahayn malaha. Waa wax fiican in wax laga sheegaa haduu xataa wax wanaagsan idiin qabto waar alle ka xishoodo
yuhuuda ayaa munaafaqada iyo jilaafada nabi maxamed Salawatullaah caylayhi wasalam lagu yiqiinay inay xanjarafo iyo wax ka sheeg la daba socon jireene
Mooge alle ayaa u soo diray umada hargeisa haduu noqon wayay mid kula jufo ah ma aha inaad xagxagataan isku xishooda oo alle ka baqa waa Rasuul hargeisa alle usoo diraye xaaraan iyo wax iska daba Marin iyo qaraabo kill iyo qaaad iyo shidaal aad iska cuntaana heli maysan hantida dadka maatada ah laga ururinayo wuu u xafidayaa Meeshii ku haboona wuu ku bixinayaa wuuna ka magacwaynanaya kuwii iska cunayaasha ahaa ee aad la rabteeb xaaranta insha alla
Maayirkii hore waxba muuqaban jiriin cashuurtii magaalada meeday eedaysane ayuu ahaa sidaa derteed baanu usoo hor istaagi jirin dadka
Maayir kii hore cashuurtii baa kumamaqan oodadka ma hor iman Karo waayo waa eedaysan yahay
Suaalaha ayuu ta baxsan jiray Kan Kan laakiin xashiishka ayuu gacantii ku quraa. Qabyaalada darbiyada ha jiirto
Masha allah allah culimada iyo madaxda iyo dadweynaha ha ino barakeeyo somali meel ay jogtaba allah hagu nabad yeelo 👍👍👍
Masha Allah sxb horee usocda reer somaliland
Maasha Allah illahay culimada haynoo xifdiyo allxamdu lilaah la aantood halkan Mayu soo gaadh neen dumar wada xijaaban maayaarkana illahay ha ku astro shaqada uu hayo aamiin
Mnsha Allah. Hargeisa Moyor keedi bey heshey.
Alle nabada Hargeysa. Ka jirta ha u Siyaadiyo. Waa wax lagu.farxo
Nabadda. Iyo Is Aragaas.Culimadii.soomali.ugu caansaneed.ayaa isugu.Tagtey..
Masha Allaah
MashaAllah ilaahayow culimadayada noo xifdiyo yaa Rabbi.
Ilhow mayarka iyo culimadaba oo barakeee
Thank for your comments Prety Mushtaq
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah dhamaantiin.
Reer hergeeysa alahs aminigeeda u xafido
Masha allaaah ilaahoow culumada iyo magasladaba noo xafid
Mashaa Allah mooge
Rux qemo badan, best mayor of the world. I love you ina mooge❤️🌺💯
Mansha allah tabaraka alla
The mayor is very smart and very outstanding 👏 👌 👍 😀 🙌
Thank you so much 😀
Amina Abshir
Masha allah masha allah
Maasha Allah
ما شاء عمدة مدينة هرجيسة الإنسان المسلم البسيط الذي يرحب بضيوفه دون الانتماء لحزب أو جماعة هذه صوماليلاند حفظها الله من كل سوء
Masha Allah tabarak Allah mayir
Mashallah waa sax Mr Mooge waad mahdsntahy wllo
Maasha Allha tabaark Allha
Maashaa'Allahu tabaarak'Allah. 🥰🤲
Maansha alaah
Mansha.allah
Masha alaah mayinkaan alaha xafido
MaashaAllaah nimcaa ka dhacday
Masha Allah alle ha daayo culimasa
Aamiin aamiin aamiin
War ninkaan caadi maaha waa hadal yaqaaan dhaqankii soomaali lagu arki jirey baa ka muuqdo ilaahay ha barakeeyo war reer soomaalilanow sheekha idiin xiran sii daaya ninkaa ina moogena ku fara adayga waa nin qiima badan e
aad baad ugu mahadsan tahay sidad fikirkaaga bulshada ula wadaagtay
Masha Allah culimada aad soo dhawaysay may Allah bless you and reward you Allahhuma aamin ❤❤❤
manshallh allhu agabar
ماشاء الله تبارك الله
Masha allah somallilan allah barakeyo
masha allaa masha allaa masha allaa somaliland ha noolato
Masha Allah tabarakalaahducooyinkaa Allah ha inoo aqbalo yaa rabilcalamiiiin.
Sheekh maxamed sh ismaacil fire
maasha aallah cabdi kariim mooge
ماشاالله برك
maansha allaah
maansha alaah maayir mooge ilaahay huku marakeeyo
Amiiin amiiiin
Yes.Great.Moge.hargeisa.hakuna.matata
Haa culimaddii hore waa dalkoodii kuwa djawaandhaladka ah ee dhibka badan ee wax lagu soo shubto waa maya.
Mashallah tabarakallah laquwatailabillah💐❤❤💯
allaah yabarik mayor qiimo badan we have respect for you mudane
Mayirka Hargaisa TV walba iyo xaflad walba wuu taagan yahay
Mayirka Burco goob kasta oo shaqo wuu taagan yahay, TV yada iyo xafladaha wakhti badan. ma siiyo
SHEIKH MOHAMED.MELKU SHEEG MAYAR MOGOW Magaladan ADA MA MULA,SHEIKH SO DAYA
Waa la soo daaye wll mar hore
@@aziamohamuud9283 walaal sheikh maxamed kee xidhnaa bal iisheeg fadlan
@@aziamohamuud9283 Mahadsanid wll ma ogayne.wa mahad allaha hada
مرحبا بكم با شيوخي
Allow culimad dhawr diintu waa mid
Sidu uso dhaeeyay Maayarku ayaan Sodhawnay culiimada Somaliyeed
Ckriin axmd moge liban mzha allha guul waarta
Waka,madaxi,waa,sida💗💗💗💗💗💗💞💞💞💞💞💞💞💞
Kulahaa dalwalba waa kooxdii!!!
Kani beritana Taliban noo keeni doonaa,
Maayirow Somaliland Fedraal Maaha, Somali oo dhan ka dhaxaysa sheekooyinkii xisbiga wadani naga jooji plz
Qurux badanaa
Oo sanqadh yaraa
Markay shurafadu is marti qaadaan!!!!!!!
Hada kulan b
Bal dee kilankan
Ana waan karaamayni!!!
Maasha allah allow mascara brakade
mahadsanid Mukhtar Ahmed abdi
Mayer waa inan yar daacida ka mid ah u duceeya isaga iyo ummadiisa reer somland.
Mashalah wan so dhawaynaynaa kulan ka lakin maxaa Sh Maxamad ismacil loo daba mariyay
Walalo sheikh Maxamed Ismaacil waa lasoo daayay baa layidhi inkasto markii hore khalad loo xidhay waxaa fican inan culimada lagu deg degin ilaahay ha xifdiyo dhamaantood.
@@halimomohamed6275, kkkkkkk argagaxisada ayaad culimo u taqaan!!!
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
mana HADLI kartiin.
Manshaaa Allah hadalo qiimi badan ayuu kuhadle maayirka Hargesa ale habarakeeyo
Culimaduwaa in aykatarool yeeshaan maasha iska hadal
Warkaa war baa ka dambayn
Weriyaashhii aduunkuna dhamaan waa wada diyaar ,waxa socotaaba ma hadaad dhooqo lugu la gasheen.
Maayir xoolihii magalada inaad kasaarto maad ilowday
😭👈Somalia Ma Culumo Sax ah ku hartay Mase Waa CIMAAMAD KOOFIYO iyo is boor boor Waligey Xiligaan Culumo ka bahdilan uma Soo joogin Tusaale Sh:Max'ed Sh:Cismaaciil dulmiga uu ku Afduuban yahay Miyey ka hadli karaan
Axsan maayir ,albaabka siyaasadu waa hadal aqoonta iyo fikraadoo lagu beero bulshada maskaxdooda,ninkii hadlaa la fahmaa halkuu dadka la rabo
Maayarku goormuu shaqeeya tolow.? Xaflad walba waa taagan yahay.
War sh Mohamed ismacil maad kahadashiin culumow mseen anigaa qaldan wan yaa banahee ,🤔
Waa la soo daayey wll marhore
70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
Maayarku Farmaajo ayuu u shaqeeyaa maalin walba waxuu rabaa in uu meel ka hadlo sidii inan yar
Hablahayagii waad qurux badantihiin waxaadna ku qurux badantihiin Jilbaabka
yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?
Fadwaa. Islam
🎲🎲🎲
Kan ina mooge dhalay Mar keliya ma oran soomaaliland war khayr held magac ku dhiiro
Ina moogoow kalsoonidii waxan kaala noqonay maalintii ad tidhi hargaysa iyo fanka lama kala saari karo ee ad sheegtay tiyaataradii fusuqu ka dhici jiray ee umadu ka toobadkeentay inaad dib u amaamudi doonto .
Diinta waala ilaalinayaa Insha Allaah lakiin argagixisano looma baahna lanoqo hadaa doontid period
Mayerku miyuu , kariwaayey in uu yidhaahdo ku soo dhawaada Somaliland , of course kuwo inaga ah oo dadkeenu u haysto in ay aaminsan yihiin Somaliland , haseyeeshee aan aaminsanayn ayaa meesha fadhiya. Khudbado aad u tiro badan ayey marwalba jeediyaan mar qudha Somaliland afkooda ka maqlimaysid laakiin waa afraad.
xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, Ambaashatoorada Soomaaliya u fadhiya dibadda, saamiga ugu badan waxaa la siin jirey kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa.
yaa dillay JACEELKAASI ?
yaa idin CAWIREY ?
Culumadau dal waliba waa dalkoodii!!
Sheekh walba xuduntisu meel bey talaa mid kastaba meel buu ka soo jeedaa, markaa marti bey inoo yihiin badhkood.
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
Wadada dhismehega adigu iyo siyad tonna laga ma suugaayo. Wadanka dad kiisi ba u jooga. Ka dan bax. Comment yadaa yar yar ee ruwayadah la joogso. Xaassidnimo la ma rabo. Hoora loo socda.
@@Mariamitio
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
mana HADLI kartiin.
killinka lixaad ayaad ku biirteen.
@@Mariamitio
Itoobiya idin eeganeysa.
Walle hadaad ku faraxsantahay kulan wahaabiyo maraan dheereyn adaa shaleyn doona
وسيعلم الذين ظلموا اى منقلب ينقلبون
War culimada afka ka jedi o allah ka baaq
Ha aflagaadey Culimadii ugu waaweyneyd geyiga Soomaaliyeed kuwani maaha wahaabiyiin iyo seeflaboodtoona
Waa Tabliiq iyo sacatul islaam ma aha qaar fariiqo iyo wax la Mida ka socda ijtimaac ayaa laga qabanayaa hargeisa waa kulanka dawcwatul islaam khuruuj ayaa laysugu imanayaa alle ha sahlo e
Maansha alaah