Asc sheikh waxaan ku riyooday telephone ii sooo dhacay ooo magaca qofka ay ku qorantahay aayadasi قد جعلها ربي حقا Riyada ka hor waan ducaystay waanan seexday sheeikh iii fasir
Asc shiiq waxan ku riyooday bada soo fatahmayso lkn wax qalqiyenin marna hosteyda mareso marna gurigeyga ugu imaneso waxana ma halagto yacni wax ma burburiso
Asc shiikh riimi Allah ha ku barakeyo waxaan kuriyoday 4 mar iyo kabadan anigo jini I cayrsanayo balse qur aan ayan aqrinaya marwalbo anigo cararaayo😮
Allahu akbar
Mashallah jazakallah khairan Sheikh ❤
لاحول ولا قوة الا با الله😭🥹☝️☝️🤲😭😭😭
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Walkay hadaba masjidkii alle jogto nasiib adigaa leh wa mesha ugu wangsan alle logu cibadayso rabigaa gacnta u taago allaah u dhawaaw ado rabiga haysta adon maxa wax u waydisan wll rabi haku siiyo waxkastaa jecehsay alle islamkisa haku sakhiro 🤲
Allahuma Amiin Wbt @@fitimamohamadnor
Illaahay arsaaqada ha kuuwaasiciyo
Maansha allaah
Wsc Masha Allah Ameeen❤❤❤
أنا ممتن جدا لك يا شيخا لله يكون في عوننا❤❤❤
Waxaakaloo jirta waalidkay manoola hadaba waxaanku riyooday waalidkay oo xanuunsan oo geeri yoonaya marlabaad ayaa hadana riyadii iigusoo laabatay labadii waalid oo xanuunsan kuriyooday Allahawnaxariisto qabrigana unuuree
Asc sheikh
❤❤❤❤
Sheikho side leyskaka daweya musubyanada gurka kahaysata ishek pls
خيرررر مرحبا
ASC waxaanku riyooday wallshy igayar oo iqalaysa anoo iska qabanaya ayaan hurdada kasoobooday
❤
Asc sheikh waxaan ku riyooday telephone ii sooo dhacay ooo magaca qofka ay ku qorantahay aayadasi
قد جعلها ربي حقا
Riyada ka hor waan ducaystay waanan seexday sheeikh iii fasir
Asc shiiq waxan ku riyooday bada soo fatahmayso lkn wax qalqiyenin marna hosteyda mareso marna gurigeyga ugu imaneso waxana ma halagto yacni wax ma burburiso
Asc shaqow waxaan rabaa inaad isoo fasirtiid riyo aan asd uga baqay fadlan telkaga ma helicopter karaa
Asc sheqow waxaan kuriyoday anoo biyo kujiro oo donkugudbayo oo hadan cabsanayo aniga iyo Gabar kale oon garanayo
Iisofasir
Asc
Digriga muxu yhy
Wllo waa xuska illaahay
لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ