WARIYE IDIRIS CIGAAL NUUR IYO DHACDADII UGU NAXDINTA BADNAYD EE UU LA KULMO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • ★ ★ ★Maalchannel ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕

ความคิดเห็น • 68

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +6

    masha allh qofkasta oo a qoonyahan simali ah oo muqdisho soo.marin ma ee san jirin
    manta waad arag taan mesha ee joogto
    u soo.duceeya.Hooyada somalia❤❤❤❤💙💙💙

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 ปีที่แล้ว +16

    weriye idiris wllhy waan jeclahay
    waxaan ugu sii jeclahay wareysiga uu ka qaadey cumar dhuule Cali
    oo aad yaabeyso qaabka uu uga qaadayo

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa halkeen ka imiday wareysigaa cumar dhuule uuka qaaday

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว

      Walaahi ana taasaa igu horaysay aanse layaabay qaabka uu udaadihiyay dubista brmj ka cumar dhuule heesa hiisa

  • @ayanidriss
    @ayanidriss 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah my talented dad! ❤ Funniest and most talented person I know.

    • @fuadmohed5053
      @fuadmohed5053 2 ปีที่แล้ว +1

      Your dad is one the best of somalis journalist
      I wish him along live and a good health and
      I would like to see him one day I know his family staying in canada

  • @somalilanddhalad9733
    @somalilanddhalad9733 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah adeerky idiris cigaal nuur cimrigiisa alaha raajo

  • @mohamedismail-nh5pr
    @mohamedismail-nh5pr 7 ปีที่แล้ว +4

    maansha alaah waa idiris cigaal nuur waa rugcadaa saxaadaha waa ninkii soo saraay heesaha hirgalay

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 4 ปีที่แล้ว +2

    Faysal fadh fadh leh yaa qoray horta weriyanimada halsuaal oo isku toosan maba odhankaro

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 5 ปีที่แล้ว

    Wariye Idiris cigaal nur Waa raga fara kutiriska ah ee rugcadaaga soomaaliyeed kaharay allah cimriga iyo caqliga ha ubarakeyo Aamiin

  • @yasinmagan2244
    @yasinmagan2244 5 ปีที่แล้ว +2

    Weriye bilaa aqoon ah oo waraysana weriye khabiir ah waa iska sidan uun

  • @ahmedademhaibe991
    @ahmedademhaibe991 7 ปีที่แล้ว +7

    walahi he is so talent ninkani ismu badalin

    • @ashaabdi3610
      @ashaabdi3610 7 ปีที่แล้ว

      mansha allah idiris cigaal waxan xusuustay waayo waayo

  • @abdifatahahmed7782
    @abdifatahahmed7782 7 ปีที่แล้ว +12

    Wariyahan waa reer somaliland. Somaliland hore usoco. Ala jecliyaa inaan ku noqdo somaliland oo qabyaalad ka jirin. Ala dadkayga somaliland qalbi wanaag sanaa. Ilaahow naga qabo siyaasiga qabyaaliistaha ah. Aaamiin yaa alaah.

  • @jallam
    @jallam 6 ปีที่แล้ว +2

    Aduun wlhy muuqisa markaan bartay iyo maantoo i xigtay waayihiisa is badalay Idiris cigaal nuur ruug cadaaa

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 7 ปีที่แล้ว

    Manshallah Allah cafimaad iyo cimrigaba haku barakayo wariyee qaliya Idris Cilag wa rugcadaa dhica saxafaada

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 7 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah idiris cigaal ilahay caaafimadka iyo cimriga hakuu dheereyo

  • @maxamedofficial8990
    @maxamedofficial8990 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu ninkan waxan kahelay markuu cumar dhuule waraysanayay

  • @aasiyasiciid9303
    @aasiyasiciid9303 4 ปีที่แล้ว +1

    adiris cigaal runtii anigu waxbaan ka faaiidaa muuqaaladiisii uu horre uduubay siiba waraysiga fanaaniintii waa weynaeys ee soomaali

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland 2 ปีที่แล้ว

    idiris cigaal nuur alle cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo waa living legend laakiin ninkan waraysanaya isagaaba u baahan talooyinkan uu weydiinayo idiris hhhh kama muuqato xirfad weriye.

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +1

    Living legend Idiris Cigaal Nuur rugcadaa saxaafadeed 😘😘

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

    Adigu hada ma runbbaa hadaa tidhi sahro axmed baan heesaha hirgalay ku so daray kamaba qayb galin sahro heesaha hirgalay Allaha u naxariisto

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan wax waraysanaya wariye maaha

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 6 ปีที่แล้ว +2

    Mchallah, waa Shaqsi ka hadlaaya waxa uu Arkaayo.

    • @mohamoodibrahim30
      @mohamoodibrahim30 6 ปีที่แล้ว

      waar ka Faaiideysta mee Kholooyinkii ku Dawakhy wariye nimo ee ku waashay
      ka FAAIIDEYSO SXB, BLA BLA BLA BLA, War maahee.

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 ปีที่แล้ว +2

    eeney eeney kkkkkkkkkkkkkk
    alle haku xafido adeero

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Qof soomaali ah oo wax yaqaanna oo an Muqdisho soo marin wuu yaraa,, Hooyadii dalka idiris Allah caafimaad ha siiyo,,,,

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 ปีที่แล้ว

      Bashiir Dheere qaraxujoog xoolihii ummada kaligeed qaadan jirtay diiday in hargeisa hal jaamacad loogu dhiso. Aftahanadu waa u dhalasho.

    • @rooblemahamedali4290
      @rooblemahamedali4290 7 ปีที่แล้ว

      Adeer muqdisho ayad iska cashaqdaye tarikhda doon

  • @cabdifataaxmahad9451
    @cabdifataaxmahad9451 5 ปีที่แล้ว +1

    Talooyin aad u wanaagsan ayuu bixinayaa,waana weriye ruug cadaaya oo cod qurux badan,iyo ereyo culus adeegsanaya haba waayeelobe.

  • @kadrakarie9866
    @kadrakarie9866 6 ปีที่แล้ว +3

    Waxaasaa weriye laga dhigay maxamed siyaad muxuu bello hayey

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      Bilaayo Afwayne ka wayneed mabay jirin

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว +3

    ☺😊👏👏👏👏👏👍👍👏👏👏
    idiris cigaal Nuur waa weriye qarameed☺😊 bal eeg sida faqriga iyo arradka weriyenimo leh uu kan wax wareysanayo ku hadaaqayo"ka xorow goboleyso,qabyaalad kuna sifo xidig qaran hada weriye noqoneyso☺😊☺😊

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 6 ปีที่แล้ว +1

      WAARIMEYSIDE WANAAG hhhhjhjj Somaliland hanoolaato

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว +1

      WAARIMEYSIDE WANAAG labadaba waa halyayo Somaliland orod ku mashquul kuwiinii

    • @waarimeysidewanaag8847
      @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว

      asal hargeisa asalow saxib idiris somaliland waxa layiraa wuxu sarraaxay iney Abtirsi(beeleed)tahay aniguna waan kaso jeeda waxa is heystana waa reer waqooyi!! koonfuri inama oga wax go'ay iyo wax kale! kolka khaladka ama munkarka lagua saxona ha u qaadan in cid kale, ee waa adeerka ama ina adeerka gacaliyow kolkeynu garteenna sifeyno intaynaan geedka tegin! sokeeye had

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      WAARIMEYSIDE WANAAG in badan baan arkay qoraaladaada haday doirasho tahay, haday qadiyadda Somaliland tahay haday markasta oo Somaliland horumarku talaabsato brush xaarle oo aad la wareegayso tahay, ama asal faqash noqo ama dabadhilifkoodu oo ka sii liita hadalka halkiisa aan ugu tago laba arrimood baad ka gubataa oo ah dadka magaca ku leh BULSHADA afka soomaaliga ku hadasha oo badankooda s.land u dhashay Allah swt ayaa ka dhigay,ta labaad horumarka iyo taariikhda Somaliland oo 26th June 1960 dawlad jirtay oo ka duwan Somalia kana hor xorowday oo khalad iyo waali ugu biirtay Somalia wixii isku biiraana way kala bixi karaan oo ayaad quraana maaha isu tagii labada gobol taana waxaad ka qaadi kartaa si kastood u galgalato ood kolba shaadh munaafaqadeed u soo xidhato aanay jirin. Somalilanders baan ahayn waxa lagaa YIDHI AABAHAA IYO NIMAAN KU AQOON INDHAHA U MARMARO

    • @waarimeysidewanaag8847
      @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว

      Hasalka hargeysaw! inanka wanaagsani gurigooda anshax iyo Asluub buu kala yimada😊 bulshadana kula dhaqma. Ma filayo hooyadi sharfanayde ku dhashey iney raalli ka tahay hab dhaqankagan arradan. Sheekh shaafici ba laga haya"10 QOFO AQOONLE MEEL BAAN SAARI KARA!! LAKIN HAL QOFO JAHILA ISAGA IGA RAAYA"bacdeyn hasal hargeysaaw! saaxib waad reyse na weydaaro, lana galgalo akhaslanadadaa anagu QARAN IYO NIDAAM DOWLIYAANU KU DOODNAAYE. MAAMUL GOBOLEEDYO waxad umada u horseede☺😊

  • @khaalidkcychannel4239
    @khaalidkcychannel4239 6 ปีที่แล้ว

    uuuu weynaday idris cumar dhuule zhp aHaayen

  • @sayidhuseen710
    @sayidhuseen710 3 ปีที่แล้ว

    Waa aftahan hadana xirfadiisa aqoon uleh allaha dhowro

  • @bigbossz3280
    @bigbossz3280 ปีที่แล้ว

    waxa is weydi yaa la waraysanaya. labada waxa mooda laba weriye oo is waraysanaya

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 หลายเดือนก่อน

    Kacaanka ka hor wax walba waxay ahaayeen wax liita wacaanku wuxuu dhisay waxbasho iyo caafimaad iyo saxaafad iyo beero iyo military dawlad ka horaysana waxay ahayd waxaynan xitaa gaadhsiinkarin dugsiga aasaasiya iska daa waxbasho kale gaalka dila gartiisana siiya cadaalada intaas bay dadkii soomaaliyeed ka yidhaahdeen

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 ปีที่แล้ว

    Good point

  • @halimoahmed1808
    @halimoahmed1808 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allh awoowgay idiris egal nuur allow cimriga kuu dheeree

    • @Raho123
      @Raho123 5 ปีที่แล้ว

      Maanshaa Allah idiris abtigay idiris cigaal nuur

    • @sadekfarah4692
      @sadekfarah4692 3 ปีที่แล้ว

      Anigana waa adeerkay Sadiq farah migane nour Ayan ahay.

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 4 ปีที่แล้ว +7

    Eray lasheego waxan ugu necbahay dadka afsoomaaliga kuhadlo iyo dhulka Soomaalida dagto labaa eray naga daaya dadka soomaaliyed iyo dhulka Soomaaliyed kubadala marbaa leeysku soo noqon Ninkii nool aduunyada

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale bro waa ummad qashin noqday waayo ismaba waydiin afsomaliga waa luuqad adunka Casriga ah luuqadaha waa La wada bartaa marka chiinees haduu afka barto somalia maay quseysaa mise China ayaa quseysa waa uqdad dad qaba dadka ereygaa isticmaala aragtideyda xaqiiq ereygaa waxaa ugu horeeyey ee laga maqlay ama waa made in hargaysa

  • @engdacarjama5875
    @engdacarjama5875 7 ปีที่แล้ว +4

    degdeg halaygu raadiyo Numberkiisa ala maxaan raadiyey Idiris?

  • @cabdiqaniaadan2476
    @cabdiqaniaadan2476 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว +1

    british,italian,frans somaliland!!! waa waxaynu kacaanki ina halaagay ha noolaato u lahayn☺😊berigi dambeynu habaaranay! baa mid reer berbera yeen:NOW!! WAR TII HORA LA AQBALE KA BULDHE!!☺😊😊

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 7 ปีที่แล้ว +1

    idiris cigaal nuur waa wariye qaaliya
    heesaha hirgalay isaga hargeysa kaso saaray

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 3 ปีที่แล้ว

    legend

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 7 ปีที่แล้ว +2

    bashiir dheere ma coldoon baad tahay sxb?? xamar hadii la tago sow markaa caasimadii somalida ma ahayan?? mise qolyaha xamar somalinimada u yaqaan bada tahay?

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว +1

    sida weriye ediris ka dhawaajiyey"KU ABTIRSADO!!! SOMALILAND😊😊BADLCDEYN QARAN MAAHAN EE SOMALIDU BEESHA GOBOLADA WAQOOYI BEY U TAQAANE, WAARIMEYSAANE WEEDHIINA HAGAAGSADA.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 6 ปีที่แล้ว +3

      WAARIMEYSIDE WANAAG soomalida reer waqooyiga tidhaa Somaliland waa intan koonfurta ee aanu mar midownay.sedexda kale midna reer waqooyi nooguma yeedhaan waqooyina kagama toosnin.

    • @waarimeysidewanaag8847
      @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว

      Ismail Jama
      mahadsanid saxib, sida ilbaxnimada iyo ashaxa lehe, aad fikirkaga u dhiibatey! hada mabka aduunka , 1914nadi eegto waxad arki;Biritishsomaliland,frenjisomalilan iyo italiansimaliland,waxay ahayd wax laga faano ila mantana tahay ,,somaliland!! bbcda 1960ki warka waxa lagu so daya somalida waqooyi,, saxib fikrikan kuwi gumeysiga garwadeenka u aha baa watay in land land dalka qabiilqabiil loogu qeybiyo waxgaradki ka digey dhaqan xumadana(goonigoosadkana)wa taaa manta xita britishsoomaliland qabiil usi kala go'eysa😊😊😊

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 5 ปีที่แล้ว

    Idiris cigaal nuur allaha ifka iyo aduunkaba kugu liibaaniyo

  • @JibriilHandulehDoctor
    @JibriilHandulehDoctor 3 ปีที่แล้ว

    Ruug cadaaga ka faaiidaysta

  • @danhiilalichannel5332
    @danhiilalichannel5332 2 ปีที่แล้ว

    M

  • @kadrakarie9866
    @kadrakarie9866 6 ปีที่แล้ว

    Asagu waa soomaali land dadka kalana soomaaliga ayey ku hadlaan .waa maxay jawaabtu dadoow?

  • @shadiyaali9076
    @shadiyaali9076 7 ปีที่แล้ว

    oo jabuuti maxaa wadan hooyo uga dhigay waaba meel baas oo somaliland necebe , idris maxaa waalay kute jabuti wa wadankaygi hooyo cajiib