Waa Maxay Engineering? | Kuliyadda Engineering-ka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 119

  • @mohamedmohamudshaafi1575
    @mohamedmohamudshaafi1575 4 ปีที่แล้ว +19

    From Ogaansho Team mhdsnid Ustaad

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 4 ปีที่แล้ว +6

    Ustaade civil engineeringka inoso badi wxn ahY ardY saphamora oo engineering 👍💯

  • @sahroabshirmohamed814
    @sahroabshirmohamed814 ปีที่แล้ว +1

    Hamigay ugu wayn waa Eng in sha allaha

  • @cabdinaasir2151
    @cabdinaasir2151 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid eng.Abdiwali khaliif waxaan rabaa inaad xog fiican iga siiso makaanikaal engineering iyo fursadaha kaga banaan wadankeena

  • @أمةاللهالسلفية-ل6ز
    @أمةاللهالسلفية-ل6ز 3 ปีที่แล้ว +12

    إن شاء الله بيتحقق حلمي
    بالنسبة لي أحب مادتي الفيزياء والرياضيات واخطط دخولي لكلية الهندسة المعمارية
    ما شاء الله ،
    السؤال الذي سبب لي الأرق والتفكير الزائد هو هل الهندسة المعمارية مناسبة للبنات ؟
    كونك مهندساً اعطني بعض النصائح اني مقبلة على الكلية .

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +8

      مناسبة جدا
      أشهر مهندس معماري في الوطن العربي ان لم يكن العالم هي زها حديد المتوفية.
      لا تترددي ان كنت تستهوي الرسم و الرياضيات وتحصلين فرصة دخول تلك الكلية
      موفقه

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 4 ปีที่แล้ว +9

    Mechanical Engineering Kasoo Hadal Teacher (immediately)🙏

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wll wlhi mawduuc aad muhiim u ah ayaad ka hadashay waxaan kaa codsan lahaa kuliyada computer science

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/ezOyPcX3nBk/w-d-xo.html

    • @naasirsiciid654
      @naasirsiciid654 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiwali mnsha allah ustad mar hadii aad muuqaal ka diyaadisay waxaad si khaasa noogu soo diyaarisaa kuliyada culuumta beeraha

  • @fahan305
    @fahan305 4 ปีที่แล้ว +21

    *CIVIL* *ENGINEERING* kasoo hadal wll...

  • @iamsomali5529
    @iamsomali5529 4 ปีที่แล้ว +1

    0:58 aan ku saxee shidaalka waxa so saaro Petroleum Engineer, not mining engineer.
    Mida kale Kulliyadaha aan rabo in laga so hadlo waa ( industrial and manufacturing engineering and polymer and process engineering).

  • @abdullahiali5100
    @abdullahiali5100 4 ปีที่แล้ว +8

    Asc Ustadow mrka hore ilah b mhd usugnty
    Wxn ka codsnyaa inad computer science io software eng. Compression noga sameyso midka ugu fcn ee taqasuskiis ino so bandhig mahadsanid

  • @haajarnabeel1640
    @haajarnabeel1640 4 ปีที่แล้ว +1

    Good job

  • @maxamednadif
    @maxamednadif ปีที่แล้ว

    Engineering faculty ugu fiican

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 4 ปีที่แล้ว

    Excellent video!!

  • @muniishaabdi8620
    @muniishaabdi8620 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aad iyo aaad ayaad u mahadsanthy waxa ka socdaa OGAANSHO waxaa kaa codsanayaa inaa kasoo hadashid kuliyada xaquuqda iyo kuliyada cilmi nafsiga labadaas ayaa aad u daneenayaa adoo mahadsan inaa kasoo hadashaa jeclaan lahaa somalia fursad shaqo ma uga banaan tahay hadaa barto insha allah ustaad mahadsanid

  • @Mudalibadbirahman2124
    @Mudalibadbirahman2124 2 ปีที่แล้ว

    Waxan Ahey chemical engineer and technology.
    Alhmdulilaah❤

  • @kinghikmaawi2959
    @kinghikmaawi2959 9 หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahadsantahy eng

  • @tayasirahmed3429
    @tayasirahmed3429 3 ปีที่แล้ว

    Maamulka iyo maaraynta ka soo hadal ustaad

  • @haajarnabeel7408
    @haajarnabeel7408 4 ปีที่แล้ว

    Good luck bro👍

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad . civil engineer student ayan ahay . waxan aad uga faaiday autocad kii .

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  4 ปีที่แล้ว +1

      Adaa mudan axmed wll.
      Please faafi asxaabtaada lawadaag si'ay iyagana ooga faaiidaan anina dhiirigalin iigu noqoto

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad🙏✋

  • @sahroabshirmohamed814
    @sahroabshirmohamed814 ปีที่แล้ว

    Architectural engineering labaad baaaan rabaaaa in aaan barto

  • @sajidatulialaah1424
    @sajidatulialaah1424 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @sadiiq5
    @sadiiq5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @ayuupbalaq1086
    @ayuupbalaq1086 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib

  • @Wiil_Soomaaliyed
    @Wiil_Soomaaliyed 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kaa codsanayaa in aad kasoo hadasho geology sciense please❤❤❤💓💗💗💜💙

  • @adanfaarax3941
    @adanfaarax3941 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma isku midbaa mise wey kala duwan yihiin softwere enginering iyo electronic computar engineering

  • @Omer_indho3191
    @Omer_indho3191 4 ปีที่แล้ว +3

    Medicine cidii oo bahan ino laga so hadalo please like ku qabtaa

  • @BarkhadcaliMaxamed
    @BarkhadcaliMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo wxaa noo soosamaysa muuqal ah injeneeriga biya xidheenada ama faatahada biyaa iyo sida loogadhigo mcn kuwabadaha mhdsnid

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 4 ปีที่แล้ว

    Sxb abdiwali, aad baad u mahadsan tahay. Sxpo Omer/Kanalka OGAANSHO dhallinta kaaso booqatay ayaan kamid ahey.
    Waxaad ka codsana in aad kaso hadasha Petroleum Engineering-ka iyo waca ku gadaaman, iyo bal in ey haboon tahay barashadiisa marki loo fiiriyo xaalka dalka. 🇸🇴

  • @mahadhassan2341
    @mahadhassan2341 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Eng.Abdiwali khalif waxaan rabaa in aan xog fican ka helo wax kusaabsan kuliyada Bioengineering ama Biological engineering .

  • @MohamedWiilqaran
    @MohamedWiilqaran ปีที่แล้ว

    Wllo kwaran chemical engineering wadankenna somalia maka shaqaynaya in aan barto ayaa rabaaye

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 3 ปีที่แล้ว +1

    Geography iyo history maxaa lagu noqdaa

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 ปีที่แล้ว

      Artichergure enginering geology wa kubaranysa sxb iyo minerals engiring egeoraphy maaadk ladhaho wxn qadana hdada artctichture engring nahy climatology eng

  • @FahadAbdirizak
    @FahadAbdirizak 3 หลายเดือนก่อน

    Telecomunicatoin engineering ka soo hadal ustaad abdiwali khaliif

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 16 วันที่ผ่านมา

      Fahadow waa xamse ii waran

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 3 ปีที่แล้ว

    Why dislike?adan kula hadlaya

  • @globalofficial2367
    @globalofficial2367 3 ปีที่แล้ว +1

    Telecommunications engineering

  • @dhuudhi
    @dhuudhi 2 ปีที่แล้ว

    Teacher waxaad ka soo hadashaa aerospace engineering ama aeronautical engineering

  • @ibraahimmohamedhassan
    @ibraahimmohamedhassan ปีที่แล้ว

    Waa maxadsantaxay lkn cid baranayso engineering maxaa ubaaxanyaxay oo cavaq ax

  • @aadan3286
    @aadan3286 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc walaal.
    Waxaan ahay wiil ah ama ku jira secondary form-2,aad kumana fiicni secondary-ga(saan isleeyahay)waxaan jeclahay ganacsiga iyo camputer science-ka,markaa maxaad igula talin lahayd,se maxaa ka dhexeeya;secondary iyo camputer science-ka ama ganacsiga,haddaa waa secondary-yada dalkii?

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  4 ปีที่แล้ว

      Ws wr wb
      Wll email ka igalasoo hadal.
      Abdiweliqalif@gmail.com

    • @Jakaarta236
      @Jakaarta236 ปีที่แล้ว

      ​@@cabdiwaliustaad xisaabta xogaa iskuma fiicnin computer science waan bilaabi rabaa ila tali

  • @asunour8330
    @asunour8330 3 ปีที่แล้ว

    ustaad architecture kaso hadal plz aad ba udaneynayaa

  • @tabarrucmedia5401
    @tabarrucmedia5401 4 ปีที่แล้ว

    Macalin kasoo hadal
    Healthy ga sida
    Faculty of medicine
    Faculty of laboratory
    Faculty of public health

  • @kkfldlldkkfldlld4539
    @kkfldlldkkfldlld4539 3 ปีที่แล้ว +1

    Public administration walaal nooga soo hadal

  • @badrimaxamed3882
    @badrimaxamed3882 4 ปีที่แล้ว +1

    Ecnomic&manegment sceince noo ga soohadal sxb

  • @abdirahamanmohamed2021
    @abdirahamanmohamed2021 4 ปีที่แล้ว +1

    Wala petroleum engineering ba iqorsheysan ina bilabo maxad igu latalin aheyd

  • @najmacabdiraxmaan4704
    @najmacabdiraxmaan4704 2 ปีที่แล้ว

    Whith out Physics iyo xisaab ma dhigan kara engineering o ma ii fududaan karta dhigashadeedu teacher wan jecly inaan barto lkn labada maado iskuma wacnin

  • @mubaarigcabdilaahi5216
    @mubaarigcabdilaahi5216 3 ปีที่แล้ว

    Islamic banks macluumaad nooga soo diyaari wll mahadsanid

  • @abdirahmankhaliif9992
    @abdirahmankhaliif9992 2 ปีที่แล้ว

    Wll telecomination eneering intaan mada ku Dariin ee kuliyaad mahaan miya mise kuliya da electric eneering isleeyiihin

  • @tik_tok_officialpage1392
    @tik_tok_officialpage1392 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan ahay arday bilabaya sanadnkan civil engineering maxaa igu talin lehed mana igu haboon in aa kudadalo si aan u gaaro hadafkeyga o ah civil engineering ustaad waxa kaa rajena ina isoo jawabi dontid i.a

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  4 ปีที่แล้ว +6

      Civil Engineering waa takhasus fiican runtii haka labalabeyn ku dadaal insha allaah xisaabta sifiican isaga dhis waxaad kabaran kartaa website-ka sida khanacademy.org
      alle kacabsiga waa muhiim.

    • @mohamedkobra2305
      @mohamedkobra2305 4 ปีที่แล้ว

      Wepsetkan faahfahin nagasii maxa u naga saacidaya side isku diwan galin kara

  • @Moha7993
    @Moha7993 2 ปีที่แล้ว

    Software engineering ustaad kaaz rapaa ina barto oo jeclhay .xisaabta iyo phhsics ina barto malaigabahanyahayna ustaad? maisharixi karta adgo mahadzan teacher🙏😍

  • @jaalexeylaawi1829
    @jaalexeylaawi1829 4 ปีที่แล้ว

    Public administration and leadership kaso hadal ustad mhdsnd

  • @axmedmaxamed8042
    @axmedmaxamed8042 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll nooqo hadal electric engineering

  • @fadumodheeman2583
    @fadumodheeman2583 2 ปีที่แล้ว

    Software engineering kaso hadal wll🌃

  • @MohamedShariif-nn7gv
    @MohamedShariif-nn7gv ปีที่แล้ว

    Medicine and surgery kasoo hadal wll

  • @abdirahmanfarahumer8526
    @abdirahmanfarahumer8526 2 ปีที่แล้ว

    Fucalty of healthy kasoo hadal.ustaad

  • @alibaana700
    @alibaana700 4 ปีที่แล้ว

    Asc masha Allah
    Bro waxaad kadashaa cafimadka

  • @hasanmuse6813
    @hasanmuse6813 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxad ka soo hadashaa electrical enigineering

  • @abdullahiali5100
    @abdullahiali5100 4 ปีที่แล้ว

    No.1

  • @sahroabshirmohamed814
    @sahroabshirmohamed814 ปีที่แล้ว

    Wxaad kasooo hadashaaa civil engineering

  • @moosalah2369
    @moosalah2369 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan danaynayaa anu in aad Ustaad kasoo hadasho kulliyada medicine taas oon rabo inaan wax badan ka ogaado mahadsanid ustaad

  • @jaadyare128
    @jaadyare128 4 ปีที่แล้ว +1

    Mechanjcal eng

  • @heartbroken9116
    @heartbroken9116 2 ปีที่แล้ว

    Landscape architecture baku wareerey

  • @omarhussein3941
    @omarhussein3941 4 ปีที่แล้ว

    Asc. Wll chanellka Ogansho ayan kaimaday. Aeronautical Engineering kwrn sxb? Mexey kula tahay in labrto.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  4 ปีที่แล้ว

      Ma aqaano wll.
      Online-ka ka baar

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 2 ปีที่แล้ว

    Computer engineering wll ka soo hadal
    Communication engineering iyo Computer engineering mxay Ku kala duwan yihiin

  • @maxamuudshxasancarab335
    @maxamuudshxasancarab335 4 ปีที่แล้ว

    MUdane Petrolium Engineering Baa rabaa Fikrad iga sii Dr ismail

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 4 ปีที่แล้ว

    Engineer waan ku. Salaamy. Asc fadlan kasoo hadal dakhtarnimoda iyo qaybaheeda thanks

  • @mehranyuusufshariif7079
    @mehranyuusufshariif7079 4 ปีที่แล้ว +1

    Bro kahadal astronomy

  • @abdullahimohamed1457
    @abdullahimohamed1457 4 ปีที่แล้ว

    ustaaad adoo raliya kasoo hadal maamulka iyo maareynta

  • @aaminaabdalla3097
    @aaminaabdalla3097 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan rbaa inaa ka hadashosho economic pure
    Manta ayaa laydhahay chennelkaas ka faideeso waxaan rbaa ina ka hadsho mhd snd

  • @omarbarsey2000
    @omarbarsey2000 4 ปีที่แล้ว

    Pleas inoo soo gudbi kuliyada accounting ka

  • @hassanibrahim2781
    @hassanibrahim2781 3 ปีที่แล้ว

    Asc zxp
    Aad iyo Aad bd umhd santahay warbixinta aad nasiisay
    Waxaan jeclaan lahaa aadna u danaynyaa inaad warbixin koobn iga siiso Water Engineering
    Wlba si faahfahsan in.A

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 4 ปีที่แล้ว

    Medicine ka soo hadal ustaad iyo cafimadka

  • @zaaidabuukarali4484
    @zaaidabuukarali4484 4 ปีที่แล้ว

    M.a wllal eng abdiwali khalif aad ayd umahadsantahay howl fcn ayad wadaa hampalyo lkn waxad ka hadlin kulliyada petroleum engineering ama oil and gas engineering wana kulliyad muhiim ah wxn jcln lahaa inad inuu ka mid ahado kulliyada hada ka hadleysay mr

  • @jowhartube385
    @jowhartube385 4 ปีที่แล้ว

    From omar inshaar hello abdiwali

  • @taysiiralbaani1877
    @taysiiralbaani1877 3 ปีที่แล้ว

    Islamic bank sharaxaad ka bixi walaal

  • @mohamedhamud9237
    @mohamedhamud9237 3 ปีที่แล้ว

    Geometric engineering faahfiin iga sii bal adoo mhdsan

  • @abdulahiabdi5875
    @abdulahiabdi5875 4 ปีที่แล้ว

    Asc sxb Waxaa ka soo hadashaaa ( Information system)

  • @Suldaan-yare-2000
    @Suldaan-yare-2000 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad kuliyada hadaa somaliya ku cusub ee international trade investment kasoo hadal ustaad

  • @mohamedadanali9206
    @mohamedadanali9206 4 ปีที่แล้ว

    Kuliyadaan taqasuskeed mid mid ukasoo hadall wll waliba civil engineering siqota dheer Mahad sanid

  • @ibrahimxamid473
    @ibrahimxamid473 4 ปีที่แล้ว

    Machanical enginering ustaad iga jaahil bixi
    Waxbaa iska kee qasanee🙏

  • @mohamudabdimohamud4354
    @mohamudabdimohamud4354 4 ปีที่แล้ว

    Industrial engineering baa jeclaan lahaa inaad lasoo hadashid

  • @ne5363
    @ne5363 3 ปีที่แล้ว

    What about computer engineering?

  • @maxamuudshxasancarab335
    @maxamuudshxasancarab335 4 ปีที่แล้ว

    Team OGAANSHO

  • @zayiddalino2212
    @zayiddalino2212 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc from ogaansho

  • @abshirofarax1791
    @abshirofarax1791 4 ปีที่แล้ว

    Mechanical engineering kasoo hadal ustad

  • @cfitaaxbeyzaani9495
    @cfitaaxbeyzaani9495 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanidiin

  • @rahmamohamoud1865
    @rahmamohamoud1865 4 ปีที่แล้ว

    Ustad #It kaso Hadal plz

  • @Maax19
    @Maax19 4 ปีที่แล้ว

    Marine science kasoo hadal walaal mahadsanid

  • @smashaabdalla1298
    @smashaabdalla1298 4 ปีที่แล้ว

    waxakaso hadashaa aviation

  • @bashirali1434
    @bashirali1434 4 ปีที่แล้ว

    asc ustaad waxaad kasoo hadashaa software engenering
    mahdsanid

    • @asmaradeerow6653
      @asmaradeerow6653 4 ปีที่แล้ว

      Engineer lambarkaaga ii soo qor adoo mahdsan

  • @abdiasisomer6713
    @abdiasisomer6713 4 ปีที่แล้ว

    Chemical Engineering ban kaa sugaynaa wll

  • @mohamedkassim6674
    @mohamedkassim6674 3 ปีที่แล้ว

    Sifaafaahan ugu Nadal civil injinaariya walaal soo mahdsan

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      Waan ka hadlay channelkana wuu ku jiraa. kuliyadda dhismaha daawo

  • @noloshadunidaw1359
    @noloshadunidaw1359 4 ปีที่แล้ว

    Asc ustad waxan rabaa inaan ogaado farqiga udhaxeya kulyadaha Architecture iyo Architecture engineering Sidan umaleyo labo kulyadoot ayay Kala yihiin adigana architecture engineering ayad sharaxday marka laba kulyadoot may Kala yihiin Mise hal kulyad waaye mahadsanid.

  • @gujimowliidcabdilaahi12guj72
    @gujimowliidcabdilaahi12guj72 2 ปีที่แล้ว

    Water engineering maanu jirin

  • @maxamedcalicali5408
    @maxamedcalicali5408 4 ปีที่แล้ว

    Archeology kasoo hadaL fadlan

  • @cabdikariinkeyeo6804
    @cabdikariinkeyeo6804 4 ปีที่แล้ว

    Telecommunication engineering kaso hadal 🙏

  • @faisalahaji6116
    @faisalahaji6116 4 ปีที่แล้ว

    Software Eng.

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 4 ปีที่แล้ว

    Laborotory kasoo hadal

  • @xusnimaxamuud3712
    @xusnimaxamuud3712 ปีที่แล้ว

    Software engineer

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 2 ปีที่แล้ว

    Nuclear engineering
    Ka soo hadal adoo raali ah

  • @rowdocabdiqani1647
    @rowdocabdiqani1647 2 ปีที่แล้ว

    Biology kuliyadaas kasoo hadal macalin mahad sanid

  • @maxamednadif
    @maxamednadif ปีที่แล้ว

    Iguna fursada badan