Taa mid u eegi anay igu dhacday marka laga reebo in family lagu marmarsoodo Ana wn ka kaaftoomay hawlahaygaan qabsaday si kastoo waqtigu iigu adkaaday diintaydii iyo noloshaydii baan dhistay Allena waa ila qabtay oo waa ku guulaydtay ALXAMDULILAAAH YAA ALLAAH
Asc Sheikh Kheyr badan Allaaha ku Siiyo. Waxaa jirto Arin an la yabay oo Ah Aniga waligeyga ruux been uma jeegin mana qiyaanin qalbigane kama jabin Waxaan Ahay Allaah ayaa iga Aqoon badan Ano sida ah waxaan la kulmay ruux been isheegay qalbiga iga jabjshay waxaan markasto qalbigeyga ku jirto in qof Jabiyey qalbi Allaah ku xiran Asagana laga jari doono mar ay noqotaba Aniga U Allaah igu badli doono ruux Allaah iso diray oo u ka rali yahay Waligada Allaah rali gali daacadna Ahoow wad guulesanesaa insha allaah 👈🤙
Ax wlhi wa arin xun lkn anigaba way igu dhacday o wiil Kan mudo dher wada soconay Aya i khiyamay marka wll waxan kugula talinaya iska ilaw hana is dareensin inay la aanteed dunidu madawtay lkn naftata horumari ilahayna talo saaro insha Allah wad heli dhigagaga iyo qof nolosha kula fahma wa billahi tawfiq
God Qiyaano ninkii Qoda asigaaa uun ku dhici aaakhir . . . Ee ma ahn sheikh innaad halkaan la soo istaagtid sidaad ugu aarsan lahayd iyi sidaad ugu ilmeysiin lhyd... sheikhnimana waa sheeganaysaa ee wax isku fal wadaaadow.
Raxma Ruun gbdhahu waa wada dhaawac..illhy ha inoo sahlo...nimanka yaan la aaminin,, iyaga laftirkoda wa la khiyaameeyaa...mrkaa wakhtiga hda jira wa xiligii Danaysiga...mrkaa ha lays ilaaliyo...
Walale walaale cabdallaa dhameeyey. WAN HUBAA ALLAAH SWT BAA SIDAN KUUGU TALO GALAY WAANA KHAYR EE KA DHIGO KHAYR Alleheen sida ugu wayn u jeclow iyo Suubaneheena SCW. Khayr badan iyo isku filnaansho isku mashquuli qalanjadaada adaa arki doona ogow taas 👌 ALLAHA IDIN DHAWRO REER BADBAADO
Asalam wr wr the guy just know Walahi u are not the only one it happened to me many times but what I said it was not Kheir and Allah didn’t want this human being in ur wonderful life just pray and keep be happy InshaAllah it will be kheir for all of us
Maasha alh sheekh qof waxaad tahay jacaylka wax ka yaqaano laakiin wiilkaan walaalkeey ah ha ogaado in ay kuaoo noqon doonto iga qor midaas xitaa haddii la guursado
Warunta wlh wiil iga tagay guursaday hada marku wiil dhalay kadib ayuu call igu walay leyahy wan kashalaynaya kama qabto talephonka dad badan ana arkay xita waxaan arkay wiil kaordi jiray sanad igu danbyse ana raadiyay wan yapay markasa ogaday
Jazakallah sh. Whi waa talo ad u wanagsan......waxan wlky kulatalinayaa in uu naftiisa samir ku xoojiyo o uu uhurumar badan kusameeyo .........Allah hakugu garabgalo wl.
Aaaamin aaaamin allh dadka dhiban oo dhana way dhibanyihiineh runtii aniga ayaba hada ku sugan xalkaas wan samayn sheikh insha allh 5 years ayan xirir lahaa lkn waa uu iga tagay dhib wayn ayaa i haysatah kalsonidin way iga dhamatay dadka oo dhan in ay i qiyaanayan ayaan modayaah 😭😭😭😭😭
Ax walhi wa arrin murugole jacayl ku wa mid badilaadaba ku horseeda mararka qaar lkn alle talo saaro qof kakhary badan bad heli haddaad dhibka kusamirto insha allaaah ducaysona wl
Sheeqow, aniga waxaa igu dhacday qiso xanuun badan, xaaskeyga oo 5 caruur ii heysa guriga ii joogta ayaa walaasheed iga dulmisay, guriga bey ka kaxeysay macal caruurteyda iyo agabka guriga aniga oo aan ka war qabin wax xumaan na aan ogeyn ka dibna aqyaar baan u diray, aqyaarteeda oo dhan waxay la istaageen gabadheena ha naloo furo, anigu waan diiday ka dibna nin aqyaarteyda ka mid ahaa ayaa igu dhehay gabadheena ma kugu xirno lix sano ka hor baad ku furtay 2 dhalaaqo ilmahaaga dambe waa xaaraan, arrinta wey sare kacday ilaa haddana wey taagan tahay xitaa lacag baa la ii adeegsaday CID waxaana leygu amray in aan xaaskeyga ag istaagi karin xitaa caruurteyda aan u tagi karin. Waa mucjiso aan kala kulmay reer xididkeyga, diiniyan maxaa igu haboon.
Walal qalbiga alah ku qaboojiyo mid ka wanagsn ayad heleysa ilaahey ayaba gees kaa marinaaye qof khaaain ah maxaa qoorta ku suray adiga hada dacad tahy qof wanagsn ayaad heleysaa ina ka fakarto ama time kas dhan ad siiso xata waa daciifnimo gadaal ha uraacin
Asc shekow alah danbigaga Hadhafo ana San at ka shegeyso aya igu dhactey will an mudo badan WADA hadli jirney kadib ana kadhacy wuxuna igu jidhii alah ayan kugu deynaya nabsigeygana mel at ka tagto ada og lkn waxan uga tagey mel an kaga wrmo ayan uubaxana fadlan jawbta iso sii🥰
Shiikh waxaan rabaa inaan kula soo xidhiidho waxaan donayaa inaad iisheegto melaan kala soo xidhiidho ama Instgramkaaga ama facbook gaaga ama lanbarkaga xagan igu reeb
Alla shekhow ku jecliyaa
Jazakalah khayr caqliga allaah
Hakuu barakeeyo
Wllo iso duceeya wxn ahey qof qalbiga laga dhawacay 2014
ILahay ayuunba xalkayga og xaladan so maray alxm imika wiil is baranay dhawan ayan rabana inan is guursano ducda iguso kaba walalahaygoow
inshalaha nolol wacan o farxaad leh kuwada nolaada weligiina isku farxsabadaa ameen
Ilahay haku barakeeyo
Qeeyr iyo farxad alaha idiin kala siiyo midkad guursan doonto
ilhy wlshy haku haaaa jiyo guurkaga
Mashallah walashy kuwi isku waara ubad khayr qaba kala heela idinka dhigo
Mansha Allah sheekh Aad bad ugu mhadsantahy wa talo wnagsan Ana radinayey
Taa mid u eegi anay igu dhacday marka laga reebo in family lagu marmarsoodo
Ana wn ka kaaftoomay hawlahaygaan qabsaday si kastoo waqtigu iigu adkaaday diintaydii iyo noloshaydii baan dhistay Allena waa ila qabtay oo waa ku guulaydtay ALXAMDULILAAAH YAA ALLAAH
Manshallah sheeq jizkllahum qeer waatalo wanaagsan wiilkasna badla qeer qabo allahasiiyo amiin yaarabi balanta iyo runta wamuhiin qofkaan kudhaqmina lalamaba saaxiibo waxaaran
Asc Sheikh Kheyr badan Allaaha ku Siiyo. Waxaa jirto Arin an la yabay oo Ah Aniga waligeyga ruux been uma jeegin mana qiyaanin qalbigane kama jabin Waxaan Ahay Allaah ayaa iga Aqoon badan Ano sida ah waxaan la kulmay ruux been isheegay qalbiga iga jabjshay waxaan markasto qalbigeyga ku jirto in qof Jabiyey qalbi Allaah ku xiran Asagana laga jari doono mar ay noqotaba Aniga U Allaah igu badli doono ruux Allaah iso diray oo u ka rali yahay Waligada Allaah rali gali daacadna Ahoow wad guulesanesaa insha allaah 👈🤙
Alla madadka quluubtooda akhrisaa runtii kaayabay wax yaabaha runtaa baa kahashaa allaha ku xifdiyo sheekhow
Wlhi anay igu dhacday 6sano bn isla socony laba maglo bn kala joognay marka waxbarashada wadnay marka dhameeyey wax barshdii buu ii sheegay in reerkodu aanay ogalyn oo gabadh rerkoda ah la siiyey bes hye bn idhi 1year marky kasoo wareegtay bn soo ogady in uu gabadh kale la sheekeysanyey oo ay been ahyd gabadhii rerkodu siiyey ani wax kle ma samyne shaqadaydan isku mashquliyey iminka alhamdulilah wxn haysta nolol fiican ilhyna meel xun inan idhigayn bn aminay wna helay hal malina niyada iskama xumayn adna walalo waad guulaysan ee niyada hagagso
Ax wlhi wa arin xun lkn anigaba way igu dhacday o wiil Kan mudo dher wada soconay Aya i khiyamay marka wll waxan kugula talinaya iska ilaw hana is dareensin inay la aanteed dunidu madawtay lkn naftata horumari ilahayna talo saaro insha Allah wad heli dhigagaga iyo qof nolosha kula fahma wa billahi tawfiq
Masha Allah sheeq jzkl aqliga hawayin rabi haku xafido jaceelka waxuu ku ficanyahay inan lagugu dayicin misana laguguqiyanin dacadnio Allaha wafajiyo qofkasto waxjecel iyo midka lajecelyahay
Aameen yaa sheekh adna illahay haku xafido
Way xanuun badantahy qof hadsugaysay inaad nolol laqaybsato hadana kuxumeeyay walaahi qof somaragaranaya xanuunkiisa Alle waxkhyr qabaha ugu badalo wiilkaasi
Masha Allah sheikh khuna jzklhu qayran
Asc sheekh ilahey haku barakeeyo xageen kala soxiriraa
God Qiyaano ninkii Qoda asigaaa uun ku dhici aaakhir . . . Ee ma ahn sheikh innaad halkaan la soo istaagtid sidaad ugu aarsan lahayd iyi sidaad ugu ilmeysiin lhyd... sheikhnimana waa sheeganaysaa ee wax isku fal wadaaadow.
Dahir hassan kkkkkkk sax wll waa qeeb ka mid ah ganacsiga youtobka marka iska ogoow
Weey igu dhacadey 3 sano waab yartahay 8 sana iga luntey alx waanka tasbiixisadaaa allah iska talla saartey alx aada happy u ahay allah kuyasiro walalkey somaaliyeed xanuunkaas
Jazakallah kheir alh Ku dhowro sheikh
Sheikh Allsha ku dhoro Runti Wx bdn Wan ka faaidey horey u socdo Insha Allah
Masha Allah sheikh jazakallahu kheyr
Xaqiiqdii tasi mid lamid eh anigey ii heesataaa lkn alxamdulilah qalbigega waa ii daganyahy
Raxma Ruun gbdhahu waa wada dhaawac..illhy ha inoo sahlo...nimanka yaan la aaminin,, iyaga laftirkoda wa la khiyaameeyaa...mrkaa wakhtiga hda jira wa xiligii Danaysiga...mrkaa ha lays ilaaliyo...
Walale walaale cabdallaa dhameeyey. WAN HUBAA ALLAAH SWT BAA SIDAN KUUGU TALO GALAY WAANA KHAYR EE KA DHIGO KHAYR Alleheen sida ugu wayn u jeclow iyo Suubaneheena SCW. Khayr badan iyo isku filnaansho isku mashquuli qalanjadaada adaa arki doona ogow taas 👌 ALLAHA IDIN DHAWRO REER BADBAADO
Walee cawa umbaan heleey dawadeydi
Alxmamdulilah
Sifican ayan usexan cawaba masha alaah
Runti wan huba dadbadano sideyda okale ah ayad qalbiga udajisee alaah kulajiro
Ammmiiiiin
Allaha.badal.qayr.qabo.hakusiiyo
Abwe ha.ujogin.hore.usoco
Mashallah sheekh quruxlow aa noqodey 👍
Allh subxaanah watacaalah hkaa jasaa mariyoh shiikh kalmadaah
Wllkynah waxaan leeyahay allh qalbigah hkuu qaboojiyoh nabsigeedah allh hku siiyoh mid ka fcn
shiiq aniga xita qiso xanun badan ba haya xageen kaso waca
Nafiso Cali wll ma ka bogsatay hada...
Adbaad umahadsantahay sheek jasakumulah
Asalam wr wr the guy just know Walahi u are not the only one it happened to me many times but what I said it was not Kheir and Allah didn’t want this human being in ur wonderful life just pray and keep be happy InshaAllah it will be kheir for all of us
Into badneedbo waa lagu dhameyey walaalkiis weydhacdaa rag iyo dumarbo wey sameyaan ma aha mid kaliga kugu dhacdey anagabo wey nagu dhacdey laakiin waala iloobi karaa asxaab kale sameyso mid hadey ku nacdey mid kaloo dahab agteda ka tahay jirto horey usoco
Maasha alh sheekh qof waxaad tahay jacaylka wax ka yaqaano laakiin wiilkaan walaalkeey ah ha ogaado in ay kuaoo noqon doonto iga qor midaas xitaa haddii la guursado
Warunta wlh wiil iga tagay guursaday hada marku wiil dhalay kadib ayuu call igu walay leyahy wan kashalaynaya kama qabto talephonka dad badan ana arkay xita waxaan arkay wiil kaordi jiray sanad igu danbyse ana raadiyay wan yapay markasa ogaday
Älä Sheeqaan Fiicanaaa ILAAHOOW ku xafid AAMIIN YAA RABII AAMIIN YAA RABII AAMIIN
Jzkallaah SH aqliga allaaha ku daayo wiilka allaha ogu badelo mid ka kheyr baran
Mashallah tapariklah best advice ever 😘😘
ماشاء الله شكرا لك يا شيخ الله معك وفقك الله يسلمك دنيا واخره الله يحفظكم دنيا واخره 👍💖💖💝💝💝💝🤲🤲🤲
Asc maxn same-day hadu qofkaa sonoqdo
Jazaa kallahu qeer shiiqow😍😍😍
Hawalwalin wllo talosaaro rabigaa saReyna uqaad naftadada waa hubal wad kaguuley sanysaa I.a
Xaqiiqatan Waa Xanuunsan Iska Samir Talada Sheikh ku siiyey ku dhaqaaq wey dhacdaa keep going bro
intiidhiban alle hakaqaado dhibjacayl waaxanuun
A sc sheq ale haku barakeyo
Jasa kala shiikh alle haku sharfo
Masha allh jaraaka allahu kher
الله يحفظك و يحميك
Wlhy sheekh waan Ku taageera
Mashalh casharo lobahnaa shukran sheeq ❤️❤️ ilah ku xafido
Sheekha alle haku xitifo dhamaanteenba waxan in an Ku lasoxidhidho ee xagee
Jasa kallahu shekh ale haku barakeyo
Alaaah haku xif diyo
Asc walkay iska samir aduunku waa imtixaan ilahay swt mid ka khayr badan haku siiyo anigaba sidan oo kalle waay igu dhacday qof aan sadex sano wada soconay baa ano sugayaa aroos galay wana kaso kabtay alxmdulilaah
Asc intaas talo waxaan siinlaha waxkasta oo cuulus kaculuus watanaye maqal wilkan talada donayow walaahi ariinkan waa waxaan ku xaliyo ariinkasta oo iqaabsada waatan ee same adiga oo anaan mushquul ahaayn qofna kula jogiin kaliga ah ayaad ledahay siiniyaad ah rabiyow waxaan jeclay qoofka sa iyo sana waan ku arkaye rabow adoonkagas hadi aanu qeyr igujirin igababii niyadeydana igagasaar dheeh allaahna talada udhiibo walaahi waad ilowidonta gebiigi xita maso xususaneysid aniiga ariintasi ariin igu weyn wana nolosheyda waxkasta oon ubaah do mana igu qadato shaandaqiiqo wabaan ilawaba tii igu darneyd na ha ahaate ama wan hela si fudud detakale markasta odker dareento wala taasbiix sadaa ee taas bida badiyaa walayaalow walaahi ma murugodo qoof taasbiida badiya
Faaduma hassan MashaAlaah wllo anigaa ayaa shahida kaaga aah taasbixdha wankudage
Walhi waa arinat ihaysat tolo mihima ayda i siisay alle haku sharfo sheekh shukaran
Ax ax Wlhi waa arin xanuunbadan
Waxa layiri geel laba jir soo wadamar
Yaa allah ugargaar wlky allah wax ka khayr badana allah hakugu badalo
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin shiiq
Jzkl kheyr hooyo illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah
Jazakallah sh. Whi waa talo ad u wanagsan......waxan wlky kulatalinayaa in uu naftiisa samir ku xoojiyo o uu uhurumar badan kusameeyo .........Allah hakugu garabgalo wl.
Masha allah👌❣🥰👍👌🤗
Mashallah sheikh jazakallah
Aamiin aduun iyo aaqiraba Allah hana xafido waana ku salaamayaa walaal waxaan kuu jecelahay Allah daraadiis
Mansha Allah
Wlha Sheikh ale Hanoo kaadaayo taas wlha been mahn wiilakna qalbigiis ale haka dhoyo😭😭🤲🤲🤲🤲🤲💔💔💔💔💔💔
Asc sheqow jisakalah qer alla haku xafido
Masha allah
Asc walalaha isoo duceyaa ninkan guur lasameeyay wa u ixuumeyay dhibato wan baa iga soogarty in alle qalbigayga ika reebo
Wcs wr wb sheekha jazakallahu kharan Alle Ha Ku barakeyo adune iyo akhiriba amiin amiin yaa Rabi
Aaaamin aaaamin allh dadka dhiban oo dhana way dhibanyihiineh runtii aniga ayaba hada ku sugan xalkaas wan samayn sheikh insha allh 5 years ayan xirir lahaa lkn waa uu iga tagay dhib wayn ayaa i haysatah kalsonidin way iga dhamatay dadka oo dhan in ay i qiyaanayan ayaan modayaah 😭😭😭😭😭
6 months kahor ayay ahayd sidaan karkay dayt ku qoran inankaa wxn urajaynayaa inuu is badal fiican ka helay insha allah talada shiisha jasaakallah khayr badbaado janel
Hooyo illaahey ha xifdiyo w
Sheikhaan waa funny sii Soco kulahaa Donna Ha u soolaaban 😂
munira005 🤣🤣🤣🤣
Waaku habaraa kulahaa 🤣🤣 asmaa dhalay ilaahow qalbiyada noo xafid
Illaaheey mid ka qeer badan Allah oogu bedelo🤲sheekha taladisa qado inshaa Allah qalbiga Allah kuu qaboojiyo.💔💔💔
Maybe sidaa kheyr aya ugu jira...Illahay qif uqalma ayu ugu talagalay ...lakiin wa arin adag...Allah ha ugargaaro...
BARAKEYO AAMIIN YAARABI jazakalah QEYR xabibti AAMIIN YAARABI jazakalah has made WARAHMA TULAHI WABARAKATU SHEEQUNAA MAHAD MUXUBO MUUNA SALAMULAHI Xabibti SIDOO KALE WALALO For your WARAHMA
Sheikh dhib weyn ayaa ihaysto ee waxaan rawaa inaan kulasoo xariiro ayaan rawaa Allah hakubaeakeeyee
meel laga soo waco ayaa rawa
Sheekh
Masha allaha
Hada ayay ihaysata arintaa mid lamida Laakin alx maanta ayaan goaan kagaadhay
illhay mid ka khayrbadan haigu badalo sharkeedana intaan Noolahay iguma sooceliyo aniga huba wllhy khayr kumay sookordhin noloshayda waxaan shar iyo xanuun ahayna kamaan faaidin laakin maanta ayaan goaan kagaadhay 24.01.2021
Thanks 👍😍
mahasanit
Ax walhi wa arrin murugole jacayl ku wa mid badilaadaba ku horseeda mararka qaar lkn alle talo saaro qof kakhary badan bad heli haddaad dhibka kusamirto insha allaaah ducaysona wl
Masha allah wlh wa sax ad iyo ad aya i,anfacay
Talada
Shiiqow iso duceeyo marwalbo inaa mustaqbal sameeysto rabaa wanaa igaa adkataaa iso duceyo
aloow kuufududeey wll
Ale ha kuu fududeeyo wllo 😭 mac🤲🤲🤲🤲
@@SabuuSabuu-os6qo amiin amiin yarabi
@@dheemansheikh4219 amiin yarabi🤲🤲
Allaah ku fududeeyo wllo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wiil ayaan is jeeclayn marking dance wuu iga goystay
Istaqfaarka ha badiyo walaalkeena iyadana oo dhan wuu ilabayaa tasbi8xda
Shamsa Hussein masha alh talo fiican siisay
السلام عليكم
Sheekh c/laahi faaruuq waad mahad santahay sheekh waxaan rabaa lambar kaaga si aan ku la soo xadhiidho
Sheeqow, aniga waxaa igu dhacday qiso xanuun badan, xaaskeyga oo 5 caruur ii heysa guriga ii joogta ayaa walaasheed iga dulmisay, guriga bey ka kaxeysay macal caruurteyda iyo agabka guriga aniga oo aan ka war qabin wax xumaan na aan ogeyn ka dibna aqyaar baan u diray, aqyaarteeda oo dhan waxay la istaageen gabadheena ha naloo furo, anigu waan diiday ka dibna nin aqyaarteyda ka mid ahaa ayaa igu dhehay gabadheena ma kugu xirno lix sano ka hor baad ku furtay 2 dhalaaqo ilmahaaga dambe waa xaaraan, arrinta wey sare kacday ilaa haddana wey taagan tahay xitaa lacag baa la ii adeegsaday CID waxaana leygu amray in aan xaaskeyga ag istaagi karin xitaa caruurteyda aan u tagi karin.
Waa mucjiso aan kala kulmay reer xididkeyga, diiniyan maxaa igu haboon.
Abowe waxaad samaysaa istiqfaarta baadii insha alalh waliba saliga nabiga scw Abowe
Allh kuu gargaaro wll mcn 😭💔
Sheekha way dhacda rag iyo dumarba way sameyaan lkn anigu waxan ku latalinaya marka hore alle isku xidhan
Walal qalbiga alah ku qaboojiyo mid ka wanagsn ayad heleysa ilaahey ayaba gees kaa marinaaye qof khaaain ah maxaa qoorta ku suray adiga hada dacad tahy qof wanagsn ayaad heleysaa ina ka fakarto ama time kas dhan ad siiso xata waa daciifnimo gadaal ha uraacin
Saxix kheekh
Sheikhow shekadan qofkey ku dhacday wlhi ana aqano malaha waa isagi allaha ku gar garo wallo
Adigu ma iyadii baad tahay wacaney
wllhi waran xnun badan wllkey iskasamir xaqa wusodahira midka Qer badana Heleysa wll oogaraneysa Qimahaga wllhi anigabo wey igu dhacday tanokale oo ilaiyo hada anilobi lahay wllkey waxan kugulatalina inad adkarta badiso iyo scw scw wllhi Qalbiga kuqabobayo aniga tijabiyay arintena ee ku dhaqaq wll sheq badbado Qer allha kusiyo aduniyo aqirab
Sheekha inaad nala shaqayaso marawalba
Xaladan aniga ku sugan hada qalbi dhawacan lkin taloyinkagaga ku dhaqma shekh wad mahadsan tahay
Asc wll alle haku xafido
Amiin 🤲 amiiin 🤲
Asc shekow alah danbigaga Hadhafo ana San at ka shegeyso aya igu dhactey will an mudo badan WADA hadli jirney kadib ana kadhacy wuxuna igu jidhii alah ayan kugu deynaya nabsigeygana mel at ka tagto ada og lkn waxan uga tagey mel an kaga wrmo ayan uubaxana fadlan jawbta iso sii🥰
Sheikh Facebook isheeg
Shiikh waxaan rabaa inaan kula soo xidhiidho waxaan donayaa inaad iisheegto melaan kala soo xidhiidho ama Instgramkaaga ama facbook gaaga ama lanbarkaga xagan igu reeb
Ax😭😭😭wlhi anigey iheysata taaas mana qano inan iska dhaaf io in kale cawan asga jwb ka suga jihad iga wareersan😭allow awoodad isii
Waxaan ғɪʟᴀʏᴀ ɪɴᴀᴀᴅ ɪʟᴏᴡᴅᴇ ǫᴏғᴋᴀᴀs ʟᴋɴ ᴍᴀɴᴛᴀ ᴀɴᴀᴀ ᴋᴜ ᴊɪʀᴏ xᴀʟᴀᴅᴀᴀɴ😢😢😢
Jzk kh sad umada ugu istagtay ilahay ha ku abalmariyo
Asc shekhaw halkan Kalaso xidhidh Allah khayr Haku siye
Jacelka cudur waye fila wa likey ma iku dhicn alxmdulah
Asc walal Aallah talo Saro hawicin ee qofkale raadi .
Asc wll waxan u bahanhy watisapkaga mahin ayn ku ahy wll mcn
Sheikh ina kula so xariro aya rabaa
Asc walaalkey sethy niyo xaas 3 caruur ayeey iidhashy hooyaded ayaa iga kaxeesatay caruurti aniga ayaa hayo wa 7 jir 4jir 1sano iyo barjir naaski lagajaray walaalow ilatali
Oo sheekho hadaanad rabinba oo aad marwalba runta usheegto maqaladbaa aanad khiyaaminba
maash Allah you have better than her forget her.
Walken waxaa samesa salatu leel tuko
Ax nolosha rag Somalia iyo dumarka Somalia jacayl ma yaqanan waxay yaqan lugooyo iyo niyada jab kugu ridan anigan iso duceyaa please
Walal iska samir maxa laga yaba intey shar u aheed tasbixda badi insha Allah wad ilabeysa