Wcs chia seed wye intaa so gty ay gurigyga ku hlabdy lee micnha mba isticmlin sas ay thayna dhbrkaa la iga hyaa welipa mudo 1sno ah ilmna ma dhlin micnha ma gursnin xfdena wxa la idhaha ado yar mba dhbr xnun shegane mrka jmcda dhmye kdipaa isku arky wxz jikda xitaa ma fadhin kri scodka xitaa hdaa mnty mglka ado wu ixnunaa dhaqtrkna wx ma qabtid uu igu dhhay mrka wa inaa ka wardonaa illhy cfimad hnogu dro aniga io intii islm ahba 🤲
Chia seed hadu yahy iska yare Hal qaado bes ba la’isticmala iyo flix seed ba lama badiyo marka la qasayo kelyehey cules saran
Habo shugran waa runtaa anaa isticmaalo wax badan.oo fa'iido ah ayey leedahay in kastoo dadka jirkooda isku mid aheen oo qof wuxuu kureystey waxaa laga yaba in qofka kale uusan kureysan amaba cuyoba jirkiisa fa'iidada galeen lkn mar walbo waa fa'iido habo dhalada yar oo biyaha kadhamatey kushubo markaad cabeysid waad isku luxee bakeriga wuu kaga fudud yahay kheyr Allaha kusiiyo
Masha allah xabibti allah ku barakeyo allah ku xiiftiyo Masha allah ❤❤❤❤
@@sakiamino1261 ❤️❤️🫶🏽
Inter,Laga,helaa
Isheeg,abayo,
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti chia zeed iyo flat zeed ba caadi mahan abaayo mushari ama yoghurt ku darso ❤❤❤
Magaciisa isheeg af soomali
Masha alah
Masha Allah ❤❤
Jilibka aad buu ixanayaan
Abayo habeenkii qaso subaxi cab
Maashaa alaah ❤❤❤❤❤
: اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Iska yaree chia da please
Wcs chia seed wye intaa so gty ay gurigyga ku hlabdy lee micnha mba isticmlin sas ay thayna dhbrkaa la iga hyaa welipa mudo 1sno ah ilmna ma dhlin micnha ma gursnin xfdena wxa la idhaha ado yar mba dhbr xnun shegane mrka jmcda dhmye kdipaa isku arky wxz jikda xitaa ma fadhin kri scodka xitaa hdaa mnty mglka ado wu ixnunaa dhaqtrkna wx ma qabtid uu igu dhhay mrka wa inaa ka wardonaa illhy cfimad hnogu dro aniga io intii islm ahba 🤲
Afsomli igu shega wlhi scdan luga ujifa o xnun kdremya
Abaay chia seed Miya
Chia seeds la dhahaa
Magaceeda afsoomali ugu sheeg wll aad bey lafahu ixanuunyane😢
Chia seed lee dheh somli kuma mqal
Ani waan isticmaalaa abaayo waxaan ku arakay dhidid badan iyo firfir cooni saa saaid ah waxaan ahaan jiray qof caajis badan hadane m a
Asc xagee.laga helaa
Asc.wr.wb abaayo farxiyo maceed soo qor
Salaamu caleykum ww
Mahadsanid wll.
Waan isticmaalaa, aad bay u fiican tahay
Ingaris wa chia seed
@@sakiamino1261 👍🏽😻
Weight loss waa lagu sameya
Plsass ii soo dir magCa please
M.a. Allaha. Abaayo. Somali Mala helaa. Abaayo
Milaha mu dawadka waa laga helaa iyo hayat mall
Farhiya codkaga wuhoseya pls marwalba kor uhadal abaayo ama mic fican istacmal
Ok mcnto in shaa allaah ❤❤
@FarhiyoHareed thank u love u❤️
Borar kukarso kuquraco
Abaayo qaado haka bad san cabir
Xabad rashad ba ku restay lafa xanun lkn hormon dhunta iku kicsay
Masha Allah abayo Farhiya ciazaad caadi ma ahan (superfood ) waye wan isticmaali jiray haweenki si qaso markaas sifican
Haa walhi ma sha allaah 😊
Abaayo waxa fosha fudhudheeyo noso duıb ıyo waax fudhudheeyo uur kaadhııs
Chia seed moyaa abaayo mishaariyada kidarsadaa ayamahan ayaa bilaabay
Haa wad yaah walhi Waa caafimaad ❤
MAsha alah
slm clk ma chia zeed baa
Haaaa
Waar magaca iga faayideeya soomaliyay😢
Chia seed
Ani habeenkii ayaa biyo ladhigaa ma qaladaa abyo
Magacisa noso Cade Wuxu midib aahan Ila egyahy chia seed
Waa chia zeed wllo
Wa isga
Waxey kufiican tahay marka lashiido!
Sawirkeeda ama magacs soo wor carabi lee noogu sheektay
Chia seed
Anga lafahaga lgahya somli malga helo umalyna
Walka hela abyo
Wlga helaa anaba kzo gtee molalka io bkaare xita xmr weyne wlga helaa
Habenki qaso subixine cun
Sbuxkasta kuquracda
Asc abaayo af somali maxa lugu dhahaa
Walhi makasayo lkn sawirka qado bakaraha Waa kaheleysaa
Jii siid ayaa ladhahaa abyo bakaaraha ataa laku iibiyaa
Abaayo jaysid miya
Haa abaayo chia seeds waaye
ani subax walbe an cabaa calosha adag iyo lafa xanun waliba jilbaha xitaa wlh wan ku reestay d
haa
Saaid walhi Waa daawo abayo ❤❤
Biyo bdnaa la cbaa ogow hee yaah
@@ladiifoahmed5612 haa malinta waxaan caba 8 galas ama 7
DUMARKA uurka leh mamnuca ka yahay ma caabi karan
Abayo
Abayo farxayo hooyo yad ba waxa qabta sonkar iyo dhikar dawo baqada mar side u siyan kar
Wixii caafimaad ku saabsan dhaqaatiirta weydiiya
Masha Allah ❤❤❤❤
Borar kukarso kuquraco
Borar kukarso kuquraco