Filmkii Been boode Iidle Yare & Iqra yarey & Big Bro Maxaa Kala Qabsaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 999

  • @sihaamnoor9079
    @sihaamnoor9079 6 ปีที่แล้ว +583

    Nabi mohamed (scw)inti jecel igula saliya xabibkeena

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 6 ปีที่แล้ว +179

    Nabige Muhammad inta jecel igula saliya like iyo lovena Saara😍

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +226

    Qali ladan 😍
    inti uxiisty liketa sara😚

    • @kings-king1224
      @kings-king1224 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Yartii somaliland WFT seriously

  • @kalsoonhajji4033
    @kalsoonhajji4033 6 ปีที่แล้ว +109

    Qaali ladan meelay ka maqan tahy qosol malahan I miss my qaali😍😍😍

  • @Gudcuro
    @Gudcuro 6 ปีที่แล้ว +192

    reer xamar aad idiin jecelahay from hargaysa 😘😘

    • @drbella7237
      @drbella7237 6 ปีที่แล้ว

      Sido.KLe anakuna waku jclnhy ❤

    • @yuutube1160
      @yuutube1160 6 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale waa idin jecel nahay but Somaliland iska region

    • @drbella7237
      @drbella7237 6 ปีที่แล้ว

      Qof somali.Lnd ah aan frnds nahy ma bdno sase thy neh iyaga dadka ujclhy wlhi mar un hargysa wanka dagi 💜❤ insh allh

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +1

      @@yuutube1160
      fuck u qdw xabbad ayaan kaga saaray Afweyne somaliland

    • @quruxleysidiihoyadeed1221
      @quruxleysidiihoyadeed1221 6 ปีที่แล้ว

      lamid😍

  • @rauufkhaliif4705
    @rauufkhaliif4705 6 ปีที่แล้ว +272

    intii xamar jecel like

  • @gangdufle6255
    @gangdufle6255 6 ปีที่แล้ว +118

    Back iqro yarey inta ku mashqulsaneed like isaara

    • @abdihassan4318
      @abdihassan4318 6 ปีที่แล้ว

      Adiga maxad shaxaari tahay lkn sidaas uma weyna waa dhamaad

    • @gangdufle6255
      @gangdufle6255 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh bro back lee film dhan iga anfacay

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 6 ปีที่แล้ว +63

    Guryahaa iyo baabuurtaa anigaa leh ..
    maxaa faankii ragga kusoo koobay?

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 6 ปีที่แล้ว +144

    Wlhy daawadii kowad ayaan noqday waw 🤗🤗 hadad iga danbyso plz like 👈

  • @mukki4219
    @mukki4219 6 ปีที่แล้ว +66

    Raage hadad taageerto like😊

    • @fathimam7259
      @fathimam7259 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkk intii qososhy like isaar qali ladan uxiisty

  • @amranabdulahi1842
    @amranabdulahi1842 6 ปีที่แล้ว +118

    qali ladan misha kamaqantahay qosol mayalo qali ladan kuxisnay inta uxistay ilk isra

  • @ugbadabdi7103
    @ugbadabdi7103 6 ปีที่แล้ว +94

    Walh qali ladan la anted mesha manuurayso qali ladan halaguso daro
    Yaa ila qaba ☝☝☝

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 6 ปีที่แล้ว +86

    Iidle cilmi badana telefone tooshle eh uu ringtone iphone ku xirana 😂😂😂

  • @AbdihakinArji
    @AbdihakinArji 6 ปีที่แล้ว +156

    Iidle iyo big bro wlh wey iga qoslisiyeen team af laanta horay u socda waa idin taganahay

  • @aminmuhudinosman
    @aminmuhudinosman 6 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi Iidle Faataale Nimo Wye Telfonkisa I Phone Umlynaaye Cadi Luqaafo Socoto Waye Sxb Iidle Hore Usoco ku leeyhy
    Keep Going Aflaanta Studio ❤❤❤🙏🙏

  • @ilwaadinahapdul7635
    @ilwaadinahapdul7635 6 ปีที่แล้ว +36

    Qaali ladan la 'aanteed yaaba qoslaayaH Team qaali ladan aawey Hee 🤣🤣

  • @tmking4941
    @tmking4941 6 ปีที่แล้ว +4

    3:11 holac wye ass ka iqro yarey
    Inta Ku mashquushay like ta iisara

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 6 ปีที่แล้ว +2

    walee fataaale caadi ma ahan
    gabadhan jeclaaa nin carab iga guursdy kulahaaaa 😂😂😂😂😂😂😂
    horay usocda team been booode 👍👍👍

  • @marianaalpi1192
    @marianaalpi1192 6 ปีที่แล้ว +38

    mnta anaa u horeeya like ii sara

  • @sihaamxasansinam8556
    @sihaamxasansinam8556 6 ปีที่แล้ว +1

    Awoootoy xayowey intan dhan ma iga so horesay aloo anaa jabi magooo wixi iga danbeeyo like igu deeqo beeso ma ahee

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 6 ปีที่แล้ว +57

    Maanta gabar aan jeclaa ayaa waalidkeed nin ku dareen bal like igu caawiya naagtii la iga dhacyaye

  • @xasan973
    @xasan973 6 ปีที่แล้ว +153

    Group. Kan flop waaye😂😂😂. Inta u xiistay team qaali ladan farta taaga

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 6 ปีที่แล้ว +3

    First keep going iqara yarey idle one love

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 6 ปีที่แล้ว +39

    Inta iqra yarey dabadeeda kusoo cel ceshanaysa like isaar 😁

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 6 ปีที่แล้ว +4

    Qali ladan inta back-geeda ka heshay like ha ii saarto😍

  • @mzungufalever494
    @mzungufalever494 6 ปีที่แล้ว

    Wow filmkiina taxane ayan Ku ahay
    Markaa waxan idinka codsaneynaa
    Isbuci labo film inoo dubtaan ayan jcylhy🔥🔥 runti iqro👌 jilaaa weyn wayo inaa tahay ayan Ku qiray Runti

  • @mrkrishofficialsquad5856
    @mrkrishofficialsquad5856 6 ปีที่แล้ว +21

    Aflaanta best studio in Nairobi filim cajiib ah teamkan horey usocod wacan

  • @Katiiitoow
    @Katiiitoow 6 ปีที่แล้ว

    Waa Qoslay wlhi Best film Horay usocda Wx la idinka qaba karaa iska Yar Thanks Aflaanta studio Oo ayagana Qayb libaax leh kaqaatay say noogu soo Gudbiyaan Flimkaan qsolka Iyo Qruxda Bdan ❤

  • @ilhaanmohamed7478
    @ilhaanmohamed7478 6 ปีที่แล้ว +22

    ana ugu horeya q0f iga horesa mjirto
    bal likta manta dhana dhax fadhiye😁🤣

  • @asmaqalbisomali86
    @asmaqalbisomali86 6 ปีที่แล้ว +1

    Faataale iyo Iidle wax waa dhameeyeen walahi Tii been ahyd iqraa dusha loosaary jilinka kuso biirta yaaa wooow hhh🌹

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 6 ปีที่แล้ว +5

    Runtii nin aan taageero iidle yare muxuu iga qosol siiyey keep going aflaanta studio

  • @asacadaani7814
    @asacadaani7814 6 ปีที่แล้ว +1

    imisa fahanty magici big bro inu Rage abdi bixiyay
    imikana kan aflaanta uu beenbode so shaacsarayo👍😂😂😂😂😂😂 kugu fahanay

  • @lakarifilms6533
    @lakarifilms6533 6 ปีที่แล้ว +13

    Iqro xafaayada caruurta maa ugu jirto Istaq furulaah🤣😃😅

  • @muusecali9192
    @muusecali9192 6 ปีที่แล้ว

    Waaw iqro yareey wlh jiliinka waad ku nuureeysaa keep going filimkii qarniga

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 6 ปีที่แล้ว +8

    I love Big Bro Nin jilitaan ku gaadho mlh 😂😂😂

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhh iqro Yarey ooh ooh ayeeyba noogu dhameeysay 😂😂 love you guys Iidle Iqro And Pig Bro funny ayaa tihiin walhi 😘😘😘😘

  • @alimohamed9860
    @alimohamed9860 6 ปีที่แล้ว +3

    Team iidle like

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 6 ปีที่แล้ว

    ANIGA AHAAN Iidle iyo big bro WAY ILA SAXSANYIHIIN WAAYO GABDHAHA HADDA BADANKOOD 80% NIN FIICAN MARAADIYAAN WAAYO NOLOSHA IYO WAKHTIGA HADA OO SIIXUMAANAYA DARTIIS.MARKAAS LABADA DHINACBA MAQALDANA WAA FIGRADAYDA IYO WAXA HADA JIRA AADBAANA UGA XUMAHAY BALSE INSHA ALLAH WAA LAGA GUDBI DOONAA

  • @Shakaal12-e8c
    @Shakaal12-e8c 6 ปีที่แล้ว +4

    Kulahaa lacagta waan farjiyaa iidle yare lkn waxaa ku xumeye motolaha ku mina moja 100 ayaa laga rabay waxa uu watay 50 shin lkn iqra ayaa ka fujisay lkn waxaa kale igu yab badnaa telka iPhone codkiisa ayuu sarta niicle hhhhhh qofkii igu racasn arintaa like isar hhhhh

  • @guridanbaysgirl3336
    @guridanbaysgirl3336 6 ปีที่แล้ว

    Www muqaal shidan horay usocda wax badan lagaso badalay filimka horumar wacan🙏🏼🙏🏼❣️❣️💯💯

  • @daruuromediacenter7057
    @daruuromediacenter7057 6 ปีที่แล้ว +4

    maashaa allah guuleysta faataale waa film aad u wanaagsan aflaanta guuleysta.

  • @ikrandariska9502
    @ikrandariska9502 6 ปีที่แล้ว

    Nagtan iqro. Ah. Islaweyninaya kamuqda. Inta. Qaliladan kuheysato like isara

  • @sadioqali704
    @sadioqali704 6 ปีที่แล้ว +3

    Filimka idle mAdaxisa an u tawaday rundi hhhhh anigo sacdiyo qali ah ✌💗

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 6 ปีที่แล้ว

    Wlhy iqra yarey iskada staylkeda waa first time maqlo hadalkeda so cute iqra intigrmka kala soxiira qali ladan 2mounth hasolaban wllo

  • @vikramxajiabdi8438
    @vikramxajiabdi8438 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂😂 funny walahi kafi Abdi caadi maha

  • @Malapo958
    @Malapo958 6 ปีที่แล้ว +1

    Inta baga iqra YareeY ku mashquushe😂🙌 wx noo dhaamo mlhn abaaYo jab Yar qaali ladan team qaali ladaN🔥👍

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +6

    Iidle iyo been boode wlhi waaa iga qoslisiisayen ķkkk sheekadan waxa loola jeeda 100/50 ragu waaa beeen socota aan ha ahyn wax gacmo ku tirisa sheekadan ayaaa bari igu dhacday saa zhpadey ayaan ufuri jiray samèecada ninkaas beenta Uu sheegayo musasal bay nagu noqotay ragu beeen badanaa walxowla ninkaas malinkii danbe marka aan faankiisa dhageysan wayey baa ku dhahay madama aad nin lacagta tirin wayey aad tahay dee aan kula tiriree 500& isoo dir aan maanta kaliya ku qadeeye ileen waa iigaadheee xariifka iskama jiirin kulahaa wax ku darso yaakhey saa mid zhptay ah kulahaa 1000 uga dhig san ku dhahay adiga maxad Ii awoodin kulahaa nafteyda io maalkeyga saan ku dhahay gaaari iigad lug baaa dishay sida aay Gorowe Ugu soconayee kulahaa gaaari iska dhaaafe guri ban kuu gadaa ninkaaas wax ka been badn waligey ma arkin yaab

  • @degahassan6640
    @degahassan6640 6 ปีที่แล้ว +1

    nabigeena muxamed scw qofkii nabiga jecel like ha ii saaro 💞💞

  • @sweetinadhexyariinasomaliy6896
    @sweetinadhexyariinasomaliy6896 6 ปีที่แล้ว +8

    We need qali ladan😔😔😔boring tihiin

  • @mariamaden5119
    @mariamaden5119 5 ปีที่แล้ว +1

    iidle kuu xiisnaY wllh fu aad firdhi funny wllh 🤣🤣🤣🤣♥️🤣🤣🤣🤣🤣

  • @roseplaz7881
    @roseplaz7881 6 ปีที่แล้ว +25

    Qaali ladan hadeysan ku jirin nuur malahan kama helin waxan

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 6 ปีที่แล้ว

    Intaan ruwaayada daawanaayey halmidaan aad oogu riyaaqay ayaa ah quruxda iqro yareey maasha allah
    Ar wuxu MA xowral caynbaa simeheeda yaa ila arkay quruxda badan 💋💓💓💓

  • @sihamqali4171
    @sihamqali4171 6 ปีที่แล้ว +21

    Wax jiro maahan wax jiro laimadaa sxbyal qaali ladhan hano kala kicisee sogaliya

  • @abakarrasta1487
    @abakarrasta1487 6 ปีที่แล้ว

    filimka la shegayo ma Arko Dipka iqra yarey ba busy ku noqday inta sidas ila ah like ta iisara

  • @bilanmohamed1341
    @bilanmohamed1341 6 ปีที่แล้ว +3

    aqas somaliyey..anika uhore like isaa mxa ladaha

  • @cabdikariinaxmed5540
    @cabdikariinaxmed5540 6 ปีที่แล้ว

    War saan xal maahan iidle iyo big bro mar walbo bahdil lee eey kujiraan yarkaan raage in la shaho an umaleyna wlh run run aaba taajir ugu egtahay adi faqiir cml majili kartid miyaa indhahaaga eyba ka muuqata lkn guul aan idin rajeyna

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 6 ปีที่แล้ว +22

    Reer nairobi inta taageerta suulka taaaga

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 ปีที่แล้ว +1

    inta Dabada Iqro yarey Indhaha kaqaadiweyday like ii saara

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 ปีที่แล้ว +13

    Iidle faan badnaa lacagtaa firdhiyaa kuma lahoo dhulka wlhi

  • @ShaacirSheekeye
    @ShaacirSheekeye 6 ปีที่แล้ว

    Inta qaali ladan iyo rage abdi u xiistay like 😃

  • @caaishanuur35
    @caaishanuur35 6 ปีที่แล้ว +4

    The best teama tihiin Wlhi 😂one love faatalayasha

  • @evergreenbollywoodhits2145
    @evergreenbollywoodhits2145 6 ปีที่แล้ว

    Meesha big bro haduusan kujirin nuur malahan horay usocda dhamantiin waa initageersanahay harun from Germany 👍👍

  • @baabaa2897
    @baabaa2897 6 ปีที่แล้ว +3

    intee beg bro tkirta like hasran

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 6 ปีที่แล้ว

    Waa Jilid aan Cusbo lahayn. Akhyaartan waxay u baahan yihiin good director iyo nin Hadalada lagu hadlayo u toos toosiya Editors waliba qofka wax jilaya oo waxyaabo badan lagu doorto.

  • @abdirahmanhiraabe4304
    @abdirahmanhiraabe4304 6 ปีที่แล้ว +3

    inta fatale jacel like me💞💃

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir8184 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan big bro ladhaho
    Walahi he's the funniest guy NAFTA qosol igabaxda

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 ปีที่แล้ว +20

    Faataale wlhi been lugo laheen lagu qabtay maskiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @iammaankaali9660
    @iammaankaali9660 6 ปีที่แล้ว +1

    Inta iqra yareey asskeeda ila aragtay like isaara 🤣🤣🤣🤣

  • @amishadelastqueen8455
    @amishadelastqueen8455 6 ปีที่แล้ว +4

    Qaali ladaan hdey kuu jiriin naah mleh 😪😪😪😪😪

  • @sharmakecali4650
    @sharmakecali4650 6 ปีที่แล้ว

    Qoladaan inta beey usoo Wareegeen hada kadib intaan kala soo xiireeynaa miyaa Alfaanta hormar wacan team kaan waanku tixanahay Ruwaayadahooda

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 ปีที่แล้ว +4

    Fuaad fardhiye💸👈😂 lee iga dheh🤣

  • @jakavic1034
    @jakavic1034 6 ปีที่แล้ว +1

    Funny big bro wn iska taageeraaa alle amarkii lkn meesha ku xusa ninka kle yacni qoraaal ka sadex qof lee soo qaadateen big bro iidle iyo iqra lee dhahdeen

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 ปีที่แล้ว +11

    Jimco wanaagsan saaxiibayaal❤️

  • @saafiomarcariif4044
    @saafiomarcariif4044 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaali ladan wax jilid weyku dhereysa mar kastana wey is astur taa naga daaya qoftan qaawan wanku dinba beeyna

  • @apdiaziiz4520
    @apdiaziiz4520 6 ปีที่แล้ว +7

    Team big bro...like😍🤗😋

  • @AyanAli-uz1sq
    @AyanAli-uz1sq 6 ปีที่แล้ว

    Aflanta hore usocda big bro kulaha big gate halatartamaya hhhh benta kahele hore usoco hormar wacan my people like igu qabta 💕

  • @bileali8846
    @bileali8846 6 ปีที่แล้ว +10

    19 ika soo horeysay int ika danbeysa like isar

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 6 ปีที่แล้ว

    Sheekh uweysow iqra yareey miyaa qoftaan mise waa qof kale macbuudkow ar soonuurtayaaba matoorka gadaal ayey iga shidantahay filmka asaabaga ii ah ar caawa inaan kugu riyoodo waaye

  • @halloyeelo6480
    @halloyeelo6480 6 ปีที่แล้ว +6

    War Nimanyahow riwaayada qosolkeda ma daawanaa mise Iqro backeda Lkn kuso dara maalin walbe labo jeera daawana Marna ayada Marna riwaayada.

  • @abdiazizabdullahi8532
    @abdiazizabdullahi8532 6 ปีที่แล้ว

    RAGE ABDI (SETWAT STUDI) sxb daqiiqada riwaada badi. Waxaad nooga digtaa ogu yaraan 25 daqiiqo
    Thanks libaax

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed 6 ปีที่แล้ว +4

    team #aflaantastudio like ta badiya Somali maxamed idin mee

  • @arimahabulshada5930
    @arimahabulshada5930 5 ปีที่แล้ว +2

    Sagal cunugu qaba
    Been boode hdd takeerto like saar

  • @abdulahiabdiaziz6089
    @abdulahiabdiaziz6089 6 ปีที่แล้ว +10

    Qaali ladan baakamaqan filmka nurkisi dhama

  • @cabdiiid5114
    @cabdiiid5114 6 ปีที่แล้ว +2

    *iqra* inta anan jecleen *like* igu kufsada *iqra balayo sidi daanyerki dabo kusan*

  • @qalaanjolul
    @qalaanjolul 6 ปีที่แล้ว +9

    Anaa. Uhoreeyo lka waxaginaa

  • @MuunadMedia
    @MuunadMedia 6 ปีที่แล้ว

    Iqra Yarey dabada wax baa ugu jiro hadaa ila aragtay Like ha ila dhafin

  • @rajabadde1037
    @rajabadde1037 6 ปีที่แล้ว +3

    Kuwan iyo Raga cabdi ma isku dhaceen neh iisheeg dad weynow

  • @asadabdi2809
    @asadabdi2809 6 ปีที่แล้ว

    Waxan filmka jiilayan dhaan waxn ka taagera big bro sxb walhi waiga qoslisaa😂😂😂😂big bro film adan ku jiirin wlhi ma dawanayo

  • @nafisohappy1263
    @nafisohappy1263 6 ปีที่แล้ว +25

    Yqey qali ladana kamaqan uf

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 6 ปีที่แล้ว

    Waaw anoona dawan baa qorayaa comantiga 😀iqro yrey qurux bdanaa masha allh

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 ปีที่แล้ว +3

    Anaa kow ah 😛😛😛😛😛😛

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 6 ปีที่แล้ว

    Lkin qali ladan maba ku jirtee la anteed abaar dhoolacadaynteedaaba faraxad ku dareema allow ku dhowr😍😍 inta ila tbty farta taaga 👆

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi1562 6 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk qofta maba quusatee😂😂 xeytahy iqro

  • @coastwoodsm.g.f.m1964
    @coastwoodsm.g.f.m1964 6 ปีที่แล้ว

    I think you need to add subtitle to us who don't understand Somalia, I love it

  • @petitzulla
    @petitzulla 6 ปีที่แล้ว +3

    Like❤ Da Yaa lYla dhaFiN BoqoRtO

  • @nagati877
    @nagati877 6 ปีที่แล้ว +1

    Aax aax faraaa gooskaa 😂😂.Last Guy not only was he différent but expressed it hurtful words 😅

  • @juweyriyaabdala4266
    @juweyriyaabdala4266 6 ปีที่แล้ว +8

    Saan usu gaayay waanba daayay

  • @joy-mohamed3285
    @joy-mohamed3285 4 ปีที่แล้ว +1

    Walolow eidle tinta basasha intad shiido biyaheeda marso si kugu so baxdo bidara so ifayse, im serous it work for everyone dear 😊

  • @mjh7177
    @mjh7177 6 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waan qoslay walhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sargaduudalchannel
    @sargaduudalchannel 6 ปีที่แล้ว

    Hore u socod wanagsan waxaa idin ka codsan lahaa 30 mint inaad ka dhigtaa waaayo aad ayuu u qurux badan yahay habka aad u soo dhigaysaan ruwaayadda mahadsanidiin aflaanta studio