ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

29 sano kaddinb ayuu qabiilkiisa saxda ah ogaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024
  • Soomaali weyn

ความคิดเห็น • 24

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน +1

    Ale ha u naxariisto hooyo😢

  • @Dayaxgraphicdesign
    @Dayaxgraphicdesign หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan Camaari Lagender

  • @hah7064
    @hah7064 หลายเดือนก่อน +2

    Qabaa'ilkii waxay noqdeen sidii xisbiyada maalinba aad maqlayso shalay xisbi hebel buu ahaa maantana wuxuu u wareegay xisbi hebel kale. Baga bahasha qabyaalada ah qiimaha halaga qaado si kale inagaga bixi maysee.

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 al xaqiiqa saas ayay noqdeen xisbi

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyadaas danbi weyn ayay gashay ilahay ha cafiyo

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน

      Oo aabuhu muxuu uradin wayey ileyn somali ismaweysee

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 25 วันที่ผ่านมา

    Inter Milan ayuu ka tagay AC milan na wuu tagay 😂😂😂

  • @KowtherOsman-gc7zv
    @KowtherOsman-gc7zv หลายเดือนก่อน

    Alaaha ugu naxa riis to hooyadiis

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j หลายเดือนก่อน

    Naagaha soomaaliyeed ayaa eedaha iska leh. Ninkay aragto bay iska raacaysaa. Tixraac iyadoon haysan bay awlaad dhalaysaa, ama caro bay u qarinayaan.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน

    ARINTAN WAXAA KEENEY GUURKA WALILA ASNTAA OO GABAR ISKA SOCOTO IYO NIN ISKA SOCDO MARKII LAGUURSADO AABAHASE MUXUU U RAZDSAN WAZYEY WIILKIISA

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 หลายเดือนก่อน +1

    War dadkaan xaasidsanaa teedakale hooyadaas waa hooyo nooceeah😭😭

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi หลายเดือนก่อน

      Anaa kuu jawaabaya adeer hooyada waa lagu dayac maxay u tuureen inan kooda

    • @Arabduur
      @Arabduur หลายเดือนก่อน

      Dee 1991 dii ayay ahayd,
      Dalkii oo dhan baa Qax iyo burbur galay
      Noloshiina waa ay sii adkaatay​@@FadumaAhmed-cn7wi

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน

      Odaygaa dayacay

  • @NejmaCabdullahi-vz1wf
    @NejmaCabdullahi-vz1wf หลายเดือนก่อน +1

    Ugu danbayn isaga iyo 2ilmood uu dhalaybaa noqday mareexaan

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i หลายเดือนก่อน

      Kali ah Mareexaan ma noqone weliba wuxuu noqday Qoyska Ugaaska Mareexaan!

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaa ogaday 18 sano kedib

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน

    Annagaa wax aragnay intaas xaguu ku lunsanaa😅😅😅?

  • @SayidOmar-oc5vr
    @SayidOmar-oc5vr หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 หลายเดือนก่อน

    War abwaane dhor jer ba kula so hadlee niyow iso qabo

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk ruwaayad kale haye adaa war haya film kaan ma socda weli haye adaaba habar gidir sheegtey markii damdamiska laga saaray kakac mareexaan maa sheegatid mareexaan markuu noolaa oo reer diini loo cararaayey warbaa madaa haya uurmidig baaba ka cararay

  • @XamdiXamdiyarey
    @XamdiXamdiyarey หลายเดือนก่อน

    Sasokale ayaaiheesato