My favorite Somali song but it's slowed down + reverb 🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มิ.ย. 2021
  • My favorite Somali song but it's slowed down + reverb, The best version.
    💙 Join The Growing Somali Family:bit.ly/2Pp0znj
    🎵 Subscribe And Turn on The Notification Bell!
    Ⓞ Original Song: • Ahmed Zaki ft Halimo G...
    Song: Aayaheena Nolosha
    Music provided by Haataf Digital Studios
    Artists: Ahmed Zaki iyo Halimo Gobaad
  • เพลง

ความคิดเห็น • 6

  • @siennaadams6835
    @siennaadams6835 2 ปีที่แล้ว +2

    This sounds better slowed

  • @AhmedMohamed-wt7ui
    @AhmedMohamed-wt7ui 2 ปีที่แล้ว +1

    Noso badi sis 🥰

  • @sailorzuna7237
    @sailorzuna7237 2 ปีที่แล้ว +4

    What’s this song called ?? Love Somali from a Afghan all your songs be lit ❤️🇦🇫🇸🇴

    • @analiafrroku9343
      @analiafrroku9343 2 ปีที่แล้ว +2

      It's ahmed zaki and xalimo gobaad ayaan nolosha

  • @nadiranuur5821
    @nadiranuur5821 ปีที่แล้ว +1

    Inan yahow la'aanta
    Ma ahaan karaaye
    Uurkiyo wadnuhu
    Adigay ku tabayaan
    Aniguba la'aanta
    Ugubeey abaayooy
    Istareexi waayo
    Waan ku ildaranahe
    Ahay urugadeydaay
    Edaadka cashaqa
    Waxa oonka iga tira
    Wa aragtidaade
    Ayaan iyo nasiibkay
    Ugub aniga ideeqay
    Eraygaad i leedahay
    Naftu aminaysaay
    Ayaheena noloshan
    Intifaacsanayna
    Axdigaynu dhiganan
    Aqal roon ku dagayna
    Ixtiraamka gobanimo
    Waxad tahay indheed garad
    Oori lo ahaado
    Ubad loo xanbaare
    Isku filan ilwad qurux
    Ileen adiga mooye
    Indhahaygu meel kale
    Miyeey eegi karayan
    Abid ha iga dheran
    Ha iga adin meel kale
    Ileen kama maarmo
    Aragaygibad tahe
    Ifka laba is aminay
    Iska doortay kheyrkod
    Inan nahay ul iyo diir
    Ogow ayahaygaay
    Ayaheena noloshan
    Intifaacsanayna
    Axdigaynu dhiganan
    Aqal roon ku dagayna

  • @philipodollar926
    @philipodollar926 ปีที่แล้ว

    Sister sawiirkaga kabadal sida kale ok waye😅