DEGDEG SHEEKH CAAN AH DIIDEY TOOGASHADA SAYID CALI AMRAY IN NAAG HABARGIDIR AH LOO AROOSIYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024
  • DEGDEG SHEEKH CAAN AH DIIDEY TOOGASHADA SAYID CALI AMRAY IN NAAG HABARGIDIR AH LOO AROOSIYO

ความคิดเห็น • 151

  • @Remember1977
    @Remember1977 หลายเดือนก่อน +13

    Naag baa iska ba'day🤣 kan inuu tarmo oo caruur argagaxiso ah aduunka ku beero waa balaayo taranso.

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +3

    Nin walboo gardaystayna sheekh ma aha nin walbo qamiis qaatayna sheekh ma aha balfiiri siduu uga hor imanayo sharciga ISLAMKA ALLAH SUBXAANAHU WATACALAA AYADO CADCAD AYUU INOOGU SHEEGAY DILKA XUKUNKIISA WAA SUURATU BAQARA HADUU ABO CABDI CASIIS DIIDAY INUU CAFIYO DIIDAYNA INUU DHIIGII QAATO YIRI HALA IIQASQAASO WARKU WAA XERANYAHAY HABAR GIDIR IYADOONA XAD GUDBIN QARARACEYN DADBAAN DILAYNAA DHIHIN XABSI HALAGU HAYO DHIHIN WAXAA UFURAN IN NABAD IYO GALIIN ULATAGAAN AABO CABDI CASIIS HADUU KAYEELO WUU KAYEELAY HADUU KADIIDANA SHARCIGA HAKU QANCAAN

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 หลายเดือนก่อน +3

    kan sheekh maaha , waa mooryaan.
    waana nin waalan. mr dewersi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +3

    SID CALI, WA DILA DILEY LABA QOF OO ISKU DHEX NOOLA LABA QOF AYU DILAY.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallaah uqubo kugu dhacday ma kanaa wadad ah sheikh kan ma aha Subxaanallaah 😇🛑😰Allow xaqa adaa u hiiliya 🤲😭

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน +7

    Mujrimkaa.halaladilo.yaan.lacafin.haladilo

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah oo m gabdha u gubay tariikhi ku yeeshay😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayoow Ragaas waa wada dilaaye Aduunka Raga Soomaalida ah ee dad iyo dalba baabi,inay Rabiyoow Nadhaafi.

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +5

    Waa fiicantahay Wiil Asha yaryar oo la laynayo in cuing ka tagaan

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 หลายเดือนก่อน +1

      Wiilka Sayid Cali dhalay haduu isna gabadh kala gubo soow laba qasaaro ma ahan

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt หลายเดือนก่อน +1

    Innaalillaahi wa innaa ilayhiraajicuun shiikhow xaal qaado kani shiikh maaha gabdhaha soomaaliyeed iyagaa isbahdiley waayo maalinkasta waxaan aragna gabdho qabiil ugu hiilinaya gacan kudhiiglaha

  • @amalabdi143
    @amalabdi143 หลายเดือนก่อน +2

    cawaan kan intee laga keenay,ma gabadhiisu uureeyay,lama hilmaami karo kulahaa tuug tuug dhalay, meeqaa lagu siiyay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaasi sheekh amaha ninkana degdeg inlootogto waaye.

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z หลายเดือนก่อน

    Wa in la dila danbile sayid cali.Anigu shaqsigan sheekh uma arko wa fidnad wuxu wado sida ugu dhaqsaha badan wa in shaqsigan la qabto oo la xidha.Wa in allaaha u naxariiste marxumad luul cadalad heesha qoyski ay ka baxdeyna ay ku samraan.

  • @bibimalakh7921
    @bibimalakh7921 หลายเดือนก่อน +1

    Sayid cali ha la toogto naag guursaneyso ma jiro si deg deg ah ama ha la gubo sida luul cadi cassis oo kale

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน +3

    KKKKKKK KAASI SHIIKH MAAHA EE WAA MOORYAAN WEYN

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    SID CALI, LABA QOF OO NOOL, ILAHAY ISKU DHEX BEERAY, AYU NAFTA KA JARAY, SID CALI LABA QOF AYU DILAY.

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 หลายเดือนก่อน +1

    Ciroolihiina saas buu u hadlayaa; ilahayoow na badbaadi

  • @mahira.547
    @mahira.547 หลายเดือนก่อน

    Dil qof Muslim aha dilkiisa miya baal dahaba noqday😢😢😢😢

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 หลายเดือนก่อน +1

    Shaq shaq lagu Mari Kani sheekh maaha waa dayuus

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v หลายเดือนก่อน +1

    War ninkan anigaa aqaan waa xagga dhimirka hawiyena maah waa reer xamar ama banaadiri reer fiqi
    Waa nin waalan oo labisan waa caan masaajidka waaberi ku yaal buu yimaadaa waa Ninkii googoradda xidhanjiray
    Waa ninkii maalintii dhawayd xasan shiikh u baahaynayey
    Horta shiikh maaha taa iska sax

  • @mussejama311
    @mussejama311 หลายเดือนก่อน +2

    Waa jaahil
    Intee ka keentay ninkaan dadka dilay Naago haloo dhiso!

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 หลายเดือนก่อน +2

    Subxana allah Subxana allah wa layab baadan

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m หลายเดือนก่อน +1

    Sheik hesaya 😂😂😂😂😂wa sharma boy ooo weyn

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l หลายเดือนก่อน

    Bismillahirrahmanirrahim. Siid cali xaaskiisi ayuu nafta dhaafiyay ayadoo xaamil ah inladilo weeye nikaan ilaahay mooka weyn yahay inkaan ciyaar ayuu dheelaa habar gidir iyo sheekhaal isku diro soomaaliya gashana dagaalo horleh xukumka ilaahay ayaa weyn ninkaan beenloow waaye sacuudiga aniga ayaa joogi jiray xukumka ilaahey lama bedeli karo siid cali fursad uuku cararo ayaa loo raadinaa maxkamada soomaaliya hadey siid cali ladili waayo soomaaliya qaanuuka lagama weyno qaanuunka ilaahay ayaa dadka oodhan kasareeya ninka sheekh maaha qabqable ika hadlo waaye ✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale หลายเดือนก่อน

    Waa su aal khalad ah wuxu diley naf waa inladilaa oo laqisasaA WAA SHARCI IN LADILO WAXA CADAYNAYSA SURADA ALBAQARA IYO SURADA ALMAIDA😊

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 หลายเดือนก่อน +2

    Wa qaalad inaa la toogto zayid cali wyo wa la siilciiyay No No No

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r หลายเดือนก่อน

      Waa la wasaa wilibo nacalaa ku dhashee

  • @maxamadcaliaadam
    @maxamadcaliaadam หลายเดือนก่อน

    waa in labogabdhood lugu daro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malakaaay
    @malakaaay หลายเดือนก่อน

    waxaas baa muslim sheeganaya😢😢😢😢 waa xaqiiq in somalidu 70% ay yihiiin dad diinta iska sheegtoo aan islam sax ah ahayn 😢

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 หลายเดือนก่อน

    Odaygan mooryaanta waa inaa la soo Xiraa Acuudubilaah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 หลายเดือนก่อน

    War qofkan sheekh hawgu yeedhi mujrim xaaskiisi oo uurleh dilay bu udoodaya waliba gabadh dambe oo soomaaliyeed inu noolasha haku gube adeer waan in noolasha halagu gubo tuugta difaaya halagu daro

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 หลายเดือนก่อน

    Subxanallh Subxanallh hala dilo wuxu geesaty halaga dhaqo

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya หลายเดือนก่อน

    Sheekh maahee waa sheekh beenaad sheekh sheydaan

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 หลายเดือนก่อน +1

    Odey. Waalan. Seyd cali alle. Nooma. Wadaro. Waxa. Haleeley. Masiibo. Ilaahow. Hanooqadarin. Somalidu. Waa. Duqsi. Duqsigu wuxuu raadsadaaameel. Dhaawaca. Qof. Qadaru. Ku. Dhacdey. Ayey. Ku. Wiirsanayaan. Allaahu. Akbar

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r หลายเดือนก่อน

    Waa habar gadir waalan shekh ma ahan afka lee muslim ka yhn midkaan wuu waalan yahay waa kii lahaa xasan waa dameer

  • @yaasmiincadeey3626
    @yaasmiincadeey3626 หลายเดือนก่อน

    War nin waa la dili jiray waana la cafin jiray ee dadkaan mash quulaayo waxeey ku habooneedba in reerka ee in taas muran ee ba galin oo iska dhaafaan kan oo muxuu darayaa waa nin dhiban aduun iyo aaqirabo asigaaba aduuunka ku dhiban wax uu aqiiba leeyahay ma jirto gacan ku dhiigle

  • @hawoali120
    @hawoali120 หลายเดือนก่อน

    Waruntiis seyd cali waa wiil somaliyed hadii caruur laga reebikaro hala siiyo gabar wanku racsanahay shiiqa

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 หลายเดือนก่อน +1

    kan sheekh ma,aha midkale oocejiyo halagudaro kulaha subxanalah.

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني หลายเดือนก่อน +3

    Kan shiiq maahan halatogto asagana

  • @maden7818
    @maden7818 หลายเดือนก่อน

    Qaatilka inuu sii noolaado xaq uma lahan ee reer gowsa isku riix dhareerka iska celiya.

  • @bdimalik4010
    @bdimalik4010 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallhu wanicmal wakiila

  • @CabdirixmaanFaaraxcali
    @CabdirixmaanFaaraxcali หลายเดือนก่อน

    Sheikh maahee waa sheydaan kaasi

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h หลายเดือนก่อน

    Qabiil dhan ooBAADIL iskuwada raacay mana. Laqaban badilkan inay garabkusiyaa waa beeshaSaleban wa da wada Ehlunaar ah wanacudubilaah

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled หลายเดือนก่อน +1

    Kan miyaad sheikh Ku sheegaysaan
    Subxaanallaah

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v หลายเดือนก่อน

      Aqoon uma laha anaa aqaan waa ka yimaadda masaajidka makhaayada sanac kadanbeeya ee waaberi dadka naafada ah ku dawarsada
      Waa xagga dhimirka shiikh shaqo kuma laha

  • @amalabdi143
    @amalabdi143 หลายเดือนก่อน

    odaygaan waa wacal,waxan u malaynayaa gabadhiisa oo uur wacal ah wado Inuu xabsiga ugu gayn rabo,si ceebteeda u qaryo

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba หลายเดือนก่อน

    Kan albaabada ayaa ka xirmay wuxuu shaqo ka dhigtay arinta siid cali

  • @NuurMaxamed-d4b
    @NuurMaxamed-d4b หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk.....gudagrii.....tiiugursad..afcway

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

    Shiiqaan kii sowma aha maalintii luul la aasayey dhahyey illaahayoow maa ana layla aaso luul waa ehlu qayr eee
    Maya maya maya sayid cali ilmo fayow madhalaayo yaan la is daalinin waayo ilmuhu dhiga walidkui ayuu qaataa

  • @Maryanmaxamed-d5g
    @Maryanmaxamed-d5g หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @roblehmiad9697
    @roblehmiad9697 หลายเดือนก่อน

    Sheekha la toogto kaasi lama odhan karo sheekh dhagar qabuu yidhi baal dahabuu Galaxy gabadhiisa ha Ku daro

  • @Suad-qc4ym
    @Suad-qc4ym หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah 😢💔💔😭😭😭

  • @asaldhaladsland
    @asaldhaladsland หลายเดือนก่อน

    Subxaan allah naf naf kama qiimo badan.waxa iga yabisay gabadh halo guuriyo hadhuna asay qaado

  • @ابوعاليهالهاشمي
    @ابوعاليهالهاشمي หลายเดือนก่อน +2

    Shaydaan khaain weeyaan

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 หลายเดือนก่อน

    qarabashadaqdu xumaa sheekh mustafe maxadusooqaadatay

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน

    OO MA WUXUU BAAL DAHAB AH KUGALAY INUU QOF ISLAAM AH DILEY WAAKAAS CAQLIGA REER MUQDISHO

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

      Shiiqaan waxan u.aleynayaa in lasoo qasbay loo hanjabay
      Maalintii luul la aasayay kii ooynaayey sowma aha olahaa ilaahayoow maxaan dhacdadaan ula kulmay oaad hore iigu oofsan weyday
      Iyo inla ila aasa ifiicnaan lahayd waa ehlu qayr ee
      Hada xataa sax ma aha hadalkiisa xataa eeg baal dahab kagalay taariiqda sax ma aha dadkeena xanuusan o sarbeebta aan fahmin

  • @Dr.ahmedIsse
    @Dr.ahmedIsse หลายเดือนก่อน

    Alle dilaa dhinta qofna of qof madili karo

  • @abdulkhadirmohamud342
    @abdulkhadirmohamud342 หลายเดือนก่อน

    Maxaad SHEEKH MUSTAFASAWIRKIISA U SOO BANDHIGTAY? MA WAXAA ADIGA FIIRISA FUSKA KUU DARAN

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 หลายเดือนก่อน

    Yaahuu fadlan ku shubo xabsiga niman badana kujiree ayagana naago.halagu daro sheekadan waa socon..wey nayee aan orodno

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 หลายเดือนก่อน

    War isku xishood oo udhig sheikh Mustafe xaaji ismaacil sawirkiisa

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 หลายเดือนก่อน

    Anigu wali waxaan fahmi waayay s cali baaldahaba ayuu ka glay taariikhda somalida waamaxay taariikhdaa uu galay sii cali ee lagu tixgalinayaa

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 หลายเดือนก่อน

    Si degdeg.haloo dilo dayuskaan

  • @Remember1977
    @Remember1977 หลายเดือนก่อน +1

    Caruurta ninkan ka tafiirma baa ayaandaran.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

      Haaa

    • @mudukush5984
      @mudukush5984 หลายเดือนก่อน

      Ka waran shiiqa hawiiye hadalkisa

    • @Romman114
      @Romman114 หลายเดือนก่อน

      ​@@SagalMohaned
      Waxaa laga yaaba in uu isleeyahay ninkaan waa madi marka 3 sano halo siiyo si wax uu ku dhalo waayo hooyadii kaligii ayee dhashay marka waxaa laga yaaba in uu isleeyahay

  • @XaawoAbdiraxman-w9l
    @XaawoAbdiraxman-w9l หลายเดือนก่อน

    Arintan way naga weyn tahay wayo wawax rali llaga yahay markaa waa allahu wacllam allaa lodayaa asaga ayaa wax xisabiya umadu way kudan babtay intii wax garanaysaa😢

  • @AliBule-q8z
    @AliBule-q8z หลายเดือนก่อน

    Asc (sheekh Garcade waxan kuulenahay Tan markaan waykacumTaybkkkkk😂

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec หลายเดือนก่อน

    Kkkķ war ilma ader tiis ayaa diyaar u ah in ay hadii alle nolol uqorey in ay noloshiisa oo dhan lawadaagan iyadon waxba lagu sasabin ayaa jeceyl loo guursanayaa

  • @HamdiWarsame-c4i
    @HamdiWarsame-c4i หลายเดือนก่อน

    Ciro ceeboobowday waa maqli jiray sharafi dhimatay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    Acuudu biallah kani sheekh maha waa gaal ama waa cabtooy kolay waa gaal waa xaaraami waa sheekh bis waf kani waa xaaraaami 😊

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

      Waa kuwii dhiiga galay dad badan dilay ma fayooba

  • @redback043
    @redback043 หลายเดือนก่อน

    Horaa loo yidhi Xoolo Rageed Farana ✋ka Xisaabsan Feerana Ka Xisaabsan dhiladii Cunttaay Waa Lagu Gubi 🔥Oo Qabuurahaa 💀laguu Qixin 💀Horaa Loo Yidhi Rag Ciil Cadaab Ka Dooray Dhilooy Yaan Lagu Gubin 🔥💀STOP❌

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv หลายเดือนก่อน

    Kani sheekh kadheer ee waa sheekh boodbood

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน

    Asc somali maxamed Subxaanalla waa yaab walahi ?
    Xasbiyolaah dulmiga intas gaaray bal fiiriya ?
    Qofkan oo kale caruurtisa moryan uun beey noqan? War hiraabo dadka ka xishooda ?
    Shacbka somaliyed oo dhan dilka ninkan beey suga yaan 😢

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa waashey yaan loo qabanin kuye taariiqda somaliya ayuu baal dahaba ka galay ,inuu xaaskiisa gubo miyuu baal dahaba ku galay

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 หลายเดือนก่อน

    KANAYARI WA MUNAAFAQ AFBALAY

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

    Shiiqaan haku dambaabina deg deg haloo dilo ayuu uga jeedaa
    Kkkkkkkkkk
    Waxaan waa sarbeeb luul u ooyay o hore inuu uga hadlay umaleynayaa lasoo qasbay wuba jees jeesayaye gabadha lagu daraayo wuxuu yiri magteda hala siiyo ayuu leeyahay

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi หลายเดือนก่อน

    Haladilo ninkan cadalada halamariyo haladilo

  • @411mumin
    @411mumin หลายเดือนก่อน

    Yaab,,baaldahab an ma waxaa lagu galaa in la gubo gabar kuu djaxdey

  • @KhalidSheikh-q7s
    @KhalidSheikh-q7s หลายเดือนก่อน

    War dadka kan waali ayay wadaan wadadkan hala xiro wa haday dowladi Norton waye

  • @hawabohoche5295
    @hawabohoche5295 หลายเดือนก่อน

    Haa la diloo

  • @mawlietmohamett9294
    @mawlietmohamett9294 หลายเดือนก่อน

    Màay

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 หลายเดือนก่อน

    Waa in lataag ta oo ladedejiya sida uu dha sahaba

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 หลายเดือนก่อน

    Ma waxaad taariiq ku hesheen gadho gubid.. sheekh garcade maana koobiya geeya....

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 หลายเดือนก่อน

    sayid cali muxuu dheer yahay. kuwa malin walba ladilayo.

  • @XasanAhmed-og4qf
    @XasanAhmed-og4qf หลายเดือนก่อน

    Waar tuug baa is bahaystay ee diin ma haystaan hawiyeh ee taas yaa aamin kara dawladnimada soomaaliya han dili xaaram8ga.

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz หลายเดือนก่อน

    Said Cali limo ma Rabo kii caloosha looga waday ayuu ka hor tagay inuu ifka yimaado ee nag rabto ma jiro

  • @marwo5431
    @marwo5431 หลายเดือนก่อน +1

    dadkan waa dad waalan oo bilaa dhaqan

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

      Waalasoo qasbay umaleynaa kii luul qabrigeda kaoynaayay sowmaaha o luul lajiray????

  • @maxamedali2411
    @maxamedali2411 หลายเดือนก่อน

    Qosol ayaa kuusoobaxay shiiqow

  • @HojoAli-z6z
    @HojoAli-z6z หลายเดือนก่อน

    Wali walliidda socooto wa ninkaan

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

    Ila intu ilmo ka dhalo xabsiga halagu hayo yiri hirab waye alaha isku maslaxo qer qabto mid hadu qaldan yahay idinka samir qata shiqal dadka ugu samir BADAN waye shiqal wa na dhibateyn habar gidir iyo abgal everything in mar la xanunjiyo wa wax mesha ku jiro

  • @Mushtaaqzaki
    @Mushtaaqzaki หลายเดือนก่อน

    Ma moodo wuxu ku hadlayo inu dambi ay ku tahay wuxu ku hadlayo wlle aaqiradaa

  • @HiishiisYare
    @HiishiisYare หลายเดือนก่อน

    Warkaas wax kamajiroo odoygaan

  • @AyaanFaarax2024
    @AyaanFaarax2024 หลายเดือนก่อน

    Kan ruuxiisaa dil u baahan

  • @Mushtaaqzaki
    @Mushtaaqzaki หลายเดือนก่อน

    Siid cali markuu dil geystay ayuu dhamaday waqtigiisi kow dheh marka waa dil suge alle aya taas fulin dono

  • @HoryalkaDalkaHoryalkaDalka
    @HoryalkaDalkaHoryalkaDalka หลายเดือนก่อน

    Isaga ayaba cadeey in u dil yaahay

  • @mohamedabdi2708
    @mohamedabdi2708 หลายเดือนก่อน

    Fegradaasi.waaqalad.ee.si.deg.deg.ah.haloodilo

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq หลายเดือนก่อน

    Yaaaa huuuuu maya maya

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 หลายเดือนก่อน

    Wixii diinta islaamka ku xukuntay halagu fuliyo

  • @ZeitunHassan-nr1hk
    @ZeitunHassan-nr1hk หลายเดือนก่อน

    Sax waa 👌👋👋

  • @nasroahmad-kr5yl
    @nasroahmad-kr5yl หลายเดือนก่อน

    𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐥𝐡😢😢😢

  • @AdenMomed
    @AdenMomed หลายเดือนก่อน

    Maya

  • @MiiziMuscab
    @MiiziMuscab หลายเดือนก่อน

    Baal dahab oo xaga jaxiimo

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr หลายเดือนก่อน

    Kan waa kii xasan sheikh iyo mooryaantiisa qabsadeen maalintuu xasan madherge lacagta u aruuninayey kadibna soo kufsaden waa lagu amray in uu hadlo halayaabina

  • @libantireye3935
    @libantireye3935 หลายเดือนก่อน

    My