DEGDEG: Faadumo ibraahim " Ma igu Fiday Jacaylkii? "

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 ปีที่แล้ว +5

    40sano ayaad dib ii xasusesay mahadsen ❤💜🌷👍😍🌿

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 ปีที่แล้ว +1

    Maygu fiday jaceylkii Faras aan jaraysnen Ayuu leeda fuulkii Naftu waxay ku faraxda Markan helo fariimo Kaaso fulaaaye Weli waan fayoobahay Furqaan waxaan ka tuugaa
    Adoon iga fogaanin Aniga oo aniga
    li furdaamee Marna aanad fududaan Nacabkana ka foojigo Aaa aniga ii furdaamee
    Fanaaninta oo idil
    Faaleeya caashaqa
    Howlahan ku foognahay🎉❤🎉

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂 bisika somaliye ruunta sikumashoga eeeya mohooooo iishodan

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 ปีที่แล้ว +1

    Astafurulaa.waa yaab

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +1

    Ismahaan maalinkii iigu horeysay ee aan codkeega maqlo in ay heeseheedu iyo dareenka body language keegu bixinayo ka qoto dheer yahay sida dadka dhagahoodu u maqlayaan aaney ahayn ee ka Macno fog yihiin ilaa wakhti xaadirkana aaney fahmin

  • @nastehosaid5988
    @nastehosaid5988 ปีที่แล้ว +1

    Habo masha Allah waad cod macaan tahay

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 ปีที่แล้ว

    Wow 👏👏👏👏👏 mamadan wa fun

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 ปีที่แล้ว +1

    Inaalillah wa inaa ileyhi really jacuun inkaar kitaabkaaga qaado

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว +1

    Fankaad kuwacanthy faadumo ibraahin

  • @AL_shahada
    @AL_shahada ปีที่แล้ว

    TAlefon leen leen iskubadalay raaci boblika ugey raqam sirtada qof walbo waa sir adi waasir ayaga wasir iyada wasir gurigu waa wada sir raqm faraha kudhufa gafuurka danko buran faryareda ilaa murugsato nefta danka buur shaqa hasideyso raci sin diriyawaay farurihi faraha oosulka lagareba lagormarsiin faryarey fadumay far dhexaad murugsato suul ganbar

  • @mubarakcayngalabokor7953
    @mubarakcayngalabokor7953 ปีที่แล้ว

    Naftu waxa ku faraxdaa markan helo fariimo adi kasoo fulaaye ❤

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah fani

  • @maleikaali3848
    @maleikaali3848 4 หลายเดือนก่อน

    Asc waxaad ugataan inaay Somali dashay

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haku xafido mom

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 ปีที่แล้ว

    faceda waa tusbixisayan ayadina waa heese

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 ปีที่แล้ว +1

    Waawareey! Waalawaashey meeshan😂

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 ปีที่แล้ว +1

    Wow beautiful 😍

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 ปีที่แล้ว

    Eeeyaa iishod

  • @nura2876
    @nura2876 ปีที่แล้ว +1

    Masha.alaah

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 ปีที่แล้ว

    HORYAAL TV HA LA DACWEEYO, islaantan maanay cid lahayn , Maalin walba way ka xaraabaysanayaan , ilahay ka baqda oo horyaal Tv dadka waaweyn ka daaya sidan ?

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว

    Faadmo ibraahin caadifada kuwacnid soomaalibaad utahy daadihiye halkaas kaga hay

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว

    Gu'roon jire, soomaali buu ahaa. Waa sida axmed naaji.

  • @itsuyes5396
    @itsuyes5396 ปีที่แล้ว

    Inaantan fadumo waa sii qurux badnanaysa manshallah

  • @dulaleofficial2607
    @dulaleofficial2607 ปีที่แล้ว

    Mamadan wariye Waayo arag ah bay u baahantahay oo barmaamujka ka qabta

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 ปีที่แล้ว

    Waan ku taageraa maamo faadumoo , waaxa kaa loo jiraa faanaan reer jibuuti ah oo caafaar ah oo coodkaa laafooleh leh maagicisu waa Ali oudoun .

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 ปีที่แล้ว

    Suxanallah

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 ปีที่แล้ว

    Salaan gobeed mama Faadumo

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤💚💚💚💚😃👍