Qisooyikaag markan arko wan faraxaa al qiso aya so dhaxadey ninkii ifiye aha lkn qisoda marka loo guda galo mar wan murugodaa mar wan faraxaa mar wan naxaa maran ciil cun ikal go'ab lkn wlhi wan dhuuxaa waa cibro iskam dhgeyste war qisoyinka dhuuxa ku cibar qaat ilen waxa walib adunka wey ka dhacaane hablo iyo inamo❤👍
Qiso ka macan o ka qurux badan qisadaan waligay ma maqlin wlhi 🥺♥️masha allah wll raqad iyo khaalid allaha u naxariisto aduun iyo aakhiraba side isugu naxariisten allaha isku daayo labadodaba m.a wa dad wngsan 🙏❤
Masha Allah bini Adam. nimada cajiibsana Abalkaga ma gudi karo😢 walhi Abal aad uweyn oo an qof walbo laga heli karin ilahay haka abaal mariyo Raqad❤😢 Abal qof gala lo gudaa 🥺
Wlhi wa qiso cajiiba Hore ayay somali ugu mahmahday abaal nin gala badan lkn nin gudaa yar waxayna qisadu no shegaysaa in dadka wangsan wali aduunka saranyihiin wlhi😭
😢😢😢😢😢wallahi sxb cawa wan ilmeyey waxan so xasustay قال الله الله تعالى..وتعاونو على البر وتقوي ولا تعاونو على الإثم والعدوان وتقو الله إن الله عليم بذاة الصدور...إن الله يرزق من يشاء بعير حساب
Keep going brother you are talented I like it I live in USA I leave Minneapolis Minnesota I like your channel thank you for you sharing the history I hope you're doing great forever
Marki 2 baad comment so qoro vidiyow gan wlhi qiso yinka qaar anow murug san dhaman jiran sidu tii u dan bee say hoyo di silac so martay ilaa yaran tedi ilaa wena tedi wlhi qisadan anow farax san dhama tay waa qiso qalbi tabad naxariis ka buxdo alx kuwa kale murug anow igu tagan tahay dhaman jiren wlhi iskama dhageso qiso yinka wax yaabo badan kala dhax baxaa qeer alle haku siiyo wll
Ruuxa gala abal mar ba loo gudaa masha allah khaalid wa u dadalay gabdhi wangsanede naftisa badbadisay wa qis cajib ah an ka bara karno qofki abal kugala in ad u gudo❤
Qisadan iskama dhicin raqad iyo khaalidna iskama kulmin ee waa qadarka allah waxa laga yaaba in haduu familka habaryaradii la joogi lahaa in la dili lahaa baa laga yaaba😢tana waa qorned ❤
Sxbayaal instagramka 10k ma igaarsiin kartaan?👇
instagram.com/ifiyenuur?igsh=dWw4MTQ3a2Nld3Z2
❤❤❤
Sidee loo gaarsiin karin
Adigoo nabiga ku salin wax ha bilaabin❤❤❤❤
Scw
Scw scw scw scw scw
Scw scw scw❤❤❤
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
scw❤❤❤😢
Caawa loveta waad iga heysaa Wan kuu saary awel Maan saari jirin 😂markaan soo dajiyo oo hooyo ushido qisada bay idhahdaa wiilka ma usarty loveta❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
Qisooyikaag markan arko wan faraxaa al qiso aya so dhaxadey ninkii ifiye aha lkn qisoda marka loo guda galo mar wan murugodaa mar wan faraxaa mar wan naxaa maran ciil cun ikal go'ab lkn wlhi wan dhuuxaa waa cibro iskam dhgeyste war qisoyinka dhuuxa ku cibar qaat ilen waxa walib adunka wey ka dhacaane hablo iyo inamo❤👍
Waxan qiiso wey dhafeen Ee dhaha qiiso io badh❤🥺
Qiso ka macan o ka qurux badan qisadaan waligay ma maqlin wlhi 🥺♥️masha allah wll raqad iyo khaalid allaha u naxariisto aduun iyo aakhiraba side isugu naxariisten allaha isku daayo labadodaba m.a wa dad wngsan 🙏❤
Walahi wan ilmeyay ifiyow tan qiso laguma tilmami karo waxana kabaranaysa shaq siyadadu inay tahay waxa xukuma noloshada danbe ❤❤ ale dhamantenba janada ha inagu kumiyo🤲
Qisooyinkaaga waan jeclahay ifiyoow wallaahi. Mansha Allah my brother 🙏❤ keep going.
M.a sha Allh waa qiso layaable 😢😮😊❤🎉😢😢 43:57
Masha Allah qisadu cajiibsanaa walhi Waan ilmeeyay.
Qisadaan & tii xayaad waa iigu calol xumeyd 😭
Masha allah qisa ka macaan ma dhageysanin waligeey❤😢
Masha Allah bini Adam. nimada cajiibsana Abalkaga ma gudi karo😢 walhi Abal aad uweyn oo an qof walbo laga heli karin ilahay haka abaal mariyo Raqad❤😢 Abal qof gala lo gudaa 🥺
Waayahay Waayahay. Jasaakallah khayir walalo Ilyaas ❤
Waa jeclahay markuu waayahay waayahay dhoho waayo jawi cusub buu furayaa kkkkkkkkk
Wlhi wa qiso cajiiba
Hore ayay somali ugu mahmahday abaal nin gala badan lkn nin gudaa yar waxayna qisadu no shegaysaa in dadka wangsan wali aduunka saranyihiin wlhi😭
Cajiib Raqad waxan dhihi karnaa waxay badbaadisay nafteeda alla qoftu wanagbadanaa oo karti badana Khalid abalki wuu guday intu abood ulaha .
Hor usocod lagu daydo dadkana jecel yihiin afiye Waan kusalaamay Sxp
woow keep going qiso qurux badan
Ifiye thanks for your hard work 🎉
The best TH-camr balankiba no ofisey mzhlh qof Islamabad thy ❤❤
Alaa niyohow janada alla haka waraabiyo eh walaahay bilaahay tolaahay waxa aad nabartey wax badan ilaa iyo hada ilaa iyo maalintan bilaaby janalkan daawshadiisa waxan ka faaidey sidaa uu ugudi kari waayey abalkeeda ayaanan ugu deyn abaalkaaga janada alla haku geeyo
Zxbo ifiye hargeysan u xiisne muuqaallo maka heysaa hal muuqaal noogu ssooddaa keep going pro ❤
masha allah qisoyinka hbnki ku seexda ❤
Qisadii ugu quruxda badneyd intan Ileys lasocday😊wow😍
Mahadsanid ifiye❤
From Djibouti 🇩🇯 Golden Voice 😊😊❤❤
Walaahi qisooyinkaan oo kale waa kahelaa qisooyinka abaal gudka waan ka helaa❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤😂❤
walaahi ilamaa igatimi aad baan ugu qiirooday sheekadaan khaalid wuxuu ahaa nin aad u wanaagsan kan walaalkiis ahna wuxuu ahaa nin aamin ah oo aakhiyaamo aqoon
Isamei douho wan bouka 😢
Ilaahay ha ku caafiyo
wayahaywayahay 😂😂😂
Awal ayaamahan qisooyin xanuun badan ayaad soo dhigaysay laakiin maanta qiso farxad kusoo dhamaatay mahadsanid❤
😢😢😢😢😢wallahi sxb cawa wan ilmeyey waxan so xasustay قال الله الله تعالى..وتعاونو على البر وتقوي ولا تعاونو على الإثم والعدوان وتقو الله إن الله عليم بذاة الصدور...إن الله يرزق من يشاء بعير حساب
Wa ku mahadsantahay muqaaladan quruxda badan lakin waxa u xiisay aniga kuwa dhaca iyo faldanbiyeedyada
Mansha Allah brother ❤
Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑
Mahad sanid walaahi waa qiso munineysa wanaaga aad sameyso faidadeeda❤🎉
❤❤❤ 45:53
Masha Allah, waa qiso cajiib ah, thanks brother.
Waa yahay ❤ waa yahay.
Masha allah abaal bay gashatay isna waa uguday uu wallee abaal inta gashaa badan inta gudaase yar kudayasho ayay mudan yihin khalid iyo raqadba ❤❤
Alla maxay qiso aaad ucajiiba ahayd🤔maba aqaano #ilays jasakallahu khyr wllo ❤🎉
Illahay haxafido bro wana kusexda wax na wan kafaida wllhy legend 🔝🔝🔝
Keep going brother ILAYS👍
Anaa u horeeyo manta😊
What a beautiful story
Keep going brother you are talented I like it I live in USA I leave Minneapolis Minnesota I like your channel thank you for you sharing the history I hope you're doing great forever
Allahu akbar allahu akbar!!!!!!! Qof abaal gala waa la arkaa lknse inta gudaa yar. Cajaaibaadka dunida ka dhacaya ayay ka mid tahay. Shukran alpha marah zxp❤
Abaalka qaarki lamagudikaro mudo sanado ah bn raadinaya gabar anoo xaalad dhimasho iyo geeri udhaxeysa kusugan ibad badisay lipiya ila italy isowaday oo wxwlba ihurtay .gabadhas meel aan karaadinin maleh wajigeda igadhumimaayo wa qof abaalweyn iguleh alle waxa kabaryaya inu ituso wlhi qof qaali ah bey ahyd allow meelwalba ku amaanso haday moshahayna allow itusi
Ameen brother. Haday nooshahay waad is arkaysaan insha Allah. Mar walba u ducee gabadhaas, geesigu marna ma ilaawo abaalka loo galay ❤❤❤
MashaAllah very beautiful
Tan qiso waye dhaftay 😢wllhi raqad io qalid cimari dheer io cafimad allah idin siiyo aqirana janda allah idunku kulmiyo❤
Ifiye ilhy hanoo kaa daayo❤😊
cawa wad nagu so ragty 😂
Wcs 🤝 ifiye
Cajiiiib wallaahi 😊😊😊
Keep on my bro Mr ifiye
Waan ku salamay walal ilyaas mudo bil ah an ka maqnaay chanalka manta ayan imaaday ❤❤
Maasha Allah abaalku waa cajiib sida loo gudaana waa adagtahay❤
Sxb Wlhi qisoonikaan waaan ku ilmeeyayay bro xitaa xeer waxaan gaaray aaaan hurdiwaaye sideee igu socoto qisooyinkaa aad baaa umahadsantahay ❤❤❤❤❤❤
Wow qisadii qisooyinka Mr waayahay waayahay
Wcs walaal waxaan rajaynayaa in qisadu mid cajiib ah noqoto
❤❤❤❤
Woow qiso mcn bey aheyd😊❤
Raqad io khaalid kuwii jannada ku kulma ilahay ha ini ka dhigo💐😍😍
Waa qiso aad u sameyn badan abaal qof gala fican lakin qofki awaalkas si guda ayaa ka sii fiican 😢
Thank you ifiyooow lkn wlloow plz qisada dadku dhimanayaan naga yareee❤❤❤😂
Dadka iskumid maaho 😢 gabda iyo abahed kala naxariis badna 😊❤
Ma u malaynaayo qiso tan ka qiima badan inay jirtee sxbow kuwaan cml lee nooga dhig .
Ifiye mahadsanid
Ilays sxiip intaan kula socda waligay comanti kaama bixin lkn maanta runtii qiso cajiiba ayaa noo soo tabisay waana ka helay kuwo kaloo badana waa kaa sugaynaa guulayso sxiip hormar wacan insha allh❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏
U waa cajiib sax lkn taarikhda dhalashada gbr 1990 ki 20 jir aheed side 2018 37 jir ju tahay bal arinkaa si gaara haloo eego 47 xataa waa macquul
Qisadaan sida aan ku maqlay hadda ayeey ka sii mcn tahay oo ka sii xiiso badan tahay😢 Guuleyso sxb 🎉
Sxb ifiyow Waxbaa isku qaladay gabadha 1990 hadii 20 jir aheed sidee kunoqoneysaa 2017 36 jir
Mida kle dhicitaankii Ciraaq 2003 ayay aheed.
Wow qisadii qisoyinka eryatay
ifvye magca ruunah miya❤❤
Ifiye afiga muraayada gadaasheeda goormaa kasoo baxaysaa
Masha allah
Waaaaaaaaw wlhy qiso wayba ka tagtay alle ha kaa abaal maryo iifiyoow wll soogudbinta qisooyinka wax ku qaadashada leh
Qiso cajiib ah weeye😭🥺 masha allah
War illaahoow qisada dheer wana hurda gafisaye sogaabi😂😂
Allahu akbar
Wlhi waa cajiib ❤❤❤❤
Marki 2 baad comment so qoro vidiyow gan wlhi qiso yinka qaar anow murug san dhaman jiran sidu tii u dan bee say hoyo di silac so martay ilaa yaran tedi ilaa wena tedi wlhi qisadan anow farax san dhama tay waa qiso qalbi tabad naxariis ka buxdo alx kuwa kale murug anow igu tagan tahay dhaman jiren wlhi iskama dhageso qiso yinka wax yaabo badan kala dhax baxaa qeer alle haku siiyo wll
mnsha alah ilys adban uga helay qisooynka kala duwan ad noso gudbiso wana mahadsatahay libax lkn mararka qar waxa shekada igaso baxa sualo ubahan fafahin dheri ah shekadan maxbuska waxa igaso baxay hal arin oo iga dagi wayday waxa weye side xabsi ciraaq kuyalah qof layslakal baxayah ayado an ognahay maxabista xabsiiga kijira in sargal waliba oo imadah ini hayo faylka maxabista hadi lawayo qof maxabis ah sargalka shaqada lehna durba wuu fahmin marka maxa kenay in lafahmi wayo in maxabuskan inu maqanyhay maxa kenay midakle maxakmadi xukuntay sowaqti uma qaban meshasna solama diyarinhoh dsdki qayb qadan laha soa oganayan bal arinkan nosheg aniga waa iga dhadhici wayayy ado mahadsan 🙏
Masha allh wll jazakalah qisooyin kaaga waxaa saamayn igu reebay qisadii umu caadil 😢 iyo qisadaan
Qisooyinka Noocan Ah Ee Farxada Iyo Rayn Raynta ku so Dhamaada Ala Jecliye Macalin ifiye Go Forward Tank you
Mnsha alla wll alla haku xifdiyo
Wlhi wan ka hlya😊😊😊😊
King of qiso😢❤❤❤
Mansh allah beautiful story thank you walal
Mashaallah mashaallah wlxi qiso cajiib ax allaha kubarakeyo wllo
Qisadka ooo aaad Ogu ileemyaya waa tiii cabdikariin iyo siiriya sxb isooo xariiiri anega ayaa quso layaab leh ku haayo ooo dhab ah
Ruuxa gala abal mar ba loo gudaa masha allah khaalid wa u dadalay gabdhi wangsanede naftisa badbadisay wa qis cajib ah an ka bara karno qofki abal kugala in ad u gudo❤
Allaahu akbar❤ walahi wan qiirodey.😢
Qisadan iskama dhicin raqad iyo khaalidna iskama kulmin ee waa qadarka allah waxa laga yaaba in haduu familka habaryaradii la joogi lahaa in la dili lahaa baa laga yaaba😢tana waa qorned ❤
Nio a iyo b da way kawada shaqeeyaan miyaa lafoole 😂
wcs❤
😂😂Xaaaadir
Waa run wax investment la gashado bini-aadam baa ugu qiimo badan ❤❤❤
IfiYow qisada saddam hussein nooga sheeko dad badaN oon garaNaYn qisadiiza aya jira pls ❤️
Qisooyinka hakarada soo badi Adi balaayo iska dhigoosaa❤❤😊😢😢
Wcs ifiye ❤ golden voice 🎉
Thanks ifiye cuntaba makarin karo hadaanan qisoyinkaga dhagesan please Ramadanka noosoo badi insha Allah afurka iyo saxurta ku karsanee
cajiib💯
Saxiboow tuugnimadi bangiyada hal mar nooga tuur🏃🏃
Ma bank 🏦🏧 miyaad dhici rabtaa nio😂😂
Kusoo dhawaw ķanaalka tiktok ee ILAYS
Aad baan kuu salamaay sxp ifiye❤
Qisadii igu farxad badneed anigaba iskumaleyy qof abaalka guday❤😂
Weli wan so jeedaa haaaa qisa ayan sugaya weliba❤
Maalmihii channelka naga xumaaday bn mar arkay❤❤