YAA JECELKA KU BADAN YAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 242

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2 4 ปีที่แล้ว +38

    Kkkkkkk Muniiro Jilibka Narkaa Qabsatay Anaaba Iskunaxay Masha Allah Family Kudayasha Mudan Allaha Idin Dhowro

  • @SSnor95
    @SSnor95 4 ปีที่แล้ว +21

    Muniiro Iyo Xaajigeeda waa dad is jecel reer muslin daacad isku ah laakiin waa leeydinku dhex jiraa ee sheydaankaas iska ilaaliya yuu idinka faaideeysan aniga marar badan ayaan Maseej kusoo qoray Muniiro ilahay reerkaaga haku xafido❤Reerka halaga daayo wareerka Somaliyey sheydaan yaan lagu noqon farxadooda💕💕💕Isku waara lamaane nadiifa tihiin💕

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Aabayo munira iyo abowe cabdirasaq waa niga muqataa farxad ilahey hani zeyadeyo farxadina waa idin jeclahaye hor mar wacan 👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 4 ปีที่แล้ว

    Muniiro dagaley bad u egtahay waliyba qof kulul ayad u egtahay cabdiraaqna qof dagan oo dulqaad badan ayuu u ekyahay anwy wada jiro nabd ku waara🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fatoum4388
    @fatoum4388 4 ปีที่แล้ว +11

    Qofkasta oo caqli leh waa garran karaa inaad tihiin family qurux badan oo is jecel mashallah rabi haydin xiftiya jira oo jooga jacaylkinu ha waaro.... ra iyeyga hadaan dhiibtana.....M... baa said kuu jecel

  • @haawoeliyow5833
    @haawoeliyow5833 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah waxatihin qoyxqurux badan waxad noolaegtithiin labasidhab ah isku jecelfarxadku noolaadawaligeen waxan idinleeyahay hurumarwacan waxatihin labo ruux hadafkay heegsanayenagara bulshada indho u ah ooku dajasho leh allaah idinxafido adinka iyo caruurteen

  • @aragsanmohamed8585
    @aragsanmohamed8585 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxa tihin family aad u qurux bdn xaqiiq jcl iyo raxmad dhaxtalo dhaqan koodana diinta islamka ku saleysan yahay masha allah allow idin xfid🙏❤🌹

  • @fartunaden7072
    @fartunaden7072 4 ปีที่แล้ว +7

    mansha Allaha Tabaraka Allah abayo muniiro iyo abowe abdirisaqa 😍😍😍

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah farxad ku nolada adunka Aqiiro Janatul fardowsa

  • @bishaarocumar5147
    @bishaarocumar5147 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh allaah abyo muniiro ilahay ha idin xifdiyo adiga iyo Duma iyo caruurta daba ❤️❤️❤️

  • @azizaabdinasir2862
    @azizaabdinasir2862 4 ปีที่แล้ว +7

    MashaAlalh beautiful couple.
    In my psychology experience I can read people based on how they speak to each other well ,in my opinion your beautiful wife loves you more,wish you more blessings.

    • @umunasra2382
      @umunasra2382 4 ปีที่แล้ว

      Right abayo how she respect I can also read her ,,, but he really appreciates that have munir as his wife best couples ever waye.... masha Allah

  • @amal7302
    @amal7302 4 ปีที่แล้ว

    Nin qurxan markuu qabo kalsoonidaa kaa luumaysa muniira be strong muryaad isku fiiri markaasaa adna quruxdaada arkee weligeen gabdho qatar iska dhiga

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 4 ปีที่แล้ว +1

    ‏ما شاء الله تبارك الله الله ‏‏يزيدكم حبكم❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻

  • @ruqiyarooney7160
    @ruqiyarooney7160 4 ปีที่แล้ว +5

    Moran iyo qaylo illahay ha idinka dhowro intaas wad igla sharaf badantihiin Ilxun idinma eegto insh Allah

  • @ruqiyarooney7160
    @ruqiyarooney7160 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansh Allah abaayo muniiro 100 waa karaysay c/risaq jaceylkiina guul iyo gobanimo ayaan u rajaynaa 👍👍👍👍

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 6 หลายเดือนก่อน

    Waa dad is jeecal illahay ubaad qurux baadan illahay uu deeqay faraxad badan manshaallah

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 4 ปีที่แล้ว +1

    Umadaan su aalo xumaa family isku faraxsan waaye muniiro iyo cabdi risaaq waadna aragtaane qof waliba wuxuu yahay weey ka muuqataa

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansh.allah allah kuukiin barakeeyo nuur caal nuur

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah walaashay iyo walalkay wad isku faraxsantihiin Allaha idiin siyaadiyo cabdirizaaq waa wiil maskiina waana kujecelyahay laakin munira wuukaa kululyahay sida wajigiisa iigala miiqato soomaalidu waxay tiraahdaa qof kudilaa kunooleeyo kuleelka qaarkiis waaloobaahanyahay Allaha idin barakeeyo ubadkana Allaha idiin hafido aqiiran waxaan idinkula dardaarmayaa cabsida ilaahey iyo inaad salaada iyo wanaaga isku waanisaan 💯💯💯💯💯❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ayanfuad9219
    @ayanfuad9219 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah lamane qurux iyo farxad ka muqato alle ha iskukin dhaafo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Wcs my family Aabyo macan munira iyo abowey cadirasaq masha Allah tabrikllha walahi waxan aamisanahay sidan in marwalibo faxad kuwad joogti guriga Tubek masha Allah hor usocod Allah haidin barakeyo Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah TabarakAllah ilaahayow isu kiin daa abid in shaa Allah abayo munira Iyo cabdirisaq guuleysta hore u socoda❤❤❤

  • @seynabibraahim2214
    @seynabibraahim2214 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah ha idin barakeyo aniga aragtideyda hada ka hadlo marka ad camerada horteda sida ad ku tihiin inaad ka sii fiicantihiin marka ad caadi gurigiina u joogtan masha Allah

  • @hooyoshukri5288
    @hooyoshukri5288 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh famil qurxon Ayaa tihin muniiro iyo abdi risaaq isku dhib alle nima tuso❤❤

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah tabarakallah allaha idiin xafido wllo

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 👏🏻❤️👏🏻❤️♥️💗💗💗❤️♥️

  • @sodwamohamed2777
    @sodwamohamed2777 4 ปีที่แล้ว +5

    Maashaaalaah abyo muniiro Iyo wllkey cabdirsaaq

  • @halimabeautyandcooking196
    @halimabeautyandcooking196 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allahanibarakeyo

  • @fardowsoqueen1603
    @fardowsoqueen1603 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh my rajo hormar wacn waxaa tihiin famil fiicn

  • @hormuudkahablaha204
    @hormuudkahablaha204 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh abyo mcn allha idinbarakeyo labadina wu idinwada hya

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilaah ha ku xafido aamiin jizaakalakheyr

  • @bayaanbayaan3366
    @bayaanbayaan3366 4 ปีที่แล้ว

    labaano is jecel alle ha idiin xafido my xabiibaatu wooow😘❤ keep goin👍👌

  • @nasrim9929
    @nasrim9929 4 ปีที่แล้ว +3

    Jacayl ka labadinaba waad is jeceshihiin masha allaah

  • @laylamohamud6655
    @laylamohamud6655 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaha maniiro walhi aqli waan ku qiiray mashallaha mashallaha walshay qaliga ah ilahay ha ku xafiido

  • @umucazza3713
    @umucazza3713 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh fmly aankudaydo allha idin dhooro farxada allha idiin siyadiyo ee miishiina kawada kaamirada ineey kaqurux badnato ayaan rajayna

  • @ibtisammohamed4196
    @ibtisammohamed4196 4 ปีที่แล้ว +1

    muniiro hakugu taagnaato duma wuu naxariis badanyahay alx ilhy ha idin xifdiyo

  • @ruuneyjmy402
    @ruuneyjmy402 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdirisaq inuu jclka kubdnyahay waa laga dareemaa hhh muniiro waa naxariis bdntahay dareenkeyga idinla qeysaday😘

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah

  • @nastehoabdullahidiriye5551
    @nastehoabdullahidiriye5551 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan idinka aaminsanahay ina tihin qoys wanagsan waxan idin kugula dardamaya inu kataliyo qof walbo idin kamid ah sidu kudhawri laha qalbiga kan kale Allah darti ayan idin jeclahay Abdirisaq iyo munira😍😍😍

  • @aragsanmohamed8585
    @aragsanmohamed8585 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh jclka labada dhanac ba waa uu kasiman yahay masha allah alle ha idin siyadiyo maxabada insha allah!🙏🙏❤

  • @umuaishamaryan2759
    @umuaishamaryan2759 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalaha ilahey haidin ziyadiyo farxadiina walalo anjeclahy baraka iyo kheyr bashbash barwaqo

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 4 ปีที่แล้ว

    Waxan idiin dhahayaa allah idiin xifdiyo abyo iyo aboowe
    Mansha alllah tabaraka allah

  • @nimcoadenhusien233
    @nimcoadenhusien233 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah family qurux badaan an aad u jeclahaay allaha iska daayo 💕💕💞💞😍
    Qoyska wa qoys aaad iyi aad u kala dambeyaan is qadariyaan waligodna qilaaf mabo marin mana dhaax maraayo insha allah shaarf iyo aslub wey leyihin somaliyey halgu daaydo qoyska quruxda badaan

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh apyo lbadina wa is jeceshihiin apyo hore usoco

  • @maryamaofficial8716
    @maryamaofficial8716 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my rajo channel isoo boqta waa idin soo boqte

  • @maalmihiiwacna4723
    @maalmihiiwacna4723 4 ปีที่แล้ว

    Wee buuxaan dad kamirada kuubeen sheega oodadka iska gada lkn idinka waxa igakiin muuqda jaceyl dhab ah daacad iyo kalsooni illaah haidin siyaadiyo qofka wanagsani maqarsomo sida dayaxa hambalyo😍😍😍

  • @aishahuseinshali744
    @aishahuseinshali744 4 ปีที่แล้ว

    Muniira wan idin salaamay in kastoo aan maalmo idinka maqnaa waan idiin xiisan vediogan ayaan daawaday xaqiiqda waxey tahay jaceylka in uu kugu badanyahay muniira waa muuqataa sababtoo ah ragga sikasto o aay kuu jecelyahay xaqiiqdi ma muujin karo waana sifo ragga ku gaar ah ta guriga markaad joogtaan iyo markaad vedio duubeysaan weysla mid waxaana tihiin famil diiniyan dhisan ma sha allah lkn muniiraay aad ayaa u qalbi jilicsatahee is ilaali raggu waa ragg uun wax kasta ku tasho allaha idin xafido jaceyl ciyaalnimada haduu guuleyso wuu sal adagyahee guuleysta

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 4 ปีที่แล้ว

    Waxadtihin family quruxbad ilahay hadin barakeeyo aamiin yaa allaah

  • @fardosaadow1894
    @fardosaadow1894 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Abyo muniro alle hainxafino

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 4 ปีที่แล้ว

    Mara aqlileey masha alah

  • @hodancabdiwaaxid6038
    @hodancabdiwaaxid6038 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah family quruxbadan Allah idinxafido

  • @sahraabdullahi5316
    @sahraabdullahi5316 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah my coach’s ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibtisammohamed4196
    @ibtisammohamed4196 4 ปีที่แล้ว +1

    noloshy waaaa is fahan abyo muniiro iyo duma ilhy ha idin xifdiyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว

    Sidaad jawaabta noo sisay abayo munira waa maskax ilaahay hakuu caqliga xbbti, xoog ayan ku jeclahay walashay, si isku mid ah ayaad isu jeceshihiin, camerada ka dib ixtiraam Iyo qadarin ayaad u dhaqantaan😍😍😍

  • @dahabarooble2844
    @dahabarooble2844 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah family qurux badan waad iga qosli siiseen

  • @FatimaAbdinur-vn3sx
    @FatimaAbdinur-vn3sx 6 หลายเดือนก่อน

    Maashallah ❤❤❤

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha lamanaha qarniga ilhey ha idin xafido ❤️🌹

  • @umuhamzaosmaanali1218
    @umuhamzaosmaanali1218 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @umusalmaan5572
    @umusalmaan5572 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah inaad isjeceshihiin way idinka muuqata isha baxarka

  • @misshonesty86
    @misshonesty86 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah beautiful family

  • @zuhuurhassan5304
    @zuhuurhassan5304 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah allaha in dhowro

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash alaha abayo muniiro iyo abowe isku waro abad

  • @shuukrisahal1566
    @shuukrisahal1566 4 ปีที่แล้ว

    Muniiro abaayo ninkaaga nin naxariisbadan waaye makala guursan karaaa kkkkkkkkkkk nin daacada waaye ilove you so much my rojo famali

  • @kowsarabdullahi6446
    @kowsarabdullahi6446 4 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah walalahay😘😘😘

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 4 ปีที่แล้ว

    Mash allaah❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @abaxmire453
    @abaxmire453 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshalah

  • @adoontialle6755
    @adoontialle6755 4 ปีที่แล้ว +14

    Waxan dhihi kara waa family ga kaliya ee ugu macquulsan oo youtubers ah sababta aan u dhahayo waxa waye waxad ilaalisen aqlaaqda iyo diinta suuban halka maanta dad badan ama youtubers badan oo family ah ka talab saden aqlaaqda iyo diinta weli ma arag family gan oo prank sameynaya allle ha idin xafido guul iyo gobo nimo ku nolaada beautiful family sidaa u ilaaliya diinta iyo aqlaaqda aduunkan waxan karfan cad eheyn lagama qadayo ruunti

  • @halimaabdikadirabdinasir6560
    @halimaabdikadirabdinasir6560 4 ปีที่แล้ว

    Mansha-Allah family kudayasha mudaan Allah hanixifdiyo matahiinoo dad benshegayoo Mansha-Allah keep going 💖💖💖💖❤️❤️

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 4 ปีที่แล้ว

    Labadiinaba wad is jeceshihiin beautiful fmly msh llh

  • @aminaali7914
    @aminaali7914 4 ปีที่แล้ว

    Asc walashey aniga waxeey ilatahaay munira miskiin waye masha Allah

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allaah famil qurxon🌹🌹👌 👏👏

  • @ayaanahmed7011
    @ayaanahmed7011 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha manta ana uguhoya🤩🤩🤩🤩

  • @medicallecturesasma1030
    @medicallecturesasma1030 4 ปีที่แล้ว +5

    Midna kuma badna jacayl ka Wa is dhamystirtan qof Kan intu hayo qofka klena inta Kalo haya best couples

  • @muniiraabdinaasir264
    @muniiraabdinaasir264 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh tabarakllh fmly qurux bdn😘😘😘😘😘

  • @faadumoabdirahmaan387
    @faadumoabdirahmaan387 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah family qurux badan ayaa tihin somali sual kama dhamaato wax yabaha special ka ah dadka halawadaagin ilxun idinma aragto

  • @abdirahmanalihassas5032
    @abdirahmanalihassas5032 4 ปีที่แล้ว

    منيره Ayuuk badan yahy sababtana warcina ilahy quranakisa waxu ku yorum وجعل بينكم مودة ورحمة الخ: موده dumarka aya iskleh رحمه Raga culimadu waxy dhahan Mawadada xeel dheer

  • @ugbaadmaax2989
    @ugbaadmaax2989 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk
    Mnsha Allah family Qurux badan alleh idima tuso wax idin dhiba 👐💞💝💟

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 4 ปีที่แล้ว

    Walahi me and my husband mali waliba waxan isku heysana Aniga badan jacelka Iyo ana badan ❤❤❤

  • @najmaaadam74
    @najmaaadam74 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh lamana quruxbadan

  • @sacdiyoabdiosman8693
    @sacdiyoabdiosman8693 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah farxada Allaha niisiyaadiyo jiroo joog muniiro

  • @sjhsuh
    @sjhsuh 4 ปีที่แล้ว

    muniira qalbi qurux... mashaa allah..

  • @fadumohassan1054
    @fadumohassan1054 4 ปีที่แล้ว

    Dad is tumayo waad ka ween tihiin waxad tihiin dad sharaf leh oo qiimo leh waxan ku duceystaa aniga inaan noqdo muniiro cml ninkeygana uu noqdo cabrisaq oo kle illhey ha idin sharfo waad sharfan tihiin

  • @amiinacabas8542
    @amiinacabas8542 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo iyo abowe allah hadin xifdiyo

  • @umubassaamumubassaam4462
    @umubassaamumubassaam4462 4 ปีที่แล้ว

    Waawa waxaasa kaajecelah alah idiin barakeeyo

  • @ashaomarmahamudmashallay1697
    @ashaomarmahamudmashallay1697 4 ปีที่แล้ว

    asc masha alla sharafey(muniro)(jaceel)katiir

  • @nadiaaciize236
    @nadiaaciize236 4 ปีที่แล้ว +4

    Machalllah lamane qurux 1

  • @aaminoshabatax787
    @aaminoshabatax787 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @mamonafiido1954
    @mamonafiido1954 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @munocusman6646
    @munocusman6646 4 ปีที่แล้ว +1

    asc edo muniiro wlky abdirisaq waxatihiino lamano iswadajcl xiliwalbo islafarxo kuwadajogo farxad lawadina waxatihiin isjcl lamakalacadeynkaro cidokubadanyahay waxan idinrajeyna in ilahey idin siyado farxada jclka kalsonida waxan ala idinkabarya cadow in ilahey idinka ilaliyo hormar badan dhamantin ala idin xafido

  • @Sukeyma-channel
    @Sukeyma-channel 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wan qoslay alabtan ayaa inta tal madaha leskiiga garaca

  • @lailaomar7910
    @lailaomar7910 4 ปีที่แล้ว

    msha allah family qurux badan abyo muniiro waxay ila tahy markaa guriga joogtiina waxay ila tahay inaa sidaan iyo si ka fcn aa tihiin m.a

  • @samiyalifestyle6737
    @samiyalifestyle6737 4 ปีที่แล้ว +1

    Muniira xabiibti mshlh ilaah ha idin xafido marka booday wabo naxay kathiir Ana bixubak kathiir kathiir jclkii kathiir miyaa

  • @himilochannel2384
    @himilochannel2384 4 ปีที่แล้ว +4

    My family
    🌺🌹

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wcs

  • @nasteehonalkacookingandqis4795
    @nasteehonalkacookingandqis4795 4 ปีที่แล้ว +3

    Ani waxaan idin fahmay in aad farxadiina ay badanthy marka aad naga maqantihin lakin yaa sabar badan noo soo sheega

  • @faraxdiiriye6040
    @faraxdiiriye6040 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxan isala yaya waa dhaba jacalaka kamuqad wayo jilitanaku wuu dhamaada walaladay ilaahayo xifati

  • @qeertoqurux6092
    @qeertoqurux6092 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @xaawoabshir4473
    @xaawoabshir4473 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh