WAJIGA 2AAD EE DAGAALKA MW XASSAN & AXMED MADOOBE, YAA GUULEYSANAYA KEE HALKII 2019-KII KA GUDBAY?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @muusadanbele3565
    @muusadanbele3565 วันที่ผ่านมา +4

    ilaahay ha u gargaaro wlalaheen Palestine 🇵🇸🤲😭😭

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 2 วันที่ผ่านมา +13

    like ii saare walal

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 วันที่ผ่านมา +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifatahAdan-ph4yh
    @AbdifatahAdan-ph4yh วันที่ผ่านมา +1

    Washekoo aad uu yablee somalia siyaasadeeduu maa sahlanaa

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ahmad slaam was Geesi❤

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 วันที่ผ่านมา +2

    ahmex-must-go!

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn วันที่ผ่านมา +3

    Danguud laguma dagaalamo ee waa dangaar. Dalkaan Allah hogaan ha u soo saaro ameen

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 วันที่ผ่านมา +5

    Sir Ahmad Waa Sax sanyahay❤

  • @AbdullahiKismayo
    @AbdullahiKismayo วันที่ผ่านมา +1

    Legend axmed madowa

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa legend ah gobolkiisa waxaa xukuma shabaab iyo kenyati tankale maxaa xilka ku dhajiyay 🤔

  • @maxamedsheikhassanharred1219
    @maxamedsheikhassanharred1219 2 วันที่ผ่านมา +6

    Markale Sayidka

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 วันที่ผ่านมา +1

    Madax madoobe😂😂 wariyaha Axmed madoobe ayuu rabay inuu dhaho.

  • @AhmedomarAhmed-u5p
    @AhmedomarAhmed-u5p 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan dhiiqo dalka somalia dhiiquu galiyay

  • @MahadmaxamedMaxamuud-v5j
    @MahadmaxamedMaxamuud-v5j 2 วันที่ผ่านมา +2

    Siyaasada somalia waa side filimada hindiga ah cml wayo waa la ogyahy in uu actarka guleysanayo marka ayaan laisku mashqulin😂😂

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 2 วันที่ผ่านมา +2

    Keep going brother

  • @Abdifatahshukri-x7t
    @Abdifatahshukri-x7t 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 วันที่ผ่านมา +4

    🥺🥺🥺😢 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse วันที่ผ่านมา +1

    Let madobe stay in power as long as gurgurte is in power bro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +2

    jubaland iyo soomaliya
    puntland iyo soomaliya
    ssc iyo soomaliya
    hiiraan iyo soomaliya weye hader kadib inta maareeye laga xidhayo

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 วันที่ผ่านมา

    AHMED MADOOBE VILLA SOMALIA 🇸🇴 WUU KU DHAX TAHRIBAY OO HADAA WUXU MARIYAA BELARUSIAN ILAAA BOLAAN BY DR HASAN MUNAAFAQOW

  • @omarsamriye2656
    @omarsamriye2656 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wiil Hoog ahmed cade abti walaad nagu banaan tahay

  • @adnanawil
    @adnanawil 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaa udhinto isagaa xukumaya Axmed maxamed islaan gul

  • @waawaynemediye7067
    @waawaynemediye7067 วันที่ผ่านมา

    Mw xasan nabsi iyo gaf uu horay galay oo afkiisa ku gaystay

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 วันที่ผ่านมา

    Ahmed madobe waa gesi gesi daley

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 2 วันที่ผ่านมา +4

    Jubaland majooratiga Qabiilka Mareexaan oo Daarood ayaa leh, Axmed madoowe meesha iskama fadhin karo,Kismaayo maa xukunto Jubaland.

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 2 วันที่ผ่านมา

      Mareexaan waa dameero hawiye rarto loo joojin maayo axmed madoobe awoodiisa buu ku joogaya somalia dawlada federalkana kama awood yara ciidan ahaan markaa
      Mareexaan naag maseersan bay noqdeen tolkooda ha raacaan

    • @ibrahimismail7608
      @ibrahimismail7608 2 วันที่ผ่านมา

      Hhhh oromo wax aad isku dirto Alaha kuuma sahlo mr iyo og waa wada laandherayal majority iyo minority na ma lahan

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@ibrahimismail7608Hhh waad kufahantey ..oromoy naga dhex bax dheh iney naga dhex kaluumeystaan bey rabaan

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw วันที่ผ่านมา

      Waan kula fahansanahay sheekadaada😂😂

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@ibrahimismail7608Ninka haa caayinina oromo maahee waa runtii e

  • @Welcome-19
    @Welcome-19 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo abgaal intee ayuu ka dagaa jubaland mise wariyihu kaaraan buu ka hadlayaa

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray วันที่ผ่านมา

    Ahmed waa ahmedkii 2019 laakiin xasan kii maaha 😂😂😂

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s วันที่ผ่านมา

    Hawiye ilaa hadda jubbaland waa ka samri la yihiin

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 วันที่ผ่านมา

    Maxaa dagaalka keenaya nin xaafadiisa lagu doortay xasan waa gardaranyahay

  • @mohamedalimohamed7817
    @mohamedalimohamed7817 วันที่ผ่านมา

    Fahad yasin ayaa horey nogu shegay dhipta Ahmed madowe ku hayo dowlad dhiska

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 วันที่ผ่านมา

    Axmad wa halyey aan ogolen in xalane laga gumeesto

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 2 วันที่ผ่านมา

    Kuma qanacsani xasan sh laakiin dawlad goboleedyada wayna dhibeene halagu duulo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj วันที่ผ่านมา

      Duulid aaa maad kirshabeele ku duushid iyo galnus 😂 caano dhami maysid reer gurigii hduu hada leedahy aan ku duulo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    muqdisho dowlad kama jirto ee gooni goosad ba kajira wayo mareeye oo musuul qaran kusheega ba kuhadaaqay somaliya iyo soomaliland wa ergi ugu xuma oo soomal maqasho

  • @mahomedgalaadi3603
    @mahomedgalaadi3603 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh waa nin Aaga qabiilka Aad ugu wayntahay Dhnka kale waxuu dhowladnimada Ka Aaminsan yahay in laga dhigto dukaan laga ganacsado

  • @najaanmedia
    @najaanmedia วันที่ผ่านมา

    Sxb qaabka warka uso tabisid wax ka badal, hadalka so gaabi oo diirada saar.

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheik wuu isku furay wuu ku qasbanyahay

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan garguurta iyi axmed geeda naar ma khaldan marka mise dadka dhageysanaya ayaa khaldan ilahay adaa boqoroo weyn

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw วันที่ผ่านมา

    Waxay iskuhayaan dan soomali maahan ee waa lacag

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 วันที่ผ่านมา +1

    Berigaa hore hadaanu taageereen ilkahaa laga guri lahaa maatana maantuu u iman lahaa isagoo asn qaniini karin balse wixii uu kasbay ayaa haye ee see loo gelayas xasan shiikh

  • @abdinorabubakar4251
    @abdinorabubakar4251 2 วันที่ผ่านมา

    Dhiiga dhalinyaro somaliyeed bay ka samaynayaan lacag

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 วันที่ผ่านมา

    Doorashada.waa.teendhadii.saciud.dani.haisasoodiyaariyo.waa.isaga.iyo.xasan.cAli.khayre

  • @mahadfiqi
    @mahadfiqi 2 วันที่ผ่านมา

    Axmed madoobe waa siduu RW xamse ku sheegay😂

  • @hamzemire5911
    @hamzemire5911 2 วันที่ผ่านมา

    xasan culusow damiin weeye haduu 2019 kii ninkan xaq iyo xaqdaraba ku barbar istaagay sabab uu maanta uga hor yimaado ma jirto isagaa madoobe ku naaxiyay inuu kismaanyo iska fadhiyo

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar 2 วันที่ผ่านมา

    Wasiir waa ksmy😂😂😂

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 วันที่ผ่านมา

    Beeswax.xasan.dhiiqo.waxsaamiah.kumayeelankarto.jubaland.waa.damacwaali.ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    wada hadalki puntland iyo soomaliya xasan codsaday inay bilaabato ileen xamar bay kaso yeedhay soomaliya iyo soomaliland ee qofkastow gobolkaaga qaran u aqoonso

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro วันที่ผ่านมา

    Waa isla wadadii Farmajo
    Xasan shiikh iyo xamse idinku xumaa xaajadu 😂

  • @Amiiniftinabdi-hv9wb
    @Amiiniftinabdi-hv9wb 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan dhiiqo iyo Ahmad oo alshabab ah dagalamaya

  • @YusufGabobe
    @YusufGabobe 2 วันที่ผ่านมา

    War soomaaliya waa hore ayay dhimatay anigu ma ogi midaan hada laga hadlaayo waxa ay tahay

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 2 วันที่ผ่านมา

    Geediga Caanaha leh, ee madaxweyne Dr. Xasan, waa taageersannahay! Waayo dawladda SSCKH waxaa lagu daray guddiga madaxaxa bannaan ee doorashooyinka (cod &n qof) ee heer federaal & maamulba. Jaalle madaxweyne, caynaanka hay!!! Ha u joojin cayayaan oo dhan.
    Dhinaca kale, waa mid soo dhoweyn mudan isku caanashubka madaxweyne (prof Amxad Madoobe)! Jaalle madaxweyne, caynaanka hay hana u joojin cayayaan oo dhan. Bareejo saw lama aha. Cayaarta noo bilaaba, marka.

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

      @@Huruuse-o5c ssc khaatumo waxba haku qaraaban hadalkaaga kufashilaye

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo aya ogu dhawa haday noqon lahyt guul laga gaadhi lahaa dagaalka Ahmed .xassan shikh ayana lasaftay axmad..mantana xassan aya la haya😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    mooryaanta juhaalada ah ee dowlad kusheega kunacnac leh soomaaliya iyo soomaliland wa in meesha laga tuuro oo fiqi lasaaro kumeel gaadh war waxan wa ceeb

    • @osmanmohamed-zw9oj
      @osmanmohamed-zw9oj 2 วันที่ผ่านมา

      Habar fadhida lagdin lafududa, Ogaden bilaash umanihin shale axmed wa loma-oyan Hawiye daman iskada ye 5ta Somali daqsi naga buubin karan, Axmed hadu mooryaan yahay Xasan gurgurte wa malak miya😂 ogaden hadanhy manta Kismaayo in lagumurmo Moqdisho kadaw inii laga caabado, laba ama nifuran inaa Axmed dheeysan mise Xasan gurgurte meesha inaa dafino bludfckn

  • @XuseencabdikariinJabriil
    @XuseencabdikariinJabriil วันที่ผ่านมา +1

    GUUL UGAAS AXMED MADOBE❤❤❤❤❤

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 2 วันที่ผ่านมา

    Irirsamaale maxaa Kaa galay sedo daarood Iyo kablalax daarood munaafayahow kuuntaada U sheeg

  • @hantihareerihassan8927
    @hantihareerihassan8927 วันที่ผ่านมา

    Madoobe waa jokarka siyaasada cidna kama adkaato

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +1

    xasan gardaro badana jubaland wa daarood ba iskaleh ee anukaaleh maxa faraha ulaso geleysa war daaroodow feejignaada maxa dhulkina loo hunguriyeya is weydiya bal

    • @DaaciHajirYare
      @DaaciHajirYare 2 วันที่ผ่านมา

      Jubaland daarood malaho ee ogadeen ayaan iska leh

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

      @DaaciHajirYare daarood iyo ogaaden xagee ukalawada oromyahow

  • @axmedmuusecali5747
    @axmedmuusecali5747 2 วันที่ผ่านมา

    First one

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 2 วันที่ผ่านมา

    Ahmed halala shaqeeyo, xalku sidaas ayuu kujiraaye, intii wiilal soomaaliyeed laisku dhamayn lahaa, laguna faaiidi maayo dagaal ahmed lala galo.

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz วันที่ผ่านมา

    Axmed madobe haduu doorashadiisa qabsado waa guulaystay xasan munafaqna asagoo indhaha taagaya baa vilada laga soo saarayaa

  • @nourhassan9806
    @nourhassan9806 วันที่ผ่านมา

    Been badana ninkaan

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 วันที่ผ่านมา

    🥺🥺😢 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉