ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MA GUURSAN LAHAYD GABAR CARMAL AH DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024
  • ku soo biir channelka #subscribe saar #bashka_bashiir #like

ความคิดเห็น • 19

  • @aishamacalim5176
    @aishamacalim5176 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah carmalka Nebiga S.C.W ayaa u duceyey

  • @waxkaleigadheh5854
    @waxkaleigadheh5854 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa

  • @ubaxayaanbadan566
    @ubaxayaanbadan566 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah wllo bashka waankuu saaray hada kadib asxaab ayaan nahay keep going ana garabkaaga ayaan taaganahay

  • @duuofficial4336
    @duuofficial4336 4 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @hussein00057
    @hussein00057 4 ปีที่แล้ว

    Gabadha carmalka ama garoobka kolee in la liido ma fiicno rasuulka ne wuu u duceyay cidi Hesha ha guursato inkasto dooq jiro

  • @sacdiyo
    @sacdiyo 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allha cr7 abowe taageeraan kuu ahay ma ogtahay

    • @bashkabashiir7791
      @bashkabashiir7791  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid abaayo sacdiyo Allah haku taageero 🙏

  • @mariyomohamed4845
    @mariyomohamed4845 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah aboowe waaa saxix waxaa dhici karto qof lasoo furay wanagsan inay tahay oo calafkoda halkas ku dhamaday ama ninka ku noqday mid xun dhawr siyabod jiri karo ama wax uun kadambeya furinka ilahay kamagan galnay wax fiican mahan xaqiiq halagu furo balse dumarkena is ilaaliya waayo ninkaga Jano îyo naar waad KU mutesan malinta guur aqbashko isku dat inaad go aan aad qadato op ah wax walbo dhaco inaad xaliso rerkaga dir diraa Soo bixi Kara inaad suliso oo ninkaga ad Adecco nin waxa uu ubahan yahay waa naxaris inta badan ragena marki lojilcanado wallahi isbadal ayey sameyan dumar kenA ragiina jecel siya musalsal haka jeclan inkasto anigana gabdhaha kamid ahay naftaydana inatas unban KU adken laha horo usoco walal guul kurajeyna wankugu cusbahay ❤️💯👍😍

    • @hussein00057
      @hussein00057 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah gabadhaha waad waanisay aniguna Waxan orana raga dumarka ixtiraama oo xaqooda Iska fiiriya mahadsanid sister

    • @mariyomohamed4845
      @mariyomohamed4845 4 ปีที่แล้ว

      @@hussein00057 haa walal waa sax thanks walal qali 😍💯🙏

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 4 ปีที่แล้ว

      @@mariyomohamed4845 waxas sheeko waye walal qofka hadaad isfahmiwaydan ama ben aad nolosha islakeni waydan horay uga soco dadkan jaahilnima haysa wayo waxay aaminsanyihin gabadha hadi lafuro inay iyadu xuntahay balse malawadiyo inuu xuma kii Furay maanta nimanka biil ma awodan sikale kuwan kuficnayn baa jira soo maxaa i ag dhigay hadanan nolol kahelin walanan lajogayn 100 Nina aan maro hadan rabo

  • @qalanjomoha1833
    @qalanjomoha1833 4 ปีที่แล้ว

    Ilamahan nin ay iskuxumaden oo kalatageen inay soo hadalqadeyso wa waxay aaminsanyihin dadka somalida

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 4 ปีที่แล้ว +1

    Haday shilla,day waa haday "badqabto"

    • @bashkabashiir7791
      @bashkabashiir7791  4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh Haaa ma hadey caafimaad qabtaa

    • @cabdiwali1
      @cabdiwali1 4 ปีที่แล้ว

      @@bashkabashiir7791 haa zxb kay

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 4 ปีที่แล้ว +1

    Carmal aaa zxb kay baa igu yiri mobile celis ah iyo naag lasoofuray midna cilad lagama waayo😆😆😆