SNM in gacan biir ah lagu qabto ayaan rajayn haya oo lagala xisabtamo qaxootigi aya ku laayen waqooyi.alla dulmi ku dhafimayo waa laga yaba in lagu yare dheereyo dulmiga ku siisocoto lakin mar baykulagui.
Puntland adeer buraashad sidii la rabo laga yeeli karo ma aha, naga daa buunbuunita. Dagaalka Jiicboor-na waa mid u dhexeeya labada beelood ee Leelkase iyo Sacad cid kalena ma khuseeyo. Ayagaa laga rabaa in ay la yimaadaan caqli ay ku kala badbaadaan.
War waxaan ahay gabadh khaatumo SSC ah inaadeer ninkaan cabdisalaan hala soo qabto hala xidho sidii uu garad jamac u Xiray Macalim kafafoolto waa la Xiray laascanood baa lagu Xiray marka ina Adeer cabdi salaan soo xira putland waxa aan damiirka la hayn oo dhan soo xira
Bismilaah allow xaasidka shidad hostisa ka sii aamiin yaa alaah
Adeer puntland ha u cabsan waxayba u soo socdaan villa somalia
Cid Itoobiya la dagaalamaysaa ma jirto.
Caqli wax maamula ma lihid, waa lays ka kiin celinayaa
Qofwaliba degaankiisa ha xukumo.
Hawd and Reserve area
Cidii Puntland faraha la soo gasha wuu ka shalaayi doonaa
Cancel
Hassan iyo ALSHABAB PUNTLAND ha uga cabsan
Illahayow soomaale. Musiibada. Kasaar. Inta. Dhibka. Wadana. Musiibo. Ku rid
War puntland cidi uma dhowan karto waxay udhiganta 3dowladod oo somaliya
Wanku salamey macalin adan
VIVA PUNTLAND
Macalin markaad wax cuneysid camera 📷 iska leexi qurbaha ha igu ceebeyne cantuuga weynaataye😂
Alshabaab baa soo direy
SNM in gacan biir ah lagu qabto ayaan rajayn haya oo lagala xisabtamo qaxootigi aya ku laayen waqooyi.alla dulmi ku dhafimayo waa laga yaba in lagu yare dheereyo dulmiga ku siisocoto lakin mar baykulagui.
Qoxootiga ay dileen xagee ku dileen?
Somalia cunaqabynta
hubka dib halooguso
rogo
tani masoconyso
geedki halagu
celiyo.
kampala 2
ayaan daro
Allow sahal !!!
ogaden iyo hoyadadba wan sarnay
Macalin gacanta midik Ku cab biyaha
Jaahiloow kaamerada ayaa dhinac kale ka sawiraysa, midigta ayaa bidix u ekaanaysa
Dagaalka putland ka soo idlaaday inay ku guulaystaa rajaynaya dulmi ninwada maguulaysto dulmiga allah ayaa xaaramiyay
Bayshabo kawaran puntland dadkrrda ku filan foolxumadii ku dhashay wase
Waa lagu maqlaa
Xagee la geeyey qalabka
Puntland adeer buraashad sidii la rabo laga yeeli karo ma aha, naga daa buunbuunita.
Dagaalka Jiicboor-na waa mid u dhexeeya labada beelood ee Leelkase iyo Sacad cid kalena ma khuseeyo. Ayagaa laga rabaa in ay la yimaadaan caqli ay ku kala badbaadaan.
Ninkan cabdisalam wu waalanyahay
War waxaan ahay gabadh khaatumo SSC ah inaadeer ninkaan cabdisalaan hala soo qabto hala xidho sidii uu garad jamac u Xiray Macalim kafafoolto waa la Xiray laascanood baa lagu Xiray marka ina Adeer cabdi salaan soo xira putland waxa aan damiirka la hayn oo dhan soo xira
Dad maataha Aya la laayay.
Itoobiya dad Malayan ee Ogaadeen shaadh dawladeed xidhan baa dadka laayay.
Kii wax dilay ayaa noo qudbadaynaya
Waa umad waalan Dadkani Subxaanallah
Beenlow munaafaq ah. Dabadhilif oromo iyo ajnabi ushaqeyo