DEG DEG DFS oo ciidanka Itobiya Talaabo ka qaadeysa, Itobiya oo Gedo & Bakool la wareegi karta, Biix

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 15

  • @FaadumoCabdishakuur-lo2um
    @FaadumoCabdishakuur-lo2um 7 วันที่ผ่านมา +1

    Guuul guul somali iyo midnimo inshaa allah

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 7 วันที่ผ่านมา

    Alshabaab guul

  • @AbelSeid-q7l
    @AbelSeid-q7l 7 วันที่ผ่านมา

    Guuleysta soomaliya from amhara victory for mokadisho guul viva mokadisho

  • @user-ch8ff4ml8t
    @user-ch8ff4ml8t 7 วันที่ผ่านมา +1

    Halaga saaro dalka itoobiya

  • @w410921
    @w410921 6 วันที่ผ่านมา

    Somalia iyo Itoobiya xuduudba ma leh.
    Zoomalia waxaa la hoos gaynayaa Itoobiya.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 7 วันที่ผ่านมา

    Waaba lahubaa in uu ku shuban oo uu muuse kursiga leeyahay garxajis waa ka xaaraan

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 7 วันที่ผ่านมา

    Maydaan fahmine waxanu ku daraynaa in somaliyada bilaa xuudada ah la hoosgeeyo ithopia taas oo ay nala qaateen AUiyoUN waanu aqbalay hadaanu somaliland nahay in 20sno la hoosgeeyo somalia etopia xaarka isku xajiya

    • @ciiseneshvil2057
      @ciiseneshvil2057 7 วันที่ผ่านมา

      Masar waa yimaaday oromyahow dhulkaan somali baa leh qofkii xabasho inoo soo raaca madaxa ka jareynaa ogow al shabaab way joogan xabasho lama tusi karo😂🖕

    • @w410921
      @w410921 6 วันที่ผ่านมา

      Masai dal kuu difaaci mayso.
      Wax walba miyaad tuugsanaysaa.
      Goor maad adigu wax qabsanaysaa

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 7 วันที่ผ่านมา

    Muuse juudan in la xanuujiyo ayey ahayd baddii iyo dhulkii uu bixiyey cid talaabo ka qaaday ma jirto markaa wax ka daran tii hore ayuu samayn muuse juudan waayo xasan sheekh ayaa baarka u deedhaya oo aan talaabo ka qaadayn

  • @Hciid
    @Hciid 7 วันที่ผ่านมา

    (( Kuli sheey yarjicu ilaa aslihii )) qaladkaas oo dhan waxaa leh dowladihii hore waqooyi isaaq kala shiri jiray samaron iskaa daa dhulkaas waxaa isku haysa darood iyo isaaq

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 7 วันที่ผ่านมา

    Kkkk Itoobiya ma dad waalan ayaa hogaaminaya ( iyadii ayaa masar dacweyneysa bad soomaaliyeed ayaa xoog ku rabtaa), waa yaabe maxaa Itoobiya ka qaldan?, iyadu waa Itoobiyee shiruucda jamciyada quruumaha k dhaxeysa may ilaaliyaan oo xadgudubka joojiyaan?

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 7 วันที่ผ่านมา

    Somali weyn miyaan Somali aheyn? Macawisley ma tihiin miyaa Somali ? Somali weyn isku xirnaada oo meel ka soo jeesta Ethoipianka waddanka u diida meel kasta ay ka joogaan waddankeena ha laga saaro. Somalia ha noolaato

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 7 วันที่ผ่านมา

    BeenaaLe,may iska celiso,Al shabaab beenaale,unukaa leh xamar.