Qiso Hooyo Xamda oo ninkeedi laga furay jeelna lugu xiray waalidkeed silciyeen Abdikadir royal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
    @abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
    @DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
    ‎@fatumaburaanburchannel2214
    ‎@Hodanonline #Italy #America #Austria #Amerika #netherland #Qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemiratesa #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhaagio #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden
    #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle#turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal#daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal#aroos #ruwaayad

ความคิดเห็น • 99

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 หลายเดือนก่อน +10

    Dulmi mafiicno laakiin marnaba hasameyn wixii hooyo iyo aabbe dhibaatwynayo illaahna meel kheyr badan oo waalidkana raali ka yihiin illaah hakuu sahlo Hooyo iyo aabana Allah waafajiyo inay cafis Alle iyo nikaasba ka dalbadaan

  • @farduuskuuli8367
    @farduuskuuli8367 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo iyo abbe Ilaahey hakabaqeen dulmi Ilaahey waa iskaxarimey idinku Ilaahey ugabaqa qoyskaas xalaash ah haduminina

  • @Mohamed-t2y
    @Mohamed-t2y 3 หลายเดือนก่อน +5

    ❤ASC❤ WALAAL SAMIR YEELO......ALLAHA WEYN AYAA FARAJ KUU FURI DOONEE....

  • @najma649
    @najma649 3 หลายเดือนก่อน +9

    subxaanallah waalidka caruurtooda Alle haga baqaan

  • @BintuCaaisha
    @BintuCaaisha 3 หลายเดือนก่อน +11

    Wlshy ilahay haku cafiyo umada muslimintana hoyo iyo abe hakagadhigo

  • @samadooncaaqil6144
    @samadooncaaqil6144 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko xanuun badan waana Debi waalidkeed ka galeen cuqulal awlaad Waa wax lagu xisaabin doono waalidkeed oo dhib waalidkeed masuulka ah illaahay hagarabgalo gabadhaas dhankasta ka dulman

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 3 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ha caafiyo gabadhaas waa burada markaan ka kasoobaxda caruurtana way dishaa waxay u baahantahay dhakhtar ku takhalusay arimaha Dumarka iyo makaanka buradu waa waxa ugu dhibyar ee lajari Karo Allah dawadeeda ha soo dadajiyo

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan Halla caawiyo madadaalo maaahij. Arintaan

  • @maryanmahamood4469
    @maryanmahamood4469 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo iyo aabe sidaas u naxariis daran ma badna

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waxa laraaci'lahaa ninka, xumaanta waaridka laguma'raaco, dhinaca ilaaheey ayaa la'fiiriyaa, waaridka sorry ayaa la'dhahaa waxaana loosheegaa waaridka ilaaheey ma'ogola in aan qalad idunku'raaco.

  • @maryanmahamood4469
    @maryanmahamood4469 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walashey xagee uurka ku qaaday hadeey waalidkiis kula seexdaan

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf 3 หลายเดือนก่อน +6

    Asc magacaygu waa c/qawi waxan joga garoowe aad iyo aad ban uga xumahay gabadhan wax diinta kabaxsan bay ku sameeyen dadkaan dadxun bay ahaayen iskafur walaal naa kasoobax

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  3 หลายเดือนก่อน

      Waa runta wll, ugu yaraan u share gare wll si dadku u caawiyaan.

  • @fadumowarsame5092
    @fadumowarsame5092 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walalalomaxaatalo ah duu wali kuqabo oo aad Hadan aaduurasaneyso oo aadan ka madaxbananeyxageelaga sooxariira sooqorlamberkaga

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka maxaa ka khaldan wey u sheegtay xanuunkeeda

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waalid haduu waasho lalama waasho

  • @jawahirhassan9336
    @jawahirhassan9336 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaan Allaaha Adkaatay
    Waa hadalkii Abdulqadir

  • @MuminMahamed-s6p
    @MuminMahamed-s6p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haqaan raacilahay

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo qaali Allah ku caafiyo Aamiin Yaarabi soo qora tell habadha intaasuu alle dadkaa muslimiinta ahi usoow qasbaa

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 3 หลายเดือนก่อน +3

    So very sad bal waxa gabadhaa waxa ku dhacay hooyada gabadha gabdha keligeed haysatey maxa ku ku Khalifa in ay gabadhi dhibtaas mariso subxaanalaah illaahy qalbiga haku qaboojiyo

  • @Farhiya.w
    @Farhiya.w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah wankaxumabay waxakudhacay gabadhn walaasheenna walaal Allah haku caafiyo waxaadtahay gabarshaqshiyad wanaagsan wadka bosoondoontaa waxadhibku soomaray inshaa Allah samirkaaga badan baadku liibaaneeysaa ❤❤❤❤❤❤

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha ku caafiyo waa cadawsaN aa dadkaNi waa dayuus kani NiNa ma aha kaNi Nolol khayr qabta Allah ha kuu siiyo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyadey iyo aabahey ayaan raaci lahaa waayo nebigeena maxamed scw wuxuu yiri gabadha haddii reerkeeda kuu diidaan ka tag

  • @Cabdala-z2d
    @Cabdala-z2d 3 หลายเดือนก่อน +4

    Madhahayo waa dili jiray. Waxan dhihilahaa maxkamad mategayee iga fura adinku

  • @farduuskuuli8367
    @farduuskuuli8367 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo iyo abbe dulmi lagu ma raacyo waxa lagu raacyaa xaq

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhaan qolka daahir calasoow halageeya ninkaas baa Kala tuuraya

  • @FaadumoCabdilaahi-xu4yb
    @FaadumoCabdilaahi-xu4yb 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay.hakucafiiyoo.aammin.isha.alaahay.wuu.heelii.nabsiigaamiin

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wey adagtay

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dulmi Diinta ayaa kaweyn

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qsban tahy

  • @mohamuddjama9804
    @mohamuddjama9804 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wallaaall waa kee dhakhterka aaad Ku jrtaa

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sidaa xishoodku hablaha somaliyeed calool adayg ninkukumadhalin ee aabe iyo hooyo ayaakudhalay ee calool adayg

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax. Ax. Dhibaa soomartay

  • @DekaAli-nk8bj
    @DekaAli-nk8bj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Iambarkasheeg

  • @maryanmahamood4469
    @maryanmahamood4469 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ascw walashey ma hubtas iney ku dhaleen iyo ineey ku korsadeen

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 3 หลายเดือนก่อน +1

    War inanta ugur mada belaaya gun ah oo qayrul masuul ah baa heshay oo qalbi adag

  • @AminaOsman-b5k
    @AminaOsman-b5k 3 หลายเดือนก่อน +4

    😢😢😢😢😢😢😢 ilaaahayow faraj khyr qaba usoo dhaweee miskiiintaaas xanuunka bdn martey ilaaahayow faraj khyr qaba kuu fur

  • @SaynabMaxamuudmaxamad
    @SaynabMaxamuudmaxamad 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahow ugargar

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭 armaanay reerku gabadha dhalin

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahkamada umaraaci laheyn

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc dulmi cidna laguma raaco xaqii waaridka xaqkawayin baayimi gabadhan ninkeedi waa qaba hakunoqoto dulmi iyo xaqdaro baa lagagalay waxan ku talinlaha kunoqo wll .mcn furiinku Ansax ma ahayin

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aad ubad isu dhali weydeen, hooyada iyo aabaha raac oo adiguna mid kale nasiibso, isna mid kale waa intaasoo ducada waalidka Ilaahay awlaad kugu siiyaaye,yaanu kaliya ninku kuu hilaacin,wabilaahi tawfiiq.

  • @sarasara-j7z6w
    @sarasara-j7z6w 2 หลายเดือนก่อน +1

    wamaxay walid kaagu waa Qaldan yihin

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waalidka qalad laguma raaco

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 3 หลายเดือนก่อน +1

    Su"aal badanaa waar gabadhua ka daa su"aalaha badan ee gabadha si loo caawiyo uun samee

  • @luckyforyourself6617
    @luckyforyourself6617 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naaya hada oo aad waynaatay niin maad uwalan waalo idim alle habar hooyadeed caayay sa ayaan na waraarisey

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  3 หลายเดือนก่อน +2

      Miyaad garanaysa maxaad u xukmaysa abayo

  • @khadijocabdi9382
    @khadijocabdi9382 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dadku lntuu qofku noolyahay ma daryeelan markuu dhintana way u barootaan

  • @HiboAhmed-dj4rp
    @HiboAhmed-dj4rp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maye😂😂😂😂

  • @foosiyaxaaji2434
    @foosiyaxaaji2434 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wayb somali dulmi badan

  • @AbdiganiIbrahim
    @AbdiganiIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyadii ninka siisay aaway

  • @ashaabdullahi3973
    @ashaabdullahi3973 3 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyaday iyo Aabahay ayaan raaci lahaa

  • @fadumabayahow5302
    @fadumabayahow5302 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaan dadkii Somaaliyeed arsaaqada meel xun bay ka raadiyaan iyo in waalidka meel kasta looga sheekeeyo

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 3 หลายเดือนก่อน

      Gabadhan waa qof weyn waa gabar la dhibay mudo an ilmo dhalin hadana xanuunsan sonkor dhiikar buro caloosha leh marka iska daa hadaa caafimad qabtid

  • @foosiyaxaaji2434
    @foosiyaxaaji2434 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhani Mal iyadn cadi ahan

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 2 หลายเดือนก่อน +1

    Labo arinba waalidkaa lagu Raaco waa qalad 1 Diinta ka bax. Iyo Reerkaada Dulmi ku Dumi Ayaga wadaan. Waalidka. Cizo ayuu leeyahay. Lkn. Caabudaaad malahan Huuuna. Huunuuda Hala dhaaafo. Aaaqiro. Ayaaa jirto aabaha iyo hooyada. Dulimi. Ha u Horseedin

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hoto macan

  • @mohamedahmed-gd2vk
    @mohamedahmed-gd2vk 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry sorry

  • @fadumowarsame5092
    @fadumowarsame5092 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rabanaa macaak sorry

  • @HasinoFarah
    @HasinoFarah 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey udacwoo salaatu leylka
    Tuko bari rabalcaalamiin

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tlf keeda ku soo qora dusha anemia ayaa ugu daran iyo daawooyin bararka ka dajiya

  • @HamdkI
    @HamdkI 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhoow raga somaliyeed waa caruur caabut xaq iyo masuulid ma garanayaan

  • @FaadumoCabdilaahi-xu4yb
    @FaadumoCabdilaahi-xu4yb 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😊

  • @AminodhubadAli
    @AminodhubadAli 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sory wll illaahy haa kufuro raaj khayr qabah

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan somalida wacyi gelin ayeey u baahanyihiin waa xad gudub waxaan ookale
    Nolosha xun lama ogalaada

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qof duli buu ahaa
    Waxu dareen xumaa

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adoon dhihin wuu idili jirey wax imansiin jirin illeen noloshoonii waa la ogaaye hadaa ka tageysid maad ka taktid waxaad rabtid maa noo sheegee War naga tak 👊🏽🙄

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢

  • @MohamedAden-hz5wt
    @MohamedAden-hz5wt 3 หลายเดือนก่อน

    walaal.xamda.suaal.ninkahada.kuqaba.somaaha.maxamuud.cabdi.ducaale

  • @najma649
    @najma649 3 หลายเดือนก่อน +1

    waa dabi in yiraahdaanwaxba umad dhalin ubadka Alle ayaa bixiya taas waa dabi weyn

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa habar iyo oday waalanoo aan
    Is dhaamin guryaha muslimka duminaya Diintaa aad uguyar waa
    Jaahil

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyaday dulmi kuma raaceen ninkaygana been kama sheegeen lkn waanka haajiri lahaa meeshay kunool yihiin.

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko lasoo sameyey naag iska qosqosleysa

    • @Ugbaad_Araweelo
      @Ugbaad_Araweelo 3 หลายเดือนก่อน +2

      Illaahy ma ka baqdid ma gabadhana qosleysa subxaanalaah illaahy ka baq layskuma digtee

  • @abukarabdi9968
    @abukarabdi9968 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkas nasabma aha miyaa islamna ma aha miyaa

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน

    Wariyahan muxu lambarkeda udaabici la.yahay umada u alle wax siiyay ha cawiyaan
    Ax ax ax alloow caawi oocaafi

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน

    Qoyskii taajiriinta ahaa oo aad ka dhalatay xageey aadeen
    Maxey Dhaqtar kuu Geyn waayeen

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 3 หลายเดือนก่อน

    Naaya hodaa iyo abahaa miyaad nin ka dooray waalidkaa baa ku dhalay kuwa warasanayo waa dadkadaaya axaas ha soo gubinina

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo hooyadaa hadeey qoys dhisan dumisey waa dulmileey waxaayna dumisey masjid ee waxba ha u calaacalin duqdaasi aaqiro warbaa u yaalee.

  • @ugasaomar6445
    @ugasaomar6445 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkeyka ayaa
    Raciilaha

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 3 หลายเดือนก่อน

    Wareysiga badan xanuun ayuu sii kordhinayaa marka waa gabar dhiban marka gabadha si loo caawiyo uun ka faker aad bey u murugooneysaa

  • @RukiaMaalim-hd5bl
    @RukiaMaalim-hd5bl 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 3 หลายเดือนก่อน

    Waar Kan warsysanaya ayaaba nin xun waar gabadha dadka ula hadal oo gabadha caawi uu eegayaa uun

  • @zeinabhussein6405
    @zeinabhussein6405 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry sister

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiib!!! Abaayo dhaqanka ah ineey qol wada seexdaan sodoh,sodog, nin iyo xaaskiisa ma dhaqan Booramo keliya kajiraa? mise cida ninkaagu ka dhashay baa si ulla kac ah kuu cadaadinaayey..
    Teedakale maxaad uuga baxsan weeydey soomaaliya waa balaaran tahaye meel kale u aadi weysay.

  • @ShukriMaxamed-j3f
    @ShukriMaxamed-j3f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkay kudhacday baadareemikara sori. Abaaye. Belaa kuheshay ale hakuugargaaro sori

  • @axmed3975
    @axmed3975 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ina adeer garab inigaa ku sinaanyo muqdiso ma imaan kartaa

  • @safiaali3752
    @safiaali3752 3 หลายเดือนก่อน +4

    Please remove boorama

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  3 หลายเดือนก่อน +2

      Somaliland ma ku bedela abayo maxaan ku bedala?

    • @Mahdi-b6b3b
      @Mahdi-b6b3b 3 หลายเดือนก่อน +4

      Boorame weyfiican'tahey maxaa loobadali, sababta sheeg.

    • @rawdhahabdullah6457
      @rawdhahabdullah6457 3 หลายเดือนก่อน

      Plpplpllpp99pp756😂😢😮😊​@@sagalmedia24k

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadku dhib badanaa

  • @zeinabhussein6405
    @zeinabhussein6405 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @Dhfhrf
    @Dhfhrf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bxndjddkdxm.😅kjfdnf

  • @OmarQodoH
    @OmarQodoH หลายเดือนก่อน

    Cadaliid,runt