Runtii aad ban ogu farxay waxad moda aniga inuu iga maqnaa wiilkaa waa alle mahadii haduba nolyahay lakin cadowsana kan dhalay iyo wiilka kale walee bini adan wax walbo kafilo
Walee aduun wax kasto kafilo nin ilmihiisi xiraayo si uu ugu lugooyo hooyadii cunuga. Allah ayaa talo kufilan ee Allah baryadiisa ku dheg kuwaas Allah hakaaqabto
Dahir mamda wilkeda halo so dayo adunkan abayasha somlida dumarki ilma adertod aha ama somlida laha waybo gumesanayan ilmahina wa ku darayan xata hadi ilmihi galo qato qar anka jeclenba la shegayey o cad marka somli imaha hoyo un ba wada te waxan cod dherku codsanaya inanu hoyoyinka somliyed la garab istago okaliya meshaan ragi amara helay somliyede
Lkn wilka yarka yan la bahdalin e lacagta halo aruriyo dahirow mashan waxa la dhaho qabil iyo tol midna waxa jiro mahan adunka la aga wa afka dalkodina lala wareg somliya
Allahu Akbar wlhi waa ku farxay ❤❤❤❤
Aad iyo aad baan u farxay hooyadaan ha la gacan qabto ragoow ilaah ka baqa ❤❤❤❤❤❤❤
Daahir waa farxadii oo Raga ❤❤❤❤❤
Maansha allaah ugu dambayn waanu faraxsanahay marhadii aad hooyadii kafarxisay daahiroowilaahay ilaahay hakaa farxiyo 😮😮😮💯💯💯🫶🫶🫶🤲🤲👏👏👏
Alxamdulilah hadii hooyada wiilkeeda noolyahay,,, waxa kalana waa la dhamaynaa insha Allah,
Waa hooyo la ciilay ilaahay haku caawiyo, wiilkaaga haduu kuu yimaado mar danbe ha u ogolaan meeshaas insha Allah
Daahir Jizaakumu Laah❤❤❤❤
Ahmadeey waa Qaain wayn Allaha ka soo saaro cadowga
Alla mamadan sidaan ugu walwalsanaa wilkeda maqan iyo siduu u hadlayey axmadey kii la dhahayey haduuba nool yahay wilka alxmdu daahir adna mahadsanid abti
Runtii aad ban ogu farxay waxad moda aniga inuu iga maqnaa wiilkaa waa alle mahadii haduba nolyahay lakin cadowsana kan dhalay iyo wiilka kale walee bini adan wax walbo kafilo
Allaa Cadawsanaa siduu ugu quudhay Xabsi
Wiilku labadii Waalid ayuu ku dhex dhintey Oooh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
AABO LACAG LEH O WIILKIISA KORSAN O XIREY WA AABO AMXAARA O EYA
Allahu akbar rabi raxman ayaa iskale mahada iskale hadii uu sana dhiman wiilka wale waa malinkii kobaada siduu uqiyaasay dahir enuu wiilku xiran gahay alow kasoo fura fura 🤲🤲xabsiga iyo reerkani xirtay
Maxaad u habaaree qabiil dhan hooyo saciido adigoo wiilkaada dartiis😢😢😢😢😢😢😢
Masha allah dahirow islaanta ilma haloso helo kheyr allah idiin siiyo wll
Illaahay hooyadaa iyo wiilkaa yar cidii cadowku ah howga cadgooyo illaahay how gargaaro umada howsakhiro
Innaa lilaahi wainnaa. Ilaahi raajucuun
Mash.allah❤❤
Aad iyo Aad baan uga Xumahay Ninkii maalintii dhowet jees jeesaayey inuu god ku ridey wey ka muuqatey
Allahu Akbar 😢
Daahir waa dowlad madax banaan💯💯✅
Daahir waa dowlad madax banan
Walee aduun wax kasto kafilo nin ilmihiisi xiraayo si uu ugu lugooyo hooyadii cunuga. Allah ayaa talo kufilan ee Allah baryadiisa ku dheg kuwaas Allah hakaaqabto
والله. waa shakiyey
Bal dulmigaan fiiriya Somaliyeey waxa cunugaas xirey Abihiis iyo wiiley cunugeyga ilmo Abti iyo ilmo eedo yihiin baa hooyadaa caynaayo I am sorry😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
DAMEERKAS BAHAHINKA O WIILKIISA KU XIREY XABSIYADA LEYSKU KUFSADO LACAGTA U LEYAHEY ALLA UMA CALFO
Daahir waa Dowland madax banaan
HOYADAAN IYO WIILKEDA WAXA HELEY INA GUMEDYO OW KOOW KA YAHEY DAMEERKA DHALEY
Inaad afka kutaagtaaye qof aadan wax ka ogeyn waa qalad kuma aflagaadeynayo oo adaaba dar alle udulman lknse kafiirso hadalka kuleyahy
Mhdsnd
Libaax Daahir Calasow
WIILKAS EY XABSIGA DHIGEEN YA OG IN LAGU KUFSADEY XABSIGA
Ilaahay xabsi. Idin gali
Alxamdulilaah hadduu nool yahay xabsi waa laga soo baxaa
Aabaha haduu lacag leeyahay dadkiisa asagey lajiraan .
Southafrica dhalinyaro badan alagu diley maraka hoyadan wiilka abihis ha udeyso rerkaley ledahye
Qofkii tiisa dhamaata meelkasta waa ku dhimanaa taas ogoow
Wale wan shegay inu inu xiray ahay odayga iyo ninkas isla og yihin habenki u hadaya qoray comintagas
Asc Aabuhu inuu Wiilkiisa xidho waa Qalad
XABSIYADA AFRIKANKA WA LEYSKU KUFSADA YA OG WIILKAS WAXA KU DHACEY
Adega malugu kufsaday xabsiga?????
Laakiin meelkale ayuu ka heli Wallee
Cadaw weeye Axmed deeyga Aad Sheegaysaan
Ilahey ha Usahalo mamad wiilkeed
Dahir mamda wilkeda halo so dayo adunkan abayasha somlida dumarki ilma adertod aha ama somlida laha waybo gumesanayan ilmahina wa ku darayan xata hadi ilmihi galo qato qar anka jeclenba la shegayey o cad marka somli imaha hoyo un ba wada te waxan cod dherku codsanaya inanu hoyoyinka somliyed la garab istago okaliya meshaan ragi amara helay somliyede
Nin aabihii xidhay muxuu daahir ka qaban kara odayaal u dir wiilka mmo
XABSIYADA MUSANBIKO WAXA LAGU KUFSADA RAGA
Wlhy waa aruuriheynaa walaashey I am so sorry 😭😭😭😭😭😭😭🥹😭😭
Did Ahmed said he didn't know where young go but he in jail because of him 🤔🤔🤔 something fishy
Ahmadeeyow Allaha ka abaal mariyo
Lkn wilka yarka yan la bahdalin e lacagta halo aruriyo dahirow mashan waxa la dhaho qabil iyo tol midna waxa jiro mahan adunka la aga wa afka dalkodina lala wareg somliya
Walee waa sheegnay inuu ogaa Ahmadey wiilka
DAMEERKA WIILKISA KU XIREY XABSIYADA LAGU KUFSADO RAGA KAS AABO MA AHA INTU LACAGTA KA KENE DADKA MOOW BAADA
KAAS MA ISTAHILO MAGACA AABO WA DAMEER BAHAHINA DAMEER AYU KU AQLI YAHEY
Kala fiican hooyo sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
SHUUTE IYO KAN KALE O HEYSTA MAXKAMADA SHABAABKA O JUFADEEDA MEY LA HADLAAN DAMEERKA WIILKA DHALEY
Please hoyada halacawiyo please
WAN KU FARXEY INU NOLYAHEY ON LA QALAN
1:49 father divorce mother also the child 👈 now deadbeat father lock the son only happened in Africa 👈
Wa inan u hilana hoyadan somli iyo wilkan somliyed e mustaqbalka rabo
Maskiiin maskiiin
Ahmed lie
Alx
KAAS AABO MA AHA WA EY DOFARA UMANA QALMO AABO
Sorry mom 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Abaalkedailahihajusiyo