Jidka cabsida ee magaalada Burco

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 19

  • @saalaxy
    @saalaxy ปีที่แล้ว +1

    Burco Magaalada dhista

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 ปีที่แล้ว +1

    Burco kama waantowdo oo kama ilbaxdo inay marwalba doortaan budhcad dhac usoo doonatay oo laaluush iyo qabyaalad lagu soo doortay goormay nabsi bax heli doontaa oo dadkeedu garaad yeelan

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Reer burco afkaa laydinka falay adduunkiina waad ka hadheen.

  • @Siciid22
    @Siciid22 ปีที่แล้ว +1

    ❤🎉

  • @saalaxy
    @saalaxy ปีที่แล้ว

    Bucro waxaa hakradey
    Dameer cabdi dameer xilka ha Laga qaado

    • @jejesdfsd
      @jejesdfsd ปีที่แล้ว

      mayee anaa reer burco ahe burco wayay mooday in sida yurub lacag laysku qoro

  • @LeoPard-HQ
    @LeoPard-HQ ปีที่แล้ว

    Taasi waa buundada ugu dheer bariga Afrika. 😂👌

  • @buraale134
    @buraale134 ปีที่แล้ว

    Idoor ku wa dad aqli ahaan hoseeya million ba jaad kaga baxa qashinka iska xaadha oo lacagta jaadka ku baxda wadooyin kudhista ma fahmayan subxanallah

    • @notitle9941
      @notitle9941 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk waad iga goslisay wallahi kkk darood 4 refugee camp baa ufuran jareer baa nagahiina 5 doller ku wasa haddana indoor buu Ka sheekenayan kkkk dhilo darood maskax illah my seen

  • @ailover5719
    @ailover5719 ปีที่แล้ว

    Mayorka Burco ha is casilo Lacagta shacbka burco oon boo xada ee reer burco cashurta ha bixininq hadan wax laydin samyn wayo tuugo oon aya qadanya calosha ku shubany

  • @abha2476
    @abha2476 ปีที่แล้ว +1

    Lacag ayaa loo baahan yahay si wanaagsan oo tayo leh, sidaa darteed, reer burco saddex maalmood oo keliya qaadka ha iska joojiyaan oo ha ku tabarrucaan biriijka intaas ayaa ku filan. Nadaafaddana dee xil ha iska saaraan.

    • @jejesdfsd
      @jejesdfsd ปีที่แล้ว +1

      waa runtaa iskaa wax uqabso ayaa lagu dhisi karaa

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 ปีที่แล้ว

    Bisinka

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH ปีที่แล้ว

    Dag dag in loogu sameeyo weeyaan

  • @saalaxy
    @saalaxy ปีที่แล้ว

    Nadaafada ka shaqeeya
    Burco kor isku qaada qaraabo....😮

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 ปีที่แล้ว

    Idinka ayaa doortay budhcad badeedka .. midkale oo ka daran ayuun baa hadana bedeli hadii aydaan ka tashan nin xun oo caaqil xume wato.

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 ปีที่แล้ว

    Nafada iskaa haagajii kudafad

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +1

    Dhaqaalihii dagaal baa lagu aaday. Muse juudaan baa kalifay

    • @jejesdfsd
      @jejesdfsd ปีที่แล้ว

      Muuse geesi hayoo cadawga ayuu wadanka ka difaacayaa faqash