Abu Cubeyda wuxu soo dhigay Xog lama filaana oo cadowga Argagax & Naxdin Galisay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 8

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 13 วันที่ผ่านมา +1

    Alyasiin sh.azmed yasiin asoo ay jiis kashigeen ayuu hdane asasay ururkan maanta aad aragtaan yahuuda qeydileen lkn rayiga ardaydiisa ayaa ila maanta wada 20 askari ayaa halbaaloto saben alyasiin ah 1 mar hal gacan ku baqtiyeen inu barakeesan yahay waa la isla arkay ruushka aso kale oo sidan kale ah sameeyo kan lkn ayaga sameeye euushka xita wuu u baahnaan lahaay siday u badaleen ayaa lala yaabay sida uu taangiga u dhalaalinayo alahu akbar anaga dadka naga dhinta janada lkn yahuudi ila saciira jahannam insha Allah

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 11 วันที่ผ่านมา

    Jama scw walaalo

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 11 วันที่ผ่านมา

    Guleed eedo❤scw

  • @mromar1269
    @mromar1269 13 วันที่ผ่านมา +3

    Allah ha u gargaaro shahiidkooduna Allah haka raali noqdo Shuhadada samankaan waaye. Inta dhaawacanteyna Allah ha caafiyo. Malaaiktii Maryamo binti Cimraan quudisey Allah ha usoo ederjiyo iyo arzaaq waasac ah aan lafileynin. Guulna Allah ha siyo. Yahuuda iyo inta Munaafiqiin ah iyo gaalada dabada kariixeysa Allah dukum daakun haka dhigo.

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 13 วันที่ผ่านมา

    Waa dad ilahay barakeeye geesinimo taariiqda gashay ayado aduunka dhan arkay ay maalin walbo wax mucjizo ah sameynayaan meesh wax kala dagaalamaya ay tagan yahiin yahuuda iyo hindida ay aoo kireesteen loda caabuda muslim dhab ah oo qosleen mesha ugu inadeen yahuud waa jabtay taanigaadunka ugu qalisan ugu qatarsan mekafa 4 kuli waa lawada gubay balotoo 250 dolar joogta ayaa 1800 taan alyasiin alah barakeeye

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 12 วันที่ผ่านมา

    Waa Marki u horaysay ee aydaan Qabyaaladaysnayn ee aan waligay idin Arko

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 13 วันที่ผ่านมา

    Falastiin marhore kafakarareen dadka gaza joogo dhan sanad kasto ilmaha iskuu lada jaamacadaha tababar ayey qaadan jireen sidi maanto kale inay imaneeso wey ogayeen yaqiinta ale ay yaqiin san yahiin gza 90% waa xufaad quraan 10 soo haray waa kirstan gaza ayaga iyo kaniisadahooda si nabad ah ugu nolayeeen qasaamne wey kujiraan ileeen iyagaba looma turin ayagoo kaniisada soo maciin biday ayey ku duqeyeen yahyyda wax xeer iyo sharci qabto majiero waxay dumiyeen kaniisado ila 2000 sano dhisna yunesko ayey u diwan gashteen melaaha qadiimka in lataaban karin yahuud wXi caalamka sharci lagu sheegaye cagtee marisay ileen muslim ki aa wada amusan indhaha wax kadayaya lkn ogaada ilahay horriisa lawada istaagah wax badane waa la is weydiin

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 13 วันที่ผ่านมา

    Falastiin was dhul jihaad waligeed sidasa jihaadka uga socday waa mesha nabi ciise kusoo dagaya Falastiiniyiinta waa dadki ay inta ka cabsadeen aynabi muuse ay kudhahen bac adiyo ilahayaga ee soodagaalama dadki ay muslimay nabi musane aso falastin durtay ayuu dhintay qudus ku aasan yahay waa dhul barakeesan nabiga scw hore u sheegay in jihaadka falastiin waligiis soconayo waxan u malaynah hada inuu gabogabo ku so shawaaday yahuuda gaza 5 nuclear tankooda wax u dhigma lagu dhuftay badarka iyo biyaha laga jartay dad jixin jixo ma ahan maanta aduunka oo dhan gaal iyo muslim waxay isla qireen geesiyashan inaan wali hore loo arag ayagoo kale tariiqda casriga cusub dagaladi dhacay diwaangashan sxb falastiin 10 sano hda kadib waadalamayaan