Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha! | Inside Somalia’s Sea Cucumber Trade

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Waa documentary ku saabsan nolosha kalluumaysatada soo daba xayawaanka gus-badeedka (Sea Cucumber) ee deegaanka Fagoolo, ee gobolka Raasi Casayr, Puntland, Somalia.
    Like | Comment | Subscribe
    Follow me on Facebook
    xaajidirirka
    Email: xaajidirir@gmail.com
    WhatsApp: +252612992882

ความคิดเห็น • 284

  • @GelleBashir
    @GelleBashir 4 หลายเดือนก่อน +31

    Amazing wlhi , waxan so xasustey National Geography TV . Well done mudane . I did subscribe .

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsani walaal

    • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
      @Suhaybcabdirisaaqnuur56 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aniguba sidokle

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +2

      Geelloow, Sxb DM me please @Mohamed Salad Osman on Facebook. Thanks

  • @faay8912
    @faay8912 4 หลายเดือนก่อน +51

    Amazing 🤩 top video quality mashallah I will share your channel with many people please keep making videos may Allah bless you

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +4

      Thank you so much 😊

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +3

      Soo dhowoow walaal

  • @CabdullahiMaxamed-ti9lq
    @CabdullahiMaxamed-ti9lq 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wa qofki ugu honeyay e dhalinyaradena oo ka qarsana bilicda dalkena no so gudbiya guleyso zxp🎉 ❤

  • @Canjeex
    @Canjeex 4 หลายเดือนก่อน +4

    Masha this is the first professional somali documentary I have seen. I didn’t even know such a fish existed. Keep up the good work.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +2

      Thank you so much 🙂

  • @abdirisakmohamed2668
    @abdirisakmohamed2668 4 หลายเดือนก่อน +3

    Legend waxa badan ka faaiidey mahadsanid muuqal qurux..Al xaaji Dirri Guuleyso mudane

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 2 หลายเดือนก่อน +3

    M.a ❤❤ waqti iyo maskax iyo tacab baa gilisay jazakaalah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waa shaqo Culus walahi
    Alle ha idiin barakeyo xoogina

  • @abdirahmanadam147
    @abdirahmanadam147 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaji Dirir waa wariye professional ah oo usoo diyaariyay documentry-gaan si heer sare.
    Keep going bro

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsani walaal

  • @Qeizar1
    @Qeizar1 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xaaji dirir 1m follower u qalantaa sxp 🎉

  • @carayschannel6747
    @carayschannel6747 4 หลายเดือนก่อน +1

    The best content I have ever seen 😊.
    What a voice, video quality 👏
    You deserve a medal 🏅

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @fanaxwadani8209
    @fanaxwadani8209 3 หลายเดือนก่อน +7

    29k oo qof baa daawatay waqti xaadirkaan. Isaguna wuxuu haysta 5k waana hubaal way ka heleen muuqaalkan. Halla dhiirigaliyo ninka dhallinyarada ah ee muuqaalka cajiibka ah so diyaariyey

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  3 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal

    • @mohamedvlogs4309
      @mohamedvlogs4309 3 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan wuu uqalmaa in la subscribe gareeyo runtii wuu inoo faaiideeyaa.

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 2 หลายเดือนก่อน

      Hadda 8k marooya

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 4 หลายเดือนก่อน +2

    Well done, This was very informative in well put together video.
    I just wanna dive with those brothers one day In Sha Allah.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid sxb. Soo dhowoow

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@XaajiDirirka Thanks sxb, Video fiican halka ka wad In Sha Allah.
      Inta badan youtubero camera hor-tagano is dawanaya nafta naga haye. Video fiican bad so dubtay khasab maha qofku inu kaso muuqdo every video

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma Sha ALLAAH
    Waa sidaas, Soomaali kor ukaca, oo aduunka kusocda oo kuwareega oo wax natusa……Love it 😊
    Mahadsanid, Xaaji Dirir 👍

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @WaliyowWanaag
    @WaliyowWanaag 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan kaliyaa aan awooda mahadsanid macalin xaaji dirrir ❤

  • @sharawefx5300
    @sharawefx5300 4 หลายเดือนก่อน +1

    Video hd quality and a lot information specially sea cucumber
    Thanks haji dirir

  • @luqmaanmaxamed171
    @luqmaanmaxamed171 20 วันที่ผ่านมา +1

    Kaliya waxaa ku awoodnaa inaa ku dhahno hore uso wll marna haka daalin inaa soo bandhigto quruxda dabiiciga ah Ee dalkeena hooyo ❤❤❤❤

  • @arazakmohomed9777
    @arazakmohomed9777 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi aad buu iiso jiitay muuqaalkaan hampalyo sxb
    Horay usoco
    Waan kusoo biiray channel ka
    Keep going

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 4 หลายเดือนก่อน +1

    Zhp qli aad iyo aad baan kugu hamplaynyaana mudada kooban iyo muuqaldada tayda leh eed soogodbinyso
    Keep going ban kuleeyahay zhp ❤😊

  • @nasiraden4628
    @nasiraden4628 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid- waa barnaamijyada aan ubaahanahay

  • @ahmedhusseinjama5534
    @ahmedhusseinjama5534 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw warbixin cajiib ah ku mahadsnid wariye

  • @MohamedHassan-r8s4e
    @MohamedHassan-r8s4e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamij aad u fiican waaye guulayso sxb

  • @shoodheshoodhe7903
    @shoodheshoodhe7903 3 หลายเดือนก่อน +3

    Goox quality video ❤

  • @KasmaalNotary
    @KasmaalNotary 2 หลายเดือนก่อน +3

    professional💯

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid mudane

  • @AbdirahmanBotan
    @AbdirahmanBotan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wanku diirsada barnaamijyadaada walaalkayow alle haku sharfo

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @isbadalwanagsan2618
    @isbadalwanagsan2618 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo vedio qofka sameyay waa vedio tayo sare leh cod muqalka camirada wax waxlba nice job men

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @Axmedkhayre555
    @Axmedkhayre555 4 หลายเดือนก่อน +3

    Marsha Allah

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 หลายเดือนก่อน +1

    7×30=210$
    dalkeena nimcaa fadhida inta aad xaaran raadin lahayd irsaaqada xalaasha ah baa aduun iyo aakhiraba ku wacan muqaalo wanaagsan baad soo gudbisaa mahadsanid boowe guulayso

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aargoosatada vedio ka so samee sxb mhadsanid....

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 4 หลายเดือนก่อน +1

    2K inaa Heysato Uma Qalantid 1M Uqalantaa Zxp❤❤

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 4 หลายเดือนก่อน +2

    Muuqaalkaan qaabka loo duubay runtii aad buu sareeyaa masha allah, lakin magacaa iga qosliyay, maxaa dhahdeed Dhishiike baddeed🙆‍♂️😁

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Mahadsanid

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน +1

    Quality video mashlah

  • @CIISECABDULLE-f6h
    @CIISECABDULLE-f6h 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allah

  • @bowsi9
    @bowsi9 2 หลายเดือนก่อน +2

    War bixin dheelitiran oo aan laga caajisayn.
    Guulayso

  • @aslammohamed8879
    @aslammohamed8879 หลายเดือนก่อน +3

    Sxb bahalkan waa qali , maha 0.3 per kg but per kg wa 10 dollar . 300kg = 3k dollar

  • @Ahmed_Ak19
    @Ahmed_Ak19 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa muqaal muhiim ah masull.

  • @MohamedAbdullahi-me9ge
    @MohamedAbdullahi-me9ge 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waligay ma maqal Gus-badeed Sunxaanallah 😮😮

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @abdullahidrogba3166
      @abdullahidrogba3166 4 หลายเดือนก่อน

      Gabadheey maayo ayuu qabaa Ugaas 😂😂

    • @koosmohamud-s2y
      @koosmohamud-s2y 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb tellka niiclaha ah ayanba unaqaan gus badeed

  • @lok2603
    @lok2603 4 หลายเดือนก่อน

    Brilliant documentary! Thank you!

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 4 หลายเดือนก่อน +2

    Bada ilaashada somaliyeey aduunku dinaca bada ayu isoo jeestay

  • @abdifatahnadir2421
    @abdifatahnadir2421 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaal cajiib ah

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 3 หลายเดือนก่อน +1

    Vlog kasoo samey raas caseyr labo baddoodka Red Sea and Indian ocean where they meet

  • @user-im8fn3jg1b
    @user-im8fn3jg1b 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso landhere

  • @CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca
    @CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guulbaa kuu rajaynayaa zxp

  • @ibrahimyusuf6353
    @ibrahimyusuf6353 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wax macna leh ayad so gudbisa guulayso sxb

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maantaa iigu horaysa gusbadeed maxaa laga faaidaa

  • @abdirahmaanxalane3676
    @abdirahmaanxalane3676 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib

  • @Heimatar
    @Heimatar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heebaha un ayaa laga helaa

  • @NatureMelodies-w6o
    @NatureMelodies-w6o 4 หลายเดือนก่อน +1

    From gelle bashir

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Soo dhowoow sxb

  • @qardho7720
    @qardho7720 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan uga. Helay

  • @SayidOmarMohamudAhmed
    @SayidOmarMohamudAhmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamijkaaga aaduu ufican yahay xaaji lkn musiga /heesta hadad ka dhaafi laheed wee fiic naa laheed

  • @BashBash.
    @BashBash. 4 หลายเดือนก่อน +1

    documentary-gani Ada ayuu u sareeya dhanwalba , dhinaca muqaalka iyo dhinaca (narrator-ka) codtibiyaha . lakiin maculuumaadka sicirka (price information) maahan run ... sicirka uu wariyuhu sheegay mahan run. sicirka uu sheegay wiriyu waa sicir ka koreeya labo jibiir mid walba qiimihiisa .

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Tixraac ma haysaa walaal, qiimaha localka aan ahayn? Mahadsanid

    • @abdinasirdaud3798
      @abdinasirdaud3798 4 หลายเดือนก่อน

      Wll waa ilaa $200 waana ka badan karaa waana kala qaalisan yahay

    • @abdinasirdaud3798
      @abdinasirdaud3798 4 หลายเดือนก่อน

      Once sea cucumbers are boiled, salted and dried/dehydrated, they will sell for upwards of $200 per pound.

  • @Dayaxa658
    @Dayaxa658 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gus badeedkan somalidu intifaac kale umaleh miya dhaqale ahan moye

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adke

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 4 หลายเดือนก่อน +2

    Magac kale ma u bixina 😂

  • @xidiga.....4019
    @xidiga.....4019 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadzid sxib.

  • @abdislow2913
    @abdislow2913 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xeebtaan xaggey Soomaaliya uga taallaa?!

    • @Mahad.cali1
      @Mahad.cali1 4 หลายเดือนก่อน +2

      Bosaso bay u dhow dahay

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +2

      Waa bariga fog, meesha labada bad iskaga daraan Badda Cas iyo Badda Hindiya.

  • @Abdullahi_Orhan
    @Abdullahi_Orhan หลายเดือนก่อน +2

    3:45 qooro daalay 😂

  • @topsecret9352
    @topsecret9352 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa jirta magac kale oo looyaqaano kallunkan markaas aynu ugu yeedho inagoo sugaanta ilaalinayna

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sea cucumber 🥒 😅 Gus badeed kulahaa 😂

  • @siciidcadde6870
    @siciidcadde6870 4 หลายเดือนก่อน

    Siil badeedna wan sugaynaa saxafi 😂

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 4 หลายเดือนก่อน

    Siil badeed ma jiraa😂😂

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      hhh

    • @TaliKhiro
      @TaliKhiro 17 วันที่ผ่านมา

      Haa waa jiraa

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 17 วันที่ผ่านมา

      @@TaliKhiro inteen ka helaa taliyow

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 4 หลายเดือนก่อน +17

    Muuqaalka aad buu u qurux badan yahay, laakiinse waxaan aad uga naxay markeey kalluumaysatadii dhahren “aargoosatadii way dhamaatay” hadana maraakiibta ajnabiga markey na arkaan, xabbad ayeey nagu furaan. Billaah calaykum, dad dalkooda jooga, oo baddoodaa la xado, hadana muwaadiniintii la sii xabbadaynayo wax la qiyaasi karo ma ahan. Dalkeena waa dal ku sheeg, dowladdeenuna waa “Paper State” waa murugo iyo ciil wallaahi. Allaha inoo soo celiyo ciidankeenii ilaalasa xeebaha

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runta walaal

  • @ApdikarimXasan-yf4rl
    @ApdikarimXasan-yf4rl 2 หลายเดือนก่อน +9

    Mar hore ayaa laiga rabay in aan kusoo raadiyo lkn hda ayaan waaberi iikaasoo sheegay waana mahadsantahay sidaad muuqaalkan quruxda badan noogu soo gudbisay

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  2 หลายเดือนก่อน

      Shukran walaal

  • @CabdicasiisKhadar-i9w
    @CabdicasiisKhadar-i9w 2 หลายเดือนก่อน +10

    Waabri Baan ka soo racaya waayo qof Ku dayasho mudan tahay

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 3 หลายเดือนก่อน +7

    REER BARI TAARIKH IYO QIBRAD DHEER AYE QUSAYASHOODI LEEYIHIN RAGAN KONFUUR KAA YIMID MEEL EE XIRAFDOODU KOR UGA SII QADAN KARAN AYE YIMADEN MASHALLAH

    • @naazirlyrics
      @naazirlyrics 2 หลายเดือนก่อน +1

      wax koonfur xirfad la,aan ooga yimaaday majiranee ee dadkaaga inkiraada ka daa

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@naazirlyrics Qusayasha soomaaliya ugu xirfada badan bal sheeg

    • @naazirlyrics
      @naazirlyrics 2 หลายเดือนก่อน

      @@SNUFFED2ROLLs reer koonfur wax ka kaluun jecel maba jiraan quusitaana iskaba daay meel meshaan ehna gus badeen aan dhib badneen qabashadiisa ay u quusan sikasta shaqo ayaa sharaf leh hampalyo

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 หลายเดือนก่อน +6

    Best Somalia documentary walaahi From Somaliland Thanks

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  3 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal

  • @mohammedtawane
    @mohammedtawane 4 หลายเดือนก่อน +6

    Markii ugu horraysay waxaan kula soo jaanqaaday qiyaastii 8 sano ka hor “Waaban Mayno Documentary”. Run ahaantii hadaad furan lahayd goob donation ah si garab lagaaga siiyo howshaada nacfiga guud ah, waan ku biiri lahaa bulshada ku garab istaagta. Maahi dadka comment-ga bixisa, se professionalism-ka aad wax u qabato ayaan u riyaaqaa. Rabbi ha ku garab istaago!.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 4 หลายเดือนก่อน

      @@XaajiDirirka
      Waxaa wanaagsan in adiga (X.D) iyo shaqaalahaas in garabsiino soomaali ahaan iyo wadanahaan (Soomaaliya ooidil) In Sha ALLAAH

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ma Sha ALLAAH, wax cusub baad dadka ukeentey, oo farxisey, siiba generation-ka cusub….BaarakAllahu feekum
      Good Job 👍

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 2 หลายเดือนก่อน +5

    Inta vlog aan dawanayey waa ka igu qiimaha badan ilaa bada gudaheda layaabay videoga kaso duubtey waaberi ban kasoo raacay insha Allah wad gaadho yoolkaga aad uqalantid

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @danielrichherd-hn2hb
    @danielrichherd-hn2hb 4 หลายเดือนก่อน +9

    one of the best documenter in somalia xaaji diireye

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 4 หลายเดือนก่อน +4

    Warbixin Hab tabin iyo Muuqaal heer sare ah isku darsatay, Cajiib!
    Mahadsanid saaxiib.

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qoore badeedku(Sea Cocumber) wuu sii dabar goayaa lama Cuno

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 หลายเดือนก่อน

      Keena wa barwaqo ee warkaas Gaalo ma ku sheegtay ? hhhh Muuska gooriyaan laga qaada Camal waaye warkaaga !

  • @Sucaadmostapha
    @Sucaadmostapha 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah wllhi tabiye cod haasiya iyo xikmad ba isku darsadaa tahay xaji dirir
    Hore usoco masuuul 🎉

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 หลายเดือนก่อน +4

    War magaca aad ugu yeereyso wuu foolxun yahay. " Qajaar badeed" ayaa la dhahaa.

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 4 หลายเดือนก่อน +2

    China Wax kasta wa lagu cunaya ila Qoodhe daalay ka baxsan maayo.

  • @MrBowbowle
    @MrBowbowle 4 หลายเดือนก่อน +5

    Qoore daalay waa eray bixin cusub oo bad dhacda ugaar ah thanks xajji dirir

  • @JAALLERABADAAN
    @JAALLERABADAAN 4 หลายเดือนก่อน +6

    Saxib caawa aniga oo baadhay jasiiradaha somalia ayaa muqaal aad jasiiradda koonyama Aad ka samaysay uu iga soo hor baxay, saa waan sii baadhay qaab-tebintada iyo diyaarintada ba aad baan uga hele hore u soco saaxiib!.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid sxb

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 4 หลายเดือนก่อน +4

    Runtii waa muuqaal dadaal badan la galiyay hambalyo hore usoco Xaaji Dirir documentary caalamka waad naga baraajaysay.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dalkaan kheyraad iyo nolol wee taala lkn awey dadkii ka faa ideesan lahaa😢

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa ciidamada bada mustaqbalka soomaaliya reer bari puntland quusaayaasha aan la gaari karin maashaa ALAAH.❤❤❤

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul วันที่ผ่านมา +1

    Thanks bro appreciate it

  • @cabdiraxmaanibraahim2276
    @cabdiraxmaanibraahim2276 4 หลายเดือนก่อน +2

    Haddaad sii wado dadaalkaagan ay ku ladhan tahay xirfada heerkeedu sareeyo ee quruxda baddani hubaal waxaad noqon doontaa waji laga daawado soomaalida iyo nololshoodu adkaysiga baddan. Hambalyo walaal.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 หลายเดือนก่อน +3

    ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) idin barakeeyo shaqadiina, cadowgiina na jabiyo.
    Mahadsanidiin

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid

  • @yaxyecawil2851
    @yaxyecawil2851 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wad ka duwantahay yutuberda kle zxp keep going

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xagaa iyo china markuu tagay wuxuu magacii ka dhigay khajaar badeed marku soo noqdayna waa gus badeed. 🫡

  • @CalisabriyeCali
    @CalisabriyeCali 7 วันที่ผ่านมา +2

    Asc sxb runti siwacan ayaad udubeesa videoga waana qurux badanyahay muqalkaaga marka sxb waaxanu kaa codsanena barmodowe inaad naagu imaado waaxe hoos tegtaa degmadha xaafun runti waa meel said uqurux badan oo sii weyn kambaha looga shaqesto maahadsanid

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  7 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid sxb. Waan idiin imaan. Lambarkaaga ii reeb sxb.

  • @moliban8133
    @moliban8133 4 หลายเดือนก่อน +2

    Amazing content waqti la galiyay horay usoco hajji dirir, waanku raaxeeystay Muuqaalkan mahadsanid.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  4 หลายเดือนก่อน

      Thank you macalimuu, that means a lot to me

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 4 หลายเดือนก่อน +1

    Puntland ugu inow deegaab qurxoon iyo xeebo dihin halkani waa gobalka raas caseyr ee puntland

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 2 หลายเดือนก่อน +3

    From waabari media

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa muuqaal fcn lkn magaca ma haboona waa ceeb, ee magac asturan haloo raadiyo!

  • @YacqubSaid
    @YacqubSaid 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan la riyaaqay tabintada cajiibka ah . Xirfadle mudan taagero iyo doorasho cutub dawasho mudan

  • @suleman6221
    @suleman6221 วันที่ผ่านมา

    War beera wa labeera xagasoke shabaq usameeya sida digaaga haisdhalaan

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 หลายเดือนก่อน +4

    intaa gureysaan ooo dabar goyneysaan maa tarmisaan oo ka na faa iideysataan??? maa samaysaan meelo xeebaha ku dhow oo lagu dhaqaaleeyooo lagana sii faa iidor???????😢😢😢😢 caqligeenu ma wuxuu noqdey ineynu wixii muhiim ah ugaaarsano kaliya??

    • @MaxamedCabdiqaadir-ds8nz
      @MaxamedCabdiqaadir-ds8nz 2 หลายเดือนก่อน +1

      Intaadan intaas soo qorin ma awoodan iney tarmiyaan ayagaa gaajo u geesay halistaas adigana xayawaan tarmiyaa ayaad dhaheysa kaaf iyo kala dheere .

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 หลายเดือนก่อน

      Horta cunida aan barano step by step waaye hhhh

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 หลายเดือนก่อน +2

    doqon sanaa wax qaali ah maxay raqiiska ugadayaan waxuu dhigmaa 100sano mideeda kale aduunka waa ku qaali wardareen xumaa meysameeyaan shirkado waawen oo canshuur bixiyaan korontada hawadeykaqadan lahayen allaahu akbar qiimo umalahan dalka shilin uu jaad ku cuno bes deegankana ku hor mariya ooku ilaaaliya bada iyo dhulka odey garweyn ayaa dalka qandaras ku heysta bada hoosteeda shiinaha luulkey gurtaan idinka shirkado usameysta xaajiw oodhulka waardiyeya

  • @AWMUSSE
    @AWMUSSE 4 หลายเดือนก่อน +2

    Well done brothers this is a top notch production.
    Subscribed

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 วันที่ผ่านมา

    Magacaa aad ban ugu qosley 😂 waabu uu eeg yahay😛

  • @fadumoabdikarimmohamed3717
    @fadumoabdikarimmohamed3717 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waraa dhulka kaluunka haka dhamaynini😊😊

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ..xaji dirir ....ama xasan ali khayrre ... 😂😂😂😂😂

  • @Vxrtzs_
    @Vxrtzs_ หลายเดือนก่อน +3

    Gus badeed aa 😂😂 magac foolxuma

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w วันที่ผ่านมา

    Aduunkoodha soomaaliya way ka kaluumaystaan