Amb Cawil intaan ka Garanayo Waa Nin Wadaniyad iyo Dal jacayl ka Buuxo Ma faaninayo balse waa Sida uu yhy Aragtiyihiisuna maaha mid mala awaal ku salaysane waa Mid Scientific ah Alla Yabaarak Fiyk ambasador
atam madar; garxajis kama fadilna beelaha kale ee somaliland, ee waa la wada siman yahay jaahil yahow reer miyiga ah. ta labaadna garxajis kuma wada jiro fidmo wadayaashiinan, ciidagale idin lama hayo ucid bay doorteen badankoodu, oo la hayaan. ucid na position cad bu iska taagay arrinkan oo muuse waa ugu hambalyeeyay guusha. sidoo kale beeshaasi ciidagale majority waa taageersan yihiin madaxweyne biixi oo wa au hogaansan yihiin, wallow ay ka codeeyeen. kolka inta buuqa wada waa intiinan habar yoonis weeye, habar yoonis na idin kulama wada jirto, ee kuwii muuse u codeeyay illeen waad ogtahay oodweyne xisbiga kulmiye second position bu kaga jiray. tolka bay qaar badan u codeeyeen haba u bataan wadaniye. kuwaasna maxaad ka odhan? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ha isku rogin geediga intaad isleedahay is maqiiq. illeen ismaqiiqa waa lagu jabaaye.
atam madar Ina Madar Qabiilayste Waynaaday Halku Cawil Ka hadlayana Waa Horumar aan Gaadhno adna Sidaad u hadlay Wa sidii Sufahada Marka social media ayaa Eeda Leh Adigol sufaha ah oo Heer qabiil qabiil taagan iyo Nin Aduunka Horumar aynu gadhno leh meel iskugu keenay
cawil waa geesi taariikhda somaliland u soo joogay una halgamay oo naftiisa ku biimeeyey inqilaabkii, ilahay cadawgiisa ha jabiyo cimri dherer iyo caafimaad baan u rajaynayaa
Abdirahmaan Hassan odaygani waa nijaas wayn o danaysta ah qoladan u subcinaysaana wa Kay shalay cayayeen o waxoodu way cadahay itaalkoduna wa wadani wax ka sheeg siibakhtina waxaan leeyahay xabuushay walaasha iskama hubtide seedigaa ha coloobina
cawil waa dhalinyaradii 1961 isku dayey inay soo celiyan gobonimadii cadowga s\land gacanta waxma garatadu u galisay ee 50 kun ee somaliland u dhashay ku naf waayen dib u xoreytii s\land 1988 ee trillions of dollars ku burburen ,waa ragii daremay early
atam madar sxb anaa kasoo jeeda beelaha aad yuhuuda ku sheegtey gaar ahaan,, laba nuux jeeganta islaamnimo ku dhalanay garxajis waa tolkey mana nebci way i dhaleen cadowgu yaanu inaga faa,idaysan ,, hala saxo waxa la kala tabanayo
LOL with Abdi waad catamaysaa hadad wax gumayn kartid oon kaa yeelo dee same afxumadasi waa waxaa ina kala foogeyey inagoo reer sheekh isaxaq ah wan ahay habaryonis balse aan ku sheego anagu adeer sida qolada habarjeclo aad sheegayso ma nihin odhana mayno sidoodi isaaqnimadaanu ka baxaynaa iyo calaacal inagoo beela baynu qaran Somaliland ah ku heshiinay ee kumaynu heeshiin jeegan land ee hadii qaranimadenii jeegan loo badalo oonu diidno ma khaladbaa Cuqdad uma qabno tolkayo reer sheekh isaaq ee iyagoo jeegan wax kaxuna ayey dagaal nagu qaaden oo reer kamidi iyo hal shakhsi toona xataa odhan waayey war maxa lagu dilayaa ayaanu hadana la heeshinay ee imikana Somaliland laba reer kaliyi macashayaan dee inader yeeli mayno
Dr khayre Ali Hassan Dr ayaad Magacaga ka Horaysiinaysa Hadana nasiib daro Nin qarankisa u tudhaya oo indrki la talinaya ayaad leedahay maxad Qabiilkagi Qaran uga dooraty
New goverment faderal somaliland dowlada cusub ee debada lagu dhisayo aAn tagersanay beenta aynu ka baxno jeeganland ma shaqayneyse 27 ayan la taganay been
CIRO kuwa la joga jar uga ta$ansada waxa dheh Wuu iska odhanaya Waxa u fcn inu dadka ku boriyo sidi lo midobi laha wax lowada qabsan lha si lo jeclado o matkle lo dorto isaga Sawkan niicdun haya
Amb
Cawil intaan ka Garanayo
Waa Nin Wadaniyad iyo Dal jacayl ka Buuxo
Ma faaninayo balse waa Sida uu yhy
Aragtiyihiisuna maaha mid mala awaal ku salaysane waa Mid Scientific ah
Alla Yabaarak Fiyk ambasador
Naasir Gaas ninkani wuu ceebeyay tolka garxajis wayne daba dhaqayaasha muuse shaani
atam madar; garxajis kama fadilna beelaha kale ee somaliland, ee waa la wada siman yahay jaahil yahow reer miyiga ah. ta labaadna garxajis kuma wada jiro fidmo wadayaashiinan, ciidagale idin lama hayo ucid bay doorteen badankoodu, oo la hayaan. ucid na position cad bu iska taagay arrinkan oo muuse waa ugu hambalyeeyay guusha. sidoo kale beeshaasi ciidagale majority waa taageersan yihiin madaxweyne biixi oo wa au hogaansan yihiin, wallow ay ka codeeyeen. kolka inta buuqa wada waa intiinan habar yoonis weeye, habar yoonis na idin kulama wada jirto, ee kuwii muuse u codeeyay illeen waad ogtahay oodweyne xisbiga kulmiye second position bu kaga jiray. tolka bay qaar badan u codeeyeen haba u bataan wadaniye. kuwaasna maxaad ka odhan? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ha isku rogin geediga intaad isleedahay is maqiiq. illeen ismaqiiqa waa lagu jabaaye.
Binary operation adeer adigu garxajis hakala saarin waa mid maanta ee faysalna waa basaas dawlada u shaqeeya adigu sug shirka garxajis maalintaas baad ogaan doontaa iney yihiin qoodhii isaaq iyo inkale waa nagu ceeb inuu na xukumo muuse shaani oo ka dhashey hablaha isaaq ee sac sac muuse
atam madar
Ina Madar Qabiilayste Waynaaday
Halku Cawil Ka hadlayana Waa Horumar aan Gaadhno adna Sidaad u hadlay Wa sidii Sufahada
Marka social media ayaa Eeda Leh Adigol sufaha ah oo Heer qabiil qabiil taagan iyo Nin Aduunka Horumar aynu gadhno leh meel iskugu keenay
Naasir Gaas adeer maanu aheyn cawil ninkii shaley lahaa dambiilaha ugu waun dalku waa siilanyo maantana muuse yaanu u raxleyn bari buu cayayaa
Ilaahay baa run jecele aderkay cawil waxaa ka taariikh io aragti badan jaamac maxamed qaalib
Ambassador cawil cali ducaale siyaasi waayo aragaa Alle haku dhawro halagana faa idaysto cilmigaa ku duuugan xagga siyaasada
Cawil siyaasi waaya arag ah ee halaga faaii daysto int uu noolyahay
Alle ha ku barakeeyo Ambassodor Awil Ali Duale 28.01.2018. Allah mahad leh Dr said Mohamed Sh Abubakar ismaaciil faarax. Thanks my dear.
Waraysii aad u qima badan weeyi . Si fican o raganimo leh aqoonaysan ayu inogu faideeyay ambassador cawil
Cirro waa doqon tolkiis way u hagarbexeen dhankasta hadday lacag tahay iyo hadday xoog iyo codayn tahayba hadana kama xishoon kolba hadal liita ayuu goob xille ka odhanayaa alle kusoo qabey shaqo aanu ehelkeeda ahayn ayuu hayaa. Waxay ahayd inuu xilka xisbiga iska casilo ileen wuu ku fashilmay dedaalkii la geliyeye kolba maatada u codaysay yuusan soo kicine.
Xooga xagaad kuhayseen
Amb Cawil waa ruug cadaa siyaasi ah oo tusaale u ah Inta qaranimadu ku weyntahay
Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured somaliland waxay la wallotahay kinaya iyo immarat carabta iyo itobiya iyo intaa samaha jeceel cidankaa qaranka somaliland habalyoo habalyoo habalyoo hadanunahay shacabka rer somaliland waxanu sodhaweyneynaa cidkaste oo somaliland sodhawaysa
Amb/Wasiir Cawil waa nin wadankiisa dankale ama jecel.
Libaax libaax dhalay Ilahay Haku Sharfo guul iyo gobonimo Ku waar
cawil waa geesi taariikhda somaliland u soo joogay una halgamay oo naftiisa ku biimeeyey inqilaabkii, ilahay cadawgiisa ha jabiyo cimri dherer iyo caafimaad baan u rajaynayaa
Waa waxgarad waayo badan soo taag soo taagnaa waxna wuu ogyahay caafimaad qab ayaan kuu rajaynayaa amb cawil
Mashallh aqoon yahan wayo arag ah
Waa xildoon
Libaaax :: ilhay cimriga iyo cafimadkba haku siyaadiyo
Abdirahmaan Hassan odaygani waa nijaas wayn o danaysta ah qoladan u subcinaysaana wa Kay shalay cayayeen o waxoodu way cadahay itaalkoduna wa wadani wax ka sheeg siibakhtina waxaan leeyahay xabuushay walaasha iskama hubtide seedigaa ha coloobina
Allow amb awil cimrigiisa dheere. Dadka wanaaga dalkiisa jecel ayuu kow ka yahay ilaa 60kii
cawil waa dhalinyaradii 1961 isku dayey inay soo celiyan gobonimadii cadowga s\land
gacanta waxma garatadu u galisay ee 50 kun ee somaliland u dhashay ku naf waayen
dib u xoreytii s\land 1988 ee trillions of dollars ku burburen ,waa ragii daremay early
wadani iyo reerkiisan ba faanwayn ogo tusaale uu ugu diirnaxaayo ayuu siiyay amb cawil Waa haday raacaaaan taladiisaaa
Wlhy cawil nin baqaya yuu u eegyay
Qadad yar rer marqaan mxaa wadan iska dhigtaan baba, baatihiin sida isu dhama walhi markan arko magaaloyinkina idiin ah wan yaba masaas baad isu maawelisaan viva khaatumo state
Hi
atam Madar indr horta marka xaqiiqada laysu sheego anigu waxan islaha ninkan wuu ceebeeyay reerkii hadii at dhacday inuu markale guntado weeye 5_sano waaa beri sxb
Cawil
Kani Ruug Cadaa maaha waa Nacas
manch allah labadiinuba
Amb Waayo arag ah long life
Labaduba waa anaga jooji naacda sasa muuse maka kuuhiniya ayuun baa anaga ah
cawil geeeesi adeerky ciro ruunta usheeg
Odayga asaasaqa ah ayuu is leeyahy garxajis bu matlayaa jeegn dawm horn cable tv reer ah weeye hctv dawm
waay jiraysaa jeegaantu
erey ayaan ka maqlay wadigii lahaa Siilnyo talin maayo isaga iyo reerkiisaba
wariye maxamed ilig sxb waraysi wanaagsan ayaad runtii qaaday lkn kohor waraysiga su'aalaha soo qoro oo soo koob koob si uu waraysigu intan Uga sii xiiso bato
Ruug cadaa alle cimriga hakuu siyaadiyo aqoonyahan
Wariyuhu wajiga maxaa ka marsan ma dawada layisku cadeeyo
Shalay Markuu wasiirka maliyada udub ahaa garac baad ku sheegaysen
Markuu jeeganta tageerayna libaaxa iyo siyasiga kaliya ee habaryonis ku jiraa labadaa af kee laydiin raacaa
Sxb ma cafimaday doorashadi kadib ,ragban wali kaso kabane kkkkkkkkk
Somali cadalad baay rabta somali sinaan bat raabta somali miidniimo ayay rabta somali wadanii niimo ayay rabta
Libaax
cawil cali ducaale talo odaynimo oo dhinac walba leh ayuu bixiyay waxaan ka helay waxaa dawladnimadu wax ku tahy fulaynimo ciro wuxuu yidhi sharaftaadu waxay ku jirtaa adigoo yidhaahda waa la iga badiyay
Nin daran guleeso
Lkn markii uu hayes ayu 8 sano ayaa xafiiska dowlada waxa uu yimid 58 cisho ma caqli galbaa
cirro waddani wuu fashilmay xisbigii waddani god madow ayuu ku dhacay
waxa ku riday dad magaca qarxajis adeegsanaya oo waxma garato ah
wax garadkii garxajis waa kuwaa hadlaya kuwa raacsana waxma garatada
dhaliyarada khaldaya ee colaada wada
hussein handule ninkani cawil wuu cerbeyay tolka garxajis wuxuu ku qanacsan yahay adoon nimada yuhuuda jeeganta ah
faisal na sow ma ceebayn tolka garxajis? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
atam madar
beelo aad wada dhalaten oo muslima 100% inaad yuhuud ku sheegto
ma fahmayo naceyka heerka ku gaadh siiyey aad cadowga taagerto
doorashadii maxaa garxajis looga badiyey maxay jeegantu isku raacday
ayay cuqdad ka qaaden garxajis got madoow kusii dhacayaan h.yoonis
xag dhaqaale xaga tacliinta xaga shaqada milatariga oy dabada ka joogen
20 sano system ka dawlada hada khatarteday leedahay h.yoonis hadanay fakirin maskax caafimad qabta
hussein handule anigu ma aaminsani iney muslin yihiin jeegantu balse waa cadowga kaliya aan leeyahay
atam madar
sxb anaa kasoo jeeda beelaha aad yuhuuda ku sheegtey
gaar ahaan,, laba nuux jeeganta islaamnimo ku dhalanay
garxajis waa tolkey mana nebci way i dhaleen cadowgu yaanu inaga faa,idaysan ,, hala saxo waxa la kala tabanayo
Calooshii u shaqayste khaayina oo hadbaa cidi kursiga saaraan kabaha u qaada.
XILKII Cadaani cawil haloo dhiibo guulwade waa yahaye hadhawna wuu ooyi doonaaye
Avasatoor huh u that Dee dalja Soomaslita maxaa ugu faanaysaa hadii Soomaslita xarrinteen wixii jasoo jeeda
Odayan hadh gumaysi oo dalku I afduubanyahay hakala qoqobin dalka magacaa beye fariid ayuu isuhaystaaa doqon
Faarax Ladane halkasan ka garanayaa inaad habar yoonis tahay. Wuu gumoobay reerka badabkiisu bal car sidi habarjeclo 2003 aqbala oo geesinimo sameeya
LOL with Abdi
waad catamaysaa hadad wax gumayn kartid oon kaa yeelo dee same
afxumadasi waa waxaa ina kala foogeyey inagoo
reer sheekh isaxaq ah
wan ahay habaryonis balse aan ku sheego anagu adeer sida qolada habarjeclo aad sheegayso ma nihin odhana mayno sidoodi isaaqnimadaanu ka baxaynaa iyo calaacal inagoo beela baynu qaran Somaliland ah ku heshiinay ee kumaynu heeshiin
jeegan land ee hadii qaranimadenii jeegan loo badalo oonu diidno ma khaladbaa
Cuqdad uma qabno tolkayo reer sheekh isaaq ee iyagoo jeegan wax kaxuna ayey dagaal nagu qaaden oo reer kamidi iyo hal shakhsi toona xataa odhan waayey war maxa lagu dilayaa ayaanu hadana la heeshinay ee imikana Somaliland laba reer kaliyi macashayaan dee inader yeeli mayno
LOL with Abdi cawil waxan ku dhalilayaa maha habaryonis buu ka baydhay ee waxaan ku haystaa inuu yahay danayste waa ninkii isagoo udub wasiira yidhi siilanyo ayaa dilay aadan shiine iyo cabdiqadir koosar ee lahaa anaa cadaynaya
ilahayna waa ogyahay adna wad ogtay tii ka dhacday waa ninkii 1994 yidhi fadaral baanu nahay ee tii ka dhacday la ogaa maantana waxii buu wada ee taasan ku haystaa inader
Tuug ilaahay ka goay Cimrigisu Ceeb ku sagootiyey
Dr khayre Ali Hassan
Dr ayaad Magacaga ka Horaysiinaysa
Hadana nasiib daro
Nin qarankisa u tudhaya oo indrki la talinaya ayaad leedahay maxad Qabiilkagi Qaran uga dooraty
ma qabyaalad ku tageer ayaad leedahay naagoow
Liibaax
weriye Ilig sualahagu wa lectures lol fadlan so koob, aadbay uwanagsanyin lain waxad mooda inad yar balbaladhinayso, wakhtiga ku xisaban fadllan...aadbad umahdsantay.
Cawilka wuu ku saaqidey siyaadada ee hala geeyo maan dhaye walee kaasi nama talo anaga
C/raxmaan ciro siYaasadiisu nabad iYo jacaYl dabada kuma haYso
Waa waraysi aad uqiimo badan oo laga faaiidaysankaro inuu qofku ka barto waayo aragnimo badan
cabdirisaaq maxamed ninkani waa dhuuni raac tolkii buu ka doortey muuse shaani
geesi
New goverment faderal somaliland dowlada cusub ee debada lagu dhisayo aAn tagersanay
beenta aynu ka baxno jeeganland ma shaqayneyse 27 ayan la taganay been
CIRO kuwa la joga jar uga ta$ansada waxa dheh
Wuu iska odhanaya
Waxa u fcn inu dadka ku boriyo sidi lo midobi laha wax lowada qabsan lha si lo jeclado o matkle lo dorto isaga
Sawkan niicdun haya
Xasan Kulmiye Exetramist
Dadka iyo dalkaba beelo kulmiye u qaybiyey
eeda cirro maxay noqotay nala midee oo uu diiday ??
Amb cawl waa masul waxa badan uuso jogay ilaa hadana dhexe jogta waa sababta uu sii Dagan uga hadalayo good point about that
tuug beenaala
HY wax politician ah ninkan baa ku jiraw hadii laga maarmi waayona Warancade ayaa soo raaca
guutaale shalay markay udub tageerayeena sow kuwi xagiina tuugta iyo faqashta ka ahaa markay jeeganta galena waa siyasiyinta kaliya ee habaryonis leedahay labada kala daaya
guutaale shalay markay udub tageerayeena sow kuwi xagiina tuugta iyo faqashta ka ahaa markay jeeganta galena waa siyasiyinta kaliya ee habaryonis leedahay labada kala daaya
Cidaad I moodayso garan maayo laakiin Siyaasadu xoog maaha iyo qasab
habaryooniz jaariyadahan aad sheegtay ma metelaan ee muuse hagbad ayay kuwani jaariyado yyihiin adna laakin koley muuse shaani waadhamaan Cawil iyo Warancade
Walee wax usheegtay haday waxkuqaadanayaan
yaa ila arkay ninkii wariye ilig wuu arag xumaaday ayaamahane muu xanuustay tolow
ninkani wuxuu aqbalay isu suleynta jeeganland
atam madar abti maahee bal ukaadi wixii anyu dhisnay ayeynaan qabiil Yar udumine maskax aan isticmaalo
abdirahman farah adeer anagu doonimeyno jeeganland wixii lagu soo tabcey adeer waa la garab maray .
cawil waa munaafaq u raxlaynaya muuse biixi cabdi ( ina cabdi dameer)
atam madar ilah Baan kugu dhaarsheee masidaasaad nin weyn Ku tahay .
Anigu jeegaana ma ihi dhinaca kalena ma ihi . Lkn waxad adigoo aday ah Ku hadlayso indr ifiirso hayna cebayn . Waxad ilaa muuqataa qof magaalo lkn hadalka kaa soo baxayaa
Waa mid sabiguna Ku hadlin
Ee bal dib isugu noqo niyow
abdirahman farah adeer hadaanad jeegana aheyn ,garxajis na aheyn malaa kuwii martida ahaa baad tahee iska daawo uun siyaasada isku maran
atam madar hhhhhh abti marti ma ihi lkn muwaadin lander ah Ayaan ahay . Kolay anigu waxan ahayba Kuma faanayo .
Waxanba aaminsanahay inan Somaliland libaax u ahay .
Waxan eeganayaa dhaqdhaqaaqa
Ilaa hada shabagaa xun cadaw Baan la eeganayaa lkn adiga iyo Nin kaloo reer Somaliland ahba wanaagoodaan jeclahy .
Halkaa aan ka hadlayana ay ilafahmaan . Adiguse sidad u hadlaysid maaha siyaasadu maskax baa laysu dhafay ee ma haysaa .
TUUG!!!
Hersi Madobe masuulka ka xishod
Tuug ha kaa xishooon WALIGA camii... Xaraan ayan adaygan kuu oga
HY xanaaqday waar adeer dalka aayar fadhiya nimcada idin gubayse
Cawil waa beenaale.
Goormuu Siilanyo hambalyeeyey Madaxweyne Rayale. Waa been. 2003 manuu hambalyayn manuu Iman caleemo saarkii Rayale.
2003 ilaa 2010 Mr. Siilanyo wuxuu meelaha ka odhan jirey anaga helnay laakiin dalka ayaanu u tudhnay.
Kulmiye waxa ku badan Munaafaqiinta. Cawil miyaanu ahayn Kaa caayi jirteen.
Waxa ku ammaanaysaan waa Waxa jeceshihiin buu yidhi.
m Elmi yaad leedahay waad amaanaysan waar caqlibadan lahayne dadk iyo dalka qabyalada kala fadhiiso adeero umaddu waa isku mid cirro iyo muuse miyanay isku reer ahayn .xageed usocotaa
Cuqdad iyo qudhunka iska daaa
Oo aayar Naba ilahay Ku siiyey Ku fadhi cidda wadanka hoga minaysa haday wax khalada sameeyaan xusbiyo mucarada ayaa jira oo toosiya lkn inad adigu calool xanuun iyo cunfi dadka la dhex wareegto bal maxaad ka helaysaa . Adeero anagaba waa nalaga badiyey wanan hambalyeynay . Hadana waan sugaynaa markale
jeegantu way jirasaa inta ka cadhaysan loo joojin maayo waddani
hussein handule wax jeegan layidhaa ma jirto dadka haysku dirin
hussein handule aabo garxajis waa raga jeegaanta ka sameysateen imikaanu baabinaynaa somaliland ba sug 14/4/2018 iyo shirwaynaha garxajis lions
abdirahman farah
in xisbiga waddani sumcadiisa ku baabiyo jeegan baa iga badisay
uu dadka iska horkeeno ma fiicna qudhiisa waxa loo baahan yahay
inuu beelo badan kasbado uuku dadaalo inuu guuleysto doorashada dambe,,, cirro wuu fashilmay qabiil buu xisbigii u badaley
waa inuu iscasilaa cirro ma hogaamin karo xisbiga
Walee wakaas siyaasidhaba adeer jir oojoog aqlifiucan oo farshaxana ayaad leeday