Wasiir Cali Balcad: "Ma jiro saldhig milatari oo Itoobiya laga siinayo meel ka mid ah badda.........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 26

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Cali Balcad waa basaas itoopiya u shaqeeya

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Runmajirto oo anaa runta sheegayo kaadiidnaye sideed yeeli maxaad sameen inoo sheeg bal inagoo shacbkii ah anu kumaqalnee

  • @SharmakeMohmed-w7y
    @SharmakeMohmed-w7y 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yaaa rumaysanayaa

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Runta hadaadiiya sideed yeeli maxaad waban inoo sheeg

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa rumeysanayaa waxaa dhici karto itoobiya inay la wareegtto bada liido oo la waayo dhalinyarada meel ay ku dabaashaan

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marka faranciska ma badbu karabay marku cidankas dharka cad salanta ka qasanayey wa lagu yaqana porobogandhada .cbb

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan wa lagu washay se runba loo wala dona bi idnilahi karim

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afkooda wax aan been ahayn,ilaa iyo hadda ma ka soo baxay.
    Xasan Shiikh,markuu afka furaba"",erayba kii sii horuu burinnayaa",oo isagaaba isdabray.
    Maamul masúliyiin ah,oo aan lax lagu aamini karin,hadba meel u cararaya,hadaf iyo qawl loogu yimaadana aan lahayn
    waa daneystayaal fursad gaad ah.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma tuugaas yaad lax ka dhaarsaneysaan yaad caqliga kaxadeysaan ma sidiina yaad dadka doqomo moodeen yaa calibalcad iyo xassan iyo kooxdooda rumeysananaya killed runaba mayaqaanaane subaxdii waxay sheegaan yey galabtii kanoqdaane

  • @abdihaashin1350
    @abdihaashin1350 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa ninkii waalnaa oo NORTH CAROLINA joogay oo ali uunrees aan dhihi jirnay aduunoow xaal qaado mudulood ayuu wax ku helay. Xasan shiiq afaaro qabiileeyto. Ali uunrees waa doqon

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kugaranay kaligii miira qaboow sideed yeeli maxaad sameen oo kuuyaal meel

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa hadalkiisa ku cad in ay itoopiya kula heshiiyeen
    In itoopiya ay xoog bada qabsato marka xasan shiikh uu xukunka ka dego

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan.markan.tago.imada.ayukulaheshiyay.itobia.cali.balcad.wa.benale.runta.hashego

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee soomaali inkaar baa ku dhacday bal dadka masiirkii iyo gobanimadii soomaaliya ka hadlaya daya,

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tas wey isku dhamatay working hore war so dhaf qiro jabanka uu wado cali balcad iyo aderkis xasan xabale fagte benta there Lee ha ahato xasan tug waa iibsaday badii iyo dhulkiba weyna cadahay tas iska day ee waxkale nosheg

  • @AhmedAli-nw3ge
    @AhmedAli-nw3ge 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin itoobiyaan ah ayaad wareysaneysaa, maxaad cod u soo deyneysaa live soo fadhiisi, Asiga iyo madaxwenaha waa cida itoobiyo soo dhaweyso waxna u ogol

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .arka adiga maxaad nooheeysaa oo aad nooga runsheegi waayehee

  • @YuusufAbdi-w1y
    @YuusufAbdi-w1y 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maalin kasta mid Waziir isku sheeg ah ayaa iska oranaya Ethiopia lama siinayo xero millinery, lkn, wxay sii dhalinaysaa is-qabqabsi iyo Xasan BOOBAAYE OO ARRIMO HOR LEH GO'AANNO WELIGEED LA ARAG LA MAQAL KU DHAWAAQI DOONA... HADDUU RUN SHEEGAYO OO ETHIOPIA WAX U OGOLYAHAY MUU SIIYO GABADHIISA WELIBANA KA SHUMIYO SHAARUBAHA ABIYE AXMED 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅... TAAS AYAA LOO YAQAAN WAX SIIN IYO MARTI SOOR, 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duli duli dhalay o wacel ah xaraan ah suu ku rumesana hee 😂😂 mucaradka kuwa ah wa kuwa intooda badan wacelo ah wacel wax ka dhib badan maleh wa oromo somali sheganaayo iyo kuwa ictiraaf dunida ka waayi si lo siiyo ictiraaf dowladnimada qasaayo waayi

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenalee xarami