Hadal jeedinta musharrax madaxweyne Maxamed cabdullahi Farmaajo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 129

  • @khadarmohamed8509
    @khadarmohamed8509 2 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahayow madaxweyne Farmaajo inoo soo celi.🤲🏽💙🇸🇴🐆

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @fatimabarre936
      @fatimabarre936 2 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba tageero ban u ahey balse noogu dara haduu qeyr I noogu jiro ka qer badan ku Jira ma ogin Allahu aclam

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 2 ปีที่แล้ว

      aamiin yaarabi

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 2 ปีที่แล้ว +8

    Guul iyo Gobanimo insha allah , Somalia needs you Mr President.

  • @abdikadirali7599
    @abdikadirali7599 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah Alhamdulilah I testify that Mr Farmajo the president of Somalia has done good job.

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 ปีที่แล้ว +11

    Viva NABAD IYO NOLOL inshallah amiin amiin amiin amiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️💪💪💪🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasirkamal7746
    @nasirkamal7746 2 ปีที่แล้ว +7

    Guul mudane Allaha ku xifdiyo

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 ปีที่แล้ว +3

    Good person good president Mashallah madaxweyne farmaajo ilaahay hakufixdiyo guul Somalia guul madaxweyne farmaajo markale inshallah soo noqo

  • @GAASHANLE114
    @GAASHANLE114 2 ปีที่แล้ว +5

    Xassan sheekh maxamud mar u lahadlayay cidanka xoga dalka wuxu yidhi "askarigi 100dolar rabin meel kale ha u radsado"
    farmajo isago cidanka qaranka u kordhiyay mushaharkodi misna ila hada wuxu aminsanahy inay lacgatas ku yartahay
    Bal adiguba qime midke wangsan waa kaaf iyo kala dheeri

    • @lahli1350
      @lahli1350 2 ปีที่แล้ว

      We cadahy qofka wngsn alh no so celiyo aabe farmaajo🥺😥😭

    • @jinijini3501
      @jinijini3501 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 ปีที่แล้ว +2

    Inshaallah Madaxwayne Farmajo guulaso 🤲🤲🇸🇴🇸🇴✊✊

  • @masale
    @masale 2 ปีที่แล้ว +9

    The accomplishment of his government is there to see, bringing back national pride and unity among millions of Somalis home and abroad.
    Stability is what Somalia needs and his reappointment is imperative. Insha Allah khair, he comes back which will give him mandate on a lot of issues that he was obstructed before.

    • @saidhassan7652
      @saidhassan7652 2 ปีที่แล้ว

      Our society has become so polarized that the situation is worse than it was in the 90's. Farmaajo has been given a golden opportunity that no one else has had before. Unfortunately, it has ended with even more hatred & quarrels between different regions and clans. Clan hatred has gained a new foothold and many who celebrated when Farmaajo was welcomed as president in 2017 are so pissed at him today.

    • @saidhassan7652
      @saidhassan7652 2 ปีที่แล้ว

      With all due respect to all three previous presidents, I hope for a new face and new blood for Somalis. I hope for a young new president who has contact with reality. Farmaajo is a good person & fellow human being (he is definitely not a qabyaaladayste) but unfortunately he has many people around who have given him direct wrong advices. For his own good, I really think he should think again about staying 4 more years, if he wins.

    • @liban3366
      @liban3366 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @amaanreer5311
      @amaanreer5311 2 ปีที่แล้ว +1

      @@saidhassan7652 only thing that increased is bigotry towards farmaajo's clan, they can't get to him so they target his clansmen by rigging their mps and spreading propaganda

    • @masale
      @masale 2 ปีที่แล้ว

      @@saidhassan7652 it is a little disingenuous to claim clan situation is worst than it was in 90s when you have former presidents, politicians and people who really should know better fanning the flame. We have seen constant reminder of people threatening to take the country back to 1991. We have seen people who have had a hand in the destructions of the country, go on the street with militia trying to undermine the government through brute force.
      It is also farcical inaccurate to claim things have been worst than 1991, which caused a war and death.
      I want you to be honest with yourself please. Farmaajo is not infallible and has his flaws but what he has faced, was exactly people who wanted to use qabiil to get what they wanted. A "modus operandi" in Somalia where qabiil supremacy and force is the only means to achieve something.
      Farmaajo and Nabad Iyo Nolol was hindered at every turn. You know it, when an agreement was signed on 17th September and some people are immoral to back out on their words. Who's fault is that? When Madobe who illegally holds power and former presidents to spite Farmaajo and old qabiil alliance go to Kismayo to welcome him.
      Let's me brutally honest, he had to fight much power foreign interference and local spoilers but yet still achieve things no other government have. Restoring national pride is a huge turning point.

  • @musamusamm6418
    @musamusamm6418 2 ปีที่แล้ว +3

    guul iyo gobonimo mudane mw farmajoo guleyso insha allah tacala cadwgadu hajabo insha allahu tacala

  • @sagalabdiaziz6455
    @sagalabdiaziz6455 2 ปีที่แล้ว +3

    Markale abo markale 💕❤️❤️

  • @abdulkadirtakow516
    @abdulkadirtakow516 2 ปีที่แล้ว +3

    Mar 2aad Xabiibul Malaayiin 👍❤

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mabruk mudane Madaxweyne Farmajo Guul iyo Gobonimo insha Allah

  • @sudimalin2652
    @sudimalin2652 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo noqosho wacan iyo guul ayaa kuu rajeeynayaa mudane madaxweyne Mohamed Abdullaahi Farmaajo.

  • @sahrakiin2438
    @sahrakiin2438 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulmadaxwayne insha allaah

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt 2 ปีที่แล้ว +2

    I also find it strange that all the other presidential candidates pictures are used as the thumbnail but with President Farmaajo is of other people leading to less people viewing it unless they read the title of the video.

  • @xuseenc.raxman4756
    @xuseenc.raxman4756 2 ปีที่แล้ว +5

    .faarmajo maaya

  • @ahmedceellaas7882
    @ahmedceellaas7882 2 ปีที่แล้ว +2

    Mudane madaxweyne mahamed c laahi farmaajo xafidulaah guul iyo gobanimo inshallah xaqiiqdii Dowlad ugub ah waa jug jug meeshaada joog midaa shiriban ayaa inna anfacaysaa

  • @fartunfilsan8341
    @fartunfilsan8341 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk mahad salad qosol igu dilay

  • @samowade1300
    @samowade1300 2 ปีที่แล้ว +4

    War ma leydin ka helaa qof umadda muslimkaa ee soomaaliyeed kitaabka qur'aanka ah ugu yeera oo ku dhaqa , maalin kasta waxaad la ordaysaan dimuqraadiyad federal , iyo balo baas iyo mabaadi' kufriya , war ummadda soomaaliyeed waa dad muslim ah , Muslim aan ahay macnaheeduna waxa waayay ( Allah ayaan isu dhiibay oo aan u hogaansamay) , qofka Muslim ka ah xor uma aha waxa uu rabo inuu ku dhaqmo , ee waxa lagu adoonsaday kitaabkaa qur'aanka ah ku dhaqankiisa , waana midka aan cizzi iyo sharafka ku gaareyno , war haddaad damiir leedihiin , oo aad rumeysantihiin allah iyo rasuulkiisa iyo maalinta qiyaamo ugu yeera umadda kitaabka qur'aanka ah , ku dhaqma umaddana ku dhaqa .
    Umadda ma matalo cid kitaab ka qur'aanka ah wax aan aheyn umadda ugu yeeraysa , shacab ka soomaaliyeed waxa ay doonayaan kitaabka qur'aanka .

    • @somalimaxamed
      @somalimaxamed 2 ปีที่แล้ว +3

      masha allah waa sida uu wllkey c/lahi uu sheegay kitaabka alle iyo sunnada rasuulka scw ayaa na deeqa mana rabno waxa ay gaalo soo dhoob dhoobtay(dadtuurka jini ayaan kawadaa).

  • @mohamedshidane6704
    @mohamedshidane6704 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuul insha allah Mar labad MD farmajo 💯

  • @REALKINGSTONTV
    @REALKINGSTONTV 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 farmajo wxd somalia aad u qabatay Allah ayana ka jaizaynayo wxd qabatay i

  • @Qazalimedia
    @Qazalimedia 2 ปีที่แล้ว +9

    Mr president mahamed Abdullah farmaajo guul inshaa allah 🙏 💖❤♥ 💕
    Kaliya ninka ugu macquulsan

  • @mohameddahirkeynan5446
    @mohameddahirkeynan5446 2 ปีที่แล้ว +2

    Hdl yar iyo hawl badan 4 more yrs M.FARMAJO

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt 2 ปีที่แล้ว +3

    I feel like this channel is censoring positive comments and support for Farmaajo. My comment early was completely censored and my other comment only I can view it when I’m signed into my account. Trust me I have not said anything rude about anyone only spoke of his achievements. Strange I hope this comment is available for everyone to see.

    • @amaanreer5311
      @amaanreer5311 2 ปีที่แล้ว +1

      the media ran by the opposition is even photoshopping live facebook viewers, they will do anything to hide his popularity

    • @Boss-el-patron
      @Boss-el-patron 2 ปีที่แล้ว

      OMG sntv is acting as the enemy

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 2 ปีที่แล้ว +4

    Illahow dalkeena noonabadee oo noohorumri amin 💪🏾🇸🇴💪🏾 madaxweynayaal dalkooga jecel ayaa jira oo cadowga cumaha qabtay waxan kufaraxsanahay dhalinteena qurbo joogta ah inay wax barteen ooy shahaadado xirfadaxsan wada leeyihiin hadii dalka aad noonabadayso mudane madax weyne kuwii technologies ga dhismaha samaynayey ee xoog iyo xirfadleh waa anaga dhalinta Somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 mudane madaxweyne hore usoco ilalahay hanookasoo celiyo dadka Somaliyed weykuwada tageerayaan lkn cod malihin sorry 😢 kuwo wn kusoo ducaynayaa kaliya

  • @atif9308
    @atif9308 2 ปีที่แล้ว +3

    Shacabka waxay ka Rabaan dowlada Waxa waaye Kaliya In Ay Amni Helaan Kaliya Wallahi Shacabka wax kale marabaan Iyo Wado ay maraan In eey helaan Waxkale lagama rabo DAWLAD 🔛🔛

  • @Bube-dx1oe
    @Bube-dx1oe 2 ปีที่แล้ว

    Guul ayaan kuurajeynaa mudane madaxweyn guuleyso marlabaad iyo marsadaxaad inshallah

  • @Bahantah
    @Bahantah 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mr. President great speech and an honest words from a clean heart. Madaxweyne Farmaajo waa ninka keliya ee dalka, dadka iyo diinta u daacad ah oo aan musuqmaasuq lagu aqoon. Waxaa loo baahanyahay qof daacad ah oo khibrad iyo arafti dheer leh sida ka muuqata hadalka iyo waxqabka Madaxweyne Farmaajo. Gull iyo gobanimo Soomaaliya 🇸🇴

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 2 ปีที่แล้ว +3

    Wallle runtuu ka hadlay beentu waa xaraame FADHIID ilmuhu markuu fadhiga ku raago oo socon waayo hooyoyinku waxay oran jiren waa fadhiid ee hala cusbeeyo ee somaliyay dowlada cusbeey please 😁

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 2 ปีที่แล้ว

      insha allh wn cusbeen farmaajo guul

  • @nashabeauty2635
    @nashabeauty2635 2 ปีที่แล้ว

    Guuull banku rajeynayaa mudane

  • @ilyasyonis3217
    @ilyasyonis3217 2 ปีที่แล้ว

    INSHA ALLAH GUUL MFS M FARMAJO 🇩🇯🤝🇸🇴

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 2 ปีที่แล้ว +13

    The only logic and possible president is Mr Farmaajo.
    I urge the member of parliament to re-elect mr Framaajo to carry on his duties as the head of the state in order to reach a devloped and peaceful Somalia government.

  • @asadshaafici1105
    @asadshaafici1105 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul somalia 🇸🇴♥

  • @abduqadircade3356
    @abduqadircade3356 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmàaje aYàa ladooranàa

  • @XawoShugri
    @XawoShugri 16 วันที่ผ่านมา

    Fataxa insh fataxa guul wcn aba 😅 mcn

  • @cabdilaahi3310
    @cabdilaahi3310 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso madaxwayne

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 2 ปีที่แล้ว

    Guul mudane madaxweyne, markale allah kusooceliyo umada oo dhan ayaa kujecelee ❤

  • @ahmedjamac2128
    @ahmedjamac2128 2 ปีที่แล้ว +1

    farmajo guul insha alah

  • @saahilboss1
    @saahilboss1 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan asaga leeba is dacweyay mxy tahay☺️😁😁

  • @farduusfanni5559
    @farduusfanni5559 2 ปีที่แล้ว +4

    aabo mar kale guul insha alaah

  • @sucaadahmed6359
    @sucaadahmed6359 2 ปีที่แล้ว

    Mudane madaxweyne farmajo hambalyo

  • @Hikma855
    @Hikma855 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo isagaa is dacweynaya.

  • @Miillii
    @Miillii 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaah swt haka horwareejiyo dadka iyo dalka adiga kooxdaadaba wxii aad geysateena inlaydinku maxkamadeeyo Ayaan ilaaheey ka rajaynaynaa ,Midkaa wanagsan allaha noo keeno Aamiin Aamiin

  • @aliaali6120
    @aliaali6120 2 ปีที่แล้ว

    Guul nooloow mudane madaxweyne marlabaadna soonoqo

  • @alonapoi2834
    @alonapoi2834 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @naimamohamudhussein2284
    @naimamohamudhussein2284 2 ปีที่แล้ว

    markle farmaajo xabiibul malaayiin soonoqo aabo guulayso mudane madaxwayne farmaajo waxkudhaamo meshaan majogaan markle soo laabo

  • @siyadosman8077
    @siyadosman8077 2 ปีที่แล้ว

    Success I.A Mr president 🤝🤝

  • @lahli1350
    @lahli1350 2 ปีที่แล้ว

    Walal maka xun tahy aawy thumnail ka aabo farmajo😏

  • @cat-k7r
    @cat-k7r 2 ปีที่แล้ว +5

    Farmaaaaaaaaaaajo guuuuul💖

  • @aliissa6739
    @aliissa6739 2 ปีที่แล้ว +1

    This man has to steer a ship that’s going nowhere and it’s not fair help. This Federalism thing is destroying our country. We need to find another system.

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 2 ปีที่แล้ว

    *KII IDIIN KHAYR ROON ALLE HAYDIIN DOORO NABAD-NA ALLE HAIDIIN DHALIYO, ANAGANA ALLE HANOOGU WADO NABADA IYO XASILOONIDA*

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo markii uu tabar hayey talo mahayn, maanta oo uu talo hayana tabar ma hayo. War iska naso.

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 2 ปีที่แล้ว

      INSHAA ALLAAH Alle Ayaa cadaalada noo haya maanta maruu ka fiicanyahay ma jirto waa la kala miirmay qalbigii wadankiisa iyo dadkiisa jecel oo raba in uu xornimo ku noolaado ayaa wax fahmi kara Allaa weeyn inshaa Allaah markaa Xabiibu malaayiin markale

    • @lahli1350
      @lahli1350 2 ปีที่แล้ว

      Guuk farmaajo

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 2 ปีที่แล้ว +2

    Indho adka oo ceeb u badana xildhibanadi aad u diiday in la doorto miyad sharaf u heeysa
    Is badal doon kulaha hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhg
    Cawaan waa nucan oo kle

  • @suleymanosman2571
    @suleymanosman2571 2 ปีที่แล้ว +3

    Guuuulayso ilaahy idankii

  • @samaracadey2296
    @samaracadey2296 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof somali dhab ah muqdisho ku dhashay an mar ka bixin wax khaban laha yaa sinayo hee😭😭

  • @maxamedsaleebaan540
    @maxamedsaleebaan540 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso

  • @mohanour9151
    @mohanour9151 2 ปีที่แล้ว

    Guul farmaajo

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt 2 ปีที่แล้ว

    Stop censoring comments for no reason 😡

  • @umunishaad5959
    @umunishaad5959 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka qar waxey rawaan iney ben loogu qubeeyo runta dhan wey dhibtaa bentane wa usacbtumaan wlhi tani waxa xaqiiqo ee amuurta allh ba wato

  • @triotesting266
    @triotesting266 2 ปีที่แล้ว

    WAXAAN MAR WALBA LAYAAB AH DEENTAAN AAN DHAMAANEEN WAANALAGU LEEYAHAY LEE MID WALBO IMAADO DHAHAYO MABA DHAMAATO MIA DALKAANA JAANIB WAA DHOOBANTAHY WAXII LA RABO NAGALA SAMEESTAA SEE KU DHAMAAN WAASE DEENTA

    • @cmcseylici6972
      @cmcseylici6972 2 ปีที่แล้ว

      boorashka iyo masagada garaaryada ayaa naloo lacageeyaa mushaarka dowlada iwm wll deytu waa taa

  • @kaalihuuno7675
    @kaalihuuno7675 2 ปีที่แล้ว

    Siiya siya sacabka tuma tuma 🥲🙌 calanka sara sara 🇸🇴🇸🇴
    Somali way is racde 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌💦
    ALLOW SIya siya sacabka yuma tuma calanka sara sara somali way is racde

  • @abdihakimfarah2469
    @abdihakimfarah2469 2 ปีที่แล้ว +1

    Thumbnailka Video ga ka dhiga Sawirka Madaxwayne Farmaajo

    • @lahli1350
      @lahli1350 2 ปีที่แล้ว

      Mayaqano wll😏 Guul farmajo

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 2 ปีที่แล้ว +1

    Dowlad fadhiida ayaan nahay kulaha hhhhhhhhhh

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 2 ปีที่แล้ว

    Guuleyso madaxweyne mar kle io mar sadexad io fever ba soo noqo ado caafimat qaba wadanka wuu kuu baahan yahay

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 2 ปีที่แล้ว

    13:55/57 hhhhhh

  • @abdulfathmohamoud2736
    @abdulfathmohamoud2736 2 ปีที่แล้ว

    Doorta ninkaan ama jiifa meeshiina .

  • @sadaqomar5640
    @sadaqomar5640 2 ปีที่แล้ว

    Dadka kahor dhaqaq ninyahow

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt 2 ปีที่แล้ว

    I don’t know who has paid off all these channels reporting on Somalia’s election but I dare anyone to go comment anything positive about President Farmaajo without being censored. I expected that from other African channels but I thought this was a national tv and would be fair and unbiased in its reporting

  • @yusufdiktoorka8032
    @yusufdiktoorka8032 2 ปีที่แล้ว +1

    13:43 madax wayne 24 school, 65 ardey ka badan ayaan ka filaynay.

  • @saidhassan7652
    @saidhassan7652 2 ปีที่แล้ว +2

    With all due respect to all three previous presidents, I hope for a new face and new blood for Somalis. I hope for a young new president who has contact with the reality. Farmaajo is a good person & fellow human being (he is definitely not a qabyaaladayste) but unfortunately he has many people around who have given him direct wrong advices. For his own good, I really think he should reconsider about staying 4 more years, if he wins, because of his populist and aggressive policies that have polarized the vulnerable Somali society.
    The problems with indirect elections are many but one of them is that we have corrupt MPs who sell votes to the highest bidder and that means any idiot with money can win.

  • @caligaas6751
    @caligaas6751 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadax sano xumada kula shaqaynaysy maxa wx u qaban waysy

  • @abdirzakmohamed4170
    @abdirzakmohamed4170 2 ปีที่แล้ว +2

    Sntv inkasto aa xumenesid mundane M.A farmaajo waa xabib malayiin iska ogaw ee sawirka mahad salad kkkk y have to add his name too 🤛🏽

  • @shamsudiin7420
    @shamsudiin7420 2 ปีที่แล้ว

    Been

  • @yuusufcabdiraxmaanxasancil3086
    @yuusufcabdiraxmaanxasancil3086 2 ปีที่แล้ว

    Mudane Soo bara sida loohadala

  • @zakeriaali9115
    @zakeriaali9115 2 ปีที่แล้ว +2

    I hope farmajo must leave the office he's ethiopia puppies

  • @atif9308
    @atif9308 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk Intuu kahadlooyaa Kan Acuudu War Nadhaaf Waxba ma Ogidee Fuley Yahow.

  • @waxsoosaar
    @waxsoosaar 2 ปีที่แล้ว +1

    SOO KUWAAD MAALIN CAD XABADEENEYSAY EE XISBIYADEED XOOJIN INA FARMAAJOW? ALLA NINKU BEEN BADANAA OO XISHOOD LA'AA?! BEENAALE ALLAHA UMMADDA KAA HORWAREEJIYO CIDKAA KHEYROONA OO SOOMAALI MIDDEEYA INOO KEENO.

  • @naasirwardheere8240
    @naasirwardheere8240 2 ปีที่แล้ว

    Qof fashil ka hadlaya hadda aragto asigaa fashilan

  • @xuseenmacalincabdullaahi2081
    @xuseenmacalincabdullaahi2081 2 ปีที่แล้ว +1

    Laba labo ha ku disho farmajo masiibuna ha kugu dhacdo
    waa ku nacnay

    • @lahli1350
      @lahli1350 2 ปีที่แล้ว

      Alh ka raLi noqdo wll ilaahy ka cabso🤨

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 2 ปีที่แล้ว

      habaarkaaga hoostaada ma dhaafo insha allh

    • @xuseenmacalincabdullaahi2081
      @xuseenmacalincabdullaahi2081 2 ปีที่แล้ว

      @@qalliguhaad4300 ikraan hooyadeey habaarkeeda kawaran

    • @xuseenmacalincabdullaahi2081
      @xuseenmacalincabdullaahi2081 2 ปีที่แล้ว

      Waxan aqaan 2 aabe oo ilma hoda elataria loo diray oo wax war ah an ka heynin noloshooda iyo geeri midna farmaajo allaha aduunka ku iqaabo

  • @Miillii
    @Miillii 2 ปีที่แล้ว

    Waxan rajaynayaa xildhibaanada inay xilkooda waajib ay gutaan si looga samato bixiyo muusiibadii ,tacadiyadii dulmigii aad Baden dadka iyo dalkaba ilaaheey umada hakaa horwareejiyo hana naga nabad geliyo adigoo kale inuu xil ka qabto Dalka mar danne Ilaahow mujrimkaan naga hor wareeji Aamiin Aamiin

  • @zahramoussa7139
    @zahramoussa7139 2 ปีที่แล้ว

    Maalmo yar baa u hadhay Mahad Salaad inuu xoog ku haysto TV ga QARANKA. FARMAAJO GUUL.

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 2 ปีที่แล้ว

      Subxaana Allaah, Subxaana Allaah Dowlad Dulqaad badan oo wax badan turta

  • @MomoMomo-vl2tb
    @MomoMomo-vl2tb 2 ปีที่แล้ว

    Na dhaaf tuug beenlow

  • @saidhassan7652
    @saidhassan7652 2 ปีที่แล้ว

    Our society has become so polarized that people who could get alone in 2017 cant even talk to each other normal Way today.. Farmaajo has been given a golden opportunity that no one else has had before. Unfortunately, it has ended with even more hatred & ney problems between different regions & clans. Clan hatred has gained a new foothold and many who celebrated when Farmaajo was elected as president in 2017 are so pissed at him today.

    • @maverick6775
      @maverick6775 2 ปีที่แล้ว

      cambuulo man just tell us you are Abgaal without saying you are Abgaal. Unukaa leh, waa dilah, waa kufsaha, waa dacaa fuck out here