War ka Nixiyay Qaar kamid ah Ganacsatada Somaliland Oo Hargeysa ka soo dhacay
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Dhawaaq ka Nixiyay Ganacsatada Somaliland Oo Hargeysa ka soo dhacay
Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido Kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa Soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.
Dhamays Media Production' is one of the largest media companies in Somaliland. We provide media services such as interview news , and audio interviews, and we also produce commercials. We focus on delivering the latest Somali and international news.
@Dhamays
Follow or visit my our social:
TH-cam: / dhamays
Facebook: / dhamaysmediaproduction
Twitter: x.com/DhamaysNews
Mashallah walee dalkii iyo dadkii ragbaa u soo baxay adeer allaha idin xafidee dalka ajanabi baa ku soo qulqulaya oo isku soo tilmaamaye toosh ku ifiya oo dalka badbaadiya please waxad ka dhawaajiseen arrin muhiim ah hadii kale walaahi tabta falastiin bay Somaliland ku danbayn hadaan maanta la baraarugin
Adeer.akadaa
Erayga.ahbeenbaalasheegayaa.adeegso
Eraykatoosan.
Oo.ah.hawshiinaa
Lasaluugay
Intaasi.waatoosin
Takale.ogow
1.orpmo
2.kiniyaati
3.bangaali
4.yamani
Intaa.midna
Kuma.aasayo
Qaadhaankaama
Bixinayo
Cashuur.guri
Mabixinayo
Lacagtiisa
Dalkoodiibuukudhisaa
Reer soomaaliland fadhiga ka kaca falastiin beenbeentaasaa lagula wareegay iyo calool jileecaa hala kaco cod dheer ha lagu sheego in ajanabiga dalka laga saaro waxan maqlay waxa ku soo qulqulaya
Ethiopia
Kenya
Uganda
Pakistan
Syria
Bangladesh
South Africa
Sudan
Chinese
European iyo qaar kaloo badan xitaa dhamaan waxay ku joogaan sharci darro waanay ka shaqaystaan dadkeeniina gaajay u dhimanayaan its not fair walaal wake up kaca oo dumarkiina ilaashada
walahay sadex sano kahoor ayaan dacwaynaayay cid igahoos qaadase waan waayay
Wadankou cadaalad bou ou baxanyahay amma dacwado haa nokouto amma xoukouq kaa maaqan haa noqooto dowlada iyo shabkou haa iskou xidman ilahay dowlad shacabk albabada ou fourth haa digou I inshallah
Dadka reer Somaliland iyaga ka santaagaya shaqo hoosaadka oo dhan ee hadday xilkooda soo baxayaan cidi ku doorsan mayso cid kale ee iyagu kibirka hayska dhafaan.
Idinkaa Ajaanib u dhiibtey Shaqada sida Dhismaha .Waxbarashada iwm wax badala niicda daaya
😊😊😅😮😮😢🎉😂😂
Adeer
SHAQALEHEENO EDEB MA LAHA
MARKAA WAXA LOOBAAHANYAHAY TABABAR XAGA EDEBTA IYO ILAALINTA WAQTIGA
War wakaa waxan sheegayey hadad aragten reer soomalilanoow
WAAR QABYAALAD BAAD AAMINSANTIHIIN. QABYAALAD UFUUF
Dadka dalkeena u dhashay hashaqeeyaan madaxwayne cadaala ilaali oo inaga jooji dadka wadanalada ka inooga shaqo yimid waa runtaa wlhi 😂😊😂😊😂😊😂😂
Waa cadow ciro Shacabka reer somaliland waxaan ka ahayn wadanka halaga saaro ishalah
dhisamaha ajanaba eng wanau u bahan nahay baan filayaa la shaqeyaa lakiin shaqooyinka hoose wa in dadwaynaheena helo
Waar idinkubaa waydinka meel walbaa kashakheista ee mantaa uud baris hecheen dadka ha ugadhsanina hadii kelee waa mid idin taal
Daarood baa waxaa lacag ku bixinaya iyo huwanta gudaha waa fitno oromada iyo reer somaliland baa laysku dirayaa
Ajaanabana. Maxa. Idiila. Soo. Gaalay. Dadkeeni. Ba. Ubaahaan. Oo. Shaaqo. Laan. Haaso
Runti wadad yaqana dismaha tayadanleh hadi lawadashaqeyo iyo kuwa wadanka mauma runti marka ekti bilacadaha sideudiseya wanukaladuwanahay ad iyo ad runti
Huwan baa dhibka ka dambaysa iyo cagjar iyagaa doonaya inay isku diraan oromada iyo reer somaliland
Runti sjiebiga guryaha tayole disaya matka siegti
Laguma qancin wasiirada dhowr nin beenaalayaal baad tihiin wasiirada ciro waa kuwa ugu tayada liita sida arimahandibada gudahabiyo qaarkale
Amaan loma bahne kahadal danta
Shacabkan ajanibtu qabsatay
Halaga saaro wadanka ajaanbika wadamadooda inooma ogola inaynu baayac mushtar ka samayno
ajjanabaka celeiyaa wadank vise ha lagu soo galo alababadan iskafuran ha la xidho wadan inanu noqo taasakenaysa dadkan ka shaqynaya wadanka hadii shaqalaaheena u bahan yahay horta ka saara wadanka kuwa iska yimi markaad ka sarto iyaga dan u qabanyashaqda kuweena wadanka wadan ha laga dhigo meel fowdo ah wax walaba soogalaan maha dadkan oramdaee wadanki ilaa buuraha saanaag iska soconaya bila sabab wain laga joojiya wa xero qaxoonti loo sameeya magalada ka fog sida kenaya smayso maha inay dadka dhex ordan walaahay waxad arkaysa dad dalka soo boqday oo caruuur shan jiraoromogaacamaha u hoorsanayan taasi wadankeena wa ku sharaf daro baryan badan ma wanagsana ilamo yar oo saaqiirooqof ahanaba baryay wadankeen a ayay ceeb ku tahay mana aha somalilander waxa wax baryaa lakiin adiga ayay kugu sawirmaysa marka dadkan edeb ha loo yeelo shaci ha loo sameya manta dowladahii wawayna aya dhaqalo xumo iska saraya dadkii kale bal eeg hada shan million ba canada ka saaraysa dalkeeda markaanka waaka iska saraya yurub wata celinaysa inaga itoobiya ayaa ka buuxa wadankeena sabab ay u jogoan oroamdan ma jirto waayo iyagaba matnta haysta itoobiya ha noqdan qofka imanaya vise ha ku soo galo danta uu u imanayona ha shegto
AQOON IYO FARSAMO IDINKA AYEY IDIIN TAALAA. SHAQAALE KULEH AAN QAYILO ANOO SHAQADII KU JIRA. WAAR XISHOODA
NIN MEESHA KA HADLAY BAA YIDHI WAXAA LOO BAAHAN YAHAY TAAJIR OOMAR KA BARIIS JABAN, ISLA MARKAAS WUXUU KA CABANAYAA SHAQAALE SHISHEEYE AH OO KA RAKHIISAN SHAQAALAHA U DHASHAY SOMALILAND!!!!!
SOW MARKAAS OOMAAR ISAGUNA KA SHAQAYSIINMAAYO SHAQAALE SHISHEEYE AH OO KA RAKHIISAN KA WADDANIGA AH EE CILLIGA SHAQADA U FADHIISTA IJABANAHA!!!!!!!!!!
XAASIDKU HA DHACO OO HA DHINTO.
Kadaab weeye kan hadlayaa, farsamayaqaanada hadii ay shaqaysanayaan shaqaale lama doonteen ee runta isu sheega ninka guri dhisanaya ee uu ku yidhaa barqada quraac iyo shaah keen qadada keen, jaad keen, kadibna lacagtii keen iyo weliba shaqo aan fiicnayn iyo ka ajaanibka ah ee subaha hore quraaciisa iyo qadadiisa wata ilaa 5tana shaqaynaya isma siisanaysid, kuwii wershadha lahaa ayaa kuleh dad noo shaqeeya ayaanu la'anahay umad wada doonaysa xafiis kii jaamacada oo business iyo administration u badan yaa shaqo u haya, beenta umada ka daaya mashaqaystayaal ayaa tihiin, ajaanib lama doonteen hadii khayr la idinku ogyahay.
Adigu sidaad uhadlayso adaaba ajuhanaba
Dadka ha canaanane wax u sheeg farsamo darro haday jirto cid keliyihi kama masuul aha ma jiraan jaamacado iyo isguulo farsamada gacanta lagu barto wuxuba waxay soo saaraan dad wada caashaqsan xafiis ay fadhiistaan dawladu masuuliyad baa ka saaran inay dadka wax baranaya kala jihayso
Qaadku idinma dhaafo maalin inaad cuntaan. Baahina waad sheeganaysaan.
Booba yaa wadani.