Kuwo aan dayn ku leyahay baa ka quustay iso duceya in illahay iga soo qaado somalidu dayn jecelaa imanka alle ha idinku sugo war dadka lacagtooda siiya markaad wax ka qadataan
Like isaara mxay tahy horta commentska waxa loogafalceliya riwaayada la mention gareya meelaha kuqososhid lkn xikmad la aan dadki like isaara maahe wax kale arki mayside kkk
I live in Salt Lake City utah and I went Minnesota last year wadooyin meesha kuma hayaan cidhiidhi iyo guryo fool xun oo old ah lkn Salt Lake City wadooyin waaweyn iyo guryo cusub maraykan in aad joogto ayad dareemaysa
Xogmaal Media waa dadaasheen dhanka codka iyo muqaalka Riwaayada lkn si aan loogu caajisin fadlan sheekada dheer ee iska socota ma fiicno ilaa 4 sheeko ama 4 dhacdo isku soo aadiya dadkana iskugu badala si aan loogu caajisin. Musalsalada oo kale hadii kale sidaan waa lagu caajisaa sheeko dher iska socota mala daawan karo.
Part 1 halkani ka daawo th-cam.com/video/nbwiLPQlrM4/w-d-xo.html
I just wanted you to thank me so so very sorry 😣 you have so many things you have done ✅
I just
Thank goodness 😅😅 and her her and I were all over it 😤 I I don’t think think 🧐 and she wants
Thank goodness 😅😅 and her her and I were all over it 😤 I I don’t think think 🧐 and she wants
I I hope 🤞
Saliga nabiga iyo riwaad maxaa kalagaly Somali waa Ramadan e kabaqa
Saliga Nabiga haku cayaarina.
ALLAH halaga xishoodo.
Scw
Reer Muqdisho bal dadka iga danaaniya pls😢🇸🇴😢
Tashaa Alpi😂😂😂😂😂👎
uqtii mid aan fahmi la ahay ee muxuu idintaraa like ii saartaan yaab
Waa iga suaale qof walbo like isaar unbuu ku hayaaye like micnahedu ma taqanin 🤣🤣🤣🤣✔️
ilah hakubadhiyo like abayo
Riwayada daqiiqadaha noo badiya xogmaal media Inta igu racsan like isara
Maymuun Abdullahi ma Ramadantad isku dhaafin hhhh
Jokar you are thebest comedian we need more ruwayad so funny
Xagrdher hhhhhhh wlhi waaa qosley inta xagrdher katemid sida anika like i saaara
Hhhhhhhhhhh very funny rubayad kal iyo lab uqoslowa 😝😝😝😝😝
Subxannnallah digri iyo music laisku dhax darayo maxeey eheed?? Waa soonee Allah meey baqaan ? Wallahi waxba is dhamaan fanaaninta hesaha caadiga soo qadaan iyo kuwaan Allow shartiina na mooti weey na dambaajinayaan
Wow musalsal wan ka helay afsomali musalsalka hadaan ku helaya manigaa turkish hindi daawan lahaa ar inoo badiya afkeena hooyo jira jooga masha.allah
4 july wa mantey kirada shub xbbti
Saliga nabiga scw iyo music meel islama galaan ee hana dambaajinina
Nag qurxoon waa toogo kulahaa Naciimo 😂😂😂😍✌️😊🌟⭐️
nimco jokar wlhi caadi ma ahan ku lahaa Hadii aan Hindhiso xita magacyada wa isku qaalda 😂😂🤣🤣 wa funny wlhi keep going sis❤❤
😂😂
Kuwo aan dayn ku leyahay baa ka quustay iso duceya in illahay iga soo qaado somalidu dayn jecelaa imanka alle ha idinku sugo war dadka lacagtooda siiya markaad wax ka qadataan
Somali deyn udaa wxn ka necebay deyn ma jirto ilaahayna iguma qabto deyn wllhy qof damiir leh hadi deyn lagu leeyey hbn kma seexdo mida kle islaanta wxd mooda inay wax uga qaadatey sidey ubaryeyso jiliinka halkiisey dhigtay
Tug nimo iyo indha adag Somalia meal ku gari la ee xolaha isameed Iskaa bixii
Full coverage insurance ... 😂
Istafurulah
She ain’t lying we pay for it 😭😂😂 🇸🇱
Issy Warsame 🇸🇱
abti libaan royal men waye hadal xigmad leh ayu ku hadla no so celiya please
Timawaynti Mudug waan idin salaamay
nimco joker hadal badanaa hhhhhhhhh qofkii 100 sano kula nool kaa caajisi maayo keep going my sister
Xaqiiqdi Ruwayada Malmihii Nolosheyna Daawashadeyda Kama Daalo Thnksn Xogmaal Medio
Inaba caadi maahan runtii so funny wallaahi😂😁😁😁😍
Wlhi Nimco joker funny waye wa dhibley Alla turufo badana Nimcokkkkkkkkk 😂 kkkkkkkkk😂 kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
Dad badano sidasa jira wllhy dadka shaqeysta wadnaha qabta intay deyn qaataan
Ruwayada noo soobadi nimca jookar ununka aad iyo aad ku tageerna 🥴😍
Fadlan asxbta wllo cabuurka waa maxay wlhi ina garanaynii
Canbuurka waa toobka wllo
gabadha dukaanka gadeyso samsam sharaf ayey ucod egtahy
waa. ruuunwalhi
Aad iyo aad wlhi
Hhh qofta dukanka alabtii rer mudug nimaa ebar loga dhigay
Like isaara mxay tahy horta commentska waxa loogafalceliya riwaayada la mention gareya meelaha kuqososhid lkn xikmad la aan dadki like isaara maahe wax kale arki mayside kkk
I live in Salt Lake City utah and I went Minnesota last year wadooyin meesha kuma hayaan cidhiidhi iyo guryo fool xun oo old ah lkn Salt Lake City wadooyin waaweyn iyo guryo cusub maraykan in aad joogto ayad dareemaysa
Ma adaa iska leh guryaha qurxaha bada baacow qaxootiga laga kenay miyaa
Somaaliya aanleenahay wadankale malihin
Zakaria Hassan oo maa adaa iskaa leh waxad laheen laa iskumaa waynaysiyo
Qof Utah ku nool ayaba fanaya 😂 jareer state aya ladhaha meshas
Wlxi qosal igumaharin
Jookaray dar allan kujelahay gabar yar oo an dhalayna surmindi ayaan ubixiyay kkkkkhhh
😂 😂
😂😂😂😂😂
😅😅😅
😂😂😂😂😂 qalaw qalawna ugu dar
😂😂😂😂😁😁😁
👌Hooyadi cune habaryartii mu udaahaya😊
Jookar ku jecliya xabibiti ❤❤❤
Qofkii saxiirtay. Like ii saara plz😭😭
4:00 iimankaagu qanjuhu joogay 😂😂😂✊
Nimco joker is so funny wallahi she funny
Ramadaan kariim adoo soman hadad ruwaayadan daawato like isaar
Nimco jookar fani waayay masha allh
Walaalayaalow naciima jookar war badanaaa ilaahow naagteyda haka dhigin maba kadhigine😂😂😂😂 harti cad eeyba suuqa igeysan laheed yaab.
Abdu khaadir Diyeshe 😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hadad heli lehayda mabaa cajiistenbaa akhii
😂😂😂😂😂 warkan kala yaabay maasha allah aan dhaho.
Waaaw Roodo Beerlula iyo Jookar well done
Qabilkayga wa full coverage kulaha 😂😂😂 haka baqin deenta cml 😂
Xogmaal Media waa dadaasheen dhanka codka iyo muqaalka Riwaayada lkn si aan loogu caajisin fadlan sheekada dheer ee iska socota ma fiicno ilaa 4 sheeko ama 4 dhacdo isku soo aadiya dadkana iskugu badala si aan loogu caajisin.
Musalsalada oo kale hadii kale sidaan waa lagu caajisaa sheeko dher iska socota mala daawan karo.
#NimcoJookar cajiib waayeh 😍❤❤👌👌
Nicima ma uurbay leedahay toloow caloosha wayn xay tahay🤔🤔😄
😂😂😂😂😂hadaan doono warshadoo dan baan shutdown kadigi karaa canbuur la'aan baa kugu dacaysa kulahaa kkkkkkk😭
Naima jookar so tan calool yeelatay 😀 astaqfurullaah wa Ramadan cafis huuno
Ana niyadan ka idhi wllhy Somali calool udaa
Waad ku mahadsan tihiin maalmihii nolosheena ..
Ku the qabilkaaga haduu deeynta bixinayo aan soo gale
Fuaad Qawdhan 😂😂😂😂🤣🤣 reer muduug caadi maah. Cakuye reer Somalia
Nimco joker waan ku wadanaa laandheere Labo maaha
Donal taram bishisa wa imisa kulah😂😂😂😂😂nimcay bota badnidah😂😂😂
Ramadan ma is gooniya ayay dadku u dhintaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂
2020 stiil m watching
Ninmco jowkar Walhi wan ku cesh ceshtaa video ay jishay
🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂 Nimco Jookor Hadalkeda Taagan baan jeclahy inder
Nacimo jokar qof xag ilhy ka nool💟💖💋💋
Jookar burcadbadeed 😃😃actorweyn
Hhhhhhh Ramadaanta dadku wey dhintaan e daynta iska bixi ku laha
hhhhh istaq furulaah
qabilkeeyga waa insurance ,...
Qasiidada ku bilaabmey igu caawiya magaceeda
Nabi amaan sayid junayd ku qor hno
@@zahraqueen151 shukran walashay
Nimco joker said qabil is full cover lol that's was funny
Hdn hindhiso magacyada ilaawaa
Naima jokar tolka ee ka dhalaty Somali maahin miiii 😂😂😂🤭
Nimco jokar inay faan jeceshahay oo ay fatalad thy hadad aamin san thy like saar 🤣😂😂😂😂
Nabi albabka laha som afjaray ayaa idilay
Subscribe iigu saara channel kayga
Ramadaanka Ka dartiis walaalayaal please
Xaraabo channel
wan ku saaray adna
isaar wll
Nice ramadan kriim
Ar Naagtu fan weynaa
Ma Nin an garan baaaa
Hhhhhhhhh
Naciimo wan ku wataa
Canbuurka 20ka iska biixii kuten hhhhhhhhhhhhhhhh 😁😛
az Farah Canbuur Waa Maxay
@@yaasir1936 waa toob
Somaliland Dhalad Thanks 🙏🏾
Faan badnaa qftaan 😂😂😂😂
Hhhhhh ala niciiima jokareeeeey
Horay usocda
Jokar funny 👌❤️
😂😂😂😂😂 jokar madaxa warka qofkaa af dheer dhaxal abahaa ayuu kula qeybsadaa
Boorsadan nimca maba dhigto kkkkk
Kkkkkk kkk. Nicimo. Jokar. Wale. Waanga. Jirtaha
Wankutagerahaa. Nolow
Walshye. 💋💋💋💋💋💋💋💋
Kkkkk kuwan kuuwi media gaa isku cayaayeey maanaye aheeen cSkuye somali 😏😏😏😏 kkkk
Hhhh naa sanadkn aduunba soo hugle hhhhh
Waxaan filimo ma ahan oo hal lin ku dhamanayo ee aaway hee filimkii ahaa jaw warer jiq miya
Takale. Kudarso. Waxatahy.qalnjada.gabdhaha.ame.rikaha.walshy.wwww.dhaxayar.dhubo
Nolow..💕💕💕💕💕💕💕😘😘😘😘👍👍👍👍👍👍
I love your istr ga
surmidi ku jecliyaa xbbti
Caadi mahan ruwayadaan
Masha Allah
Nimco jokar uur mey ladeahay wah mse Ana u maleyo Yas ila araktay Saar like
kkkkk ar nimco lcgta san max ugu walna thy kulaha ❤Nimco
Joker jecelahay 😘❤️😘
Ruwayadan fareejo eey ku socotaa deeyn eey uma ku warerisay
Kuwi tukaanka suul cawro sudhnaa hhhhh🤣🤣🤣
Riwaayada waxa ka danbeeya dhaanto miyaa #Ali_Xaraarow😕
bisinka deyn eber uga dhigtey
Ma Sheeka miss waa riwaayad?
😂😂😂😂😂😂😂😂Nimco joker funny girl
Somali hadad tahay subscreibta ha ila dhafin
Ramadanta allaha inaaga waada aqablo dhamantiin
Aniga waxan kahilay digriya
Hhhhhhhhhhh walahy as much as nimco joker sooooooooooo sooooooooooo sooooooooooo beautiful and attractive lady she also very funny.
In Dhagaha laga jafooya heblyo wac wac inti ila fahantay like saar😂😂😂
Mel dhera kafhnty aqliga ledahy
Walhy. Wana. Qosolay. Kulha. Gabilkayga kusinyha. Hadan. Dhintoh. Kkkkkk kkk.
🤣🤣🤣naag majertena oo rer cigale ah nimco jokar
Iso boqda asxabta channel kega
war Ali Haraare gabadhaa maad nasku kaayo xidhid markaan xanaaqo bay isasaban lahayde