FILIM CUSUB: DAB & BAASIIN JILAAYAAL CAAN AH 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @hodanliban8241
    @hodanliban8241 6 ปีที่แล้ว +171

    Flim shidan caadi maaha jecliya tusmo hbo mcn inta tusma ila jecel farta taaga👍👍

    • @isir_traveler8547
      @isir_traveler8547 6 ปีที่แล้ว +1

      Hodan abdurahmaan ASC.. ✈️🌉🌇 travel videos aya raaba ina sameyo Subscribe to my TH-cam channel pls ☺️❤️

    • @aniisahazan1286
      @aniisahazan1286 4 ปีที่แล้ว

      Anaa kula jecjel walhi

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 4 ปีที่แล้ว

      Legend tusmo

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 6 ปีที่แล้ว +463

    safio tusmo iyo nacima jokar hadaa tagerto like ha ila dhafin😍😍😍😍

  • @hasanmuse6813
    @hasanmuse6813 6 ปีที่แล้ว +287

    mid oroma ah ayaan la tar tamaYaaye
    like ha ila dhaafina soomaaliyey

    • @aliizaali8269
      @aliizaali8269 6 ปีที่แล้ว +2

      walalo jahwerer noso dhamaystira

    • @aliizaali8269
      @aliizaali8269 6 ปีที่แล้ว +2

      insha allah wanu sugayna

    • @QueenHamdi632
      @QueenHamdi632 6 ปีที่แล้ว +1

      Diyaar

    • @ayanhasan8126
      @ayanhasan8126 6 ปีที่แล้ว +1

      Soomalida ma oromo onbayla tartaman

    • @fadumomohamed4686
      @fadumomohamed4686 6 ปีที่แล้ว +2

      Itobiyan Hada dhihi lahed wan ku siin laha 🤣🤣🤣

  • @kaymoha7303
    @kaymoha7303 6 ปีที่แล้ว +166

    Somaliyeey marka dawesaan like maa u saartiin sonna production wayo waa dhiira galin like ta u sarediin

    • @umusundus2644
      @umusundus2644 6 ปีที่แล้ว

      Waa sax sasba uma fikirno wlhi waa in lasaaraa marksto

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 6 ปีที่แล้ว

      sax ku dhawaad 9 kun aa daawatay kun xattaa ma dhamo inta like ta saartay

    • @umalkhayrmuusedaahir3591
      @umalkhayrmuusedaahir3591 6 ปีที่แล้ว

      Www cadi maha lkn halka halagasii wado furninka wuxu ku danberyo

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 6 ปีที่แล้ว +1

      Kusoo dhawaadA fadlan channel kayga waad ka maqsuudi doontaan WELCOME ALL 💋💕💝💋🔥. Barnaamij caafimaad sida dhexda loo yareeyo stay tuned

    • @kaymoha7303
      @kaymoha7303 6 ปีที่แล้ว

      @@qalbideeqa8392 wlalo waa u dhiira galin like ta uun ka bilow inta adan daawanba

  • @aarkamareexaan4085
    @aarkamareexaan4085 6 ปีที่แล้ว +190

    wixii maamo tusmo udaawado riwaayadahan sidaydoo kle bal idin arko

  • @hamdijamaali9346
    @hamdijamaali9346 6 ปีที่แล้ว +2

    Anagoo ciidii guduudnayd canihii macanaa iyo cabudwaaq dhex joogno wwwww 😍😍😍from cabudwaaq

  • @khadiijoabdirahman2227
    @khadiijoabdirahman2227 6 ปีที่แล้ว +347

    Jahwareer anba modey wlhi 🙄🙄 yaa ila mida asxbey jahwarer ku meey 😭

  • @saynabahmed4861
    @saynabahmed4861 6 ปีที่แล้ว +9

    Safiyo tusmo masha Allah ilahay haa kuxifidiyo wlhi wan kutageera wlhi wan jeceliya

  • @miskiabdimohamad7592
    @miskiabdimohamad7592 6 ปีที่แล้ว +21

    Tagerihina kowad ban ahy horay usocda gar ahan safiyo tusmo &hbo nimco jokar😍😍♥️♥️😍😍I like wlhi😍👌👌👌♥️😍💯✊😍

  • @alixashi1952
    @alixashi1952 5 ปีที่แล้ว +2

    ciidii guduudneyd iyo anigoo caabudwaaq dhexjoogna masha allah meel aan u xiisay oo long time igu danbeysay

  • @Yasmin-moha
    @Yasmin-moha 6 ปีที่แล้ว +34

    Safiyo tusmo wlh wan kujeclhy😩😩😍😍❤❤plz safiyo tusmo igu sheg ina jecllhy ❤❤❤❤

  • @hibanura2463
    @hibanura2463 6 ปีที่แล้ว +38

    I like dagmadaydii cabudwaaq allhayow ku nabad yeeeel

    • @hamdijamaali9346
      @hamdijamaali9346 6 ปีที่แล้ว

      hiba nura aamin ya allah

    • @rayaanruun4425
      @rayaanruun4425 6 ปีที่แล้ว

      hiba nura amen magaladeydii

    • @nasrosharif751
      @nasrosharif751 5 ปีที่แล้ว +1

      Aaaamin cabudwaq cadanta lo dhofo rabiyow nbd ka yel

  • @ruweshbbe3286
    @ruweshbbe3286 6 ปีที่แล้ว +6

    Safiyo tusmo iyo nimco jookar love ku ahay wlh😂Jahwareer soobobsiya ykhe😊❤️

  • @nasramohamoud4186
    @nasramohamoud4186 6 ปีที่แล้ว +2

    Tusmo si kastay mujrimad u matasho waa naci kari la’ahay
    Nolow ❤️❤️❤️

  • @asmaqalbisomali86
    @asmaqalbisomali86 6 ปีที่แล้ว +3

    Soomalida iga danbysoY
    Waraada dhiig Wllnimo hdany wadgno sonn usaara Like waayo waa dhiiri Galin Taama 👍👍👍👍👍👍👍

  • @ikramabdi407
    @ikramabdi407 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah sheekadan taxanay ka dhiga wlhi aad aya uga heley qisadan viva reer jahawareer love you tusmo and paracitamol

  • @bashiiryare500
    @bashiiryare500 6 ปีที่แล้ว +15

    Tusmo qurux masha allah habar yartey ba u egtahay❤️❤️

  • @safiyaabdilahi5622
    @safiyaabdilahi5622 5 ปีที่แล้ว

    Waa asxab shidan waxaan aad utaageera safiya tusmo iyo mahamed barasitimol way iga qosliyaan wlhi

  • @naftauroon3824
    @naftauroon3824 6 ปีที่แล้ว +27

    Gabadha walalkey qabo sida aan u jeclahay illah ayaa og wlhi kumana Xad gudbo Afarahodana Magalo Bal ayagaba la saftaa marka ey isqabtaan walalahey

    • @mankahassan5800
      @mankahassan5800 5 ปีที่แล้ว +5

      Nafta Uroon adigo kale aa dumashi ladhaha abyo

  • @iskufilanshire8691
    @iskufilanshire8691 6 ปีที่แล้ว

    Cidii gududneyd iyo canihii mcna cabudwaaq dhex joogna mnsha allh waa dhulkeyga aan jeclhy ❤❤💯💯👈

  • @munaahmed2175
    @munaahmed2175 6 ปีที่แล้ว +17

    I love tusmo Iyo nacima jokaar ❤️🤣🤣

  • @abdiazizahmedhassan8911
    @abdiazizahmedhassan8911 6 ปีที่แล้ว +1

    Safiyoo tusmo waankusalami inbadaan and all sonaa production love you all

  • @najmahaji4888
    @najmahaji4888 6 ปีที่แล้ว +5

    masha.alah all ruwaayadahiina waa wada cajiib wxaa idiinka sugnaaba qeybaheeda kle

  • @gobsaninacali6719
    @gobsaninacali6719 6 ปีที่แล้ว +1

    Tusmo waxaa tahay gabar abbe jacel 💌💕💜💕💝💞💞💞❣❣❣💝💝💝💝

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 6 ปีที่แล้ว +8

    Maamo safiya tusmo jeceliyaa wlhi😘😘✋

  • @rayaanruun4425
    @rayaanruun4425 6 ปีที่แล้ว +2

    Anakoo cidii guduudned caanihii macana iyo caabudwaq dhex joogna OMG 😯dagmadeydi magaceda meesha ka maqly surprise ❤️😍

  • @اميرةاخلاقي-خ4د
    @اميرةاخلاقي-خ4د 6 ปีที่แล้ว +95

    *Niciimo jokar meshy ku jirto dar allan ujcllhy*

    • @asmaqalbisomali86
      @asmaqalbisomali86 6 ปีที่แล้ว

      Jookar Jalaqsan. Uurkaba Iska jecel wlsheen nolow dheh 💖💖

  • @roosodaauud8920
    @roosodaauud8920 6 ปีที่แล้ว +1

    Safiyo tusmo caaadi mha wa jilayed wngsan hore u soco

  • @ifrahifka3815
    @ifrahifka3815 6 ปีที่แล้ว +6

    team sona adbaan idin jclhy wxd soo jishana wan kahela
    horay usocda 😍😍😍😍😍💜💓💗💖💕

  • @muuinoxassan2485
    @muuinoxassan2485 6 ปีที่แล้ว

    #sonna wan ifin salmy dhamaan adiga iyo jilayaasha caanka ah waxad inoo haysaan shaqo runtii aad u weyn waliba lacag aadna ku qaadana lkin dad jaceyl iyo waliba somalinima marke waxan idin leyhay halkaas kasii wadda hormR wacan aad ban idin jeclhy we love you dhamaan ❤❤

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 6 ปีที่แล้ว +3

    Wwwwwww wlaalo qaaliyaa wad hormarten masha Allah nolada wllo oo horusocda wallahi nosodadajiya wan kuhesta

  • @abanur3163
    @abanur3163 6 ปีที่แล้ว +84

    qisadan waxay ku socota gabdhaha la dhashey wiilasha koley qurbaha un iney ban u maleynaa lkn iyagu dhan sidaa uma wada xuma
    qiso yar ban idinla wadagaya hada kahorba gabar lagu yiri noloshaada
    yaadbadbaadin laheyd wilkaga,seygaaga,wlalkaga waxay tiri wllkey sawabtuna waxay thy owlad wa la dhalaya nina wa la helaya lkn wll lama helayo oo yaku dhalayo hooyo iyo aabo wey gaboobeen
    marka waa hooyada labaad aan ifka ku hysto aadbaana u jeclahay waxay leedahay dareenka hooyo mid lamid ah

    • @isir_traveler8547
      @isir_traveler8547 6 ปีที่แล้ว

      NABAD IYO NOLOL TV ASC.. ✈️🌉🌇 travel videos aya raaba ina sameyo Subscribe to my TH-cam channel pls ☺️❤️

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa run walal lama helayo lkn nin iyo caruurba waa la helayaaa

    • @abanur3163
      @abanur3163 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fardushurre1668 haa abaayo

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว

      @@abanur3163 thanks walal

    • @abanur3163
      @abanur3163 4 ปีที่แล้ว

      @@fardushurre1668 you welcome 🙌

  • @nimcoawil6716
    @nimcoawil6716 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah aad iyo aad ayaaan idiin taageera alle haidindaayo

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 6 ปีที่แล้ว +11

    Filin ladaawado kaan ugu jeclhy waa filimaanta sonna production i love u all reer sonna 💗

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 5 ปีที่แล้ว +1

    Magaca sax inshaAllah BAASIIN ma ahan ee waa BAANSIIN. I suport you mashaAllah nice ruwayad.

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว +7

    Niciima joker my favourite comedian😂🤣😂🤣🤣🤣😂🤣😂.Alla nasra dagana codkeedu waa top naag la codi xataa fanaanad maaha

  • @gorgorgaming4749
    @gorgorgaming4749 6 ปีที่แล้ว

    jilayasha ruwayadan aad bn ugu mahad celin big fan ayan uhay wlhi

  • @shukrielmimumin
    @shukrielmimumin 6 ปีที่แล้ว +54

    Flimka markii aad dhameysatto ayuu commentiga wanaagsan yahay, somalidana waa in ey taa fahman. Aad baan ula dhacay qisada flimkaan iyo kuwa kale ee aad isku howshaan. Sii waddo hibadiina.

    • @fadumomohamed4686
      @fadumomohamed4686 6 ปีที่แล้ว +1

      Shukri Elmi like isiy ayey kuwada washen 🤣🤣

    • @shukrielmimumin
      @shukrielmimumin 6 ปีที่แล้ว

      @@fadumomohamed4686 wlh waa runta like ayay aad ugu waasheen

    • @abdikanisaed
      @abdikanisaed 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll waaa runtaaa marky sida urkanaba like igu cawi iyo comments riwyadaba kasi horeysaba qoryaan 👈👍👍

    • @shukrielmimumin
      @shukrielmimumin 6 ปีที่แล้ว

      @@abdikanisaed aad iyo aad wll waa runtaada

  • @daadirdayah9021
    @daadirdayah9021 6 ปีที่แล้ว +5

    Cawada city iso dahisay inta dhabal abac cabin like ii sara

  • @ifraaxmukhtaar5669
    @ifraaxmukhtaar5669 6 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah waan idiin salaamy kuligiina hormar wacan

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 6 ปีที่แล้ว

      Ifraax huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 6 ปีที่แล้ว

    Gabadha farxiya la dhahayo waaaaw qurux badanaaaa 😍😍😍😍

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +5

    Dadan jeclahay jilaya qali eh ar jahwarer inta sugaysay like isaar

  • @suhufboy2738
    @suhufboy2738 6 ปีที่แล้ว +68

    Gabarta aad qabto hooyaded waa waajib sida aad hooyada lacagta ugu dir to in aad iyadana u dirto awoowe waanaba dhaqanka lagu yaqaan ninka raga ah awoowe

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 6 ปีที่แล้ว +6

      Suhuf Abdi Omar kkkk iyada caruur iyo guri howshiis bu udirey xagey lacag ka Keeni wa doqon caadi ah

    • @suhufboy2738
      @suhufboy2738 6 ปีที่แล้ว +1

      @@HoyaZak hhhh sax walhi

    • @tusheygedi6474
      @tusheygedi6474 6 ปีที่แล้ว +1

      Suhuf abdi melwalbo waigasohoreysa Australian boy

    • @suhufboy2738
      @suhufboy2738 6 ปีที่แล้ว +1

      @@tusheygedi6474 kaalay aan isku qab sanee

    • @DrxiisDrxiis
      @DrxiisDrxiis 6 ปีที่แล้ว +3

      Nimanka aqligaa usaaxibka ah weyiba yaryahhdiin mshl

  • @liibanali2938
    @liibanali2938 6 ปีที่แล้ว +5

    Aniga aad ayan utaageera tusmo iyo
    Practimol asxaabta hore usocda 😎😎😎

  • @ashabella8422
    @ashabella8422 6 ปีที่แล้ว

    Nasro Sulub si fiican ayaad u jishaa laakin wax yar u kaadi inta qofka kale hadalka ka dhameynaayo haka dhex galin

  • @naxariisislamicmedia9278
    @naxariisislamicmedia9278 6 ปีที่แล้ว +30

    Walaalahyga Muslimka Ahow Waan Idn Jeclahay Waxaana Idinla Jeclahay Kheeyrka Kusoobiira Channelkeyga Si Aad Iila Qeeybsataan Kheeyrka Allaha Odin Barakeeyo Idinka Iyo Ehelkiinaba. Hubaal Channelkan Waa Cusubyahay Kheeyr Badana Waad Ka Dhaxli Doonta Ee Kusoodhowaada Kheeyrkana Hadib Dhiganina Illaahey Cadaabka Haidinka Badbaadiye.

  • @axlaamkampaalaaxlaamkambaa2023
    @axlaamkampaalaaxlaamkambaa2023 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc msh aalh waaa daadkaano sugaaynaay inbadaaan soodhawaada fanaaniintayadii sharaaf taleeh waliba wlhi ka axlaam ahaan waxaan jecelahaay maxamed iyo safiya aad baan utaageeraa labadaa waanaan idiin wada jeclaahay

  • @ijaabocabdi1431
    @ijaabocabdi1431 6 ปีที่แล้ว +13

    Nasra dagan waan ku heystaaa waa gabar dagan jilitaan keeda waan kahelaaa

  • @abdirahmanhassan2161
    @abdirahmanhassan2161 6 ปีที่แล้ว +2

    Tusmo iyo nasro dagan 👉 More love 💞💋💋💞💋💞💋🔥🔥👏👏👏🎤

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 6 ปีที่แล้ว +38

    😂😂😂 Tusmo... hooyadey inanteda qabtaa.....Dj shueb..adba hooyadey wiilkeda qabta😂😂

  • @najaxmohamed218
    @najaxmohamed218 6 ปีที่แล้ว

    say mnsha allh I am support safiyo tusmo

  • @qadroqaliqueenqali4545
    @qadroqaliqueenqali4545 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wa idinku fanaa mama tusmo nolow

  • @nastexobudul6641
    @nastexobudul6641 5 ปีที่แล้ว

    Nasro cod macana walashey anigo yar ban ogaa iskumel ban dagnen nasro wankusalamay mcnto adiga iyo carurtada magaranayo america mel ad kajogto wankusoradin lahaa😘😘😘

  • @gabiewilson2997
    @gabiewilson2997 6 ปีที่แล้ว +12

    All Somali mom’s use ,, waa layku kaa caynaa” 😂 I feel like our moms only care what other pple says ab us 😂

  • @abdirahmansmart3896
    @abdirahmansmart3896 6 ปีที่แล้ว +1

    Film Cusub. Sanad Cusub. Nolol Cusub.
    Filimanta Cusub aad ayaan utaagersanahay. One Love SONNA PRODUCTION

  • @queenatty6368
    @queenatty6368 6 ปีที่แล้ว +57

    Nimco jokar meeley kujirto qosol lagama waayo💯😀

  • @mariyamuniisha6052
    @mariyamuniisha6052 6 ปีที่แล้ว

    Iga tag jahwareer ban moode ruwayadanba waa fani laakiin wakhti mad noo samaysan aan sugno jahwareeer thankz sona production

  • @queenatty6368
    @queenatty6368 6 ปีที่แล้ว +6

    Sonna production waa channelka aan ugu jeclahay youtubka😍☝️💯

  • @saloqarbo3162
    @saloqarbo3162 5 ปีที่แล้ว

    tusmo waa hablihii hore ee rer jabuti lahjadeeda ayaa👌👌👌👌🏿

  • @diinidheere6585
    @diinidheere6585 6 ปีที่แล้ว +4

    hoo iyo hoo labo hunguri waa walaalo kk tusmo magacaa ha jiro

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว

    Figradayda aan ka dhiibto xumanna igama ahaa
    #Tusmo waa JiLa Ad U wngsan wnan jeclahay wlhi Bos kasta O Ay KaGa Jirto Film'mada . Balse Boskan Ay mnta kaga jirto wxa kuso BiXi LaHaYd #RiiNa . Wa ZiDa Ay iLa TaHay un AniGa . Thnks.
    DhiNaCa KaLE #JoKer QudheDu waa ToP 👍👍👍👍 Balse HaDaLaDa Qar AY LeDaHaY wa WaaLi CaS mrka AnzhaXa Yn La iLaWiN .... Caruur Ba iDin Dawatta aan Ka MiD AhaYe . Hhhb Kaftan
    Thnks DHAMAAN TiN wa Film WngzaN ZiDa KaLE ....✌✌✌

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 6 ปีที่แล้ว +21

    😂😂😂😂😂(hal ilmo Allaha kusiiyo. Halkaagi ilmo iyo Aduunka ha isbursadaan) lmao.

  • @raxmadrabbi1578
    @raxmadrabbi1578 6 ปีที่แล้ว +1

    Adunka hal ilmaa alle haku siyo halkii iyo aduunka ha is bursadaan waan kuqoslay wllhi

  • @نسيمداود-غ6ف
    @نسيمداود-غ6ف 6 ปีที่แล้ว +12

    Qofkii asakoo jifo fiirsanaayo like and comment hoyo Rabi kacabso qofkii yaqaano ayaa yaqaan

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 5 ปีที่แล้ว

    Tusmo waa Hollywood caadiya!! Deserves Oscar!!

  • @hoyaaiiducesay1984
    @hoyaaiiducesay1984 6 ปีที่แล้ว +5

    cwa anna ugu horeyo intaas farxd ii aah 😍😍😍

  • @caashoabshir4845
    @caashoabshir4845 6 ปีที่แล้ว

    waaa mshadsantihiin sonna production waan idin taageeraaa

  • @irkushrihad2435
    @irkushrihad2435 6 ปีที่แล้ว +25

    Wow maanta waa kaso gaaray 33 minutes FIRST time in my love pls like igu caawiya👐

    • @abdifatahniman8988
      @abdifatahniman8988 6 ปีที่แล้ว

      Irkush Rihad waaan diidnay hhhhhhh

    • @irkushrihad2435
      @irkushrihad2435 6 ปีที่แล้ว

      abdifatah niman comment kaa hayaaa lol tnx

  • @omarkhaliifabdi2225
    @omarkhaliifabdi2225 6 ปีที่แล้ว +1

    Team Sona Production horay Usocda Rajaa leedahiin 👏

  • @maxiiyareofficial2121
    @maxiiyareofficial2121 6 ปีที่แล้ว +10

    Waaw masha alh wad shidan tahy best team Jahwarer nolada

  • @fatumabeautyfamily6771
    @fatumabeautyfamily6771 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi ruwayad an cadi ahen waye wan iden ku xuranahye mashallah

  • @faraxsan7486
    @faraxsan7486 6 ปีที่แล้ว +62

    Wax cusub naga daya ee jahwarer xiiisaheda naga sii dhaman rabo noso giliya

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 6 ปีที่แล้ว +2

    Tusmo so funny kulahee 2019 ma timahaagay jareen

  • @ayaandhalad9082
    @ayaandhalad9082 5 ปีที่แล้ว +8

    Anba hooyadey wiilkeda qabta maho Dj shuceyb 😂😂😂

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 6 ปีที่แล้ว

    maashaa allh laakiin qeeb labaad usameeya wll naciimo waa iney fashilantaa hor marbaan idiin rajeeynaa

  • @aminablock2990
    @aminablock2990 6 ปีที่แล้ว +22

    Aqaladane wuu xaaqaa 😂😂😂😂😂😂😂hoyo tusmo wan iska jeclhy wallhi ❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @barliinbashi1088
    @barliinbashi1088 6 ปีที่แล้ว

    Sona production a kayaabay wlh filinee kuubilaabayaan wa kaheleee bartee uga tagaayaan midkalee bilaabaayaan war kaa bilawden dhamestira wa adunkucaajisnay wlh

  • @xerow5346
    @xerow5346 6 ปีที่แล้ว +27

    Safiyo tusmo alla maxaan ku jeclahay
    Somali baa lagugu soo save kareeyay hhhhhh

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 6 ปีที่แล้ว

    Waaw waa riwaayad cajiiba ah oo bulshada waxa dhex Yaala ah sideey tahay ayeey ujileen fanaaniinta weyna mahadsanyihii jilayaadha

  • @foos7330
    @foos7330 6 ปีที่แล้ว +7

    Asc asxaabta maashaalah walahi waxan weli ku qoslay 7 nin baan guursaday

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 6 ปีที่แล้ว

    Kooxdaan Dar ilahay u jeclahay wlhi tusmo salaan sare xbbti kama daalo daawashadiina ❤ halkaas kasii wada

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 6 ปีที่แล้ว +27

    Safiya Tusmo siday wax umatalayso walahi wa heersare

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 5 ปีที่แล้ว

      Rahma Ali aad iyo aad.. tusmo Hollywood

  • @zamiyacali3157
    @zamiyacali3157 6 ปีที่แล้ว

    ManzhaAllaha jilayal aan aad
    U jeclhy ilahy ha idin dayo
    Nolada inty nololi jirto👈🙏

  • @mahadali4876
    @mahadali4876 6 ปีที่แล้ว +14

    Aniga ugu so horeeyay ee somaliyey like hala dhafin

  • @amaalchannel2037
    @amaalchannel2037 6 ปีที่แล้ว

    Aadban idiin tagera koxada safiyo tusma iyo barastimool❤❤❤❤ ino so dhamestira filimada plz❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 6 ปีที่แล้ว +7

    Nacimo jokar filim waa la jilaa lkn saan looma caytamo
    Sixirooleey wax lays dhaho maahan
    Plz fanskaaga yay ku nacin😍😍😍😍

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 6 ปีที่แล้ว

      Walaahi waa yaab

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @xafsaxidig7492
    @xafsaxidig7492 5 ปีที่แล้ว +1

    Safio tusmo big respect maaaamiii😍😍😘😘😘

  • @zamuugio92
    @zamuugio92 6 ปีที่แล้ว +9

    Tusmo dhib badnida nicima kutaqana hhhhhh maxa wilasha rerkoda kutusay wlh brctmol sidu rumantic uyahay ayan kahelay oll sonna production love u

    • @jafida5047
      @jafida5047 6 ปีที่แล้ว

      Jiliinka iyo runta isku mid miyaaa

  • @mahadendho4697
    @mahadendho4697 6 ปีที่แล้ว +1

    Dad ba wakhti ' maskax iyo maalba idin huray idinka awgiin siday idiin wacyi galiyan idin farxad galiyan idinkana qosliyan idina like ii saara ku mashquulsantihin faalo wngsan ka bixiya ama iska aamusa hore u socda reer sonna production..❤🖐

  • @abdullahidalmar7052
    @abdullahidalmar7052 6 ปีที่แล้ว +31

    wxii team sonna production taageero yaan lee moodin

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP 6 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi amazing safiya ninka barasitmol

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 6 ปีที่แล้ว +19

    Walhi huno markan arko sawirada badane saa isku dabayaala waxan moodaya jahwareer😢😢😢😢😢😢

  • @amalahmed5315
    @amalahmed5315 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko dab Ah gabar saxiibtay ba saas lakufuray

  • @abdirahmanibrahim9230
    @abdirahmanibrahim9230 6 ปีที่แล้ว +12

    Safiya tusmo slaan iga gadhsiya ilma derrayal

  • @saidaabdinassir7892
    @saidaabdinassir7892 6 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 the funniest show ever, u should make a series off this😂🤗

  • @shukriinalihaji3634
    @shukriinalihaji3634 6 ปีที่แล้ว +32

    Jecliyaa chennal kaan
    Keep going
    😍😍

  • @imaanaxmed1297
    @imaanaxmed1297 6 ปีที่แล้ว +1

    Production dad qiimo leh ful xuzhmad like halagu bobo❤

  • @omarhuseinmohamed8863
    @omarhuseinmohamed8863 6 ปีที่แล้ว +50

    jahwareer baan moodan saan usoo orday leee

  • @shamsoali3280
    @shamsoali3280 5 ปีที่แล้ว

    Horay waxa laa dhahay niman wax ogeeyn allow ha cadabin

  • @sacdiyoziman9036
    @sacdiyoziman9036 6 ปีที่แล้ว +70

    hhhhhh acudkiyeey waaanba Yaabanhy Ani meshaaan meheradaha ku badan ciriiri lee ka jiro zxpayaaal wixii somalinimo ku jirto lika igu soo wala wixii shidana coment ka suga😅😅😅😅😅😅😅😅