Gabadhan Madhimatay Mise Madhimanin Daawo Xaqiiqda Jirta👈🏻

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 171

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  4 ปีที่แล้ว +30

    Dhamaan Asxaabteena Qaaliga ah Qofkasta Oo Sikhaldan Ufahmay Ama Ay Taabatay Arintani Raali Ahaada Waana Kaxumahay Si Khaldan Ayeey Wax Udhaceen Kun Iyo Kow Jeer Raali Ahaada

    • @Mohammedkral
      @Mohammedkral 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi aniga ayay igudhacaday gabdho anhabo uahay ayaa waxaa dhitay walalkood warkaas ayaan soodhigay tacsidii waxaannsooqaatay magackale uusaleheen ehelka gabar aya igutiri wayaye qofkadhitay walaahi waanyabay dadbadan ayaa ilasoocadleen oomagaca ansoodhigay iweydiay gortoonuntay anagana qoflae ayaan soodhigirabay lakinnweydhacdaa marmar qofka bilaadankaa qalad kuukadhacaa

    • @zainabmohamud1975
      @zainabmohamud1975 4 ปีที่แล้ว

      Asc wlhi aniga waan xaqiiqsaday markad sodhitay

    • @farxiyobaradho1408
      @farxiyobaradho1408 4 ปีที่แล้ว +1

      Maqadame waa ilahay inader

    • @nasrasayid6833
      @nasrasayid6833 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wall

    • @naimamohamed9537
      @naimamohamed9537 4 ปีที่แล้ว

      Waqaldamikartaa

  • @kowsarshcumar7899
    @kowsarshcumar7899 4 ปีที่แล้ว

    qalad wuu dhaca inta dhimatay allaha u naxaristo inta xanuun San allaha caafiyo

  • @guulwademediagroup5777
    @guulwademediagroup5777 4 ปีที่แล้ว +9

    haaa walaahi waan kaxumaday aniga geeridaas wana uso duceyay
    waayo geerida waa masibada ugu ween dunida haa sax sawirka ayaa qaldmay miyaa sax waan gartay dhib male ma qaldama waa allah

  • @muxyadinyare8930
    @muxyadinyare8930 4 ปีที่แล้ว +1

    My pro c/lahi keep going allena ha ku xifdiyo inta igu racsan like

  • @1122-l5o
    @1122-l5o 4 ปีที่แล้ว +8

    Asc brother don't worry we r human being mistaken happened n we r so sorry for the family thanks for the apologies, what ever happened happened n may Allah give shafiaa to the sick woman

  • @istaahiljama3699
    @istaahiljama3699 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk hunguri meel kasta hallo galo subxaan alllaaah

  • @luulisaaq4345
    @luulisaaq4345 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a waa sax wlh ilahy eedana ilahy ha unaxariisto mamadan xanunsna ilhy ha caafiyo adigana wad kumahad san thy qaladki kadhacay inaad si deg deg ah raali galin kabixisay m.a shukrn wllo

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 2 ปีที่แล้ว

    asc
    waa aqoondari iyo fudeed. fadlan cabdulaahiyoow waxaan kugula talinayaa iskadaa you tubernimada waayo waad fududahay, waxba mahubsatid.

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah walalow qaladka wadhaca ilahey dambigada hadhafo wan kawada naxnay gabadhi oo hada dhaheysay isoduceyo hadana layiri way dhimatay hadana aad ban ugufaraxnay gabadha haday noshahay alxamdulilahi rabil calamin ilahey haa cafiyo walashen adigana qof walbo wanag ujeed ah ukugaranaya apowe wad mahadsanid runti qofka baniadmka ah markay dhibato haysato wax iskumatosinkaro inta aqliga leh way fahmayan

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 4 ปีที่แล้ว +1

    Khalad wuu dhacaa waana la saxaa jazakallaah kheyr walalkeey qofna sawir kuma dhinto allaha caafiyo walashen xanunsan eedo allaha u naxariisto adinkana samir iyo eman allaha idinka siiyo aaamiin 🥰🥰🌺🌺🥰🥰 waan idin jecel nahay quruxda qoyska2 ma qaldame wA allaaah

  • @hawaluul8423
    @hawaluul8423 4 ปีที่แล้ว +1

    Waanidinsalaamay qoyska quruxda2 saaxiibo qaalinaguah

  • @ismahammohamoud8123
    @ismahammohamoud8123 4 ปีที่แล้ว

    Wllo shugran waxna walakasa waxna wa ismadsis qalad biliadan beynun unahay dhibmali c/laahi mahadsanid

  • @aminah8704
    @aminah8704 2 ปีที่แล้ว

    Wlaalkiiis Wax Dhib Ah MA Laha Qalladkka Waa Dhcaa Ugumma Aad Tala Gin Biniaada. Aan NAHay Way Dhacdaa Wax Aan Looggu. Talo Galin Abaayada Dhimatay Ilaahay Ha U Naxariisto ,Abaayada Jirann. I laahay Ha Caafiyo Cimriga Ilaahay Ha U Dheereyo
    ALaahuma. AAamiin.

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 4 ปีที่แล้ว +1

    💚بسم الله الرحمن الرحيم
    ( ISNIINTA)
    *
    Kamida Naqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabiga C.S.W

    🕌
    Pls Don't Forget
    👉🏿 Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa uMada MusliMiinta

    🌴🌙 INSHAALLAH


    (( Waxaana Bilaabanayo))


    ☆3☆
    Daxii Maalmood
    *Ee Ay aaamu Beydha
    ee La Soomi jiray Bil Waliba oo Islamka ah*
    👉🌙 *13 .🌙 .14. .🌙.15
    Malinta
    👉🏿 Monday & Tuesday*& Wenaday
    🌘 06 / 04/ 2020
    🌒 07/ 04/ 2020
    🌒 08/ 04 / 2020
    👉 Inshallah Allaa Drtis ka Faideysi Wacn Ha igu dhib Sanin Fariinteda
    👉 Sheyga Manta Cibaadada Ka Ma Shquuulinayo Qabriga Makugu Wahlinaayo
    👉🏿 Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis)
    Baarakallaahu fiiikum ✍🏿🌹

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว

    Khalad wuu dhacaa wllo Cabdullahi, ilaahay haw naxariisto Edo sahra, hooyada xanuunsan Alle ha cafiyo, Aamiin Aamiin yaa Rabb

  • @fadumomohamed2857
    @fadumomohamed2857 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u naxariisto eedo gabadha xanuusan ilahay cafimad hasiiyo iyo intii xanuusan oo dhan qaladkuna waa dhaca quruxda qoyska walal ilahayba ma qaldama lakiin waxadan hubin waliga ka fiirso insha allaah

  • @istaahiljama3699
    @istaahiljama3699 4 ปีที่แล้ว +1

    اللهم ارزقنا رزقاً حلا لا الطيبه

  • @farhiyaabdi2493
    @farhiyaabdi2493 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal Abdulaahi ilaahay edo ha u naxariisto gabadha xanuunsana ilaahay ha caafiyo khalad kuna wuu dhaca waxan filaya inlagu fahmay sifiican ban u faah faahisay

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah tabark allah cabdulahi ilaahay ha ku barkayo ur great man

  • @deeqacaato8055
    @deeqacaato8055 4 ปีที่แล้ว

    Allh ha u naxariisto eeddo qabrigana allah ha u waasiciyo wllo

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu mustacan cala maa tadiifuun

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 ปีที่แล้ว +2

    Caafimad dag dag ah allaah siiyo walasheen qalad wuu dhacaa reerkas wxn rajeynaa iney ku cafiyaan

  • @mohameddekshow7378
    @mohameddekshow7378 4 ปีที่แล้ว +9

    Walal ilaah baan khaldamin inagu bini aadan baa nahay alle ha u naxariisto mamada dhimatay tan noolna Allah caafiyo

  • @istel3283
    @istel3283 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto eedadaa. Ilaahey janatul firdowsa ha geeyo. Waan arkay gabadhaan fb. Ameen🙏🙏🙏

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 4 ปีที่แล้ว

    walaal khaladku sawirka kaliya ma ahayn aad gashay xitaa waxaad qortay oo facebook ga la soo dhigay markaa eedadaa faceboog miyaa la soo geliyey iyadoo leh ha la ii duceeyo

  • @hodanahmed6869
    @hodanahmed6869 4 ปีที่แล้ว

    Waa yabay waxaan iri Quruxda qoyska dadwanagsan bay ahayene maxay dhimasho ugu dagdageen thankis walalayal qoyskeediiibaa soodhigay gabadhan habaryarteed runaa kahadashay waxaytiri guruub qos hoose waliba isla ahbaa gabadhu kusoo dirtay oykutiri eheloow iiduceeya ehelkii baa fasbuuga kudiray marka qaladka waydhimatay waxaba kasiidaran ehelkeedii qofkamidaa siidiray marka gabadhan labaqaladaa laga galay maqaldame waa ilah xataa habaryartu waxaykudadhay gabdhu ayadaa iskshakidee neefay qabtaa kukacday waana ficantahay tiri kilibkana qos ahaan bay noogo soodirtay waxaa waraysi habaryataa kaqaday nacima barank marka ilahay hana amansado adigana qayr alaha kusiiyo saad nooga jahilbixisay qaladka sawirkaa wadhacaa malinwalba marhaduu dirmo waa dhib dabtagiisa alaha idinbarakeeyo

  • @mirandadadiriyeh9389
    @mirandadadiriyeh9389 4 ปีที่แล้ว

    Wa wax iska dhicikara maqal dame wa Allah naxariista Allah wa loo wada bahan yahay. Allow caafi inti xanunsan Amiine.

  • @c.raxmanm.c.qadircumardrma2231
    @c.raxmanm.c.qadircumardrma2231 4 ปีที่แล้ว

    Background dhigaaga qurxi oo jar Vedio ga background ga ayaa bila boss thnks

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 4 ปีที่แล้ว +2

    Maqaldame waa illaaheey. walaal Abdullahi eedo allaha unaxariisto. walaasha xanuun sanana allaha caafiyo.

  • @ayaanisse830
    @ayaanisse830 4 ปีที่แล้ว

    wll alah u naxariisto.edo.qofkas kle na alah cafiyo iyo intii xanunsan ba.alah naga bad badiyo .waxa socda. take care somali people.corona is everywere

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 4 ปีที่แล้ว +1

    Omy allah aniga gawadan face book aya ogatacsiyey waxa ogaa ayado xanunsan odaheso isoduceya marka arkay dimashadeda wankanaxay runti marka walale bini adan uqaldama maqaldama wa ilahay

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 ปีที่แล้ว

      Gabadhii may dhimatay mise waa sawirka

  • @umimucaad370
    @umimucaad370 4 ปีที่แล้ว

    alle ha unaxiristo edo qaladna.wa iska dhaca rali galina waka bixisay

  • @opulenceglobal9851
    @opulenceglobal9851 4 ปีที่แล้ว

    Asc wallo inta badan waxaad kahadashaa wax fiican oo bulshada waxtar uleh qaladka wuu dhacaa maqaldabe waa illaah howbixin dadka cadowga ah

  • @mohamedyare8358
    @mohamedyare8358 4 ปีที่แล้ว

    Dhamaan Asxaabereena Qofkasta Oo xnank corno ku dhacay xnanks aad baan lhaay uguducanay wlhi😭😭

  • @kaltunhussein8057
    @kaltunhussein8057 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaalo we all human we can make mistakes so that don't worry Allah is only the one is perfect ❤

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

      MashaAllah.

    • @anabisse823
      @anabisse823 4 ปีที่แล้ว

      Please. Make. Sure. Waxaad. Midia. Sodhigaysaan

    • @sacdiyohassan1126
      @sacdiyohassan1126 4 ปีที่แล้ว

      Cabdulah macalin xusen iyo maraayomo qeer ku

  • @aaminocali7586
    @aaminocali7586 4 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxariisto edo sahro

  • @asmaali8864
    @asmaali8864 4 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha laga baqo gabadhani way nooshahay ilaahay ha caafiyo

  • @khadarcumarxuseen2879
    @khadarcumarxuseen2879 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaybaan qaldamin binii aadamku wuu qaldamaa wax dhibaato ah ma laha qaladkiina waa la saxaysidaa ayaa wanaagsan

  • @farxiyoinanuur9257
    @farxiyoinanuur9257 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha caafiyo caafimaad deg deg ah aamiin yaa allah

  • @IgaFiloWanaagchannel
    @IgaFiloWanaagchannel 4 ปีที่แล้ว +2

    انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله اللهم اجعل قبرها روضة من رياض الجنة ولا تجعلها حفرة من حفر النار

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Aww, tanaytaa yareydaan Noliw khatraaayfarxiyeetofaceeda karoon fariidad cadceeddumar filsan filjanaah.

  • @amalbile2239
    @amalbile2239 4 ปีที่แล้ว

    ayada ma soo dhigin fesboga waa laga soo xaday ana ku shegayo walal ma qaldame waa allah

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 4 ปีที่แล้ว

    waal ilahay ba qaldamin mini adamku wu qaldama aniga hada kahor waxa i qabsatay ilma yar o an dhalay o bila dhiman aha aya dhakhtarka iga yalay markan kaso tagay gurigan so aday si an caruurti kale uso firiyo markan sidas guriga uso galay aya dhakhtarki iso wacay wuxuna igu yiri wilkagi wu dhintay intan si sisocday bu hadana iso wacay wuxu yiri wan qaldamay wu nolyahay wilkale ayan ku qalday marka qaladku wu dhaca geriduna wa shay xaqa

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 4 ปีที่แล้ว

    Asc wrx wbr ilahay haydin xifdiyo aamiin
    Ilahay ha unaxariisto edo raxmatan waasiac yaa rabbii aamiin yaa allah

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 4 ปีที่แล้ว +1

    Edo Allah haunaxaristo adigana samir iyo Oman Allah hakasiyo ameen

  • @ladyali2096
    @ladyali2096 4 ปีที่แล้ว

    Wll qalad waa dhacaa ma qaldame waa allaah

  • @muntaskiki2946
    @muntaskiki2946 4 ปีที่แล้ว +1

    Alhaaa caafiyo wllo waxi muslinodhan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 ปีที่แล้ว

    Wcwwwb walaalkey cabdullaahi maqaldame waa alle ee hore ugasoco xumaan malahidiin quruxda qoyska2 allaa idinka naztahay ee ceeb malahidiin waxaa tahii run kahadal

  • @ganuunibraahim5551
    @ganuunibraahim5551 4 ปีที่แล้ว

    Daxay

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 ปีที่แล้ว

    Yaageeriyoodey noosheeg cabdilaahiyow

  • @sacdiyohassan1126
    @sacdiyohassan1126 4 ปีที่แล้ว +1

    Lambarkiina ii soo qora dhacdo ayaan niila wadaag

  • @sainabfarah4176
    @sainabfarah4176 4 ปีที่แล้ว

    Dhible. Allaha caaafiyo 🙏🏽👏

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 4 ปีที่แล้ว

    Asc hadalka nina si u yiri nina si u qaaday maacaleesh qalad wuu khacaa shugran
    Jazklaaaaah

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 4 ปีที่แล้ว

    Maqalde wa illaahey

  • @umimucaad370
    @umimucaad370 4 ปีที่แล้ว

    asxabtey iso boqda

  • @farxiyoabdulahi3561
    @farxiyoabdulahi3561 4 ปีที่แล้ว

    alle ha uu xaristo ya rabi

  • @zahranurali9299
    @zahranurali9299 4 ปีที่แล้ว

    Alle eedo u naxariisto wllo

  • @mohamedyare8358
    @mohamedyare8358 4 ปีที่แล้ว

    Sorry for her 😭😭😭😭😭

  • @naimamohamed9537
    @naimamohamed9537 4 ปีที่แล้ว

    Cabdulaahi

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 4 ปีที่แล้ว +1

    Hubsiiimo halba lasiiista waxba lahubsada wll anwy no mushkila

  • @fatimaabdulrahman7035
    @fatimaabdulrahman7035 4 ปีที่แล้ว

    كل الإنسان يخطاء

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    wlal qalat waa dhaca qofa hadey murusantahay waxa kalam ogo wll ilahey hau naxriisto eedo maa madan xanusa ilahey hacafiyo wlal qalat wadhacda ilaah aye qaldalmin 👍🏻👍🏻

  • @diamondluulaali6334
    @diamondluulaali6334 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc brother why you still have my haboyar pictrue on TH-cam.she was sick with bad flu and asthma and tasted Negative coronavirus .. please wllo remove her picture.she’s ok and health now

    • @bebettertoday8444
      @bebettertoday8444 4 ปีที่แล้ว +1

      I'm glad to hear your habo is doing good, dad badan a naga waalen. Illahey cafimadka ha u siyaadiyo

    • @diamondluulaali6334
      @diamondluulaali6334 4 ปีที่แล้ว

      Thank you wllo mcn!

  • @safiyoawaysofficial5137
    @safiyoawaysofficial5137 4 ปีที่แล้ว +7

    sory wll bini adamka waa qalbi jilicsanyahay adna wad naxday

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 ปีที่แล้ว

    Somalida usoobaxay Masha allaah

  • @Bishaarali5111
    @Bishaarali5111 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaadan hubsan hasosheegin dadan ayaa kaxnaxay warkaas

  • @samirbadan7143
    @samirbadan7143 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah c/laahi waad kumahadsantay sida quruxda badan aad noogukala dhigdhigtay wll makhaldame waa ilaah ibni aadamka wuu khaldamaa soomaaliduna waxay dhahdaa qalbi aadame waa maskiin haddaan soomaali nahay war xumo tashiilka waan udhalanay malaha mushaar baan kuqaadanaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 ปีที่แล้ว

    Gabdha fb lawada waday niya dhimatay mise way noshagay gabdhi kovida 19 ukudhacay

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 4 ปีที่แล้ว

    Warkhaldanbaa laydiinsheegay wll dhibmaleh hadakadib iskahubiya

  • @umuanaschannel4840
    @umuanaschannel4840 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu channel kiina unbaan ka maqla way dhimata

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo733 4 ปีที่แล้ว

    kheyrul masuul baad tahay , sidee baad u soo dhigi kartaa sawir qof kale adigoon hubinin waxaad soo dhigeysid ,,, hada kadib cashar hakuu noqoto maandhoow

  • @hanniifka3315
    @hanniifka3315 4 ปีที่แล้ว +5

    Alle ayaan qaldamin wall

  • @ayanabdi5052
    @ayanabdi5052 4 ปีที่แล้ว

    Waaqaldntey lkn maqaldame waa Allah

  • @mohamedmohamud4250
    @mohamedmohamud4250 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kaga baranay wararxaqiiqa sory qaladna waaa dhacaa waxaana aaminsanahay in lagaaa qancay

  • @amalbile2239
    @amalbile2239 4 ปีที่แล้ว +1

    wey noshahay gabadhan xanuunkane ma qabto oo laga shegayo ana shalay la hadalay oo sabdi ahed

    • @ummusuldan3318
      @ummusuldan3318 4 ปีที่แล้ว

      gabadha afka xidhan oo dakhtarka jiiftay iyada maaha miyaa oo ooyaysa

  •  4 ปีที่แล้ว

    Asxaabta Qaaliga ah ii saara subscribe iyo like insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋🙋

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 4 ปีที่แล้ว

    Khaladku uu dhacaa bini adam baa layahay,akhiro iyo aduunba ducadu ma khasaarayso ilaahay ha caafiyo inagoo dhan
    baa iska mayda markaad nolosha ufiirsato.

  • @aminoahmed1226
    @aminoahmed1226 4 ปีที่แล้ว

    Walalo waxan ogadey Swedan iinay dishey dadka somaliad
    Waxay sameyan inay ugu yimadan guriga

  • @روروثلاث
    @روروثلاث 4 ปีที่แล้ว

    الله يرحمها وصبركم. 😢😢😢بقاء في الله

  • @deeqsiofficial8217
    @deeqsiofficial8217 4 ปีที่แล้ว +5

    QuRuxDa QoYzka 2 Me MacaamiizHa
    Like Ku QabTa

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax.

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooomaalidu wa ceeb iyo balaayo raadis

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 4 ปีที่แล้ว

    Sorry 😐 bother we’re human we can mistake sorry 😐 bother.

  • @sacdiyohassan1126
    @sacdiyohassan1126 4 ปีที่แล้ว +1

    Lambarkiina iiso dira

  • @safiyoawaysofficial5137
    @safiyoawaysofficial5137 4 ปีที่แล้ว

    asc wll

  • @deeqoali9548
    @deeqoali9548 4 ปีที่แล้ว +1

    Bil aadan ka wax waa kaqal damaan gabadhii sawirka laheed sorry dheh iyo family keeda

  • @degansh1939
    @degansh1939 4 ปีที่แล้ว

    Raaligalin wanaagsan oo ka soo baxday qof caqli iyo daacad ka muuqato

  • @raxmosabriye2474
    @raxmosabriye2474 4 ปีที่แล้ว

    Raligada Jano

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 ปีที่แล้ว

    Eedana ilahey haunaxarisyo

    • @ashaibra2686
      @ashaibra2686 4 ปีที่แล้ว

      Ilahey naristi jano hakawarabiyo

  • @priyanka-lt6pd
    @priyanka-lt6pd 4 ปีที่แล้ว

    Illaahay ka baaq aniiga haya qoralkagi Sahra wa habaryartay wana haya qoral kagi odhan waxad kuso qorisay iyo waxad ku ah liso ismo laha

  • @iftingure3531
    @iftingure3531 4 ปีที่แล้ว

    Anigabe waxan kudhahay ilahey ha u naxarista fb markan arkay sawerka sodhigtay waxa uhastay ila iyo hada

  • @fadxiyaxuseen1783
    @fadxiyaxuseen1783 4 ปีที่แล้ว

    Asd

  • @kwar3606
    @kwar3606 4 ปีที่แล้ว +3

    maqaldame wa Allah lakin binidam aya nanay waxa ugu fican qofka qaladkisa qirta kadibna raligalin kabixiya mar walal dadkan wa somali od ka dhalatay dad waxa jira maskixiyan tiran odadka xumahooda raadiya o maskixiyan jiran marka ha u bixin

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 2 ปีที่แล้ว

    Bariiski Lee inkagalay hada kadıbna kafiirso

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 4 ปีที่แล้ว

    Magefe waa allaah ee allaha unaxariisto mamada geriyotay aamiiin

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 4 ปีที่แล้ว +1

    Raxmaanka carshiga iyo dhulka abuuray oo kaliya ayaan qalad galin ibnu aaadam wuu qaldamaa walalo adna bini aadamkaas baad ka mid tahay

  • @maryamaali6402
    @maryamaali6402 4 ปีที่แล้ว

    Waa naganaxisay iska hubi waxaqorayso

  • @fadxiyaxuseen1783
    @fadxiyaxuseen1783 4 ปีที่แล้ว

    77

  • @halaacadey3830
    @halaacadey3830 4 ปีที่แล้ว +3

    nin yahoo warka iska dhaaf kaleexo dadka qaar ku dhibsanaayo ayaa jiro daska lee haka sheekeynin ilmahaaga xalaal ku korso aakhiro waa lagu weydiini walaahi warkaan badan adigane lacaga ayaa ka raadinee shaqeyso nooh

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 4 ปีที่แล้ว

      Safiyo Cusmaan abayo youtube si fican asago wax xun shegaynin ayu KA shaqaysan kara

    • @raxmojowhar451
      @raxmojowhar451 4 ปีที่แล้ว +1

      Shaqo xalaal eh,oo ummadda cilmi ama ra'yi kaa faa idayso,soo gudbi .