Qofki yaqaano ha ii sheego heesta xisbiga Waddani lo qaaday oraneyso Waddani hodaalay dhaha ilinka gushana u fura Waddani na hogaami dhaha Waddani hambalyada u diira Plz
Waddanka waa laysku dul noolaa, wuxuu ku leeyahay yuusuf cabdi gaboobe ayaa 380 milyan ku qaadan jirey difaacista qaranka ee twitter ka. Xukuumada cusubi waa in lacagtaa ka jartaa shakhsiga kaliya siisana muwaadiniinta xaqa u leh.
Abwaanka aad buu umahadsantahey qeyb libaax buu kulahaa revulsion Muuse lagagasaarey wadanka iyo Madaxtooyada
Ku xigsii abwaan Axmed xaraf zxp bahda warbaahin kf media tv codsigaa ii tixgaliga
Masha Allah hore usoco cabdiraxmaan
Uuuuuu show ilayn Abwaaan ababe muuse isagaa riday habar cafaan dhiiga dhiiga
Mashallah❤❤❤abwaan
Abwaan xaaji❤
Hodhodhooooo anaaa ciraaa dhalay
😮😮😮😮😮
jamiila adoo raaliya sawirkaasi😮 muxuu ka turjumaa?
Caaaaaaac huwante xaarmajo xaarmajo buuuufi xaarmajo waa huwantaa xaarmaajo basaas kii xassan dhiiqo tuuuuuug xaarmajo
Hus dhilayay yiilka qadhmuunleh😂😂
Waan diiday magaca wadani anaa bixiyey waayo 2012 intuu leegaa
Lambarka da'da unbaa ku kordhay mooye intiisuu leekaa ano dadki barigas caqliga buuxa yeshay o school bilaabay baa wax bixin karay
Markhaaati nool wa aniga. Magaca. Waddani issaga bixiyey Cabdiraxman cisman cumar xirsi
2012
(C/raxman xaaji)
Abwaanimow xaal qaado
Abwaan ayaa lays ka sheeganayaa adr hayna xiijinina
xagaad joogtay madaa qaan gaadhayba 2012 Bay ahaydbee
hhhhh adu gormad qangadhay
Kan yari wuxu kashifay yaryarki lasting jiray $20 ee heesi jiray kuwaas oo ka madhnaa mabaadiida somaliland waxa aye wadani ku raaceena aan garanayn
Dee in lagu xuso ayaa muhiiima oo ay kusheeeegaannnnnnnn
Ninkii xanuunsanayay ayuu waraysanaya war tan oo kale yaa arkay mid walba waxuu doono ayuu iskaga hadlaya
Qofki yaqaano ha ii sheego heesta xisbiga Waddani lo qaaday oraneyso Waddani hodaalay dhaha ilinka gushana u fura Waddani na hogaami dhaha Waddani hambalyada u diira Plz
Hingiriyow halalac 😂😂😂😂😂
God baad ku rideen somalilande beri ha ooyina
Waddanka waa laysku dul noolaa, wuxuu ku leeyahay yuusuf cabdi gaboobe ayaa 380 milyan ku qaadan jirey difaacista qaranka ee twitter ka.
Xukuumada cusubi waa in lacagtaa ka jartaa shakhsiga kaliya siisana muwaadiniinta xaqa u leh.
Nabadku darbiyada ha jiidho
Beenaale caloosha u buka
Kani waa nacas, Gaajo. Yussuf ma lacag abaha leeyahay ayuu qasta. Xiddigaha gaajada.
Tuugtii heego ayaad tahay waana laydinka xidhaya waxa malaq boodhin jirteen huuuuuh 😂😂😂
Balaayo ayaad bixisay sxbow.
Wadani