caano boodhe.... caanaha burka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @hipoc.qaadirsadiiqhiposadi6728
    @hipoc.qaadirsadiiqhiposadi6728 3 หลายเดือนก่อน

    asc maryaney wall waxaan ahay hooyo ilmahayga waxaan siiyaa caano booro mxn ugu badalaa naaska waan siiyaa lkn waan ka shaqatagaa

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Canaha ariga runbaad kasheegtay caloosha iyagaa ufiican xaqiiq

  • @Canabcabdi-jd1bd
    @Canabcabdi-jd1bd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux badanteydiiiiiiiiiiiiiiii❤

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 3 หลายเดือนก่อน

    Saxibey Saudi Arabia Gabdh jogtaa Oo Saudiad ah baa wllkeed Ayaa losoo qorey Caanaha nidowga waliba lawyaha baa xanunayay sidee kudhicikadhaa marka ileen Saudi Arabia waa dal hormarsan Oo la baaro waxwalba soo galaya dhaqtarkuna Kidegdegi kari in Uu qoro wax waan Faaido lahayn?

  • @UmalkhayrMuuse-vl2eg
    @UmalkhayrMuuse-vl2eg 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Mariam.

  • @Ikraan-b8i
    @Ikraan-b8i 3 หลายเดือนก่อน

    Kwrn hadan shaaha bigayska ku xanunsanayo

  • @caishaahmed7889
    @caishaahmed7889 2 หลายเดือนก่อน

    Dr maryama wad mahadsanid tahay waxaan ahay hooyo caruurteyda masiiyo caana boore waliba gurigeyga ma keeno waxyaabaha sijilan bariiska iyo baastada mooyee waana yar yahay xadiga aan ka isticmaalo
    Caruurteyda waxaan siiyaa naaska ilaa 8bil kadib caano lo ayan ugu daraa ileen naaski ma kaafinaayo geela xasaasiyad ayey ku qabaan ariga mar mar wan siiyaa lkn lama helo badanaa lo da baadiyaha joogto caanaheeda waaye muqdisho ayan joga wan kar kariyaa dhibna kuma qabo

  • @ismailjama1913
    @ismailjama1913 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @SaynabCabdirisaaqcali
    @SaynabCabdirisaaqcali 3 หลายเดือนก่อน

    Maryam numberkaga iso sheeg wll aad ayaan kugu baahnahaye