DAAWO; Xidhibaanad Faisa oo Runta U Sheegtay Xasan Sheekh Dhibaatada Lagu Hayo Shacabka Muqdisho oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 2 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاء الله تبارك الله الله يوفقك ويسعدك ويرزقك. Well done that's the the truth ❤

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah mama

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faiso geesiyad guulayso

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku xafido sis. Walashey qaaliga ah. Adiga moyane. Xildhiban u hadla shacabka. Guulayso reerkii ku soo dortay ayaah ka aqli badan, reerah kuwa kale soo dortay.

  • @mohammedcadow2463
    @mohammedcadow2463 2 หลายเดือนก่อน

    War ilaah haku dhowro waad u hilisay shacbkada

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabkaan Alley leeyihiin haddey u noqdaana Alle Ku filan inteyse Alle casinaayaan mid aan Alle aqoon iyo dowlad Xun oo Sida aboorka cuna ayaa lagu salidayaa .

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyeey dalka hala badbaadiyo,oo gurguurte hala iska qabto. dalki god dheer ayu ku riday,cadawga Ethiopia hala iska difaaco.allahu Akbar.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน +2

    Geesiyad Runta Allaa kugu Jecel Xildhibaanadow Ummad dhan ayaad Matashaan Dowladan Fashilmatay naga qabta Alle hanaga qabto ........intuu Xabshada la dagaalankeeda ku mashquuli lahaa Bililiqo ayuu ku mashquulay....

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 หลายเดือนก่อน

    xasan habar wax uma sheegto ee si kle warka u dhig dhimee

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haka daalin karbaashka