DAAWO Askar Qamri Kasoo Dhargay Oo Lahor Keenay Shuute Iyo Wixii Ka Dhacay Maxkamada Oo Layaabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 วันที่ผ่านมา +3

    Dad quman maa la askareeyo daroogiiste iyo aalkuliiste ummadii waa laayeene masiibada dowlada mey wac ka qabato maalin walba dhacda. .

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xerilaliyahaa waa nin wax badan fahansan tolow ma qurba joog baaa dal jaceyl ka muuqda

    • @JamaDhabad-f7j
      @JamaDhabad-f7j 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waligiisa Xamar kama tagin

  • @adenabdi1906
    @adenabdi1906 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxan foosha Xun baa la.askareynaa kawaran anagoo wax balwad ah Aan laheyn markaan dhahno Askarnimo rabnaana damiin keensada naladhahaa uf

    • @Gutalereview
      @Gutalereview 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga Laangaab ina tahay ma ilowda😅😅

    • @Gutalereview
      @Gutalereview 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga ina laangaab tahay ma ilowday😅😅😅😅

    • @adenabdi1906
      @adenabdi1906 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Gutalereview kir makaseey 😂🫣😁 makujirto kagoooy 😂😂

  • @Amin-r8s1z
    @Amin-r8s1z วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cida villada waaye ya wax ka qaban kara 😂

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xashiish nin caba maskaxdiisu maba fadhido waxaasaa askari kuu ah shuutena waaa tuug asna

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya maya mayeelli karoo gaari 25 km kusocdo waan Celine waayay beentaa warkaas tiirka iskool buluusiyo usheeg

  • @MaxamedyareMaxamedyare-p8f
    @MaxamedyareMaxamedyare-p8f วันที่ผ่านมา

    See wax u jiran

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mamada dadkeedaa qaladka iskaleh kawaran qareenkaas qibrad ilaa iyo heerku leeyahy yaab

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War ninyow aniga waxed ila tahay qof waayeel oo siddeetan jir ah oo da’ ah oo coos waddo laami keligeed gudbeeso , laga yaabee in aysan indhaha xataa wax si fiican uga arki karin?
      Waalidka in laga Warhaayo ay u baahan yihiin.
      Askariga xawaaraha uu ku socday ayaa khalad ah, diyo in laga qaado ayaa waajib ku ah.

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb วันที่ผ่านมา

    Wwada sakhramiin cidanku

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaab dheh waa aduun waxwalba xamar waa ku arkee

  • @AbdiAden-o8k
    @AbdiAden-o8k วันที่ผ่านมา

    War fool fool xumaa kuwa dowlada

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma foolxumee qubeeyslaan iyo xaqiii umadaa kumaqan sxb

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AhmedMohammed-k8n😂😂😂

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Jeenyokajeenyo sxb miyaaney run eheeyn xita midka qareenka fiiri waa madow ugaandhees u eg kulahaa hadalba mayaqaano dadkii aay dhashaa dambigaas qadanayo mamada dhimty kawaran