Lamaanihii horteenna ku baashaali jirey & ninkii hilibka ceeriin ruugayay oo xabsiga la dhigey |Arag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 272

  • @Hada23234
    @Hada23234 3 หลายเดือนก่อน +34

    Wiilka cabas ladhaho o afka ka shuminayay gabadhu abtiga u ahaa next halaga dhigo 😅😅😅😅😅

  • @Mohamed-ho4sc
    @Mohamed-ho4sc 3 หลายเดือนก่อน +24

    Munasar waa media ah kaliya ee dhaqan xumada ladagaaalama mashallah

  • @AyaanJamac-rd3bh
    @AyaanJamac-rd3bh 3 หลายเดือนก่อน +21

    Cabaas ha laxiro cunugta yare halka qabto

  • @fuaadcaabijimcaale8253
    @fuaadcaabijimcaale8253 3 หลายเดือนก่อน +24

    Waxan codsanayaa
    Cabaas canuga ladhoho
    Inlasoo qabto gabadha yar
    Ee uu sheego inuu abti u yahay
    Uu sheego lkn dhaqan xumada
    Bara

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 3 หลายเดือนก่อน +21

    Anaa kamid ah in laxiro dadkaan waayo aad iyo aad ayey noogayaabiyeen, Subxanallah

    • @mohamedfarah299
      @mohamedfarah299 3 หลายเดือนก่อน

      Cunuga cabaas ka lagu sheegaayo usually xamar majoogoo
      Munasar bro gudbiya kaasna

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedfarah299 xamar ayuu joogaa

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 3 หลายเดือนก่อน +20

    Fartuun Balbalaarka halasoo xiro, waayo aad beey udhaqan xuntahay

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 3 หลายเดือนก่อน +21

    Cabaas kan ladhaho haso qabto belayada dhaqan xumu wada gabar yar ayu halayna dowlada halo shego thanks walal

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 หลายเดือนก่อน

      Waad Ila aragtay ilmo yar ayuu afka ka dhuuqaayaaa

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wana walaashiis uf

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 3 หลายเดือนก่อน +25

    abas ha lagu xijiyo iyo gabdha abtiga u yabey

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ishaa ka riday

  • @luuluemaxamed6326
    @luuluemaxamed6326 3 หลายเดือนก่อน +14

    Good job somalia 🇸🇴 guul doolawad

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 3 หลายเดือนก่อน +10

    Cabaas yare gabadha yartaa afka ka dhuuqayay soo qabta

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 3 หลายเดือนก่อน +4

    DAAHIR CALASOW HA LAGU XIJIYO
    FARTUUN BALBALAARKA

    • @AminoFaarax-w3f
      @AminoFaarax-w3f 3 หลายเดือนก่อน +1

      Fowzia 😂😂😂😂😂 inshallah

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 3 หลายเดือนก่อน +14

    Cabaas is next

  • @munahassan880
    @munahassan880 3 หลายเดือนก่อน +7

    Kheerbadan allaha siiyo macalin mahdi iyo inta lashaqaysayba shaqo fiican ayay wadaan kuwii qabiilka isku balansanaayay qaniisiintii maantana kuwii anshax xumida soo gudbinaayay ayay soo qabteen dalka dadka iyo diintaba allaha noo badbaadiyo

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 3 หลายเดือนก่อน +8

    Dowlad nimada ha shaqeysoo wax walbo soo saqajaan ah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน +3

    Good job
    Soomaali Police Dhaqan
    xumada
    Dalka halaga xareeyo

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka waaba xanuunsayahaya asagaba ubaahan in ladaryaalo Allaha hacaafiyo

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 3 หลายเดือนก่อน +6

    Weey mahadsan yihiin Boliska Soomaaliyeed, Fartuun balbalaarka halaxiro ayadana weey Afxun tahay,

  • @MahadGaras-jn6xb
    @MahadGaras-jn6xb 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahi wankuboorinaa
    Dowlada inay wax laqabto
    Dadka anshaxa xun faafinaya
    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @amalhope42
    @amalhope42 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aabo daahir waan ku faraxsanaahey in la xiidho from isaaq

  • @Fahadmaskachanal
    @Fahadmaskachanal 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tik tok ku arkay kan gabadha live kujiran arkay wax xun samenayee runtaa waaye ❤❤❤❤ Hala xiro

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh boliska soomaliya guulesta naga qaabta balaayada qeer Alaha idin siiyee

  • @abdidahirisse1998
    @abdidahirisse1998 3 หลายเดือนก่อน

    Munsar wll gacaliye Allaha ku xifdiyo, ilaahay ha kaa abaal mariyo dadaalkaaga aad kula jirti munkarka iyo xumaha.
    Soomaali muxammad way kula jiraan !

  • @NasroSaid-o2j
    @NasroSaid-o2j 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a aad ayay u mahadsan yihiin ciidanka booliska soomaaliyeed, shaqo fiican ayay hayaan 🇸🇴

  • @AsliXashi-m6t
    @AsliXashi-m6t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Munasar qadiijo daris Ayaan nahay walahi habeen walba ayagoo cabsan ayey liido ka yimaadaan oo caaac leh alxamdulilaah sharciga halamariyo

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah guuuuuuul booliska somaliya ❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah ❤Allaahu Akbar Allow xaqa adaa u hiliya keep going 🇸🇴💎🌴💎🌴💎🌴❤️❤️❤️❤️💎❤️🌴🌴🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 หลายเดือนก่อน

    Shaqo ad u fican ayay hayan Cidanka baliska Somaliya guul insha Allah

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wll qofka aan dhihi lahaa halagu hijiyo labadaan dambiile waa daahir alasow waa ninka dadka soomaaliyeed isku dira ee isku soofeeya oo Nairobi bakbak da lafadhiya mahadsanid

  • @abdullahishirexasan2001
    @abdullahishirexasan2001 3 หลายเดือนก่อน +2

    Baraha bulshada aalajoogi waaye

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 หลายเดือนก่อน +1

    Candho calasow yaa la iloobin waa ilmihii cabdullahi binu salool 🫵

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 3 หลายเดือนก่อน

    ❤masha allah xaqu ha shaqeeyo
    Waa Farxad soomaali weyn oo dhan❤

  • @nuralpa9689
    @nuralpa9689 3 หลายเดือนก่อน +2

    inay is wasan dadka hortoda udhimaneed kuwan😂❤

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah majecli dadka qar kod

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 หลายเดือนก่อน

    Wa sax wana talabo wanagsan o Dowlada somaliya qaday

  • @halimamohamed9074
    @halimamohamed9074 3 หลายเดือนก่อน

    alxamdullilah wixii akhlaq xuun odhan halasoxiro fasahad ayay mushtmaca kuhayan

  • @SoomaaliPuntland-re3ju
    @SoomaaliPuntland-re3ju 3 หลายเดือนก่อน

    Way mahad san yihiin boliska good job

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 3 หลายเดือนก่อน

    CABAAS HALAGU XIJIYO INTUUSAN CINUGTAZS YZR KU FAKAN ANSHAX XUMAA KH BARBAZRIYAZ

  • @CabdulaahicabdiDhaay
    @CabdulaahicabdiDhaay 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 หลายเดือนก่อน

    Talabo fican ayay Dowladu qaday Masha Allah

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 3 หลายเดือนก่อน

    WAXAA UU KASOO JEEDAA REER TAARIIKH WEYN KULEH AFRICA

  • @maryanmohammed4149
    @maryanmohammed4149 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allah waan jeclaa in la qabto

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah .Naagtan iyo ninka wey fasahaadsan yihiin

  • @AminoFaarax-w3f
    @AminoFaarax-w3f 3 หลายเดือนก่อน

    Allahamdulla Allahamdulla
    Good job boliska soomaaliya
    Next Fartuun balbalaarka halaxiro
    3 Cabaas and girl halaxiro
    We wait soon inshallah Allah is great Allahamdulla

  • @NasraSaciid-h7j
    @NasraSaciid-h7j 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hadee laqabtay waa rabay walahay subxanallah❤❤

  • @Jiilkeena-e3r
    @Jiilkeena-e3r 3 หลายเดือนก่อน +5

    Muna sarow adiga 2 Sano bes baad ka went wentahay waa malahayga😂😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidamada Boolisku waa inay so qabtaan ragii dhigay qaraxii ugu dambeeyey 😮😮😮

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa miskiin wax wayn ayaa ka qaldan illahay ha caafiyo

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yes of course

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shaqo fiican bay haysa dawladdu

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad ❤thats good news

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahi ilaahay qeyr ha siiyo dowlada

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 3 หลายเดือนก่อน

    Illahay boliska somali habarakeyo ninka boliska haysta cimri dher ayan ebe uwaydin amiin wicin oo dhan haqabto

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 3 หลายเดือนก่อน

    Waxii bulshada haligaayo ha laga qabto good jobb😂😂😂

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 3 หลายเดือนก่อน

    Allah maa daahir ayaa soo daacweeyay asaaga laaha waan ku soo xiidhaaya ye😂😂😂

    • @haniihm
      @haniihm 3 หลายเดือนก่อน

      Intii boolka u taabtay habeenkii daahir ee aan ka kow ahy 😭🤣

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 3 หลายเดือนก่อน

    Ascw Soomaalaay Wiilku maskiin Ayoow Ahaa Allaah Ka baqa

  • @ASADADANFARAH
    @ASADADANFARAH 3 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar☝️

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji 3 หลายเดือนก่อน

    Waagii hore waxaa ceeb ahan jiray qof war sheeg sheega ama umada wax ka sheeg sheega. Hada shaqo ayeey noqotay walahi. Cajiib

  • @Raul_77I
    @Raul_77I 3 หลายเดือนก่อน +1

    Daqiiqadaha lisku badsanayo Xayeesiin maku sarmeyso mia is dhahdy vedio ga 3daqiiqo aya ku dhameysay 3daqiiqo kle aya ku darsaty o vedio gii ayad kuso celisay 2jeer balo🙄

  • @ibaadoelmitukaale
    @ibaadoelmitukaale 3 หลายเดือนก่อน

    Cabaas haga qabto inantaayae ee uu dhali karo😢😢😢😢 form awdal

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALAAH ILAAHOOW NOOBADBAADI BOOLISKA ANSHAXA

  • @abdirisaqmuse7484
    @abdirisaqmuse7484 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hargeysa iney joogaan aan u maleyn jirey ileen xamarey joogeen walaahi waa i maanta

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 หลายเดือนก่อน +1

      Balaayada dhan xamar ayay joogaan

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 3 หลายเดือนก่อน

    Alayleh ha la xidho labaduba dhaqan bis bay ahaayeen

  • @Cabdiyare-v6s
    @Cabdiyare-v6s 3 หลายเดือนก่อน

    Next mission waa Cabaas Io yarti oo sheegayee Inu abti u yahay uu afkaa ka dhuqaayo midaas waa kufsii gabahana hala baaro Daqtar halo geeyo 😢😂😂❤ waa iga taalo hadad igu raacsantihin

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha hadeeyo

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 3 หลายเดือนก่อน

    😂 wow, I like it. Thank you.

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 3 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsan yihiin poliska kuwaan daahir calasow ayey maskiin nimo kusoogaleen

  • @maymunaahmed-zv8ju
    @maymunaahmed-zv8ju 3 หลายเดือนก่อน

    Shaadi sharaf iyo gabar kasta oo madaxa qawsatay haso qabtan Dad badan oo wax magarataa ba ku dayan doono

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 3 หลายเดือนก่อน

    Waan ku faraxsanahay in la xiro weliba la ciqaabo dhaqan xumadooda waanba ka naxaji jiray waxay samayn jireen diinteena suuban waa in la ilaashado oo dhaqan xumada la suuliyo
    Wiilkii gabadha yarta ah la baashaalayey hala soo xiro kaasaaba iigu daran munasarow

  • @NastexaKurow
    @NastexaKurow 3 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad indhahey naga wasaqeeyeen .

  • @ApdiSicid-s1x
    @ApdiSicid-s1x 3 หลายเดือนก่อน

    Cimrigisa ale ubarakeeyay mansha Allah 😂

  • @amalhope42
    @amalhope42 3 หลายเดือนก่อน

    Mahamed axmed sii ku jiiro isaaq magacaa foosto nagu soo riixaayo aheed a naga xiidho qaraac

  • @AyatullahMatan
    @AyatullahMatan 3 หลายเดือนก่อน +4

    Cabaas iyo Gabarta Abtiga uyahy

  • @HuseinYoussuf
    @HuseinYoussuf 3 หลายเดือนก่อน

    Cabaas hala soo xiro

  • @SsSs-xl6ex
    @SsSs-xl6ex 3 หลายเดือนก่อน

    Alxamdu hadii laxiiray❤❤❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 หลายเดือนก่อน

    Ma jiraan meel fcn ayaa la gaynaa munasar haku qatalmin

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 3 หลายเดือนก่อน

    Ar dowlada cabaas cunugta kartaa haka soo badbaadiyaan

  • @nboss8028
    @nboss8028 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah hala xero

  • @الجمعالي
    @الجمعالي 3 หลายเดือนก่อน

    Cabaas iyo cunugta uu dhaho abtiyaan u ahay abti waxaas ma sameeyee ha la soo xiro

  • @AsliXashi-m6t
    @AsliXashi-m6t 3 หลายเดือนก่อน

    Naagtaan waa reer baraawe qadiijo baraawe Ayaa ladhahaa ceyrkeey sheeganeyso waa ureer abti hooyadeed Ayaa ceyr xasanley ah waa cabtooy sharciga shaqo fiican ayuu qabtay

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 3 หลายเดือนก่อน

    sifiican baalogaly yaan lasodynin

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f 3 หลายเดือนก่อน

    Ok waaye hala qabto wixii dhaqan xumo wado

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil 3 หลายเดือนก่อน

    Balan, Dr tartamayey ma Somalia joogeen

  • @mahmoodashoor6948
    @mahmoodashoor6948 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله. هاء لقبتوا. ددكاء حون هاء لحروا

  • @YasonegaYasonega
    @YasonegaYasonega 3 หลายเดือนก่อน

    Maclin mhdi shaqo vican ayuu haya

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 หลายเดือนก่อน

    Horay uma arki jirin marka laga reebo maalin dhawaweyd oo aan ku’arkayey meel maxakamad lagu sheegayey. Calaa kuli xaal hala qaqabto wixii anshax xumo samaynayo.

  • @ahmedbulsho1849
    @ahmedbulsho1849 3 หลายเดือนก่อน

    Aad ugu faraxsanahy in la xiro

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 3 หลายเดือนก่อน

    Is laantaas in laasooxiirooh waaraabaay khaabiil haaduu waax taaraayoh aniiga baay iguu khabiil taahaay.

  • @safiyaabdulle8573
    @safiyaabdulle8573 3 หลายเดือนก่อน +1

    HAAAA WLLHI 😂😂😂😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 หลายเดือนก่อน +2

    Inta aqlaaqda daran oo dhan in la xiro yaa dood ka qaba?😅😅

  • @maxamedcabdi4
    @maxamedcabdi4 3 หลายเดือนก่อน

    xasid nimadi oo qofa kan yaa ubada ka qabta allh aya qaban

  • @fawziya1997
    @fawziya1997 3 หลายเดือนก่อน

    Hilib cayriin xaran ma ahan lkn xabsiga way iskaga baahnayeen 😂

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwan daahir calasoow baa lumiyay ee xoogaa hala huuriyo.😅😅

  • @Ayanabdi2023
    @Ayanabdi2023 3 หลายเดือนก่อน

    I'm happy

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 3 หลายเดือนก่อน

    Reer commentland xitaa hala xiro next ayaaan dhihi lahaaa

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 3 หลายเดือนก่อน

    mansard cadi maha askarta xamar ayamahan waa ronyahin😮

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi hala soo edbiyo .Kii baa sii waalaaya ,Aabo balaayo aabo ku dhahday Uff .Wallaahi waxaan ku sii nacay kan daahir laleeyahay .

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 3 หลายเดือนก่อน

    Kooxdaan waay kusoo bateen CBB qeybta munkarka sameeya ayagoo caqabd ku ah Jilka cusub ka bedelaan dhaqan Keena suuban ee 💖 islaamka talaabada ku haboon in mashruucan dowlada ka hortagto hadiila soo sheego Ama ay joogaan lasoo qabqabto kooxahan maafiyada usoo shaqo tagey shacabka soomaaliyeed

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 3 หลายเดือนก่อน

    Mar hore ayey aheyd in gacan bir lagu qabto mar fasaad is qabsaday iyo dhiig masaakiin sabab la.aan loo daadiyey oohinta iyo sawaxanka yeeraaya iyo calool xumada hadey dhab katahay si laba laab howshooda ha ugutaan weliba habeen iyo maalin in laga shaqeeyo kuwan xarkaha goostay diin iyo iimaan laheyn

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 3 หลายเดือนก่อน

    Asc dadna waa baahan yahay aa la leelayahay ayagaun cunto xalaala ay ku dheelayaan waayo dheregtaa ka badatay

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 หลายเดือนก่อน

    wax laga yaabo ayey ahayen ale hasoo hadeeyo anagu waxan maqleynay in qol raaxo la geyn doono hal week ku nasan doonan