SHEEGA DEE (4045)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @bby6
    @bby6 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ader mooryanta Hassan munaafaq yey kacaqli badan yihin viva mareexan sade guuleysta marwalba inshallah

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 หลายเดือนก่อน

    Jeso ma binAdam mi ya xaysta jeeso wa xooyo dhinty

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh ALLAAH Yarxamuhu Yaa RABB

  • @pokermonpikachu7847
    @pokermonpikachu7847 2 หลายเดือนก่อน +1

    Is casil kaliya socon maysee..waa in la iska qabtaa oo xabsi lagu hubsadaa.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 หลายเดือนก่อน +2

    XILDHIBANADA WAA TUUGO KALE, HADEY DALKA U TURAYAAN ,K.GALBEED AMA PUNTLAND BEY TAGI LAHAYEEN XASANA IYO MADOOBE CASILI LAHAYEEN EE WAA LACAGDOON AAMINI MEYNO KUWI IYAGO YAQAN DOORTEY XASAN. WAA JUGJUG MEESHADA JOOG

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 2 หลายเดือนก่อน

    FADLAN MADAXAN NAGA XIIR, kkkk

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน +1

    ITOBIA RUNTII CALAMKA WAYBA TEBISEY CIDA HUBAN WADATAY IYO SAXEEXA DAWLADA SOMALIYA.

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Aadam, BAHDA SMC Iyo Martidaada Sharafta Leh Oo Aad ku Casuntey Micga SMC, Oo Dad Culus Ah, Runtana Qeexaya Oo Soomaali ah, Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Aden maxaa cusub

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti. Laga keenay la dhahay waa casri Ethiopië ma heysato kuwaas waa sidaan maqalay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    Sax❤❤❤
    MAREEXAAN CIIDAN UMA HAYAAN XASAN CIIDAN UU XERO KUSOO XIRTO KABACDINA XASUUQO😂.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    15 ciidan la dilay

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada waa ok

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Subaxanallah

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    FARTAAG 2 ODAY OO MAREEXAN AH IYA U DHAMEEYEY HUXUU U SOCDEY. WAANA LA SOO ERYEY. MAGTA DADKII DHINTAY BAANA LA WRYDIIYEY😊

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 2 หลายเดือนก่อน +4

    Cod majidho

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ogtahay 8naad sheegtay waayo adiga waan ku ognahay inaad tahay mid Eelay ah oo adoon u ah Daarood

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    XASAN QABYAALADAYSTE IYO CIDIISY DIGIL IYO MIRIFLE IYAY DULKOODA RABAAN. HUBKAANA IYAGA IYO DAAROOD IN LUGU DHAMEEYO BAA LOOSOO IIBSADAY.
    THAT´S IT.

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 หลายเดือนก่อน

    Ciyaala suuqiin weeye waxa madaxda isaga dhigaya SOOMAALI maryooleey
    Akhas iyo uf ba la idin yiri yaa mooryaan!!!!!
    GANGS. XASAN iyo kaaba laadarradiisaba
    Hubkaan cayayaanka hallooga xoreeyo waddanka. Hana loogu takri falo siwanaagsan oo gobannimo leh
    Wa billaahi tawfiiq

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    XASAN WELI ALUU CIDIISA HUBEEYEY😂. IYAGA HA U LOOGO ALEHABAAB. IYAA GURGUURTE KA AQLI XUN ?😂😂

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @deqadegan
    @deqadegan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cod maleh

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    M1REEXAAN IS NOT EASY😂. FARTAAG DAALAC BAY U RAAREN. WAA U KA JAABIWAAYEY MARKAY WEYDIIYEEN CIDII LAHAYD HUBKAAN DAD KAGA DHINTEEN ? WAXAY WEYDIYEEN OO KALE DAWLADA IN AY KA SUGAAYAAN MAGTA DADKII CIDANKA SOMALIA DILAY.RUNTU WAA IN FARTAAG FASHIL IYO WEJI GABAX LA KULMAY😂😂😂😂

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 2 หลายเดือนก่อน

    Fartaag hadduu tagay Cabudwaaq, wuu ka soo laabanlahaa, si uu shaqadiisa u imaado Moqdisho. Taas ma waxay u baahantahay qiyaas? ama cilmi? ... waa maxay sheega dee?

    • @EzaBer0768
      @EzaBer0768 2 หลายเดือนก่อน

      Hadeysan ahayn qiyaas ama ogaansho maxaa u dhageysaneysaaa marka yaab

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@EzaBer0768 labadaas bas miyaa wax loo dhagaystaa? qiyaas iyo ogaansho.. ka waran hadii beentiisa la raba in dadka la tuso? ka waran nacasnimadiisa hadii la rabo in la ogaado inta ay gaarsiisantahay?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Dadnimo hadaad leedahy ama caqli 😂 2024 hubkaagu gacanteena ma galeen si fudud bal adba lkn dagaalki aad so qaadi lhyd meeh 8days ba kaso wareegtaye maad so doonatid 😂😂😂​@@kalisocodkali4469

  • @farhiyohasanmahamed9732
    @farhiyohasanmahamed9732 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hej macalinka lugeya coda kaga malamaqalayo

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 2 หลายเดือนก่อน

    Aadan, wariye waad kabad-
    badisay faaninta digil iyo
    mirifle,ee waa dadka ugu
    jilcan somaliya ugu-na
    toofiqda xun.!!!