MAALIN MURUGO LEH ALXAMDULILLAAH CALAA KULLI XAAL😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 530

  • @apdallajoy66
    @apdallajoy66 ปีที่แล้ว +103

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤

  • @CabdulhiYare-q3d
    @CabdulhiYare-q3d ปีที่แล้ว +43

    First xabiibkeena mohamed scw ❤ illaheey qatumada hanoo wanaajiyo❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +70

    Ifrom Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 somali win inshaAllah ❤️🇸🇴

    • @-lagas877
      @-lagas877 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +125

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 ปีที่แล้ว +2

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @Sumayoabdirahman-r1k
      @Sumayoabdirahman-r1k ปีที่แล้ว +2

      Sallallaahu calayhi wasallam🎉🎉❤❤😊😊

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว

      I’m the i so 😂😢that’s you 😂 I’m their friend but i they are it true or that for them it will always not come true I heard your comment about on call of this duty kill the beast in my head when themselves but I it pretty 🤩 sure I can get 😂

    • @MarishBeauty-r8h
      @MarishBeauty-r8h ปีที่แล้ว +1

      S.a.w

  • @CanabmaxamedGeedi-pp9eg
    @CanabmaxamedGeedi-pp9eg ปีที่แล้ว +56

    Lixda boqol wa udhawnahy aa dhahday amiiro
    700 waa u dhawnahy dheh inshalah
    Ka badan ku rajeyn wlshy asimna allaha kuu cafiyo

    • @MahmadinAdan
      @MahmadinAdan ปีที่แล้ว +2

      Allaha kuu cafiyo wlshy

    • @MohiadinMohamud
      @MohiadinMohamud ปีที่แล้ว +1

      Amiira abaayo hor ta cayda muko jecla kodeh ani ga ayaa kojecel fadlan abaayo xiriir ma samiin kar abaayo waan kobaryaa markaa arkay vidioyowka adi iyo cayda ilov you abaayo waxaan diyaar oahay inaa ko gor sado ❤❤❤❤❤❤😊

    • @MohiadinMohamud
      @MohiadinMohamud ปีที่แล้ว +1

      Abaayo waxaan kosoo diray waxyar ayaa kakhalsldan❤❤❤❤

    • @MohiadinMohamud
      @MohiadinMohamud ปีที่แล้ว +1

      Ay laf yo❤

  • @FDQ_EDITZ5
    @FDQ_EDITZ5 ปีที่แล้ว +61

    Hadaa u jeedo magac ilaahey like saar
    الله أكبر ❤

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 ปีที่แล้ว +32

    Caafimaad taam ah ku rajeenaya asiim yare🤲

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa runtaa ilmaha markuu xanuusanayo waxka murugo bdn majiro wiilyar hapo u ahay baaaidaa ookle nooga xanuustay alx hada wuu caafimaaday il.ma kastoo xanuusan illahay hacaafiyo aamiin

  • @sulebinbashak88
    @sulebinbashak88 ปีที่แล้ว +60

    Allah hacafiyo Asim 🤲

  • @sadam12844
    @sadam12844 ปีที่แล้ว +93

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo🩶
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 ปีที่แล้ว

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @RiyaaqMahad
      @RiyaaqMahad ปีที่แล้ว

      Scw scw ❤❤

    • @haboon-nd6zq
      @haboon-nd6zq ปีที่แล้ว

      Scw

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro ปีที่แล้ว

      Allah akbar ❤

  • @safadradenasayr4019
    @safadradenasayr4019 ปีที่แล้ว +30

    Amiiro alle ha caafiyo Baby Asim❤🤲🤲

  • @laylocumarxusen9045
    @laylocumarxusen9045 ปีที่แล้ว +5

    M.a abyo Asiim alle haku caafiyo cafimaad taam ah urajeyna aamiin yaa rabi🤲🥰

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 ปีที่แล้ว +1

    Samad azim yare ilaahey hakucafiyo amiira wilkaga🤲

  • @ridhwan4976
    @ridhwan4976 ปีที่แล้ว +19

    Allah hacafiyo maskinkaan love you baby Asim ... quick recovery mummy❤❤

  • @Baashe18
    @Baashe18 ปีที่แล้ว +7

    Asim yare abti caafimaad sareeca inshaa allaah,Mss amiiro dareenka hooyanimada waxaa dareemi kara hooyo oo kaliya maashaa allaah.
    ربّ ارحمهما كما ربّياني صغيراً...........❤😢

  • @maxamednuure4805
    @maxamednuure4805 ปีที่แล้ว +2

    Amiira vidio hada sodhig to qpfka ugu horeyo like iyo komenti kasobixiyo aniga noqon dono insha allah wiil kaga na allah hakucafiyo amiin amiin❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv ปีที่แล้ว +12

    Abaayo Alle caafimadka haw siyaadiyo Asiim.🤲

  • @QadharHassan-vv5cm
    @QadharHassan-vv5cm ปีที่แล้ว +10

    Amiira qurux please 🙏🙏 abayo taladheyda qadho please 🙏🙏🙏 nabiga scw Aya dexe umadeyda 100/70 boqolkiiwa tadawaatan Isha dadka ayey udiman donan please 🙏🙏 bayo wiilka quran halasaro please 🙏🙏🙏 wallahi wuukuu bogsonaya please 🙏🙏🙏 amiira qurux iskuday inaad ifahanto

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 ปีที่แล้ว +5

    Hoyo inta heysato allah u dayo mar walba garab kaga waye❤

  • @MaryamaMohamed-re3ug
    @MaryamaMohamed-re3ug ปีที่แล้ว +13

    Asiim hbo mcn Alle ha ikaa cafiyo Insha Allah❤️😫🌸

  • @zeitunadan
    @zeitunadan ปีที่แล้ว +20

    Allaha ku cafiyo abayo Asiim❤🤲

  • @rahoom-123
    @rahoom-123 ปีที่แล้ว +3

    Allaha no cavio asim kena i.a wu cfmda🤲🏻❤

  • @sudaysifadxi8682
    @sudaysifadxi8682 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay hakuu caafiyo wll lkn hal talo ayaan ku siinaya ilmaha social mediaha🎉 ka daa waa iga talo wll

  • @ramlaabdiramlaabdi
    @ramlaabdiramlaabdi ปีที่แล้ว +8

    Allaha Haku csfiyo baayo qali nolol qurux badan nii rajeynaa farxad ku waara ❤❤

  • @faaisocali521
    @faaisocali521 ปีที่แล้ว +1

    Mssha allh abyo dadaalkaada sii laba jibaar. Qof dagan oo karti leh ayaaad thay runtiii amiira

  • @RuweydoIsmaliic
    @RuweydoIsmaliic ปีที่แล้ว +1

    Lek iska dhafee telfon walba arko amira subscribers usara dha haa wlhi ❤ amiro qalbiga ka jeclahy abyo Ruman leydhaha barasho wanagsan ❤

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 ปีที่แล้ว +8

    Allah caafimaad taam ah siiyo baby Asiim🤲🤲

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 ปีที่แล้ว +11

    Allah haku cafiyo baby Asim😢❤

  • @Qalbikaaba-c5t
    @Qalbikaaba-c5t ปีที่แล้ว +2

    Ale haku cafiyo edo asiim sorry amiira ilahy haku cafiyo wilkaga 😢😢

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf ปีที่แล้ว +2

    Abaayo waxaas wax qatar oo weyn ma aha. Unless uu ahaa food poisoning. Lakiin mar kaas oo kale cunta dhan waa laga joojiya iyo caano especially. Kaliya water, juice, electrolytes bas. Hadi uu baahi yar dareemayo roti qalalan iyo fruits markay ugu badato. Sharoobo iyo daawoyinka marki absolutely necessary tahay lee sii sida qandho zaaid okale. By the way, mantaga caafimad wu noqon kara because hadi uu food poising yahay khasab wa inu jirkiisa soo saara bacteria-da xun markaas mantag iyo shuban wa fcnyahay just electrolytes water sii. Ilahay ha kuu caafiyo baby asiim

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 ปีที่แล้ว +2

    Amiira waa inan yar oo hadana hooya ah dadaaal dheer kula jirta siday noloshiisa huno macaan laha kuu caafiyo wiilka yar qofka hioyada ah uunbaa dareemi karta

  • @SucdiofficialSucdi
    @SucdiofficialSucdi ปีที่แล้ว +7

    wllkeyga asim ilaaheey ha iikaacaafiyo 😢🤲🤲 coming soon 700k hpo mcntoh 🥺🫶💋

  • @dekahassan2505
    @dekahassan2505 ปีที่แล้ว +3

    waaa soogary waan dhameysty muqaaalkaan odhan❤❤

  • @SahroJimcaale-i9x
    @SahroJimcaale-i9x 9 หลายเดือนก่อน

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579

  • @AbdiwahaabAbiib
    @AbdiwahaabAbiib ปีที่แล้ว +1

    Alle Ha ku CafiYo Aziim❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 ปีที่แล้ว +2

    Amira wankujeclahay xppt allah kucafiyo xppt

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o ปีที่แล้ว

    Allah ha caafiyo asiim😢 700 nagaarsiya asxaabey team amiiro qurux ❤

  • @abdisalanwarsame6527
    @abdisalanwarsame6527 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku cafiiyo abti mcne cimri dher iyo cibado suban Allaha ha ku siiyo abti mcne Allah ha ku xafiido abti

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +8

    illhay haku caafiyo wiilka WLLSheeyyda qaalida 🥺 ❤️
    فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇸🇴🇵🇸
    مين مع فلسطين ❤🇵🇸🇵🇸👇🏻

  • @SiciidAbdifarah-dz2ip
    @SiciidAbdifarah-dz2ip ปีที่แล้ว

    Abyo hadu xanusado yutubeka so dhig si and ugu ducayno 40 qof ducadoda wa qabal so lama dhihi jirin horta😊❤

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 ปีที่แล้ว +1

    Illah aku cafiyo bebiga insha Allah ❤❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 ปีที่แล้ว +2

    Allah hacafiyo payoh❤mdkle iPad iftinkaa kayareee😊induhuu wx kadiwaa waa yaryayahy wilka

  • @IqroIbraahim-sk5lx
    @IqroIbraahim-sk5lx ปีที่แล้ว +1

    Asiim ilaahay Haku caafiyo abyo coming soon 700k I.a🥰

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 ปีที่แล้ว +3

    Alle hano caafiyo baby Asim 🥺❤️

  • @AniisaCabdiraxman-ob5rf
    @AniisaCabdiraxman-ob5rf ปีที่แล้ว +1

    Sidokaleh amiira cadey waa kujeclnay abyo❤ queen

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว +1

    Asim Yare Allaha Caafiyo, Interview-gana Allaha nigu guuleyo aamiin

  • @NasraNalka-z4q
    @NasraNalka-z4q ปีที่แล้ว +4

    Alx Allha haku cafiyo hooyo ubad ka xanunsn murug kama dhamaneao🥰🤲🤲🤲

  • @QadroCali-n4q
    @QadroCali-n4q ปีที่แล้ว

    Aziim habo mcnoow cafimaad taam ah😢🤲ku rajareynaa waxpo rabi kuma tuso

  • @SihaamAbdi-xu4gt
    @SihaamAbdi-xu4gt ปีที่แล้ว +1

    ilahay ha caafiyo asiim❤️ Amira full day routine noo soo duub plz🥺❤️

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +1

    Abayo allah ha caafiyo asim guys walasheena maan gaarsiino 700k

  • @NajaxJabriil-sv2kj
    @NajaxJabriil-sv2kj ปีที่แล้ว

    amiiro qurux ilaahay asiim hakuu caafiyo😢😢

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 ปีที่แล้ว +6

    Edo quruxow allaah haku caafiyo ❤❤❤❤

  • @HamdSaney
    @HamdSaney ปีที่แล้ว +8

    Alxamdulilaah abayo cafimadka allaha igu wado markaad balan dhaadheer meel ka leedahay uu cunaga kula socdo habeenkii ku talagal inaad cunadiiisa caag yar ugu rido sida cuno fudud firinjeerka u gali markad baxeesid u sii kululee, hadii kale rootii ismarisaa u sii qaad adiga cuno fudud lee insha allaah

  • @samsamabdulahi1491
    @samsamabdulahi1491 ปีที่แล้ว +2

    ilahy hanoo cafio asiim runti aad baan ujec lahy asiim alle haku caafio habo mcn asiim ❤😢

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo apyo anagu duco kaliya u awoodna wana nagahelaysaa marka apyo adigana ilahy haku garab galo

  • @bakaalboss8
    @bakaalboss8 ปีที่แล้ว

    Allah hacafiyo Asim

  • @Deeka1bashir
    @Deeka1bashir ปีที่แล้ว +3

    600k aa amiro wah mawarety qali adkty😂 700k dheh gdal hno celinee😂

  • @Anuuzh_ppe
    @Anuuzh_ppe ปีที่แล้ว +1

    Allah ku caafiyo Abayoh 🥺😭

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 ปีที่แล้ว

    Xbbti Alle ha caafiyo Asiim cade 😢 waan naxay wllhi maalin murugo markaan arkay 😢😢

  • @nastehofarhan6600
    @nastehofarhan6600 ปีที่แล้ว

    Eedo asiiM allaha ku caafiyo maama

  • @FarduusXaamud-yu4st
    @FarduusXaamud-yu4st ปีที่แล้ว +4

    Asiim ilaahay hakuu caafiyo abaayo🤲😟

  • @Walallahachanel
    @Walallahachanel ปีที่แล้ว

    Allah hacaafiyo baby nasiim 😢duhuuran insha allah habo mcn

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 ปีที่แล้ว +4

    Amiiro qurux waakusalaamay 🤚❤

  • @QadiijoNuur-sp3pw
    @QadiijoNuur-sp3pw ปีที่แล้ว +1

    Allah kuu caafiyo abaayo ❤asiim😢

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilaah ilahay cafimaad ka ha u siyaadiyo ilahay hanoo caafiyo wilka

  • @marwasaleeban6024
    @marwasaleeban6024 ปีที่แล้ว +1

    Amen Alle hacaafiyo isagana 😢anaa gacanta ka jabe 😢

  • @nasteexonalkalajecleyfalas9808
    @nasteexonalkalajecleyfalas9808 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku caafiyo baby 👶😢Asim abyo❤

  • @hiba_daud
    @hiba_daud ปีที่แล้ว

    Illah hakuu cafiyo abyo. asim illah cafimaad dag daga haku siiyo

  • @monadeek4233
    @monadeek4233 ปีที่แล้ว

    Illahy caafimad taama ha siiyo Asiim yare 🥺

  • @-lagas877
    @-lagas877 ปีที่แล้ว +1

    Amiira waxad t
    Ahay qof wanagsan bales isow jawaab 😢😢😢

  • @Koore4202
    @Koore4202 ปีที่แล้ว

    Ax wllhi waan ka xuma hay ilaahay hakuu caa fiyo Asim yare 😢 adna ilaahay ahku caafiyo wllhi hooyo waa hooyo 😪ilaahay haydaayo

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh ปีที่แล้ว +1

    Eedo Quruxow allah haku caafiyo 😢❤

  • @husseinquavo3450
    @husseinquavo3450 ปีที่แล้ว

    Ana ka hita wa ku jeclnahay bye will kaa Allah haku cafiyo ❤

  • @intisaam-g2u
    @intisaam-g2u ปีที่แล้ว +2

    amiira ilahey haku caafiy asim abayo aamiin yaarabi 🥺😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 ปีที่แล้ว +1

    Ani wn so garay I meshi ad ka rabtay 700 ba 600 dhahday Amiray baby Azimna Alle ha no cafiyo

  • @Ruuya80
    @Ruuya80 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku caafiyo Asim

  • @IQROYAREY-yq2os
    @IQROYAREY-yq2os ปีที่แล้ว

    Allah hacaflyo Asim😢😢

  • @Saalax-g3y
    @Saalax-g3y ปีที่แล้ว +1

    Allah caafiyo inasha Allah asiim

  • @boqorada886
    @boqorada886 ปีที่แล้ว +2

    Allaha caafimaad taam ah ha siiyo baby asim

  • @farhanmohamed9723
    @farhanmohamed9723 ปีที่แล้ว

    Allah kuu caafiyo bby asiim walaashey mcn cafimaad taam aah ayaan urajeyneyaa i.a

  • @safamaxamed6801
    @safamaxamed6801 ปีที่แล้ว +1

    amiira abaayo make up noo soo gali

  • @FaisaFaisa-h4w
    @FaisaFaisa-h4w ปีที่แล้ว +3

    Dumarow xasid ma ihi ilmo haadi sidas okale idinka dhacdo sharabka kulul oo fantada siiya❤❤❤

    • @foosiyomaxamed5969
      @foosiyomaxamed5969 ปีที่แล้ว

      Abyo oo mxey ufcnthy adoo mhdsan

    • @farhiya9221
      @farhiya9221 ปีที่แล้ว

      Sax ilmaha Coco 'lasiya matag wu istaaga

  • @SuhaybMaxamed-o3q
    @SuhaybMaxamed-o3q ปีที่แล้ว +2

    My first pls amiiro reply pls 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay cafimad deg deg hasiyo🤲 Abayo

  • @carabhagio
    @carabhagio ปีที่แล้ว +1

    Heees hasaarin wah sidee wax kaa yihin adigoo murugesan hadane heess siisaree 😮😭😭

  • @munamohamed8547
    @munamohamed8547 ปีที่แล้ว

    amira mohamed prank ku soosamey plz

  • @badribaari5772
    @badribaari5772 ปีที่แล้ว

    Allah ku cafio walshei asiim cade❤

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 ปีที่แล้ว

    Allah hakuu caafiyo bbe asiim

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar ปีที่แล้ว +1

    Allah ha kuu Caafiyo 🤲🤲Abyo❤

  • @ugbaad3587
    @ugbaad3587 ปีที่แล้ว +1

    Alle Haku cafiyo eedo mcn asim 🤲 from burco❤

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 ปีที่แล้ว

    #masha_allah,
    Alle u siyaadiyo caafimaadka🤲 anaga dhan ayaa dhib la,aan kula dhalnee ,
    #moha jooji #shukaansiga whatsapp ka ee waxbarashada ku dadaal🤣🤣🤣
    Video qurux bdn waye thankz #queen👸

  • @Bishaara
    @Bishaara ปีที่แล้ว

    Allaah kuu caafiyo wiilkaaga abaayo 😢

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 ปีที่แล้ว

    Allah hooyo markey Caruuruta kaxanunsadan nafateta weyhilamamey

  • @HamzeAbdiomer
    @HamzeAbdiomer ปีที่แล้ว

    Ilahay Cafimaad hasiiyo asiim
    😢😢

  • @Hafuuzah1
    @Hafuuzah1 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hacaafito asiimkeena yariiska but reer Malaysia wiilkeena cayda noo ilaaliya please 😢

    • @maryancabdirizaaq7509
      @maryancabdirizaaq7509 ปีที่แล้ว

      Maxa ka wada ceyda noo ilaali bisinka miyaa walaty maxa ninka weyn laga ilaalinyaa mise hadu Malaysia imaday maxaa kaa siya

    • @aaminoladan8839
      @aaminoladan8839 ปีที่แล้ว

      @@maryancabdirizaaq7509 😂😂😂😂😂

  • @Team27-x9o
    @Team27-x9o ปีที่แล้ว

    Allha ku cafiyo abyo hooyo odhan aya sidaas ah cunugeda hadu xanunsan manasaneso waxna macuneso

  • @deganhassan5866
    @deganhassan5866 ปีที่แล้ว +1

    Allh kuu cfyo baby aziim xppti amiira qurux❤

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah bayo hdu cafimaday alle ha cafiyo asim yare

  • @DalmarmaxamedCali-b5w
    @DalmarmaxamedCali-b5w ปีที่แล้ว

    Abayo allha haku xifdiyo alla hacafiyo abti

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha caafiyo asiim aamin